Fosiyay Kursiga AU-da Odayga Ismaciila rabee Raali Noqoo kahadh Xasn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 73

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 หลายเดือนก่อน +6

    Somalia waxii dhib ah oo soo gaara waxaa kamasuul ah KUWII Qabyaalada iyo laaluushka kudoortay Madaxwaayne Hassan Shikh ayaga baana Ilaahay kula xisaabtamayaa Aduun iyo Aakhiro.

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 4 หลายเดือนก่อน

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mohamud Ali Yusuf Somali Ma Ahan Waa Canfar

  • @FaysalMaxamed-i4x
    @FaysalMaxamed-i4x 4 หลายเดือนก่อน +1

    Warninku Somali ma aha ee waa canfar jabuti

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 4 หลายเดือนก่อน

    Wariye jaamac galad❤❤❤❤❤

  • @FarahHassan-fp9tr
    @FarahHassan-fp9tr 4 หลายเดือนก่อน

    Hassan Sheikh lamood se noqon waa.Hassan sidii loogu lisay Uma hanbeeynin

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 4 หลายเดือนก่อน

    Jamacaw rer jabuti miyay somali aahayn sxp

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 หลายเดือนก่อน

    Inkastoo Foowsiyo Xaaji Adan qaab ka ahaad MUSUQMAASUQII MADAXWAAYNE HASSAN SHIKH lugu doortay hadana ma ahan mid la’aqbali karo qofkasta oo damiir leh waay ku adag tahay runtii arintani.

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 4 หลายเดือนก่อน

    Booskani waxuu ka midahaa
    Dukumontigii lagu wareejiyey
    IN AAYNU SUGEEYNO
    OOSOOMAALIDU SUGEEYSO IN AAY UTARTAMAAN

  • @a.i.abdirizak5612
    @a.i.abdirizak5612 4 หลายเดือนก่อน

    Jaamac waxaad garaneyn ha ka sheekeyn mohamed ali waa cafar djiboutiyan ah la soco baro dadk horta

  • @MohamedomarHassan-mg1nn
    @MohamedomarHassan-mg1nn 4 หลายเดือนก่อน

    Jaamacaw mahamuud cali yuussud ma,aha somaali ee waa cafari

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 4 หลายเดือนก่อน

    Foosiya waa gardaran tahay inay kursigaa doonato waayo inay Afrika kursi ka doonato waxaa ka horaysa inay dal yeelato.
    Cumar Carte ayaa loo diiday xoghayaha qaramada Africa 1974 kii oo dawladdii soomaaliya ee markaasi ka reebtay tartankii booska isagoo final taagan.

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

    war heedhe nin ka ha af xirin soo xor maaha dhagayso qofka halkaa ka jooji waa qalad in aad dhaho saxaafadu waa xor

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 4 หลายเดือนก่อน

    Viva fozia

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha dan fulinta

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 4 หลายเดือนก่อน

    Halganka somaliya maxad ka ogtihiin dad gumaysi ka soo cararay bad tihiine afka dheer kala baxa dadka xorta ah😂

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan nin dhintey uun iska dheh

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 หลายเดือนก่อน

    Hadaad jaamacow runsheegayso maxaad maalin uun ugahadli laadahay dalka kiiniya iyo dhibaatada uu kuhayo soomaalida

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 4 หลายเดือนก่อน

    xasan sheekh wuxu gacanta u galay cadawga umada somaliyeed oo ah geele doofaar oon rabin in somalia degto oo hagaagto cagaheedana isku taagto waayo jabuti somalia mashruuc a ka bariisayso ayay utahay hadi somalia sideedi kusoo noqoto jabuti waxay noqonaysa waxay ahaaan jirtey cid wax waydiinaysaana majirto

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 4 หลายเดือนก่อน +3

    JAAMACOW WARBIXINTA ISKA HUBI IYO WAXA AAD SHEEGAYSABA.!!!

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 4 หลายเดือนก่อน +1

    MAXAMUD CALI YUUSUF WAXAA LOO KEENAY IN SOOMAALIYA LAGAGA REEBO TARTANKA LAAKIIN KENYA IYO JABUUTIBA WAXAY WATAAN ODHIINGA EE OGAADA.!!!!

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 หลายเดือนก่อน +1

    Namaleexinkartaan waayo waxaad difaacaysaan cadawga soomaaliyeed ee kiniya waxaanad iskadhigaysaan niman dalka daacad u ah beenaalayaal ayaatihiin rooto ayaa kareebay foosiya

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 4 หลายเดือนก่อน

    Ra'iisul wasaarihii waddanka iyo xukuumadii meel ku sheeg ???

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 4 หลายเดือนก่อน

    Jamac waji xun maxaad sheegtay been wadaniyadda beenta.qoyska.ay ka.soo.jeedo waa.kuwaa ugunecebta

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 หลายเดือนก่อน

    Dal MADAXWAAYNIHII XUKUMAY DAL KALE U RARAN YAHAY GOBONIMADA DALEED EE LAGA SUGAYO XAGEE KA’imaanaysaa.

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 4 หลายเดือนก่อน

    WALEBENMUSHEEGIN JAMACGALAN XASAN WAA MORYAN ISAGA IYO XAFADISUBA WATUUGO DILIYO DHAC IYO BOOB

  • @Kivichinho
    @Kivichinho 4 หลายเดือนก่อน

    War niyahow ninkan hadalka kugu celcelinaya iskabadal kolad ani iyeedhato 😂 siyaan hadalka kaaga dhuro 😂😂😂😂

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 4 หลายเดือนก่อน

    Waan sheegay in foosiya aanay Africa meel ku lahayn, waxaan odhan lahaa Foosiya candhuuftaada dib u laq.
    Taariikhdu iyadaa is qorta oo sideeda isu soo celisa, Cumar Carte sidoo kale ayaa ku dhacday 1974 oo loogu diiday inuu u tartamo xoghayaha Africa.

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 4 หลายเดือนก่อน

    Maxamuud cali yuusuf somali maaha ee qoomiyadda canfarta ee jabuuti

  • @BlueStarTransportationLL-xr5gj
    @BlueStarTransportationLL-xr5gj 4 หลายเดือนก่อน +1

    I hear people praying and you guys continue with your conversation. Please everything after Salah .

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheikh Mohamud Madaxweyne Soomaaliyeed maaha ee waa Shaari Shaari Qararaf ah iyo dilaal tuug ah

  • @saabirhaji6056
    @saabirhaji6056 4 หลายเดือนก่อน

    Jabuti waxaa loo keenay in kenya somaliya looga reebo hadii arintaas dhacdo oo Fowsiya laga reebo waxaa loo deen odinga

  • @abdallahsaad-md5ef
    @abdallahsaad-md5ef 4 หลายเดือนก่อน

    Jamaac waa xaan modijiray niin aqlileh oo waax faahma lkn waa muustahbiil weeni ku bartay siyasadaa tanaa waa nasiib daroo

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 4 หลายเดือนก่อน

    War hedhaya nin baa laga hayaa hashu mankeygeey hadaye ma masar beey kiqday shaley xassan wuxu sharafta ka qaday xildhibanad marwo oo u magaceedi ku badashay boos usan calfaneeyn maantana xildhibanad fowsiya xaaji buu magaceda ku badahay boos kale waxan is weydiiyey nin xassan ah ma wuxu la dagalamaya gabdhaha u soo istaagay in aay magaca somali koor u qaadan misse wuxu ladagalamaya magaca somali in u san kakiciin meeshii u u siyaad barre uga tagay somali cidiina uma maqna ceelna uma qodna

  • @cadadleyNews
    @cadadleyNews 4 หลายเดือนก่อน

    Aan ku xasuusiyo maxamuud cali yuusuf waa canfari somaali maaha la soc

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 4 หลายเดือนก่อน

    Ma fowsiya tartamaysa mise aabeheed ? 😂😂😂

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 หลายเดือนก่อน

    War yaa beenaalayaal ayaa tihiin xasan dhiiqo ninka amrayaa waa madaxwayna keniya kiina waxkasheega iyo dalka aadjoogtaan ee gaalada ah

  • @osmanfarah
    @osmanfarah 4 หลายเดือนก่อน

    Ka kooboyow naga xishood waa lagu daalayaa waraysigaaga.

  • @ahmedyousuf4448
    @ahmedyousuf4448 4 หลายเดือนก่อน

    War somaali oo dhan waa qaybti somaliland

  • @ahmedyousuf4448
    @ahmedyousuf4448 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamuud cali Yousuf ma aha somali waa canfar
    Waa qalad

    • @mariamyusuf6438
      @mariamyusuf6438 4 หลายเดือนก่อน

      Maxaa khalad ka dhigay, Djibouti Cafar iyo Ciise ayaa leh Allah kadib!

    • @mariamyusuf6438
      @mariamyusuf6438 4 หลายเดือนก่อน

      Mohamoud waa Afar ee ha iskudhajinina.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 หลายเดือนก่อน

    Yey u sheqeyan labadni

  • @silverloola726
    @silverloola726 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan hada Jamac Galad ka celeinaya Hasan SHiikh, Marka si ba'an oo xun eey oga hadlayaan Puntland iyo Deni ma yiraahdo ka joogo.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

      soo ma arkin

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 4 หลายเดือนก่อน

    Laba nacnacle

  • @teatime6853
    @teatime6853 4 หลายเดือนก่อน

    Dumar waxad u ogashihiin malaha nin shisheye u shaqeyo somali dan umahayo 🙏🇸🇴

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

      xarashkaaad Raga u qabto maaha mid yar ee Daal baa kaa muuqda waxa laga hadlaayo maba fahasandi meesha ma dhaxal baa la qaybsnaa waxaani waa siyaasad ee

  • @AhmedAdow-h2q
    @AhmedAdow-h2q 4 หลายเดือนก่อน

    Runta❤❤❤kkkk

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 4 หลายเดือนก่อน

    Libaax

  • @AhmedSonte
    @AhmedSonte 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk

  • @OmarAyan-u4q
    @OmarAyan-u4q 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadhii darood somali maaheen miyaa?

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 หลายเดือนก่อน

    Ugu danbeen Dadka Soomaaliyeed waxaan kuboorinayaa in xildhibaanad Foowsiyo lugu taageero hankeeda madaxtinimada KURSIGA Africa Waliba taageero mug iyo miisaan leh.

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 4 หลายเดือนก่อน

    Saladi baa latukanaya markasey howl adun OO saladi kadib sameyn karayan war Salada Alle ka hormariya fadhi kudirir

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 4 หลายเดือนก่อน

    XASAN IYO ISMACIILBA ISKU QOF AYEY WATAAN OO AY TAAGEERAYAAN.!!!!

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 หลายเดือนก่อน

    Beenaale fulay ah ayaatahay carkahadal dadka kiiniya guumaysatay ee soomaaliyeed

    • @mariamyusuf6438
      @mariamyusuf6438 4 หลายเดือนก่อน

      Hadii Kenya dad Somali ah gumaysato maxaa ugusiiyaacaysaan hadii aad dal leedihiin nabad ah oo lagumoolaakaro! Idinku dalkiinii meel ku sheega mooryaanyahay.

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df 4 หลายเดือนก่อน

      Xasan sheekh wuxuu u badheedhay inuu caddaysto ka shaqaynta danihiisa qof ahaaneed oo uu iska illaawo mansabkii madaxweynenimo

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

      @@AdamOsman-gz3df hadal nin wayn baad ku hadashay

  • @hassandanois6947
    @hassandanois6947 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa ruunti siyaasadisa inu kaligi mareeyo ayaa lobahanyahy hadu hogaamiyee waxtarle yahay .

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 หลายเดือนก่อน

    Madaxa sirdoonka kiniya ayaa kareebay foosiya inaytartanto xasana isagaa u soohanjabay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 หลายเดือนก่อน

    XASAN DHIIQO IYO HAMZE MARXUUM MA GARAN KARAAN SOMALI HALGAMAA AHAA AMA DALKAN IN RAG U SOO HALGAMAY?

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 4 หลายเดือนก่อน

    Somaliland raila odinga ayey taageeraysa huwaney buuqa na yareeya anaga

  • @GalabAtteyeh
    @GalabAtteyeh 4 หลายเดือนก่อน

    Jaamacow waa canfari soomaali ma aha maxamuud Cali yuusuf

  • @ayaanlexasancabdiwarfaa1577
    @ayaanlexasancabdiwarfaa1577 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa jamacow xasan waa khaa,inul waddan

  • @Salamin77
    @Salamin77 4 หลายเดือนก่อน

    Somaliya dawlad ma aha runtii.

  • @abdourazakmohamed6519
    @abdourazakmohamed6519 4 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa jamacow xasan waa tuug

  • @teatime6853
    @teatime6853 4 หลายเดือนก่อน

    Xassan sheikh faro ayu kahayaa ismaciil c geele amar kama diidi karo 🙈

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 4 หลายเดือนก่อน

    Saqajaan baad tahay ee afkaaga urayo kada xasan shiiq

  • @mouhamoud5605
    @mouhamoud5605 4 หลายเดือนก่อน

    Guul xasan sheesh