“ Siyaad Barre Reer Somaliland Wuu Xasuuqay …” Cumar Salaad Cilmi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Channel-Kan Waa Iska Leh Shabakada Ilaysnews.com Fadlan Subcribe Garee Oo Kala Soco Wararku Isla Markaas Ay Dhacaan

ความคิดเห็น • 217

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 ปีที่แล้ว +6

    somaliland guul guul masha allaa masha allaa illahayow khayr sii miskiinkan ,runta illaahay ayaa jecel

  • @G36-u8l
    @G36-u8l 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waayeelku waa kaa. Ilaahay xaqqa Somaali ha garansiiyo!

  • @dibiiledibiile168
    @dibiiledibiile168 4 ปีที่แล้ว +9

    Geesi tariiqdaa ku xusi doonta cafimaad sareecana ALLAHA ku siiyo aamiin

  • @cabdiqaniosman6327
    @cabdiqaniosman6327 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah wataa runtii

  • @ridwaanmaxamed974
    @ridwaanmaxamed974 4 ปีที่แล้ว +6

    Libax libax dhalay ilma xalaal jannatul firdawsa Alle ha ku geeyo akhiro ifkana hibo ku nolow

  • @omarislamicchannel
    @omarislamicchannel 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah runta waxa ku dhiirada qof geesi ah oo ALLAH ka cabdsi ku jiro Allah haka raali noqdo Cumar salaad waxad tahay shakhsi daacada oo dadkiisa somali jecel wadamada ay donana haka so kala jeedane RABI hakugu naxariisto qiritanka ad qirtay dhibta lo gays tay umada somaliland ee Dulmigi ahayd oo adka xumatay wakhtiga hore iminkana aad dhibsatay afxumada madax isku sheega Somalia ay ku xumeya is yidhahdan Qaranka Jamuuriyada somaliland

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 4 ปีที่แล้ว +9

    Adeero taariikhdan buug baan ka qorayaa waxaad waxaad ii noqon doontaa marjac insha Allah

    • @kadisxb2507
      @kadisxb2507 3 ปีที่แล้ว

      mashalh ka qor wlll waan ku sugaynaaa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Taad geeyaayeena waa laga qorayaa

  • @MubYus
    @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

    Cumar . Salaad, waxa uu ahaa qof daacad ah u shaqeeya dawlada markaa jirtay wax dulmi ah aaan laga soo sheegin.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 ปีที่แล้ว +5

    Walee History Record fiicani wuu kaa hadhay.
    Somalidu way wada hadlaysaa laakiin mid run sheegaya lamahayo.

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz 4 ปีที่แล้ว +5

    Ninka qudha ee reer Somalia oo xaqiiqo ka sheegey tariikhdii Jamuuriyada Somaliland iyo waxii foosha xumaa ee lagula kacey shacabka Jamuuriyada Somaliland.
    Degmada Oodweyne, Jamuuriyada Somaliland

  • @hawahussein498
    @hawahussein498 3 ปีที่แล้ว +3

    Somaliyey arrintaas sida ninkaasi sheegayo RUNTA intii og ha ka sheegto oo ha la saxo Runtii degdeg dhacdadaas. Si' xal joogto ah lo helo Somali United caafimaaday.(2dii)🇸🇴🤝

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 4 ปีที่แล้ว +6

    Runtaad Sheegtay, Illahay Qabriga Ha Kuu Nuuro .Ninkan oo Kale ayaa Soomaali isu keeni Lahaa. Geesi Geesi Dhalay.

  • @minime4879
    @minime4879 4 ปีที่แล้ว +5

    Si fiican ayuu u hadlay Cumar Salaad Cilmi waana nin xog-ogaal ah ee ha lagu daydo.
    Inuu Xaqqu dilaacayo waxaa kuu caddaynaysa in maalinba maalinta ka danbaysa uu oday 30-40 sano aamusnaa uu mar qudha fatahmayo markuu arko inuu qabrigii qarka u saaran yahay uu runta sheegayo ee yaa ku xiga tolow. 2020 wuxuu u egyagay sannadkii runta la isku sheegayay.

  • @fadomahakim1726
    @fadomahakim1726 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa runsheeg ilaahay kabaqa ya oo an xasidnimo kujir .

  • @josefabdiosman5830
    @josefabdiosman5830 ปีที่แล้ว +1

    Cumar salaad cilmi oo ahaa ninkii bedelay bile rafle wuxuu ahaa nin aad u wanaagsan

    • @MubYus
      @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

      RUN.

  • @MubYus
    @MubYus 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhilooyinka Daarood Majeerteen , Qof Run sheega ma ogola.

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 2 หลายเดือนก่อน

    Cumar Salaad waxa uu ahaa Guulwade Siyad Barre u shaqaynayey.Maanta ayuu Siyad edaynaya.

    • @MubYus
      @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

      abdiasiis 4188
      Adigu waxaad tahay jaahil aan waxba ogayn oo maanta dhashay. cidna kuma taqaano ,waxna lagaa baran maayo.

    • @MubYus
      @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

      Su,aashu waay thy adigu axaad tahy?

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 ปีที่แล้ว +1

    Wali macne weyn kama hadlaysid

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว +7

    daroodka islam nimadooda walahay waan ka shakiyay badankooda calamadaha munafiqiinta ayay leeyihiin wa ka dibin markay dowlada noqdan waana amaanada xadan balantana way ka baxaan waa kuwooda dowlada iyo kuwo kaleba walahay waan ka naxaa xarantaa way jecel yihiin abaalna malahaa bal hada eega faramajo sidu wax u wado dhaqan xumadiisa siduu afwayne ayuu wadaa cabdi raashiid wa ninkii vote ka xaday somalida xaranta ku soo baxay ee isagiiina la dilay ilahay ba u soo diray wax dila wayo dulmi weye inu vote xado cabdilahi yusuf xabashi buu umadii u keenay oo madhisaay war wuxu dad maha hadhowana way yaacan waxaa cararay cabdule xasan oo madhiyay daroodka laftiisa 10 kun ka dilay kulina way wada cararaan marka danbe inta aan sheegayba caraar iyo silic bay u dhinteeen marka horena kibir marka danbena wa darood ku xaar xaar bay sii dayaan

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 3 หลายเดือนก่อน

      Waa run

    • @malyunwarsame6906
      @malyunwarsame6906 2 หลายเดือนก่อน

      Qabiil caydi iyo nacabkiisu ma fiicn aakhara intii dulmi gashay
      Allah ayaan waxba ka lumayn
      Adna ilaasho aakhiradaada.

  • @MubYus
    @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa muhiim ah Taariikhda uu ka hadlayo in uu qoro, si dhalaanka soo korayaa wax uga bartaan.

  • @dawladfidhiye3226
    @dawladfidhiye3226 4 ปีที่แล้ว +1

    God afka ala kuma gooyo muxu runshegayaaa cumar salaad

  • @gacayteabrizz-yk5ic
    @gacayteabrizz-yk5ic 3 หลายเดือนก่อน

    Aabo siyasad markuu noolaa ayuu idin kufsaday Marka ma asagoo dhintaa rabtaan inaa af kaga aargudataan qashimiinyohow

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 27 วันที่ผ่านมา

    Waakuwaa hogaaanka soomali ubaaahantay laakiin tuuug hada kufikiraya benso lacag uun raadinaya ayaa baaabashay wixii s.land laga eryay eedadka majaacada iyo xabada kudilay ayaaa soomali xukunka uqabtay iyagaa ubaahan in loo naxo oo kujira oo dadkoodii kuhaya wixii aynagu hayeen maalin koonfur galbeed ayaa mashaariicda iyo diyaardaha laga xidhaa maalin punthland ayaa daawooyinka iyo dhaqaalaha laga xiraa maalin jubaland laakiin nin kufikiraya inuu waxkaqabto oonolosha dadka kor uqaaado walay katahay

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว +1

    ha laguug dhaarto gobol somaliland ah oo isaaq dego oo aan la babin ma jiro diyaradan hada taala hargaysa burco soo riday siduu sheegay waraysigii ahmed silanyo ee 1988 marku laha diyaradahii laba burco soo riday mid aya dhaawaceedi hargaysa ku dhacay markaa somaliland dhulka isaaqa dhibarto loo gaystay wayna is difaceen oo ciidamdii dhamaa baa is dhiibay faqashna way galabatay godadka lagu guray xaqana ilahay baa u hiiliyay waxanu u goosanay waxa weeye somalia waa dad xun oo hor iyo dabo diida dadnimo kama soo socotao waqtigeena khasariyeen umadayaduna ka tashatay xaasidiin calamadaha munfiqiinta leh ma doonayno waayo khasare mooye faiido kama soo socoto

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 ปีที่แล้ว +1

    Isaaq oo kaliya ayaa qeylinaya

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 4 ปีที่แล้ว +1

      Naah baad tahay kuwi faqashta ah ee xolahayagi bililaqastay ba ku xaran kugu dhalay isaaq wa libaax yada somalida habar gidir ba so racda

  • @abdullaahiabdi5321
    @abdullaahiabdi5321 ปีที่แล้ว

    Jjk

  • @xidigochanel34
    @xidigochanel34 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaadeerayaal ninkani waa runsheeg Alle kacabsanaya

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 ปีที่แล้ว

    Cumar Salaad Somaliland Raisal Barlamaanka la say we y 1960.Taarikhda Somasliyeed waad ka dhoohantahay.Cumar Salaad jaahil Guulwada ayuu ahaa

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 4 ปีที่แล้ว

    SOOMAALI WAA DULI WAANA ISKU DHIB: BAL HADDA FIIRIYA QAXOOTI BAA LAGU DULAYSAN IYO XABSIYO URAY

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว

    ahemed kayse iyo cigal makale wa ragii snl somaliba wax ka dhigay eee lagu jizaaray ahmed gayse malin dhowayd buu dhintay ilahay ha u naxariisto waxan dabo marteeyay baaba qudhun aha oo dhibkaba noo keenay rmuxu yidhi cawil ma kan nool baa iyo mid rer samarata imanka ilahay idinka qaad waa calooshooda u shaqystayaal ragaasi dabo marteeyaay ragii madaxda ah ahmed kayse waaki yidhi libilood suga ee laga diiday waraya adana beenta jooji somaliland ma gaajoone ilahay baa lacag siiyaay

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว

    angaa markad leedahay way is dileen ogow meel walaba oo dagaal ka soo baxda waa la is dilaa waxan isku dilnayna waa danta umadayada ee wax kale iyo colaad kale ma jirin niman baa khaladamay kuwii kaleana wa ka dabo khaladameen waayo wadan rogmaday buu ahaa hadaba bal aanu is dilno idinka is dila oo xasidnimo isu dila war puntland aad sheegayso nabadeeda beesha hj samaysay boqor buur madow baa ku heshiisiiyay ceel afwayn u qiraya munafiqinta majeerten weligoood ma qirayaan walahay

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว

    alla been badana ma somaliland baa loo tilmama walee tuuuuuuuugtii ka nolaatay lacagtii somaliland baad u eeg tahay kulaha way gaajoodeen bal beenalaha eega dadki adhiga iibin jiray reer hargaysaba ma ahayn war dhagax nooga dhig anaga waxaanu maqalanay adhiga burco ayaa iibgayn jiray berbera ka dhoofin jirtee

  • @samatarsamatar9347
    @samatarsamatar9347 4 ปีที่แล้ว +1

    Siyad bare wu ku saxsan in u SNM ta laayo waayo amxaaro ayay u jaajuusi jireen.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Maanta godka ayaa wallaahi lagu cadaabayaa, Illaahay yaa og tuu maanta ku jiro, annaguna dawladnimo iyo horumar baan ku jiraa, adna Hawiye Xamar magan ugu ahow waligaa, Ha noolaadaan Hawiye, Ogaadeen iyo Majeerteen, waa Somalida gobta ah,

    • @samatarsamatar9347
      @samatarsamatar9347 4 ปีที่แล้ว

      @@mhassan0163 adigu isaaq qudhmisa ayaad tahaye oo guna .somalida kale ha isku dhex qarin.

    • @mukhtaarmaxamed8526
      @mukhtaarmaxamed8526 4 ปีที่แล้ว

      @@samatarsamatar9347 hooyadaa isaaq was ina dhilo

    • @samatarsamatar9347
      @samatarsamatar9347 4 ปีที่แล้ว

      @@mukhtaarmaxamed8526 hoyadaadi isaaqa ahayd ee amxaarku wasijiray u sheeg ina sharmuuto.dhila ku dhashaye.

    • @samatarsamatar9347
      @samatarsamatar9347 4 ปีที่แล้ว

      Isaaq lawaseen.

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 4 ปีที่แล้ว +3

    Aboowe waa loo qirtey in reer waqooyi tacadi ku dhacay balse iyagaa ka dhigtey shaqo joogta ah waa nala laayey , somali oo dhan baa isdishey

    • @ayanomar5678
      @ayanomar5678 4 ปีที่แล้ว +3

      Horta qdw ma caqligaa ka wasantiin waar idinka is layaya anaguba waanu islaynay ee anaga waxba Nagama galin wixii islayaya ee anaga dawlada ayaa nalaysay cidkastaa ku jirto ee bal caqliga ka shaqaysii inaad la so taagantay muran

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 4 ปีที่แล้ว

      Somali oo dhanbaa isdishay hawl no Taal maaha adeer waligaaba Insha la, aw

    • @axmedyuusuf2488
      @axmedyuusuf2488 4 ปีที่แล้ว

      Jaahil Somali waligeedba way isdilaysay somaaliland ilaa 1960kii dawladeedaabaa dulmiyaysay hada se ilaahay ayuunbay u bashantahay dhiig miirato danbena habarteed bay kadahay qadaadwayn

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 4 ปีที่แล้ว

      Doqonkan bal eegah war ninku wuxu ka sheekeynayey miyanad maqlayn caqli cambulo ka dhergey oo amisom wastay ba haysa

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 4 ปีที่แล้ว

      @@inaxaaji1935 aboowe waa la idiley waxaa ku dhaanta adoo dadka horumar iyo mustaqbal u jeexa

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 3 ปีที่แล้ว

    Bonlow cadabti guri alla kaga dhig ee siyaad bare dad ma xasuqin weligisna ma xasuqin siyad shacabkisa madilin ee jabhad dhigyacab oo dadki dhameysay aya laga la iska qabta ee ha ku dambabin

    • @saynababdi9005
      @saynababdi9005 2 ปีที่แล้ว

      ILAAHAY KU CADAAB ADIGA IYO AFWAYNEBA

  • @aliaarshe6001
    @aliaarshe6001 4 ปีที่แล้ว +2

    Daaquut Ibrahim Cigaal Ayaa Films 26juun Lasooshirtegey,Waana Taas Qaladka Munaafiqada EE Somali Kusookordhiyey Nijaas Ibrahim Cigaal Waakii NFD Usaxiixey Kenya Isaga IYO C Sharmarke OO Ogaa Qaainalwadanka Dhulkii Somaliyeed Usaxiixayo Qaade IYO Qarshe Iskumid?Odeygan Isna Dharka Usoodhigtey Buunbuuninta Beenta Beesha Dhexe, Yaahuu

    • @abdiaziizshabeel8767
      @abdiaziizshabeel8767 4 ปีที่แล้ว

      Waa runta👍

    • @y.a1903
      @y.a1903 4 ปีที่แล้ว

      Mowtida cydoda iskada wll Dhaqan Uma aha inta badan somalida. Somalida wa mid iyga Aya isfahmidona dantu kwada dhaxaysa.

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 4 ปีที่แล้ว

      Geesi maxahem X Ibrahim cigal ilaahow janee

    • @ahmedibraguka1239
      @ahmedibraguka1239 4 ปีที่แล้ว

      Maxaad u sheegi weday adeerka afweyne somali galbeed DDS inuu saxeexay mise runtaa ku dhibaysa

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Guntu ma garowdo, waa uun niic leeyhiin, Ogaadeen ama Majeerteen haddii wax idin kala galaan, ama Abgaal iyo `Habargidir wey kuu garaabi, sorry bay ku odhan, Mareexaan iyo qudhunka la mid ahi, waa yaw, waa inan gubeed, waa ciil qabayaal gaajo ku nool gedo, waligood sorry xataa ma yaqaanaan, injir weeye, wixii Daarood weyne ku arkay bay qabaan, imisa ayaa african ku ilaalin

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa4604 4 ปีที่แล้ว +7

    Allaha sharfo run sheega
    Walahi sida u wax u sheegay iyo si kasii daran ayaa waqooyiga ka dhacay

  • @sahraabdillahi7041
    @sahraabdillahi7041 4 ปีที่แล้ว +8

    Muslinow run sheeg muslinow run u qaado, kuwa aan rumaysani Muslim maaha.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 4 ปีที่แล้ว +11

    Cumar Salaad, waa nin Somali nimadu ku dheertahay. Ilaahey haka soo saaro Somalia rag isaga la mid ah oo xaqa ka hadlaa.
    Waxaana hubaa in rag badan oo la mid ah, in ay joogaan Somalia.
    Mar aanan fogeyn buu xaqu soo bixi doonaa oo runta laga wada hadli doonaa In Sha Allah.
    Somaliland, wexey ka heli doontaa hiilo, walaaladooda Somalia jooga.
    In Sha Allah, guushu weey soo bixi doontaa mar aan fogeyn.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Hadeeraa laydin wasayaa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Markuu soomaaliya wax kasoo waayey ayuu intaa ku cil baxayaa

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 4 ปีที่แล้ว +9

    Maa Sha Allah. Ilaahey haka jaaza siiyo sida xaqa ah uga hadley, sida runtana uga sheegey xaaladii jirtey. Ilaahey dadka wuu kula xisaabtami doona wexey geeysteen iyo xaqa oo eey ka aamusaan.

  • @cabdicalixirsi7497
    @cabdicalixirsi7497 4 ปีที่แล้ว +3

    Adeer 10 adiga oo kale ah , ayay soomaali u baahantahay ilmo xalaal ayaad tahay

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 4 ปีที่แล้ว +8

    Niyadaa wanagsan Alle haka jasai siiyo

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 4 ปีที่แล้ว +11

    Allah janadda haku galiyo Somali dhab ah oo reer koonfur ah.
    From Hargaysa.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Kabaqaadkii maxamed siyaad adaa ahaa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Cumar wasiir farmaajo Ku siinmaayo

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 4 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 Xaqa Giigay feedhaha , Miyaad yara gufaacootay.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      @@hadafbeegsade 2012 kii sawtuu xamar iska sharaxayey oo lahaa soomaali waa mid keliya mana kala goikarto marka xamar boos laga waayaa hargaysa la yimaadaa mise isagu ma aha qabiilooyinka aad u ciilqabtaan

    • @AwrkiiCirka
      @AwrkiiCirka ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 hadaba wareeysiga wuu sheegay in uu taageersan yahay midnimada lkn wadadii loo marayey eey qalad tahay hadalka saa u fahan cid caqli leh oo midnimo diidan maleh xitaa Reer siyaasiyiinta somaliland midnimada weey rabaan lkn sidee loo midoobayaa weeeye? Cali Gureey Soow kii lahaa midnimo ayaan rabaa lkn jidkeedii lama hayo?

  • @Kibbaar.Media.P
    @Kibbaar.Media.P 4 ปีที่แล้ว +6

    Afka illaahay kuma gooyo. Xaqiiq baad ka hadashay. Shakhsiyada dhabta ahi waa taa

  • @aliadam4810
    @aliadam4810 4 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi waan yaraa waxaan maqli jiray dadka wawayn oo leh cumar salaad waa badhasaab wanaagsan maan aqoon ciduu ahaa fadlan yaa ii sheegayaa ciduu yahay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +1

      Hawiye/Habar gidir

    • @aliadam4810
      @aliadam4810 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mhassan0163 ala haku barakeeyo waad ii sheegtay isgana if iyo akhiro ala ha ciseeyo

    • @libanmohamedli
      @libanmohamedli 4 ปีที่แล้ว +1

      Ali Adam. Waqtiga qabyaladi majirin anigu sidado kale wan Yara wan maqli jiray lakin Hada waxay igu shegen habar gidir.

  • @axmedyuusuf2488
    @axmedyuusuf2488 4 ปีที่แล้ว +6

    Geesi runsheeg ah xaqiiqdaad ka warantay ilaahay garabkaaga ha halo

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 4 ปีที่แล้ว +5

    Waar ninkan taariikh baa ku duugane,yaa ayaan leh oo wax ka ree a!

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 ปีที่แล้ว +1

    Malaha waa ninka koonfur ugu cadaalada badan hadaanu ahaynba kan keliya ee cadaalad yaqaanba

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaruntii nikaruntasheegaya waa la arkaa lakin kuwa indhaha iskaridaa may kafaaiidaan xaqiirka iyo calooshooda ooxiqdi at ku kaydiyaan mooyaane oo lagu cadaabYo laakii haogaadeen somalilan xorweeye maantaba calankeeduna xaqweeye kuwa xaqirayaana waxba kama narayan jamhuuriyada barakaysan iyagaa marwalba kahor markay oo ilaahay tiisii bay ilaaween micron maanta waxay kadhigaan wahala aqoonsanyahay lakin gada inta ictiraafka kaxaasidaysaan somaliland anagana waxaa eelaga yaan inaan dawlad nasheeganaysa oo somaaliya leedahay aanay kadhalan karin hayga oo maamul taagdaranmooyee milaguriyaaqaa aysan kahana laydin koonfur kubishaaraysta 30 alosi la aana idinka 30 taagdaro iyotabcaana 30 sano oodanbe dawlad la aana udiyaar garooba anagana aqoonsigayGa Canada aanu kuleeyahay ooqudha waligiinba xaasid kiisa isku taxalujiya anaguna dawlad somaaliyeed oo Google oodanbe oo aad kuriyaaq daan waalan inaydaan arkidoonin saliva diyaar dagaal kasta oo inadhexmara yaanu sugaynaa Marianne ooisla burburi doono waligeenn aqoonsila aan anaga car idinka daw lad laan kabax iyo maamul muqdisho aan katalinkari ootabcaana baan idin Haynes qayba waxbaa kamaqnaanaya waligeed waynu isxaasidaynaa idinkaana wada xumaanta oonagudhegan kalaquusanay qoomamo aada

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 3 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland and Somalia.
    On 26 June 1960 somaliland obtained it's independency from uk and mistakenly United with Somalia on fist July 1960.
    As history indicate somalia at that time have had self ruled interior government given by Italian government in 1954..
    Moverover when siyad bare over through the civilian government and adapted scientific socialist system of under militrey ruled administration
    Which caused creations anti government organisations such as
    Ssdf.
    Snm
    Usc.
    All in all somaliland regained its independence after a long struggle with dictatorship soldiers effectively from 1986 upto 1991

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 4 ปีที่แล้ว +6

    Sax wataa runtu maqal ama ha maqlin.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar salaad waa hawiye HG,waa dadkii aanu wada halaagnay dawlad ku sheegii reer talyaani

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan dhihi kara waa muwadin xalaal ah oosifo wanaagsan leh

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxkastoo fudayd lagu galaa fudayd buu ku dhamaadaa

  • @ifraaxkeefle2401
    @ifraaxkeefle2401 ปีที่แล้ว +2

    hadii sidaa wax lo shego waxba layslama waayen

  • @hawahussein498
    @hawahussein498 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa'Allahu, jazaaka' Allah khalad kaas ha la saxo, o ha laga qiro: Weliba reer Somali syd o dhan. Waayo burburka soo socda ayaa joog sanaya. Gobollo yar yar u qaybinta syd Somlya HAKANEYSA. STOP. Nabad iyo Nolol ha gaarto 2dii Gobol ee Somalia daan ku so kornay, wax ku so baranay ee Dawladnimadeeda aduunka oo dhan laga yaqiiney. Sababo badan darteedna u baaba'day. Wbt🥰

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว +2

    walahaay dhaqalaha wa laga xidhay somaliland lakiinse hadana somaliland way barakaysanayd mana gaajoon beeenaale somaliland waa meeshaa ilahay lacagtaba siiyo ee barkaysan iyago xaran cunin xarran cunkii xaqadarada cunay iyaga ka lacag badana dhaqalaha anaga na baryi jirteene walahay iyo bilahay isaaq la dawersan jirteen ilahay ba igu og

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 ปีที่แล้ว +1

    Waayo ninka ragga Shari iyo khayre wixii soo gaara waa inuu adkaystaa.

  • @abdikarimosman7699
    @abdikarimosman7699 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah adeer ale haku xifdiyo

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 4 ปีที่แล้ว +1

    maa waaxa kaa darneyd diradi oo biiyo doono markad tidhahdo subiixi kuugu soo kalahayseey qaatiyaanbiyaha shiinaha waaxa laagu ibiinjiraye ilaa djibouti boorame jiigjiga waalaahi waa ruunti anuu waan joogeey boorame xaafad baa baa yiidha hargeisa liiqa walaahi gadebursi haa xanaqaan ee kkkk odeeygan yaa ilan arkaya soo general caaydiid uma eeko

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guul somaliland

  • @MubYus
    @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

    U fiirsada dhilooyinka Daarood qof Run sheega ma ogola , ma jecla.

  • @eganmedia2922
    @eganmedia2922 4 ปีที่แล้ว +9

    Ninkani waa ilma xalaal ilma xalaal dhalay.

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm ปีที่แล้ว

    beenloow daba dhilif tuug madoobeystey ilaahey ka furtey, yur yur yur munaafiq.

  • @nabiilosman6368
    @nabiilosman6368 4 ปีที่แล้ว +1

    Katimi aus deustchland Munster . Xaqiiqadu waata Somali waay na baabisay waxana uma qabno ee aynu geeska africa si nabada ugu wada noolano only that waa intas wllyal

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtii gudoomiyaha waxaa uu sheegay xasuuqa logaystay dalkeenan somaliland waa mid taariikhda galay laakiin ilaahay ayaa inoo hiiliyey wayo kalidii taliskii siyad bare markii uu diyaaradaha kuduqeeyey burco iyo hargaysa waxa kacay shacbigii somaliland waxayna taageeren jabhadii SNM oo siyad bare jabisay jabhadii SNM waxay dhashay dawladeenan somaliland

  • @igal3209
    @igal3209 ปีที่แล้ว

    Waa khalad in la yiraahdo somali waa is wada laysay waxaa jira qabiilo laayey qabiilo kale iyo qabiilo ka dulmaro iyo qabiilo loo laayo waxay la degaan qabiilo kale kolka qabiiladii dadka somaliyeed laayey waa la yaqaan ee sheega oo yaan la oran somali waa is wada laysay

  • @hillowlexassan4225
    @hillowlexassan4225 ปีที่แล้ว

    Been been somaliland hadda maxay ù xasuuqayaan resool iyo sanaag

  • @MubYus
    @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

    Cumar. . Salaad.. Xog ogaal , Qof Madax ahaa.

  • @cabdidigaale8903
    @cabdidigaale8903 2 ปีที่แล้ว +1

    Libaax libaaxyo kadhay janada gal idam allaah

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 ปีที่แล้ว

    Daarood buu iidoor xasuuqa sida ogaadeen iyo majeerteen iyo dhulbahante iyo kuwo kale

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 ปีที่แล้ว

    WAXAA DADKA SII KALA FOGAYSAY CAYDA IYO COLAADINTA IYO GARAWSHIIYO LA AANTA

  • @MubYus
    @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

    Waa waayo arag Xog ogaal ah.

  • @MubYus
    @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waa Qaran.

  • @xadarisoxadir2940
    @xadarisoxadir2940 3 ปีที่แล้ว +1

    Runta dhago dhagaysta niyad safiya u bahan tahay

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 4 ปีที่แล้ว

    Xayeysiis badanaa kuwa channel kan wax soo geliyaa waa gaajo every 5minutes advert . Anigu wax danbe oo aad soo gelisaan daawan maayo.

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

    isaaq caqli ma keh maalinba midbaa soo fadhiista dhalada waa laydin xasuuqay oo lacag kaga cuno war bal ana aan maalin soo fadhiistee saan lacag uga helo

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว

    adigaba duli beenaale ah waxad ka dhigtay inay gaajo u dagalameen ilahay baad been la soo hor istagatay maya dhaqalaha weligeenba umadeena iyaga ugu taajirsana wayo wada reer carbeed bay ahayn oo iyaaga qudhaba shaqysan jiray somalida wa adiga sheegayaa xamar inanu nus lahayn laakiinse waad qiri lahayd in somaliland lala dagalamay oo taas ka dagalameen lakiin gaajo ka dagalameen walahay baan ku dhartee waa beentaa

  • @abdullaahiabdi5321
    @abdullaahiabdi5321 ปีที่แล้ว

    Jjkko

  • @ahmedjjj3621
    @ahmedjjj3621 3 ปีที่แล้ว

    Waxa uu yiri shuxuur bay leeyihin reer. somaliland reer somaliyana malahan, labadaa dhaqan waa laba dhaqn oo caalamka kajira lkn ilaahay meel iskigu keenay

  • @hamidalqumairi523
    @hamidalqumairi523 4 ปีที่แล้ว +1

    شاهد على العصر

  • @abdullaahiabdi5321
    @abdullaahiabdi5321 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @madinanuur2301
    @madinanuur2301 ปีที่แล้ว

    Muuse biixi laascaanood uu xasuuqay

    • @MubYus
      @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

      Laas caanood, waa degmo yar oo ka tirsan Somaliland.

  • @geel-qaadabdi4538
    @geel-qaadabdi4538 4 ปีที่แล้ว

    Cumar salaad waa nin aan jeclahay oo waa nin aan ciseeyo laakiin maanta waa u garaabaya oo Hargeysa buu jooga markaan uu hadlayo hadduu run sheego waa la xiraya marka waa u garaabin maanta. Woqooyi galbeed waxaa sharaf ugu jirta in ay somalida dhinac ka raacaan.

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 4 ปีที่แล้ว +3

      Oo ma runta uu sheegayo ayaa ku dhibaysa sxb? Ileen waxaani waa taarikh ma guurto ah, oo qoran. Runtu dadka way isku soo dhawaysaa. Dafiraaduna way kala fogaysaa. Marka godobtu ma fiicna. Ilahay dhamaanteen hayno dambi dhaafo

  • @josefabdiosman5830
    @josefabdiosman5830 ปีที่แล้ว

    Taariikhda ayuu galay anigu waxaan ahay goobjoogii bariga ogaa xog ogaalna u ahaa

  • @cartancajirry8441
    @cartancajirry8441 4 ปีที่แล้ว

    Wilikeyna hatan dhahno maxamed siyat mel looma socdo war asaaba soo kadon joko maxey qabteen somalida intii kadanbeysay

  • @abdallahwadani1157
    @abdallahwadani1157 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allah caqli saliim ah ayaa ilaahay ku siiyay sidaacad ahna waad u hadhashay adigoo cidna caan aflagaadayn waxna aan ka tagin ilaah caqliga iyo cilmigaagaba ha kuu barakeeyo
    Soomaaliyey hadaynu siyaasiyiin ninkan oo kale ah heli lahayn waxaan aaminsanahay inan halkaynu joognay gaadhi lahayn
    Siyaasi munaafaq ah oo dadtiisa iyo reerkiiisa mooye midkalle u muuqan ayaa ina haysta ilaah dhibta haynaga saaro

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 2 ปีที่แล้ว

    Raganimona I dhashay waayahana waxbuu kabartay waa Somali bure

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk dul cad maa meeshaan ku garaadsaday

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +1

      Yusuf ali, dhiig iyo xasuuq baa laga hadlayaa , adna kkkk iyo qosol baad soo qortay, i am very sorry for you

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 ปีที่แล้ว

    Waa lasoo daahdey waxii dhacay
    Qayb baad ka ahayd

  • @yasminahmed724
    @yasminahmed724 4 ปีที่แล้ว

    Ninkan maxay janaral caydiid isuu yihiin aad bay isagu egyihiin illah ku macadabo waanjogay xiliyadas ukahadlayo qarkeed ruunbadana

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 4 ปีที่แล้ว +1

      waa isku reer isaga iyo CAYDIID

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 ปีที่แล้ว

    Afweyne wixii shar iyo khayr wuxuu wax kasta uu lahaa waa la bakhtiyey

    • @MubYus
      @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

      Afweyne , Siyaad bare.. Cadaabta ayuu ku jiraa.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 4 ปีที่แล้ว

    Snm iyo ssdf soomaaliya way fasahadiyeen,qabyaalad ayayna ummadda barren,halaagga soomaaliya ka dhacayna labadaas urur ayaa ka dambeeyo.

    • @abdiomar8764
      @abdiomar8764 4 ปีที่แล้ว

      Hooyadaadii dhilada ahayd ayaa burburisay

    • @kalabaydhjufa4604
      @kalabaydhjufa4604 4 ปีที่แล้ว

      Macmacaankii iyo dhiigi umada eed cabasay ayad weyday, horor

  • @Ahmedali-bj2bo
    @Ahmedali-bj2bo 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa xaqiiq ah in uu kamidahaa kuwii bilaabay xasuuuqa

    • @salmahmed992
      @salmahmed992 4 ปีที่แล้ว

      Girl from muqdishu
      Iska hadloow ina igare

  • @AhmedIbrahim-fl1fc
    @AhmedIbrahim-fl1fc ปีที่แล้ว

    Wuu ku saxnaa way edebdaraayeen

    • @mukhtaarmaxamed8526
      @mukhtaarmaxamed8526 ปีที่แล้ว +1

      Sibisha hoyada usheg sow nagi wasnay
      Galki afwayne

  • @muqdisho1213
    @muqdisho1213 4 ปีที่แล้ว

    Ok.

  • @mustafeali617
    @mustafeali617 ปีที่แล้ว

    Wa qol ma

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 4 ปีที่แล้ว +2

    Reer Somaliland mise besha dhexe oo qudha 🤔

    • @jamalgorgor7650
      @jamalgorgor7650 4 ปีที่แล้ว +1

      Ifrah Jama Ada mudan walal Somaliland wa dal iyo dad baladhan lkn Isaaq dhibki gaadhey Somali wey wada ogtahay

    • @MubYus
      @MubYus 2 หลายเดือนก่อน

      Mise beesha Daarood ee wada dhilooinka ah ?

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 ปีที่แล้ว +2

    War waxna nama xasuuqine
    Marxuunka iska dhaaf qofdhinday
    Quruun wada dacwaynaysa sub
    Xaankuwii dalinayay e dalada dalka wax kulaha ayaa iminka wadwada subxaan
    Ayaa dacwada u horeeya

    • @ahmedibraguka1239
      @ahmedibraguka1239 4 ปีที่แล้ว

      Hitler oo kale ayuu ahaa taariikhdu weligeed waa sheegi doontaa, jecloow ama necboow.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Ninka gobta ahi ma illaawo godobtiisa, adigu Xoosh Xaaray baa ku dhalay, Illaahay muxuu boolli hanti ah kaa dhergiyey, aakhrio baa lagugula xisaabtami ayaamo raaxayso

    • @massmass8300
      @massmass8300 4 ปีที่แล้ว

      @@mhassan0163
      Hhhhhhhhhhhhhhhhhh
      Sxb nin ragii inuu calaa calo
      Iyo cabasho kuma wanaagaana
      Ragu mar ayuu fooda isgashaa o kala qori qaadaa nin iyo intii hooyadii kudhashay wixii inta dheere ma aqaan niic ayaan u aqaan anigu kudhihi maayo booli ayaad cuday ayaase anigu igu cadayay ma wxn ku dhihi karaa
      Ma tii kaa yarayd ayaan qabaa

  • @cabdallaxassan3097
    @cabdallaxassan3097 3 ปีที่แล้ว

    Anaga nalama dilin se anagaa dawladii axmaaro usoo kaxaysanay wixii na gaadhayna waa abaalkayo doqoneey dawladumiyay ku daawan lahayd