Abyo waan xanun Sanahay calosha waxaa iga socda san u jifo ayaa mel la iga Saturayaa dhowr gur iga xumaday Kuma dagi ninkii lashekaysto biyaa sabab ayuu iga tagaa wax Asaan bartaan fahmada ayaa igu adag wllhay isoduceya talona isiya wlhi nolosha qus ayaan ka taganahay😢😢😢😢😢😢😢😢
Mansha Allah walhi wan ku farxaa waa musalsalkayga chenelkaagu edabsaney qali alle ha ku sharfo malin qudha hanaga jarin qaali we love you hpptii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xbbti istiqfarta iyo suratul baqara bilow insha alh mid aad ku dagto o khyr badan ayd heli wixi raaga ayu khyrku kujira mida kle dadka hadalkoda ha dhagaysan inta negetive ka ah wali wad yartahy wakhti na waad haysata digriga ilaahay isku mashquli iyaga ka hadhi doona kuwa ku dhaawacaya❤❤
Ma aragte qof aa ka istaaqerasate kama shakineesid waa qofkaga ayaa is leedahay aniga hada mid 4 sano isla socona markasto waaka istaqaaresta mana kala harno mana is gursano yaap
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Allow guur xalaal ah aan ku nasto isii yaarabi aniga iyo intii ila midka aheed❤yaa rabi❤
Yaaa rabi aaamiin
Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin 😢😢😢
Amiin ya Allah
allahuma aammiin xbbtii
Aamiin yaa rabi
Jazakallahu xabibtiii
Asxabay murad ayan leyahay 40 qof ducadoda wala Aqbala iso duceya.illahyow ii sahal arintayda aday agtada ka fududahaye amin❤
صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw scw scw scw ❤😊
صلى الله عليه وسلم ❤
Ku Qurxi Noloshaada Digriga Noocyadiisa kala duwan iyo Saliga nebiga صلي لله عليه وسلم
Sallallaahu caleyhi wasalam mahadsanid walaal afnaan eddabsan jazaakallaahu kheeyr abaayo
Mansha Allah
Scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤
صل الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤
Salallahu caleyhi wasalam
Abyo qiso ayan ku haya xage Kala so xeriiraaa ❤
Allahu akbar 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
Mansha Allah jazaakallah kheyr walal afnaan ❤ sida aad walala udiirigqlisey
Scw saw scw
Scw.scw.scw
Thanks macalim may Allah bless you and your family
Masha alaha wllo waxa notahy macalimad yaro wax badn an ka faidney ale hanoka xifdiyo teacher afnan eddabaan amantada makobikare
Qifkuu khayrka kugu jirin rabi aya kalexinaya qiso cajiba
Masha Allah ❤❤
Maasha allaah Jizakallaah abaayo ❤❤❤❤
عليه الصلاة والسلام
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Abyo waan xanun Sanahay calosha waxaa iga socda san u jifo ayaa mel la iga Saturayaa dhowr gur iga xumaday Kuma dagi ninkii lashekaysto biyaa sabab ayuu iga tagaa wax Asaan bartaan fahmada ayaa igu adag wllhay isoduceya talona isiya wlhi nolosha qus ayaan ka taganahay😢😢😢😢😢😢😢😢
Abayo cilaaj tag aniga sidaas soo mare jin caashaq ayana i haye isla tacaal abayo allaha ku caafiyo
Abyo suuratul baqara akhriso. Iyo xawqalada iyo saliga nabiga iyo istiqfaarta faataxadana biyo ku akhriso cab saliid zaytuun quraan ku akhri caloosha marso ilaahy haku caafiyo
Hadaada quraanka aqoonina halagu cilaajiyo
Wllo mcn alleh haku zhaafio lkn istiqfaarta ku dadaal iyo xowqalda insha alhh waad begsan
Aniga calooshaa layga hayey wx arky shiekh oo ka hadlyo istiqfaarta 7 cisho akhriso leh wad cafimadi 2kun akhri ayuu yiri wn bilaaby 2kun ayan akhriyey alx yaqiina ku drso in ilaahy ku cafin kro kuna cafimdyso alhh hakaaga dhigo maqshr ❤❤
Alle hakucafiyo abayo 😭🥰
Shukrn wll mcnto alhh haku xiftiyo aakhirona janada haysku keen tuso amen 😢😢❤❤
Asc afnan iyo asaxbta dhaman iso duceya🥰🥰🥰
Scw scw❤
❤
M.a mclimad wanaagsan ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Wcs xbbti afnan Allah haku xafido qali macanto ❤❤❤❤
❤Manta one
❤❤❤❤❤❤
Wcs abyo iisoo duceeya adi iyo asxptaada 5sano aa leeqabaa wali owlaad madhalin isooduceeya plz inoo ilahey isiiyo kuwa bariyal ah😢😢
Alle ha ku siiyo ubad aadku indho qaboowsato abaayo istaqfaarta badi
Ilahayow wax khyr qaba wada siii dhamaanteeen
Abaayo ilahay ha kuu siiyo awlaad baariyaal ah insha Allah
Abyo saliga nabiga scw xoog u badi salaatu leylkana u soo kac xppti allaha ku siiyo owlaad saalix ah haku siiyo Allaahuma aamiin
Owlaad baari ah oo ku indha doogsato dhabta allaha kuu saaro adiga iyo anagaba
Mansha Allah walhi wan ku farxaa waa musalsalkayga chenelkaagu edabsaney qali alle ha ku sharfo malin qudha hanaga jarin qaali we love you hpptii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Afnaan jano❤ waan sugna maalin walba inaad nooso galiso wax wllo Allah haku xafido aduun iyo aakhiraba gabadh aad uda, yar akhlaaq badan cilmi badana ku Duganyay weeye❤❤❤❤❤
Scw scw
Shukrn qalpi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
anigu waxan garay 35 mana gursan waxa igaga daran qofkasta quxuu ihaya maad gursato ninka lahadlana quu carara cidina kamnima dhahdo xata walahi mashukansado waxn ku fakira gorme hooyo noqonaysa qalbi jab ba idilay ducada iguso kaba uma islamkow
Xbbti istiqfarta iyo suratul baqara bilow insha alh mid aad ku dagto o khyr badan ayd heli wixi raaga ayu khyrku kujira mida kle dadka hadalkoda ha dhagaysan inta negetive ka ah wali wad yartahy wakhti na waad haysata digriga ilaahay isku mashquli iyaga ka hadhi doona kuwa ku dhaawacaya❤❤
Allaha kuusahlo abaayo wiilsalixa
Wuu Iman farajku wll ee ilaahay bari
Abyo akhari لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم
Same illahay faraj ha no furo dhaw
Wcs abayo scw abaayo manta codsi ayaan wataa qali abayo waxan leyahay you tube cusub ee abaayo asaxaabtada iigu bandhig walasheyda qali ah
Qiso saliga nabiga sobada afan
Guuleyso
اسلام عليكم ورحمة الله وبر 1:37 1:38
Afnan aad bad iga farxisy manta waa malinki u hoersy ee an dawdo qisoyinkgag marka iso dhawee
Wcl sister ❤
Abyo mcn afnaan macalimadeena arinta kow hadan laga istaqaresto oo hadane qer eh aad argto hadane kudhawenyso abyo mxaa wye mrka jecelow xalqado wad nadhibte😢
Ma aragte qof aa ka istaaqerasate kama shakineesid waa qofkaga ayaa is leedahay aniga hada mid 4 sano isla socona markasto waaka istaqaaresta mana kala harno mana is gursano yaap
Abyo ninka intay guursan uusan mehersan ayay aragtay xumaantiisa istikhaarada ukashiftay
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبتي sethy marwalba oon bilaabo inan is badalo oon is dhaho wx wanagsan samee sida salada tuko iska istiqfaarso noloshada bedel wx baa IGA hor jooga mxn sameya wllshy ❤
Xoowqalada aqri abaayo
Swc swc swc❤
Narcissist aya la dhaha dadka camal, marka hore waji wanagsan, markale waligay runta arkaysa, illahay aya ka badbadiyay