BUROOYINKA MAKAANKA KA SO BAXO SIDA DABIICIGA ISAGA DAAWEE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @yurubaxmedmaxamed7321
    @yurubaxmedmaxamed7321 ปีที่แล้ว +2

    Wa la igu shegay 2sano ka hor ur bn yeshay cunuga dhaly hadana malin dhowyd ba la igu shegay alla hanaga cafiyo ani iyo inta ila mida yaa rabi

  • @narsomohamed821
    @narsomohamed821 ปีที่แล้ว

    Jazzakalahu kheir abaayo

  • @katrinaothman549
    @katrinaothman549 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheir hbbte 🥰

  • @issewarfa6276
    @issewarfa6276 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo seetahay marwo xageekala xariira wan xanuunsanahay جزاك الله خيرا يا اخي العزيز

  • @hanaomar3158
    @hanaomar3158 ปีที่แล้ว +3

    Ani waxan hestay buro biyod6bilod iska dwayenayay hada waxa laigu dhahay ubaxantad said dacif ah iso duceya wllheg ino ale owald salixa isiyo ani inta ila mid ah

    • @hamdishurie1021
      @hamdishurie1021 ปีที่แล้ว

      Amiin abayo ilah hanasiyo aniga wali waxbo man dhalin

    • @hanaomar3158
      @hanaomar3158 ปีที่แล้ว

      Amiin yarbi

    • @muhiimmaxamed9556
      @muhiimmaxamed9556 ปีที่แล้ว

      Apayo kula mid ahee lmprkaga izo qor an izwaryzanee

    • @najmaibrahim9595
      @najmaibrahim9595 ปีที่แล้ว

      Abaayo anigaba Waan qabay ilmana wey iga so dishay 5 weeks kahore ayaan qalniin galay oo laiga qalay badana na wey so labata Hada waxan kutalajiraa inaan kahortag kusameyo ineysan igu so laban
      Ugxantana daciif waye idhahen Allah hanawada cafiyo amiin

  • @nuurahaanmed616
    @nuurahaanmed616 ปีที่แล้ว

    Mashaalah wall wa. Faido leh bad shegta lkn codka ka daciifsan yacni makrafon yar ado xidha fcn codkaaga siba losi jidanaya

  • @yaasmiinmaxamuud9452
    @yaasmiinmaxamuud9452 ปีที่แล้ว

    Ku mee xbbt waxan Allh k rajynayaa inaad nbd iyo cfimaad ku mqanthy

  • @dacwadbaanahay
    @dacwadbaanahay ปีที่แล้ว

    Asc abyo every day afkeyga waan cadeeyaa ilkaha wasaqda waan ka bixiyaa saasee tahay afkeyga wuu uraa

  • @farhiyamohamed5780
    @farhiyamohamed5780 ปีที่แล้ว

    Shukran xabibti ❤❤

  • @halimohassan830
    @halimohassan830 ปีที่แล้ว

    Shukran abayo

  • @marwo1162
    @marwo1162 ปีที่แล้ว +1

    Abyo marwo allah kubarakeeyo aniga waxaa laigu sheegy makaanka ayaa mel ayuu kajirin yahy maxaan sameeyaa abyo qaali💕💕💕💕❤️love

  • @maida123macow4
    @maida123macow4 ปีที่แล้ว

    Mashaalh ❤️❤️❤️🥰🥰❤️

  • @luulacanada7738
    @luulacanada7738 ปีที่แล้ว

    Asc walalo mar wa waxan doo nayaa meel han kaala sooxidhiidho bilfadlag

  • @samanthabyrd4114
    @samanthabyrd4114 ปีที่แล้ว

    Asc xabibiti halkeen kaalasoo xiriiraa

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 ปีที่แล้ว

    Amiin ❤️

  • @YasmiinAli-f9w
    @YasmiinAli-f9w 9 หลายเดือนก่อน

    Asc abaya wan ku bahanahay i tee kaheli karaa adii rali ah abayo isojawab mahad sanid❤

  • @Awaaleabdirahman
    @Awaaleabdirahman ปีที่แล้ว

    Allow owlaat bari allah ha siiyo

  • @umyusuf5466
    @umyusuf5466 ปีที่แล้ว

    Asc Marwa Xbbti Ma nabad qabtaa??
    Inoo soo laabo Xbbti
    Waan kuu Xiisnaye

  • @nasrajama1591
    @nasrajama1591 ปีที่แล้ว

    Marwo wllo alle haku barakeeyo waxa lay dhahay ugaxantaadu madilaacayso oo ugaxan sidaha ayaa buurbuur sameeyay ee maxaan isticmala abaayo hada taqaan

    • @hanajamac8585
      @hanajamac8585 11 หลายเดือนก่อน

      Wll bal iso qabo

  • @sagaljamac1387
    @sagaljamac1387 ปีที่แล้ว

    Marwo abyo iso share gare muqalkas wa ku barya wa so waye kan falagsiga pls pls pls🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zahra4726
    @zahra4726 ปีที่แล้ว

    Asc Marwa inteed aaday ma nabad qabtaa walaley noo soo laabo

  • @Qaraami9
    @Qaraami9 ปีที่แล้ว

    JasakumulaaH mcneyyy ❤

  • @ixsaanaxmed
    @ixsaanaxmed ปีที่แล้ว

    Xbt grean tea ga markan karyo maxan ku macaneya
    Shahyada dabicigo dhan timir maku macanaysan kara

    • @shukrishiikh6788
      @shukrishiikh6788 10 หลายเดือนก่อน

      malab ayaad ku maceesan karta hdii aadan uur laheyn

  • @farhiyamahamad1884
    @farhiyamahamad1884 ปีที่แล้ว

    abaayo ani buro ayaa laigu shega wan raba sha hase

  • @fardowsosalaad6254
    @fardowsosalaad6254 ปีที่แล้ว

    Maxa lagu garana hee marka qabto

  • @nadiifoaweesmaxmed8256
    @nadiifoaweesmaxmed8256 ปีที่แล้ว

    Asc abayo waxanraba calentu homonada

  • @khadijaabdisalam3310
    @khadijaabdisalam3310 ปีที่แล้ว

    Xumus checpes miya

  • @qamaryussuf236
    @qamaryussuf236 ปีที่แล้ว

    Qofki ilma kadilmaan maxa lasumeini