ความคิดเห็น •

  • @abdifataaxcali7889
    @abdifataaxcali7889 23 วันที่ผ่านมา

    M.a aad ayaan ugu faraxsana hay inaa soo baxaan xilibaano mucarad ah guuleysta

  • @aliaden1807
    @aliaden1807 25 วันที่ผ่านมา +2

    Alhamdulilihi dowlada hada waxekutagantahay wadadi dawlada laguyaqani

  • @io7008
    @io7008 25 วันที่ผ่านมา +2

    Haye lacagtii maa nii ka dhamaatey ama hurdo aad ku jirteen

  • @morganahmed1266
    @morganahmed1266 25 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah garabkina allaha galo

  • @abdullahihersi2811
    @abdullahihersi2811 25 วันที่ผ่านมา +2

    50000€ qaadataan bilkasta maxaad qabtaan

  • @Mohamedsalahdintaliye
    @Mohamedsalahdintaliye 25 วันที่ผ่านมา

    Waad lasoo Daxdeen mudaniyaal Arantaan waxaa loo bahnaa marhore in lagu Buraarijyo shacabka askartaba
    waayo
    xasan maxmud iyo mahad salaad
    Waxey Aaminsanaayeen in Aramahaas lalasocon

  • @kaabuucabdilaahi870
    @kaabuucabdilaahi870 25 วันที่ผ่านมา +3

    Walhi waa run dad baahan bahelay cidankii mana iska celin karaan 😊

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 25 วันที่ผ่านมา +1

    Wax dolad ah kama jirto mesha wilashena inban kuwaynay

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 25 วันที่ผ่านมา

    Xilligii mooshinka lagu baado dowlada. Wan man on vote ayaa laga cararayaa. Waa fahanay. Kuwaan yaa arkay iyaga oo u hambalyeynaya guulaha ciidamada.

  • @user-wr4fu8vk7b
    @user-wr4fu8vk7b 25 วันที่ผ่านมา

    Baarlamaankii ugu xumaa abide oo fulayaal wada baqaya oo isla xisaabtankii ku doorsaday in mid bba gaarkiisa hunguri loo galio lana dhaho adigan boos ku siinaynaa horta iska hor qaada Xaaraan quutaha aadan madoobe oo doortta nin shaqadiisa u madax banana

  • @aliaden1807
    @aliaden1807 25 วันที่ผ่านมา +1

    Xoga lagusosiye Marka iskahadal

  • @aliaden1807
    @aliaden1807 25 วันที่ผ่านมา

    Tacsiyo Ayad hesa macalimo ialhe dawlid limada hakutuso

  • @teatime6853
    @teatime6853 25 วันที่ผ่านมา +1

    Xassan sheikh halaiska celiyo shisheeye ayuu ushaqeyaa cadowga somaliya waaye Xassan 🤬

  • @siidosman3516
    @siidosman3516 25 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan waa nin aan ogeyn wuxuu shaley soo marey. Issgaa jajaban oo la isku kabey markas buu ka hadlaa cidan aan howshisa aheyn. Dida ama yeshan DALXUREYE mar kale ayaa la doranayaa, ee adiga naadso cidii cod ku siin laheyd. No more TENDHO danbe, ama laalush, shacabka cod ka radso,doqonow nabada ku dhibte ey helen SHACABKA SOMALIYED.

  • @Dalmarlogistic
    @Dalmarlogistic 22 วันที่ผ่านมา

    Niyow kuwani robot miya. Siri MP : wixi social media lagu sheekaysto ay sideedi u akhrinayaan. Alaha dalkan xildhibano uso diro. Kuwan naf malee. Laalush ay ku imaadeen

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 25 วันที่ผ่านมา +1

    Baqbaq badanaa war xureyso tuuladaada

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 25 วันที่ผ่านมา

    War kan muxuu ahaa. Mooshin lacag ku raasis

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 25 วันที่ผ่านมา

    Buuq iyo dawarsi waa astaantiina.

  • @fowziya9536
    @fowziya9536 25 วันที่ผ่านมา

    Duqonkan markii lagusoo daaweeyay lacagtii umada soomaaliyed ayaa lasoogatay si u ugasoo horjeesto hor u socodka umada soomaaliyed doqon walee lagubarat in al shabab laga adeejiyey a ed

  • @teatime6853
    @teatime6853 25 วันที่ผ่านมา +2

    Somali waa iney u istaagtaa dalkeeda Xassan dalxaraashe wa in lalaxisaabtamo gacan bir ah laisaga qabto 🙏🇸🇴💪✍️

  • @user-eu5cu8kx7r
    @user-eu5cu8kx7r 25 วันที่ผ่านมา

    XILDHIBANOW BADBADIYA DALKA XASAN SHEEKH IYO KOXDISU WADO KHALDAN AYEY KU WADANAAN DALKA :
    WAXA IDIN GARABTAGAN SHACBIGA SOMALIYED MANTA DALKU BADBADIYA OO UHILIYA MUSTAQVALKA SHACABKA SOMALIYED
    GUULEYSTA

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 25 วันที่ผ่านมา

    Tuugbaa tihiin
    Markaad lacag doonaysaan
    Syaad qaylisaan

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 25 วันที่ผ่านมา

    Markii hore sowidin ku maydaan soo saarin ma lacagtii baa idin ka yaraatry

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 26 วันที่ผ่านมา

    HADA IYO CALAACAL 😂😂😂

  • @jabrilahmed753
    @jabrilahmed753 25 วันที่ผ่านมา

    Sick people always something to say..

  • @user-ow5un9vw6o
    @user-ow5un9vw6o 25 วันที่ผ่านมา

    Kan iya kuwa lamida hadaan somalisu iska qaban halk lahiigsanaayo lama gaari doono

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 25 วันที่ผ่านมา

    Dhamaantin waa Ismadhanto dhasheyda
    Tuug tuug kale farta ku fiqaya

  • @Mohbarre
    @Mohbarre 26 วันที่ผ่านมา +1

    That is true

  • @malaboa591
    @malaboa591 25 วันที่ผ่านมา

    Beenta Umada ka dhaaf argagixisada Qawaariijta markii ay ku qarxineeysay ayaa iloowday iloowsha dhawaa doqonta. Argagixisada markii Gobalka Banaadir laga xoreeyay ayaa hadleeysaa markii hore ma hadli karin. Yaab. Bini’aadamka qaarkiis raaxada iyo xornimada ma ku xamdinaayaan.

  • @worldtour236
    @worldtour236 25 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaankan dad iyo dal wax u qaban maayo ee wuxuu rabaa lacag aad u badan. "SABABTA" Odayaasha xildhibaanada ugu waaweyn fadhigii hore markii laga hadlayay wax ka badalka dastuurka waa ogayn wixii ay ku hadlayeen. xiligii codaynta waa aragnay halka ay gacmaha taagayeen

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 25 วันที่ผ่านมา

    Xilligii mooshinka lagu baado dowlada. Wan man on vote ayaa laga cararayaa. Waa fahanay. Kuwaan yaa arkay iyaga oo u hambalyeynaya guulaha ciidamada.

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 25 วันที่ผ่านมา +1

    Xilligii mooshinka lagu baado dowlada. Wan man on vote ayaa laga cararayaa. Waa fahanay. Kuwaan yaa arkay iyaga oo u hambalyeynaya guulaha ciidamada.