Sheikh Abuukar xasan maalin- Siirada Saxabada Radiyallahu canhum.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มิ.ย. 2011
  • waa sheikh abuukar oo ka sheekenaya siirada saxabada.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 46

  • @1974robins
    @1974robins 12 ปีที่แล้ว +4

    ilaaheyow unaxariiso sheekh abuukar xasan maali diinta si fiican ayow nooga dharjiyay cimrigiisa hanoo dheereeyo
    aamiin

  • @1974robins
    @1974robins 12 ปีที่แล้ว +4

    cumar xuseen nuur sh abuukar kheyr badan ilaah hakuu jaaziyo inta ahlu sunah waljamaaca ilaah hanga dhigo macoodana janada hanooga dhigo

  • @eidisse6516
    @eidisse6516 11 ปีที่แล้ว +7

    masha allah ilaahey ajar iyo xasnaad aan lasoo koobin karin ilaahey ha siiyo? mida kale waxaan umada islaamka ah meel kasta ay joogan in ay ku xirnadaan muftiga weyn ee sheikh abukar xasan malin ilaahey subxaanahu tacala waxan igu baryaya in cimri dheer iyo cibaado suban in ilaahey ku abaal mariyo amin amin amin amin amin

  • @abuucadde8375
    @abuucadde8375 11 ปีที่แล้ว +3

    jizaaakalaah qeran sheikh abukar hassan malin xafidahulaah

  • @zakariahassan7659
    @zakariahassan7659 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah shiikheeni Sheikh Abuukar xasan maalin adiga iyo ehelkada alloow anaka haga reebin oo nagu dar idim alle ayadakallaagu ruuxul qudus idim alle اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم

  • @aliyousufibrahim9539
    @aliyousufibrahim9539 7 ปีที่แล้ว +3

    masha alalh
    allha kubarakkeeeeye sheekhay

    • @arthurmelo4447
      @arthurmelo4447 5 ปีที่แล้ว

      شيخ بارك الله فيك انت افقه علي اقرانك

  • @theallahsslave8011
    @theallahsslave8011 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha'Allah Allaha dhowro sheikheenna allah dartiis ayan u jeclahay tafsiir ayan ka raaca jiray muqdisho
    Allow cimrigaaga dheereey walalaha noo soo gudbiyey mahadsanidiin in badan.

  • @maslahahmedalas3393
    @maslahahmedalas3393 7 ปีที่แล้ว +3

    الشيخ أبوبكر حسن مالم حفظه الله

  • @omarkhayre6964
    @omarkhayre6964 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha.alaah Shekha cimri dher iyo cibado suban alaha siiyo

  • @xilkasadenisexilka2683
    @xilkasadenisexilka2683 7 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah barakalah

  • @mohamedahmedjimale775
    @mohamedahmedjimale775 10 ปีที่แล้ว +2

    masha allah sh abuukar xasan maalin danbigiisa ilaah hadhaafo cimrigiisana ilaah hadheereeyo anagana ilaah hainaga dhigo kuwii kafaaidaysta shiikha insha allah sh abuukar xasan maalim waxaa iigu dambaysay 2007 masaajidka khaaliq ee kuyaalo geed jaceeyl insha llah kuligeen dambigeena ilaah hainoo dhaafo aamiin aamiin aamiin

  • @AliodacadeAliodacade
    @AliodacadeAliodacade 7 ปีที่แล้ว +3

    maashaa allaah

  • @burhaan141
    @burhaan141 11 ปีที่แล้ว +2

    maansha allah, jazaka allah

  • @axmedibraahim7238
    @axmedibraahim7238 10 ปีที่แล้ว +2

    maan sha alaah sayidii

  • @ahmedabukar2425
    @ahmedabukar2425 8 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah sh Abuukar

  • @sumayayareey3851
    @sumayayareey3851 11 ปีที่แล้ว +2

    ma sha allah illahey ajir iyo xasanaad allah kaasiiyo amiin

  • @fatawisheekh2089
    @fatawisheekh2089 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah ilaahaw ku xifdi caalimkeena

  • @abkowomar
    @abkowomar 10 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah

  • @flashboydc9787
    @flashboydc9787 10 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @farhiyadiriye9074
    @farhiyadiriye9074 10 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah shikha alaha xifdiyo

  • @maxamedabdifitah2368
    @maxamedabdifitah2368 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @raasudgoonofficial
    @raasudgoonofficial 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah illahow barakee islaamka

  • @faatimayaasin9564
    @faatimayaasin9564 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @raasudgoonofficial
    @raasudgoonofficial 7 ปีที่แล้ว +2

    sheekh abubakar kheyr badan allaha kusiiyo

  • @abuukarabshir2497
    @abuukarabshir2497 9 ปีที่แล้ว +2

    wll waxa uu jogaa wadanka somalia 2014 isdaan klu ogaa lkn marba meel ayuu adaa waa sheakh dadka uku raadiyo diinta allaha barakeye

  • @abdirahimahmed1030
    @abdirahimahmed1030 4 ปีที่แล้ว

    mashallah

  • @abdihamidsheikh6694
    @abdihamidsheikh6694 9 ปีที่แล้ว +2

    mashaalah ilahay qer haku seyo

  • @HassanElmiMoumin
    @HassanElmiMoumin 10 ปีที่แล้ว +2

    Mash a Allah sheekhan waan jecelhy codkiisa

  • @TAQIYUDIINALASHCARI
    @TAQIYUDIINALASHCARI  12 ปีที่แล้ว +5

    @muelify Sheikhu Wu Fiicanyahay walaal. sheikha dhinacaas iyo carabaha buu hada jooga illahay cumrigiisa ha dheeriyo, amiiin akhii illahay nabad galiyo iyo naxariis haku camimo.

    • @hassankhalib453
      @hassankhalib453 7 ปีที่แล้ว +1

      shekh kharbadanalahku jaseyo. culoomtiisan ali hnuhu anfaco

    • @nuuraduale2133
      @nuuraduale2133 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaha

    • @nuuraduale2133
      @nuuraduale2133 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah sh maxamuud guriceel allaha noo bareekoyo culumadeena qaaliga cimrigoodana allaha dheereeyo

  • @zoyafarhan658
    @zoyafarhan658 10 ปีที่แล้ว +2

    maasah allaah

  • @aqoon23
    @aqoon23 2 ปีที่แล้ว

    M.s

  • @TAQIYUDIINALASHCARI
    @TAQIYUDIINALASHCARI  12 ปีที่แล้ว +3

    @Abdullrahmam suudaan ayu jooga hada walaal sheikhu

  • @abdallashegow9282
    @abdallashegow9282 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @yahyehassanfarah586
    @yahyehassanfarah586 10 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @abdiazizsheikh9665
    @abdiazizsheikh9665 8 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah