Reaction Raxama Hassan Guri barwaaqo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 205

  • @guribarwaaqotv
    @guribarwaaqotv  5 หลายเดือนก่อน +65

    Sharma Boy Bari Ayaan Soo galinaya

  • @SafwaanHilaac-wi9re
    @SafwaanHilaac-wi9re 5 หลายเดือนก่อน +35

    Aan ku wada salino xabiibkena mohamet Scw scw scw ❤

    • @AdanCumar-mk3mr
      @AdanCumar-mk3mr 5 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu caleyhi wasalam

  • @ZakariyePldd0
    @ZakariyePldd0 5 หลายเดือนก่อน +33

    ku saliya nabigeena maxamett scw❤

  • @Muusaahmeth
    @Muusaahmeth 5 หลายเดือนก่อน +10

    ALLAH IS ONE ❤❤❤❤

  • @XasanDaalo
    @XasanDaalo 5 หลายเดือนก่อน +7

    Rahma hassan waxn hees way dhaaftaye boqorada codka

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 5 หลายเดือนก่อน +6

    Wali wx i jecel ba ma arag lkn hadii aan arki lahaa gabadh si dhaba i jecel wxn ka dhigilaaa boqorad 👑👏🌹

    • @SamiaMohamed-l8b
      @SamiaMohamed-l8b 5 หลายเดือนก่อน

      😢😊 jcyl dhaba oo dacad ah way adagthy sida lagu hela alle hayno wado sahlo

    • @CabdiReermagaal-c3l
      @CabdiReermagaal-c3l 5 หลายเดือนก่อน

      @@SamiaMohamed-l8b amin walal mcn🤲👑

  • @CabdullahiNasiib-ev8cv
    @CabdullahiNasiib-ev8cv 4 หลายเดือนก่อน +1

    Barada gabertaan igu soo qabo waxaan ahay wiil da yar oo jogo somaaliya guri barwaaqow igu soo xariiri raxmo xasan ama darteed baan isku dili ❤sxb ❤❤❤

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc 5 หลายเดือนก่อน

    Rahma Hassan légende quruxsan voix d'or

  • @hassanyusuf.
    @hassanyusuf. 5 หลายเดือนก่อน +1

    Su'aasha Guray aad nawaydiisay ee yaa khaldan Maxkamad bee u baahantahay in labadooda la soo taago.

  • @khalednor4433
    @khalednor4433 5 หลายเดือนก่อน +3

    My favourite song ❤

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 5 หลายเดือนก่อน +6

    Guri Barwaaqo Waa Ninka Kaliya Ee Aan Reaction kiisa Aan Daawado Waayo DadBadan Oo Reaction Bixiya Ereyada Aan Maqlaylo Uunbay Noogu Celiyaan Wax Faalo Ah Kama bixiyaan Lkn Macalin Ismaaciil Faalo Heesta Qofka Meesya Muuqa Iwm Ayuu Wada Taabtaa Dee Kalmado Ugaarana Wuu Leeyahay Yaa Igu Raacay Midaas Ama Sidaa iila arkay Qof Jeclaysi Ama Taageero inaga Reeban Al Cadaala Sheegayaa☝️☝️☝️☝️☝️☝️

    • @AadanYuusuf-fo7sw
      @AadanYuusuf-fo7sw 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aaad baad uga hezhy😂

    • @Qabyaaladiid40
      @Qabyaaladiid40 5 หลายเดือนก่อน

      @@AadanYuusuf-fo7sw 🤣🤣🤣🤣

    • @Qabyaaladiid40
      @Qabyaaladiid40 5 หลายเดือนก่อน

      @@AadanYuusuf-fo7sw
      Xataa Adiga Aad Uga Heshay Dee Sax 😁😁😁

  • @zahraafdhuub8481
    @zahraafdhuub8481 5 หลายเดือนก่อน +3

    Way is asturtey masha Allah

  • @RudwaanCabdi-dn2bd
    @RudwaanCabdi-dn2bd 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ware guuri baraaqo. Waa. Isku mid. Waye❤

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 5 หลายเดือนก่อน +2

    Legend guri barwaaqo ❤

  • @guuleedguuleed1811
    @guuleedguuleed1811 5 หลายเดือนก่อน +6

    Sharma boy meedeee heesta cusub

  • @MuuparikMohamoud
    @MuuparikMohamoud 5 หลายเดือนก่อน +3

    Heesta cusube sharma boy guuri barwaqoy

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE 5 หลายเดือนก่อน

    Commentska ilaa kola ma akhridide waxa ma lacagbaa laga faa'iidaa illaa nafta nagaga jartee "comment......comment......comment......... kulahaa!

  • @djcaskemoh9220
    @djcaskemoh9220 5 หลายเดือนก่อน +2

    guri parwaqo sharma ino so same 😊❤

  • @Abdurashith
    @Abdurashith 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dee iyadaa khaldan waayo anigoon ogayn ban ijeclaatay
    Jacaylna anan ujeedin

  • @MahadkayseAli
    @MahadkayseAli 5 หลายเดือนก่อน

    Download ka mxd uga xidhay guroow midhaa dee wax klad u jeedaye

  • @gouledahmed1820
    @gouledahmed1820 4 หลายเดือนก่อน

    Waan ictiraafay jacayl ka Raxma Ku dhacay❤

  • @walaalak1976
    @walaalak1976 5 หลายเดือนก่อน +2

    Zharma boy zoo dhace reaction kazo zameyy😂

  • @AmiirZaleban
    @AmiirZaleban 5 หลายเดือนก่อน +2

    Guri barwaaqo baryahan ragshanka wad ka raagte luuqadaheni haynaga ilaawin 😂

  • @SamiaMohamed-l8b
    @SamiaMohamed-l8b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asaga iga dalbaday jcyl iyo xidhiidh lkn mrk arkay anan kaligi jclyhy oo boqor ii yhy wehel iga dhawac iyo murug lkn Wllhi wan jecladay saiid kaligi boqor ii aha wx nacsiyy ragba iyo jcyl lkn asaga jilnin ka ahayd 😢😊

  • @ISMAADSHANKER
    @ISMAADSHANKER 5 หลายเดือนก่อน +4

    sharma poi hesa soo dhacdy kuso xiji❤❤

  • @NuuradiinMoolos
    @NuuradiinMoolos 5 หลายเดือนก่อน +2

    Zxb Sharma boy kaama Hayno deee😂😂

  • @barkhadhassan3797
    @barkhadhassan3797 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guroo wax update ah la kaalay
    Dib baad u dhacdee

  • @AhmedMohammed-le6ev
    @AhmedMohammed-le6ev 5 หลายเดือนก่อน

    Guri barwaaqooy waxani reaction maahe waa shakhsi wareer, Maxaa dhar qof xidhan yahay ku tusay bal.

  • @dollermediaproduction4903
    @dollermediaproduction4903 5 หลายเดือนก่อน +2

    Rahma hassan onthe beat

  • @abdimalikmohamed1493
    @abdimalikmohamed1493 5 หลายเดือนก่อน +2

    Guri barwaaqo boqortooyo ❤️

  • @xamsefaarax-kb4lk
    @xamsefaarax-kb4lk 5 หลายเดือนก่อน

    Axllaaaam ya hees raxma hader ayaanu ka hayna❤

  • @sweetieadey2754
    @sweetieadey2754 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sharma boy wallo reaction kiisii mee dee wallo

  • @MohamedAaden-k4s
    @MohamedAaden-k4s 5 หลายเดือนก่อน +4

    Sharma boy kasoo hadal heesta maku xumeeyay 😂

  • @shaqalesalebaan1171
    @shaqalesalebaan1171 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gurayo iminka masoo gazhid youtupka sababtoo ah lacagtii landan baan wali kaa dhamaan miyaa

  • @khadarsanjo
    @khadarsanjo 5 หลายเดือนก่อน +2

    QOF KII IGU HOREEYE😂 LIKE ISAAR

  • @XamdaCawil-fo7mg
    @XamdaCawil-fo7mg 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ugbaad Argsan ba sugayna❤😂

  • @JamalKhadar-o4q
    @JamalKhadar-o4q 5 หลายเดือนก่อน

    Aar hablaha reactionka kamacaane
    Wali burco maad soo dhaafine

  • @rahmaassoo3891
    @rahmaassoo3891 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guri barwaaqo nio wax fahan gabadhayadu weey is asturtey because hada waa la qaba 😅

  • @AbdikarinAbdulahi-c6k
    @AbdikarinAbdulahi-c6k 5 หลายเดือนก่อน +3

    Somalinlad ayaa citiraaf ayaa u lahanya jecel ma citiraaf sii karana

  • @jamaltimajilic6679
    @jamaltimajilic6679 5 หลายเดือนก่อน +1

    heesti mursal muuse mxd ugu samen wayday reaction guri

  • @mohamudsalad5464
    @mohamudsalad5464 5 หลายเดือนก่อน +1

    legend sharma boy baa laga sugaya

  • @zuhayb....
    @zuhayb.... 5 หลายเดือนก่อน

    Aar Gurayow heesta sharma boy KaMa hayno dee🤔

  • @axmednour7723
    @axmednour7723 5 หลายเดือนก่อน +2

    Legend sharma noo soo dhig

  • @MutaasShucayb
    @MutaasShucayb 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dee ada khaldan qof dhano ku aminay see jacayl ugaga baxda

  • @khadarjamac680
    @khadarjamac680 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mayee iyadaa qaldan sxb mcn

  • @ShaakirjaMaIsmaiL
    @ShaakirjaMaIsmaiL 5 หลายเดือนก่อน +1

    LegenD is back😮

  • @Xassan_Xaydh
    @Xassan_Xaydh 5 หลายเดือนก่อน +1

    Iyadaa khaldan ma cidbaa is aaminta 2024

  • @zuhaiphassanfoodyare611
    @zuhaiphassanfoodyare611 5 หลายเดือนก่อน

    Inta 0g Asago hurdo kazo kacaY reaction zo pixinaya 😅😅😅

  • @MohamedRabileh
    @MohamedRabileh 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hesti Sharma boys meedhay

  • @HannaAlin-vz3wq
    @HannaAlin-vz3wq 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkaygu haduu naag saas uga faaloodo waanba dili lahaa😅

  • @MumtasAbdinazir
    @MumtasAbdinazir 5 หลายเดือนก่อน

    Guri barwaqana Wxn ku nacay ereyda heesaha Uma fiirsado wuxu doonu iska dhahaa 😢

  • @ducaalexirsi6017
    @ducaalexirsi6017 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha asturnaanta maad udiidaysaa waaa gabadh ree jabuutiah ee ha moodin gabdhaha hargayse is mooday biriyanka jubra😅😅

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 5 หลายเดือนก่อน

    Itaalki iyo awooddi la wareegtey
    Unugyada dhiigaad dhex aroortay
    Aramida jacayl ax la taahay ,,
    Gurey barwaaqo dhegool buu noqday😂

  • @abdiazizmohamed7892
    @abdiazizmohamed7892 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guri barwaqo waxad ku noqota oonta. Oontu cunada maaha adeer. Cunto wa gasiiin halka nagaga noqo awoowo😅

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 5 หลายเดือนก่อน

      Oontu waa cuntada!.

  • @MaxamadCrashiid-l6q
    @MaxamadCrashiid-l6q 5 หลายเดือนก่อน

    Maxamad maame iyo ikraan caraale soo qabo sxp

  • @shaaficikingeero1099
    @shaaficikingeero1099 5 หลายเดือนก่อน +1

    Oop op Guri Barwaaqo ❤❤❤❤

  • @AbeesYare
    @AbeesYare 5 หลายเดือนก่อน +1

    iyadaa qaldan aniga maxay iga aaminee

  • @mohhanad8259
    @mohhanad8259 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waynu ka dhcayna gurow waxn ay akhriyeysa surta gal maaha😂

  • @faryaadhussein
    @faryaadhussein 5 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 niyow guri dhibdana dharko dhan kuye

  • @XasanDaalo
    @XasanDaalo 5 หลายเดือนก่อน +2

    Guraye hees way dhaaftaye

  • @AQOON-KORODHSI
    @AQOON-KORODHSI 5 หลายเดือนก่อน

    War guroow waa la guursaday gabadha😂

  • @Foosi11Zalaax11
    @Foosi11Zalaax11 5 หลายเดือนก่อน

    guurow zhp khami maa hayino wali dabka ka dhacsaan manaad duumashi wakhti laa qadaan kii koostomarka hadhayi ee macmisha qanci zhp koostomarkii waa kala luumaye

  • @Abib-i9b
    @Abib-i9b 5 หลายเดือนก่อน +1

    GURI BARWAAQO WUXUU UGU NECEBYAHAY FANAANIINTA SAMAROON.
    REACTION KAMA BIXIYO HEESAHOODA. FUCKIN IIDOOR

    • @CabdiReermagaal-n1d
      @CabdiReermagaal-n1d 3 หลายเดือนก่อน

      Hodan c/rahman wa'ayo marka cunsuriyow

  • @Mamezhuwe
    @Mamezhuwe 5 หลายเดือนก่อน

    Oh mY song😂

  • @haliimocismaan4234
    @haliimocismaan4234 5 หลายเดือนก่อน +1

    Isgaaa qaladan

  • @MaxamuudYuusuf-bo1tx
    @MaxamuudYuusuf-bo1tx 5 หลายเดือนก่อน

    itaalkiyo awoodii LawareegTaY
    Unugyada dhiigaad Dhex aroortay
    Armida xubiga ax LaTaaHaY
    Guroow waa inataas Wad ku Dhex
    ambaTaye😂😂

  • @dhuux7official181
    @dhuux7official181 5 หลายเดือนก่อน +1

    War reer miyi baatahaye gabadhu Marwo ayey noqotey fankiina kama bixin that's why ay isu astureyso

  • @eastwest1435
    @eastwest1435 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sharma boy heesta cusub reaction kaso samee

  • @AxmadCabdirisaaq
    @AxmadCabdirisaaq 4 หลายเดือนก่อน

    Citirafka somaliland ayweyday heli meyso raxma xasan😂

  • @taslimnaleye6408
    @taslimnaleye6408 5 หลายเดือนก่อน

    Maa gurigii baa laa idhi kaa guur kulaha 😂😂😂

  • @RudwaanCabdi-dn2bd
    @RudwaanCabdi-dn2bd 5 หลายเดือนก่อน

    Guri Barwaaqo sula ma. Wadiya. Waxa. Tahya qof xogo uu yaaqana Jacalyka sowmaha 😅😅

  • @CabdiMuusecaydid-vb7wi
    @CabdiMuusecaydid-vb7wi 5 หลายเดือนก่อน +1

    War horta ismaaciil caloow xagaad ka dhacday iminka waxaan is lahaa radio hargaysa ka baafi 📻 🎙 😂😂😂😂😂

  • @uptikaadirvaizalmohamet7032
    @uptikaadirvaizalmohamet7032 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wr wxan hees maahee kuwa caadiga reaction ka zoo bixi Nashaad iyo c/risaaq carab

  • @CaynteBarafuun
    @CaynteBarafuun 5 หลายเดือนก่อน

    Guray waxan rabaa in aad ii ogalato in aan kusocayo oo facelin ka samayso cadan ku cayay si aan caan u noqdo marka igu rac arinkaaa

  • @Isco.01
    @Isco.01 5 หลายเดือนก่อน +1

    Garamadad kuseextad wax kuduubaysa😂😂

  • @MohamethHusien
    @MohamethHusien 5 หลายเดือนก่อน

    Lph lkn beriyaHan xagaad kadhacday dadkii qaarbaa hirdatagee😅

  • @AxmedMoxamuud
    @AxmedMoxamuud 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkk maxa ka galaya yarwo raxma maxad ka rabtaa yaa 😅😅😅😅

  • @fuadnuurshe4454
    @fuadnuurshe4454 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sharma boy kaso hadal lpx yaqay😢

  • @hibocraxmaan904
    @hibocraxmaan904 5 หลายเดือนก่อน +1

    nimanka qaldan gabadh jecel inay ugabaxan maaaha

  • @BarkhadAbdi-b6c
    @BarkhadAbdi-b6c 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guraw xaged ka dhacday

  • @cxakiinyooniscali3417
    @cxakiinyooniscali3417 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aabo sharma boy kaama hayo

  • @Hindaibraahincabdi
    @Hindaibraahincabdi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc saxib

  • @Maxamedshaafisahane
    @Maxamedshaafisahane 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sharma bay hees cusub

  • @AbdiasiisMqxakud
    @AbdiasiisMqxakud 5 หลายเดือนก่อน +1

    kii heesta sharma ee cusub soo da

  • @Abuu.Suzu22
    @Abuu.Suzu22 5 หลายเดือนก่อน

    Jaceyl ka abuurmay aragaga waaye maraxoow

  • @UpdiasiisJama-yz8bo
    @UpdiasiisJama-yz8bo 5 หลายเดือนก่อน

    Inta tiktok ka soo raacday

  • @eastwest1435
    @eastwest1435 5 หลายเดือนก่อน

    Heesta cusub reaction kaso samee sharma boy 😂😂

  • @sabaadqurux3318
    @sabaadqurux3318 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @AbdisamedKhaliif
    @AbdisamedKhaliif 5 หลายเดือนก่อน

    Shaarka ilmaha kaxady qosol

  • @farxiyofarxiyomohamed6928
    @farxiyofarxiyomohamed6928 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ayadaa qadan

  • @waayoarag6915
    @waayoarag6915 5 หลายเดือนก่อน +1

    😊

  • @proffesorbashe9036
    @proffesorbashe9036 5 หลายเดือนก่อน

    Heestii sharma boy meeday ee karbashka

  • @Amii395
    @Amii395 5 หลายเดือนก่อน

    Sharma poy reaction kama hayno taliye

  • @FaadumoAhmed145
    @FaadumoAhmed145 4 หลายเดือนก่อน

    Haaa❤

  • @khaledasad-z8b
    @khaledasad-z8b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wlay ka tay kulaha idkalaji

  • @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo
    @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo 5 หลายเดือนก่อน +1

    7:56😂😂😂

  • @Muhzin588
    @Muhzin588 5 หลายเดือนก่อน +1

    GurEy 😂

  • @ClsalaanMaxamed-hv6fh
    @ClsalaanMaxamed-hv6fh 5 หลายเดือนก่อน

    Heesta cusub sharna boy kasoo hadal

  • @MahadSaleban-su3rj
    @MahadSaleban-su3rj 5 หลายเดือนก่อน

    Inta yar kamaad xishood inanta doba shay kulaha

  • @RuweydaCabdiraxmaan-nv7rl
    @RuweydaCabdiraxmaan-nv7rl 5 หลายเดือนก่อน +1

    Woow 🎉🎉🎉