Subac Qur'aan Oo Loo Niyeestay Xuska Macalim Adam Raage Aabihiis Allaha u Naxariisto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 198

  • @abbasyoung2423
    @abbasyoung2423 4 ปีที่แล้ว +20

    Masha Allah allow idin barakeeey
    Wlh Subacaan saan umacaan badan wili maan arag

  • @lahiyealidalmar3566
    @lahiyealidalmar3566 4 ปีที่แล้ว +7

    رب قد ءاتيتني من الملك وعلمتني من تأويل الأحاديث...الخ معلم عبدالله علاد رفيقي العزيز 🤝🏽📿

    • @husenjimale6502
      @husenjimale6502 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxbky lahiye
      Wa. Asibtay
      M. A

    • @ahmed47shawty66
      @ahmed47shawty66 4 ปีที่แล้ว +1

      @@husenjimale6502 Ayadaas wuka gashtay kabiirka macalim 📿

    • @maxamudmuxidiin9751
      @maxamudmuxidiin9751 3 ปีที่แล้ว +1

      Xusen gadef kee ladhaha sxp isheg

    • @subacleyloon2859
      @subacleyloon2859 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamudmuxidiin9751 midka shafti madowga ah ookiyalaha gashan

    • @BuuleAadan-me6cj
      @BuuleAadan-me6cj ปีที่แล้ว

      😊

  • @ahmed47shawty66
    @ahmed47shawty66 4 ปีที่แล้ว +8

    رب قد ءاتيتني من الملك وعلمتني من تأويل الأحاديث...الخ Sxb keeey marna samigeey I macalim Abdullahi Colaad walee ayadaan & إن الذين يأكلون أموال اليتامى ظلما...الخ Labadabo nabee kuma hilmaamo ayadaan dambo islii an wada joognay subac midaana waaba tan waxad dhigtay lawada arag sxb sare ALLAHA kubarakeeyo 🤝🏼📿

  • @MustafCadow-x4q
    @MustafCadow-x4q 5 หลายเดือนก่อน +1

    Subacan waxa,kaadhiman Maclin mandhere iyo m Daro,salaam

  • @yasiinmuxumad6739
    @yasiinmuxumad6739 ปีที่แล้ว

    Subacan subac kafican majiro
    Mashallah ilaahaw macalimiinta barakay

  • @husseiynmuhyadiinjubba4168
    @husseiynmuhyadiinjubba4168 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah alaah ha xafido waxaa ladhaha macalin bashiir ciire افصح الله لسانه

  • @AhmedAli-mr2io
    @AhmedAli-mr2io 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah waa rag culus alaah sifdiyo waan u duceeyay ani asxaabta u duceeya alaah dhaafo

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 4 ปีที่แล้ว +3

    Rabiyow idin barakey macaan badana masha alaah rabi janada hanagu kulmiyu alaah dartii ayaan idiin jaclahay

  • @Ahmedhaadi
    @Ahmedhaadi 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaha Macalimiinteena Adduun iyo Aakhiro Maqaam sare Allaha ku nooleeyo

  • @lpcade6525
    @lpcade6525 2 ปีที่แล้ว

    ilaahey kheyrka ha ina waafajiyo, towbada iyo taqwada alle hanagu dilo dhamanteen

  • @salaadciisenuur5514
    @salaadciisenuur5514 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaw masha allah allow idin barakeey culimada aan aadka u taagrero

  • @MaxamuudcaliAdem
    @MaxamuudcaliAdem ปีที่แล้ว +1

    Macalin fadhi subacaan soo u hoorshay

  • @cadiqadar1863
    @cadiqadar1863 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah walaal jalaad ka oo dhameystirin xageen kahelaa

  • @MrMursaldheere
    @MrMursaldheere 4 ปีที่แล้ว +2

    Subaci ugu ficna an dhagesto sida u isu hesto,, ajir badan illahay ha idinka siiyo 🙏

  • @dahirmuseosmandrdhegacade3799
    @dahirmuseosmandrdhegacade3799 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله
    Cajiib waaye
    Rag clus aa is halay walee
    Allah ha I din barakeeyo 💔💔💔💔💔

  • @saidjimale3203
    @saidjimale3203 4 ปีที่แล้ว +5

    Maclin colaad iyo macalin fadhi 👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻

  • @ismailalimahamud7462
    @ismailalimahamud7462 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh subacaan aad aan u dhageystaa maba lagadalaayo ajar allh kasiiyo

  • @ismailahmed5917
    @ismailahmed5917 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh macalinta Somalia alle ha no barakeeyo

  • @muna9899
    @muna9899 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ❤allaha idin barakeyo

  • @abdifitahsharifhassan9627
    @abdifitahsharifhassan9627 3 ปีที่แล้ว +3

    Janna gala ilahey idinkiisa insha allah wlh wad naga farxisen

  • @CabdullaahiXasan
    @CabdullaahiXasan 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah subac macaan alow culumadeena barakeey

  • @abdulahihajjabdulahihajj1379
    @abdulahihajjabdulahihajj1379 4 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allh kabiirin ayaa mesha isku hely allow idin xfd m colaad ku tageraa kabir

  • @mussemohamuudahmed7080
    @mussemohamuudahmed7080 4 ปีที่แล้ว +5

    M.a mcln xuzeen xasan gadef

  • @saidjimale3203
    @saidjimale3203 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ha idin barakeeyo waadna nuriseen allah allah

  • @AhmedAli-mr2io
    @AhmedAli-mr2io 4 ปีที่แล้ว +1

    Buluketi masha alaah iyo asxaabtisa alaah idniku bishaareyo janada alaah soona badiya waan idinku xeranahy alaah idin xifdiyo

    • @maxamudmuxidiin9751
      @maxamudmuxidiin9751 3 ปีที่แล้ว

      Xusen gadef kee ladhaha sxp mise bulkeeti ayu akfadhiya

    • @subacleyloon2859
      @subacleyloon2859 3 ปีที่แล้ว

      Aamin aamin mahdsanid wllkey subac maalugusoduba

    • @subacleyloon2859
      @subacleyloon2859 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamudmuxidiin9751 waxa ladhaha wadadka shati madowga ah ookiyalaha gashan

    • @subacleyloon2859
      @subacleyloon2859 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamudmuxidiin9751 subc malugusoduba

    • @ahmedabuukar3059
      @ahmedabuukar3059 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamudmuxidiin9751 kan geeska u danbeeyo waaye oo qamiska madow

  • @AbdikaafiGreyton
    @AbdikaafiGreyton ปีที่แล้ว

    Saas waaye masha allha ❤❤❤

  • @mascuudmacalincabdi4935
    @mascuudmacalincabdi4935 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc rag culus ayaa is helay ilahaw ajar kasii anagna nagu anfac macalin fareey korkaa kaqaan waa mumin quraan ruuga xuseen xasan gadaf South Africa ku ogaa macalin xuseen indhabuur waa ninka aan codkisa ugu jeclahy lkn caawa ninbaa soobaxay mashalh waana ninka tusbaxa qoorta kuwata u fiirso daqiiqada 55min aayda ah waloo ana quraanan suyirat ee surat aracda xaaaaax ninkii soo subcin jiray bas ayaa ifahmaaya asxaabeey sida macalin masago oo ahlu quraan ah

    • @abbasyoung2423
      @abbasyoung2423 4 ปีที่แล้ว +1

      Mcln Heesoow la dhahaaaa kabiir waaye

    • @mascuudmacalincabdi4935
      @mascuudmacalincabdi4935 4 ปีที่แล้ว +1

      Abbas Young sxb telkiisa iisoodir uk ayaan joogaaye fadlan

    • @husenjimale6502
      @husenjimale6502 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waad aragtay
      Lkn wey kala darayihin
      Mucallminta
      M. A

    • @subacleyloon2859
      @subacleyloon2859 3 ปีที่แล้ว

      @@mascuudmacalincabdi4935 subac maarabta waluguwaca mcln hesow

  • @MustafCadow-x4q
    @MustafCadow-x4q 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 😢😢😢

  • @nuurfayte5945
    @nuurfayte5945 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh alaha idin xafido macalin Xasan madoobe saraabiiluhum Aya ku hestaaa

  • @claahicalimaxamed6282
    @claahicalimaxamed6282 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahey hanoxafado xafido culumada

  • @DaahirMaxamed-r1w
    @DaahirMaxamed-r1w ปีที่แล้ว

    Maasha alllh allha haxafido

  • @cimaaddudiintv3394
    @cimaaddudiintv3394 2 ปีที่แล้ว

    Masha aalh mcln xasan fary ookiyaale

  • @MrMursaldheere
    @MrMursaldheere ปีที่แล้ว

    Subaca subacyada 🎉

  • @caliyare7803
    @caliyare7803 4 ปีที่แล้ว +1

    subac lamida wayahaaan lama arkin allaha idin xifdiyo

  • @ismacildaahir2246
    @ismacildaahir2246 2 ปีที่แล้ว

    Qeybtiisi hore aaway

  • @maqanemedia3988
    @maqanemedia3988 4 ปีที่แล้ว +2

    وما أرسلنا من قبلك إلا رجالا maalaga qabto aaway dadkaan qur'an wa hee yaqaanine Gedef iyo fadhi iyo meesha ma iska fadhiyaan 46:28

    • @mascuudmacalincabdi4935
      @mascuudmacalincabdi4935 4 ปีที่แล้ว +1

      MAQANE MEDIA sxb quranka waa mucjzo si kastoo aad of utaqaan mar mar waa hafeee waxana ujeedaaa macalin bulukeeti lkn macalimiinta dhan ayagoo hafya waa arkay macalin cilaan fareey gadaf waana iska caadi

    • @maqanemedia3988
      @maqanemedia3988 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mascuudmacalincabdi4935 hala gefo lkn yaaan la toosin sax maha

    • @mascuudmacalincabdi4935
      @mascuudmacalincabdi4935 4 ปีที่แล้ว +1

      MAQANE MEDIA waa runtaa sxb lkn gaf mahyn ayaan filyaa ee shaqal u qalday xata macalin fareey wuu dareemy lkn hooris ay kuboobeen

    • @cadamiosmaan2120
      @cadamiosmaan2120 4 ปีที่แล้ว

      Macali gaf ugama jeedo aayada waan dhageestay. Ee maasha uu gafay soo qoror walal

    • @raxmaaniyatv5644
      @raxmaaniyatv5644 4 ปีที่แล้ว +1

      Min ahlal qureee ayuu dhahay mcln fareey afkiisa firi asaa usaxaayo

  • @mohamedjiinle5647
    @mohamedjiinle5647 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh masha allh CAADI MAAHAN ALLAH HA IDIN BARAKEEYO

  • @maxamuudxuseenmaashaalah2643
    @maxamuudxuseenmaashaalah2643 4 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin

  • @ismailmoalim1099
    @ismailmoalim1099 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc masha allah subacaa ka dhacay wlh macalimin xul ahna waa leysugu keenay
    Ee m xasan fareey faraduu aydiyahu xaan looga celin mise lama maqal

  • @dahirabdi7900
    @dahirabdi7900 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah macalin fareey

  • @ruqiyonur4168
    @ruqiyonur4168 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah koy

  • @abdiazizmohamed1303
    @abdiazizmohamed1303 2 ปีที่แล้ว

    Mansha'Allah
    Tabarak'Allah,

  • @fadumoshiikh2210
    @fadumoshiikh2210 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alah ilahay ajar badan allaha idinka siiyo insha allah

  • @axmedmaccaddow1185
    @axmedmaccaddow1185 4 ปีที่แล้ว +4

    Yahey.tahay.hooriska.maba.israacsanee.dad.xulana.walasheegoowaahee.kabiireynta.miyaa.kamaqan.dabagooye.iyo.cilaan.iyo.dhicis.iyo.naxar.markaas.macaan.ayoo.ahaalahay.hooriska.ayaa.isleyahay

    • @caliyaalecaliyaale3350
      @caliyaalecaliyaale3350 4 ปีที่แล้ว +2

      Adi lee waaye subaca wu is heystaa hada thy subacley

    • @abdifarah7931
      @abdifarah7931 4 ปีที่แล้ว

      Masha allh

    • @nadiir7783
      @nadiir7783 4 ปีที่แล้ว +1

      Subaca nadiif waaye sxp wax ka qaldan ma lhn🙏🙏🙏

    • @umkinan3857
      @umkinan3857 4 ปีที่แล้ว

      @@abdifarah7931sax waaye hadaa thy subacley

    • @ismacilmaxamed8592
      @ismacilmaxamed8592 4 ปีที่แล้ว +1

      Dabagooye iyo cali.cilaan ee kabiiriin waxba kama taqaanidee iska aamus subacan hooriskiisa waa islasocyaahee

  • @ismailalimahamud7462
    @ismailalimahamud7462 4 ปีที่แล้ว +3

    Macalin colaad caadi mahan

  • @daahirmaxamed1544
    @daahirmaxamed1544 4 ปีที่แล้ว

    Macalimiin barakeesan weeye

  • @deymasame6871
    @deymasame6871 ปีที่แล้ว

    Cajiib waaye

  • @HAGETRADER
    @HAGETRADER 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @jonabdiqadir1284
    @jonabdiqadir1284 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah waa xul

  • @xaqiiqdoon9448
    @xaqiiqdoon9448 3 ปีที่แล้ว +4

    M bulkeeti wa ka xishooday macalinka 1:55:18

  • @mclnmaxamedcali6414
    @mclnmaxamedcali6414 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah subac akadhacay

  • @abdirahmanabukar4028
    @abdirahmanabukar4028 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah rag culus aa isku helay

  • @nadiir7783
    @nadiir7783 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @nuriasalat-vr2wj
    @nuriasalat-vr2wj ปีที่แล้ว

    Maansha allaah ❤

  • @daahirmaxamed1544
    @daahirmaxamed1544 4 ปีที่แล้ว

    Masha'allah macalimiin xul ah kheyr alle ha idin siiyo

  • @cabdisalaamcbdicasiis6200
    @cabdisalaamcbdicasiis6200 3 ปีที่แล้ว

    ماشاالله

  • @manbacualkheyraat2007
    @manbacualkheyraat2007 4 ปีที่แล้ว +1

    Maaashaa Allaah

  • @jankacade6604
    @jankacade6604 2 ปีที่แล้ว

    Ok m.a

  • @XertaShekhCabdullahiAl_Matani
    @XertaShekhCabdullahiAl_Matani 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra650 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshall ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @caliyare7803
    @caliyare7803 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allaaah

  • @cabdirahmancabdullhi1902
    @cabdirahmancabdullhi1902 4 ปีที่แล้ว +1

    m.a

  • @muxudinahmed4002
    @muxudinahmed4002 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha.alah

  • @maxamuudmuqtaarxassan2535
    @maxamuudmuqtaarxassan2535 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah alow idin barakey

  • @subacqurn
    @subacqurn 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @nabadoonkabanaadir6383
    @nabadoonkabanaadir6383 4 ปีที่แล้ว +1

    Subacaan qeybihiisi kale aaway

  • @ceeblaofficial5520
    @ceeblaofficial5520 4 ปีที่แล้ว +3

    Ninkeygi manta umajeedo mclin mandhere

  • @oskaaliahmed7696
    @oskaaliahmed7696 2 ปีที่แล้ว

    Mashalh

  • @meersiissports2515
    @meersiissports2515 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @mohamedyousufhussein7314
    @mohamedyousufhussein7314 4 ปีที่แล้ว +1

    46:20 Var

    • @abuukarabuukar5742
      @abuukarabuukar5742 ปีที่แล้ว

      sxbow qabashada miyaa mise wuu qalday wayba igu adkaatay fahankeeda meshu qalday maad ii sheegtay adigoo mahdsan ahlal iyo ahlel miyaa koley shaqal unbuu qalday sidan umalaynaayo

  • @qoslaayesomali1716
    @qoslaayesomali1716 4 ปีที่แล้ว

    Aqiyaar wada xul ah
    M..a

  • @deymasame6871
    @deymasame6871 3 ปีที่แล้ว

    Mas

  • @XertaShekhCabdullahiAl_Matani
    @XertaShekhCabdullahiAl_Matani 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله

  • @bartakheyrka5494
    @bartakheyrka5494 4 ปีที่แล้ว

    M.A

  • @maxamuudcali1107
    @maxamuudcali1107 4 ปีที่แล้ว +3

    Walaa taqtulu nafsu.latii soo.uqaatay cajaa.ib waaye macalinka magaciisa noo sheeg ayaada.soona jar pls oo.soo.dhiga

  • @maxamuudosman3350
    @maxamuudosman3350 2 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @yasiinmuxumad6739
    @yasiinmuxumad6739 ปีที่แล้ว

    Ma,

  • @abubakardaahir4019
    @abubakardaahir4019 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @dr-dhuxulow1992
    @dr-dhuxulow1992 4 ปีที่แล้ว +2

    سرابيلهم من قطران

    • @maxamudmuxidiin9751
      @maxamudmuxidiin9751 3 ปีที่แล้ว

      Magicis macalin kas

    • @subacleyloon2859
      @subacleyloon2859 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamudmuxidiin9751 macln shabelow ladhaha subc maarabtay wllkey

  • @dr-dhuxulow1992
    @dr-dhuxulow1992 4 ปีที่แล้ว

    عجيب

  • @SadaqHassan-hq1ue
    @SadaqHassan-hq1ue ปีที่แล้ว

    😊😊😊😊😅😊CZ😊

  • @caliyaalecaliyaale3350
    @caliyaalecaliyaale3350 4 ปีที่แล้ว

    M.a subac ka dhac

  • @nabadoonkabanaadir6383
    @nabadoonkabanaadir6383 4 ปีที่แล้ว

    M a

  • @AliBhai-pf4kt
    @AliBhai-pf4kt 4 ปีที่แล้ว

    Rag.xula.masha.allah

  • @moyabarow5163
    @moyabarow5163 3 ปีที่แล้ว

    Rubaan waa lagu raaxestay wlhi

  • @MrMursaldheere
    @MrMursaldheere 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin colad 👌

  • @mrasc8515
    @mrasc8515 4 ปีที่แล้ว

    hesoy halis ayaa gasha dhamaadka

  • @Cumarqaasim-p7v
    @Cumarqaasim-p7v ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh

  • @xakiimomire706
    @xakiimomire706 3 ปีที่แล้ว

    Subc
    .

  • @abdiqadir3383
    @abdiqadir3383 4 ปีที่แล้ว

    cxd

  • @calixasanmaxed1638
    @calixasanmaxed1638 4 ปีที่แล้ว

    Kabir ayaa kamaqan

  • @cllahiindhayare8451
    @cllahiindhayare8451 4 ปีที่แล้ว

    Dadka dislike saary mxy kwdaan

    • @husenjimale6502
      @husenjimale6502 4 ปีที่แล้ว

      Aqoon daro u geysay
      Ma ahane qaf kher didan malaha

  • @ruqiyonur4168
    @ruqiyonur4168 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah koy

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว

    Maansha allaah ❤

  • @xasancarabowmacalim3977
    @xasancarabowmacalim3977 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @cabditaliye1460
    @cabditaliye1460 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @cabdisalaamcbdicasiis6200
    @cabdisalaamcbdicasiis6200 3 ปีที่แล้ว

    ماشاالله

  • @ALNUURTV
    @ALNUURTV 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @khertv3588
    @khertv3588 4 ปีที่แล้ว

    M. A

  • @cabdiyarecali1271
    @cabdiyarecali1271 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alha