Barnaamij Kaftan iyo Qaaraaxo: Su’aalo Waali Ah Aan is Weeydiinay Aniga Iyo Sumayo :shek jecelkagi😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 721

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 2 ปีที่แล้ว +946

    Dhiiqadaas Xaal ban ka bixiyay 😂

    • @TIMIRQOLOFMALEH2024
      @TIMIRQOLOFMALEH2024 2 ปีที่แล้ว +10

      Abdala subscribe igu caawi walal mahadsanid

    • @ibrahina.k6103
      @ibrahina.k6103 2 ปีที่แล้ว +3

      @@TIMIRQOLOFMALEH2024 😁

    • @TIMIRQOLOFMALEH2024
      @TIMIRQOLOFMALEH2024 2 ปีที่แล้ว +3

      @@ibrahina.k6103 subscribe igu caawi Walalo mahadsanid

    • @BINGO707_
      @BINGO707_ 2 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂😂😂😂😂😂😁🤣

    • @maxamedcisman7515
      @maxamedcisman7515 2 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhhhh

  • @sahrosahro7745
    @sahrosahro7745 2 ปีที่แล้ว +41

    Waa run wlhi shuban biyoodka anigu 2016 igufhacay dadki hospital iskugula jirne qofkasto wuu dhimanaye anga naxdin gorme dhimane islaha😭😭😭walidkeygaa asxbteyda qarabadeyda walalaheyga ohiin😭illahay shuban biyoodka naguma so celiyo waa xanun wlhi wxa dareemi kara qofki somarey shubanka kasoconayo waa biyaha bastada mrki lagamiiro cml sidhokle mantaag wlhi shock ayad qadeysa mrka aragto dadka ku aaag jiifa oo dhimanayo😭😭wxe ahatabo alxm🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shamis3067
    @shamis3067 2 ปีที่แล้ว +122

    Liii caato iyo sumaya qurux isku waara isku daqoowa awlaad qeerbadan Allah ni siiyo Aamiin yaa Rabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shako_y22
    @shako_y22 2 ปีที่แล้ว +94

    The best man in the world is prophet Muhammad

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +31

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❣❤❤

  • @FarxiyaaaMohamed
    @FarxiyaaaMohamed 2 ปีที่แล้ว +67

    Its the way they look at eachother for me 🥺😍the chemistry they have is so real you can feel it through the screen it’s natural and it’s so cute how sumeya doesn’t play about liban allahumabarik❤️

    • @hanza69
      @hanza69 2 ปีที่แล้ว +1

      They don’t feel comfy around each other and their communication isn’t too good. I don’t think they gonna last that long

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 2 ปีที่แล้ว +81

    Maansh Allah family qurux badan alaha idin xafido sumayo waa funny 😆 😄 🤣 😂

    • @TIMIRQOLOFMALEH2024
      @TIMIRQOLOFMALEH2024 2 ปีที่แล้ว +1

      Iqra Aden subscribe igu caawi walashey mahadsanid

  • @aishamire4894
    @aishamire4894 2 ปีที่แล้ว +10

    saa u qoslaayey lii Caato xafadii dhanuu igu diray sheekada funny waye wlhi🤣🤣🤣🤣🤣bil ma xaarin kulahaa

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaha.sumaya cadey iyo liiban.allaha idiin barakeeyo.xafido allaahu ma aamin ❤️

  • @nimcojaamacbuuay3492
    @nimcojaamacbuuay3492 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah lamaane qurux badan isku waara farxada ku noolada abid awlaad khayra qabtan kala hela❤❤❤❤💯💯💯

  • @ramlasaid4097
    @ramlasaid4097 2 ปีที่แล้ว +30

    Masha Allah family qurux badan alle ha idin xifdiyo ♥️😍

    • @TIMIRQOLOFMALEH2024
      @TIMIRQOLOFMALEH2024 2 ปีที่แล้ว +1

      Ramla subscribe igu caawi walashey mahadsanid

    • @cadaani1
      @cadaani1 2 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa macaan darteed subscribe iigu saar wll🥺🙏

  • @najaxawil2695
    @najaxawil2695 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allha lamanaha quruxda badan 🥰❤ isku waara abid❤🥰

  • @naimamacalin3288
    @naimamacalin3288 2 ปีที่แล้ว +13

    Manshallah family Qurux badn ubad kheyr qaba alaha idin siiyo

  • @mohamedyassin1391
    @mohamedyassin1391 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha alh farxadiiina alaha idin siyaado isku waara abid 😘❤️

  • @sharifmaxamad1801
    @sharifmaxamad1801 2 ปีที่แล้ว +7

    Alaha iskiin barakeyo lamanaha sharafta leh mash alaah waan islakiin jeclahay

  • @cumareeynrijalofficial8799
    @cumareeynrijalofficial8799 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah quruxdi o lamana alleh ha isku kin barageyo walashey sumeyo iyo sedikey licato salan sare lamane waan idin jecelhy lamana 🥰🥰😍🥰🥰😍🥰😍😍🥰😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ bay bay lamanahan jecelhy

  • @sareedomire8265
    @sareedomire8265 2 ปีที่แล้ว +5

    Sumaya funny waaye wllhi lii isna kama yaro Allaha idin xafido

  • @abshiranshax
    @abshiranshax 2 ปีที่แล้ว +22

    Sumya and lii cato
    Welcome back 🙏
    Somaliland 💚 🤍 ❤
    Couples 💑 💑
    Hargeisa

  • @abdirahmanbadmaceeye588
    @abdirahmanbadmaceeye588 2 ปีที่แล้ว +2

    sumaya wlhi waa fani way iga qoslisay noolaada inta ay nolol jirtoh😅❤

  • @Hafs00001
    @Hafs00001 2 ปีที่แล้ว +3

    War waxaan kuriyooday sumayo iyo liicaato oo Galkacyo imaaday oo madaxweena farmaajo ilasoodhaweenaayo ooo aniga iyo sumayo aaan faraxsanahy eee iifasira🥺🥰🥰🥰

  • @nimconfg
    @nimconfg 2 ปีที่แล้ว +3

    M A, Allah haydin xafido adiga iyo marwadaada quruda badan sumaya Queen 👸 . ..guul idiin rajeeynaa iyo farxad waarta ilxumi idinka xijaaban istaq faartana badsada insha Allah waad guuleysaneysaan.

  • @maxamedxuseen8108
    @maxamedxuseen8108 2 ปีที่แล้ว +7

    lamanahaygii alleh ubad khayr qaba haydin siiyoh from hargaysa💚🤍❤️

  • @fatmadadir9319
    @fatmadadir9319 2 ปีที่แล้ว +125

    I’m the first comment 🥰🤣

  • @rahmodeer6621
    @rahmodeer6621 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allh 🥰 famil qurux badan

  • @queensaaram5501
    @queensaaram5501 2 ปีที่แล้ว +6

    Qoftan suro badanaa o isciyaalayn badanaa hortaa🤣mayla aragten liiban lkn wu fahansanyahy inay sxipadi isdabaaliso😀😅😅😅

    • @mohamedhaybeyare989
      @mohamedhaybeyare989 2 ปีที่แล้ว +1

      Marka Aad Hesho Qof Aad Jeceshay oo Ku Jcl Waa loo Suuroda marka Ha U Qaban Waxas Waa Jclka

  • @umusara6999
    @umusara6999 2 ปีที่แล้ว +7

    Inta aragto sumayo in eeysan aqrin karin like 👍🏻 isaar

  • @tasnemmohamed6745
    @tasnemmohamed6745 2 ปีที่แล้ว +5

    Lamaanahayga aan jeclahay isku raaga weligiina liicato io duma sumaya qurux❤🥰

  • @Sharmacreative1
    @Sharmacreative1 2 ปีที่แล้ว +53

    War 100MB idin ku dawanoyaaa moobsiya shekada😅🤣

  • @foosiyomire4811
    @foosiyomire4811 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha alh familly ad uu qurxon ❤❤alha haydin xifdiyo

  • @shukrimuusemaxamuud6348
    @shukrimuusemaxamuud6348 2 ปีที่แล้ว +6

    Lamanaheyga aan jclahy ii nolada 😍😍😍😍😍 one love

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc maansha Allah .habo macaan ma dhahdid waa adiga Qof kii ugu horeeyay oo aad ku tiraahdo

  • @binaziradan5300
    @binaziradan5300 2 ปีที่แล้ว +19

    MashAllah family qurux badhan

  • @maxamedciidmahdimumin695
    @maxamedciidmahdimumin695 ปีที่แล้ว

    Maashaaa alaaah famly qurubadan alaha isku iindaayee 🎉🎉🎉❤

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +20

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah❤🙏🙏🙏🥰

  • @jeldano19
    @jeldano19 2 ปีที่แล้ว +3

    King lil Cato walaka baramishan caadhimaa eeh Keep going bloody ❣️❣️

  • @colaadyare6564
    @colaadyare6564 2 ปีที่แล้ว +11

    Mash alah family qurux bdn alah ha idin sharafo

  • @eza882
    @eza882 2 ปีที่แล้ว +11

    Zheeko kaluu cabdle wadaaa wlhi zualo diyaarad lazoo zaarayoh abidky ma arag 😂😂😂😂😂😂😂

    • @anzalhappy5990
      @anzalhappy5990 2 ปีที่แล้ว +2

      Hhh waxasa you tober lagaa dhaha

    • @eza882
      @eza882 2 ปีที่แล้ว

      @@anzalhappy5990 youtuber maahe ani wagaranyaa waxaze

  • @najmocumar1221
    @najmocumar1221 2 ปีที่แล้ว +33

    Sumayo prank ku sameey😀

  • @mdmunna2735
    @mdmunna2735 ปีที่แล้ว +1

    Woow 😮masha allaah Dharbaaxsho Dhunkasho Ugu Badal❤

  • @zamzamabdulahi595
    @zamzamabdulahi595 2 ปีที่แล้ว +4

    asc dhamaan asxaabta inta ku jirto wan idin salamayaa idil ahaantiina salankadib
    waxaan su aal qaas ah weydinayaa sumaya adan
    apaayo zumayo zu aasheydu waxaa waye hoyadaa macanto ma ku noshahay hadey ku noshahayna intey ku nooshahay hoyoda macan ilaahey naxariis jano iyo mid aduunyaba ha siyee iso jawab 💘💯

  • @saalimc.risaaq3209
    @saalimc.risaaq3209 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlahi i ad iyo ad ayn ku tagera zhp abdala jmal 👍
    Wxnan mudo 4 aano ah kaa dawanayey mgalada Addis ababa . Farxad warta ku rajeynaya wl

  • @bashka__boy0022
    @bashka__boy0022 2 ปีที่แล้ว +31

    Two best lii aato and Sumaya 🥰❤️✅

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah farxad iyo caafimad kunoolaada 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @wilsanofficiel3553
    @wilsanofficiel3553 2 ปีที่แล้ว +1

    Lil caato waalal qabil ficaan Sahib gacaan miskin ee galbigaa kasalamaay adika iyo oridada allaha idin xafido 🙏🇩🇯

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 2 ปีที่แล้ว +5

    masha allaah dulqadkaga allah ku siyadsho liibaan my cuople❤❤❤❤

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 2 ปีที่แล้ว +40

    Maashaa Allah beautiful young couple!!!

    • @basrobulle9094
      @basrobulle9094 2 ปีที่แล้ว +1

      Samideyda

    • @TIMIRQOLOFMALEH2024
      @TIMIRQOLOFMALEH2024 2 ปีที่แล้ว

      Basra subscribe igu caawi walashey mahadsanid

    • @TIMIRQOLOFMALEH2024
      @TIMIRQOLOFMALEH2024 2 ปีที่แล้ว +1

      @@basrobulle9094 subscribe igu caawi walashey mahadsanid

    • @basrobulle9094
      @basrobulle9094 2 ปีที่แล้ว +1

      @@TIMIRQOLOFMALEH2024 Haye wankugicawiyeyy

    • @basrobulle9094
      @basrobulle9094 2 ปีที่แล้ว

      @@TIMIRQOLOFMALEH2024 diyar weyo

  • @sagalismacil2040
    @sagalismacil2040 2 ปีที่แล้ว +13

    Haaye inantan mxaa ka qaldan caadi iska dhig yaa idhaahda wlhy waa la isku kiin sameeyay lkn sumayo intay sidan iska dhig dhigayso sharafi ku yar gabigeeduba waa suuro suuro hoooga

    • @Asmafaysal
      @Asmafaysal 2 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂
      Anigaba wan ka yaabanahay wlhi wiilka waa qof caadiya lkn yadu waa istusad

    • @xaawomaxamed9123
      @xaawomaxamed9123 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa qoslay
      Ilaahow waxan usuuroodo hanoo waayin kkk

  • @moaxmed4798
    @moaxmed4798 2 ปีที่แล้ว +9

    😂😂😂 wa ikanaa shaxaariyooo maanta waa isoo xasuusatay 😂😂

  • @hothanmohammed2631
    @hothanmohammed2631 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah family quruh badan nolada❤️❣️💗💝🙏

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah family keygii farxad ku nolada ❤🙏

    • @TIMIRQOLOFMALEH2024
      @TIMIRQOLOFMALEH2024 2 ปีที่แล้ว

      Mss dahiro subscribe igu caawi walashey mahadsanid

    • @mssdahiro6113
      @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว

      @@TIMIRQOLOFMALEH2024 haye wllo

  • @ruweydaabdullahi6720
    @ruweydaabdullahi6720 2 ปีที่แล้ว

    Lii cato asaga waxaa ugu horesay gabar layirahdo qadro cumar

  • @user-id1we1gn4u
    @user-id1we1gn4u ปีที่แล้ว

    M.a tabarakallah alle ha isku kiin barakeeyo

  • @naimanani5305
    @naimanani5305 2 ปีที่แล้ว +74

    Thank you so much couple 💞🥰

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah walalhryga horey usocda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ridwanbishar9321
    @ridwanbishar9321 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a allaha isku kiin daayo kal iyo laab ugu qosle

  • @hayoncabdulahi7426
    @hayoncabdulahi7426 2 ปีที่แล้ว +2

    Sumayo wlshy mcn mar walibo saas
    Uxisho dharka astunaanta kudcnthy
    Adiga oo wx dhib aan arkin
    Marwalibo jirkaaga saas u asturnoq
    Wlshy mcn thanks

  • @sultaanoomar2680
    @sultaanoomar2680 2 ปีที่แล้ว +6

    Walhi bilahi talahi waan dharte aniga kugu riyode sumayo saxa malin kahor hadana waxaan maqle idiinko riyo kashekeynayo riyadaa maa ilobin waxey aheed adigo uur ledahay oo gedaa laiskaga baroin aad isgabareyse oo laba calamadod noqote aniga waxaan joga canada hadan riyada dhaxdeda ayaan islaa jogne ameriko walhi riyada qof qadka an ka arko makuriyon waan yabe

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +1

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love

  • @masnamahad-ve8ke
    @masnamahad-ve8ke ปีที่แล้ว

    Masha allh alle haysku keen barakeeyo wallalahay

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +19

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii sara💖💟

    • @nasromohamedabdullahi4840
      @nasromohamedabdullahi4840 2 ปีที่แล้ว

      abayo taqwad wanagsan inanaad ku dhimato ilahay kabari io inuu illahay ku siiyo cimri dheer io cibaado suuban sumayo salan sare🙏🙏

    • @samiradahir664
      @samiradahir664 2 ปีที่แล้ว

      Wanku saray

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah liban iyo sumaya ❤️❤️

  • @safiyohassan1383
    @safiyohassan1383 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a my siz qali and dumashi liban kuwara nolaltam ah❤️❤️💯

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaallaah waa familie qurux badan allaha iskukiin daayo

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 2 ปีที่แล้ว +5

    Wllh lii caato caadi maaha waa funny 😆

  • @xamdimaxamed6108
    @xamdimaxamed6108 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxa iga qosliyay lafoole wa fanan hhhhhh horay usocda family 👪

  • @shucaybinacabdi5204
    @shucaybinacabdi5204 2 ปีที่แล้ว +6

    H,h,h Wllhi Waa iga Qosliseen😀 Funny Tihiin

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaha ma beautiful favourite family ❤❤👌♥️♥️🥀🥰💯

  • @hafsoapdirashiid6251
    @hafsoapdirashiid6251 2 ปีที่แล้ว

    Alaa qosol badanaa arsumayaa iyo licataa fani ayaa tihin whli waa idin wataa horay usocda

  • @ismaaciilsuniyaale9225
    @ismaaciilsuniyaale9225 2 ปีที่แล้ว +5

    masH,allaH 😍💜

  • @sahrayuusuf6217
    @sahrayuusuf6217 2 ปีที่แล้ว +3

    Maansha ala qoys qurux badan ilahay waxan idinka baryaya inad isku duqowdan

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah awoowe gabadha noo ilaali oo yay naga dhumin hadan nahay reer USA 🇺🇸 illah ha isku kiin barakeeyo

  • @mucaadmouad4815
    @mucaadmouad4815 2 ปีที่แล้ว +8

    😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰🥰 ils sont vraiment magnifiques longue vie à vous wlhi waa qoslay

  • @poqoradainacabdi4626
    @poqoradainacabdi4626 2 ปีที่แล้ว

    Walal keey iyo domaa dhideey hore o docda

  • @fadumoabdi4328
    @fadumoabdi4328 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi laamaane aan jeclhy Alle haydin xiftiyo

  • @hanaaxmed3609
    @hanaaxmed3609 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan Ahay taageeraha lii iyo sumayo😘😍

  • @mohahas1540
    @mohahas1540 2 ปีที่แล้ว +8

    Asxaabta inta sugeeso vedio QALBI KAHADALKA Like isaara si uu licato u arko inta qof ee daneenayso 👍💯✅

  • @munaxasan7281
    @munaxasan7281 2 ปีที่แล้ว

    Lii caato dhirbaaxo dhunkasho ugu badalay mashaa allah wn kahelay

  • @choukriomar9138
    @choukriomar9138 2 ปีที่แล้ว +5

    Maan shaalaah ❤️🥰😇

  • @najaxcabdiraxmanmaxamed2543
    @najaxcabdiraxmanmaxamed2543 2 ปีที่แล้ว +2

    Lii wllo adiga iyo Hoyo sumayo hargaysa imada Ilahay darti🥺

  • @ohetsennesteho8843
    @ohetsennesteho8843 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Lamaane Qurux Badan 😂❤

  • @shukriinabishar4535
    @shukriinabishar4535 2 ปีที่แล้ว +79

    Mash Allah my favorite family ❤️❤️

    • @TIMIRQOLOFMALEH2024
      @TIMIRQOLOFMALEH2024 2 ปีที่แล้ว +2

      Shukri subscribe igu caawi walashey mahadsanid

    • @laylocabdi6110
      @laylocabdi6110 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha alha wlhi aad ayaa idiin jecelhy sumyo iyo liicato

    • @hapideeqa7425
      @hapideeqa7425 2 ปีที่แล้ว +1

      ❤️🥺

  • @umulkhermohan4314
    @umulkhermohan4314 2 ปีที่แล้ว +6

    ilmaha indaha qabsada🤣🤣🤣🤣🤣 wllh war badhaysa🥰🥰 licato🤣

  • @kalidabdillahi6389
    @kalidabdillahi6389 2 ปีที่แล้ว +1

    Sualaha mariya iyo Hakul ya niga macan

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว +25

    Mashallah beautiful family

  • @huthaahmeth0013
    @huthaahmeth0013 2 ปีที่แล้ว +5

    Anaaa uhoreeya fav couples 💑

  • @fahmadubat3610
    @fahmadubat3610 2 ปีที่แล้ว +10

    Funny guys 😄 🤣 😆 keep going ♥

  • @ayuopaliofficial2971
    @ayuopaliofficial2971 2 ปีที่แล้ว +2

    Prank ku soo samee lii caato ama lii caatooy prank sumayo ku sameee nooh

  • @fariixaabdirahmaan8600
    @fariixaabdirahmaan8600 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Allah idun xafido walaalahyga

  • @hanielmi5717
    @hanielmi5717 2 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkk Alla beerka sheekada shubanka 😁😁😁

  • @dekalovemoha9544
    @dekalovemoha9544 2 ปีที่แล้ว +4

    Lii Caato Maxaa Ku Riyootaa Miyaa Turjumi weeyday
    Riyada Caadiga ah Ee Hurdada Ma Ahan🙈🙈🙈🙈
    Waa Mustaqbalka Maxaa Jaceshay in Aad Noqoto Sidaa u Fahmay🙈🤔🤔😂

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 2 ปีที่แล้ว +1

    ilahay ha ina dayo amiinp

  • @faizamuhumed1492
    @faizamuhumed1492 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allh my family qurux badn ❤❤

  • @saynapsaidmoha9031
    @saynapsaidmoha9031 2 ปีที่แล้ว +3

    8:45 Waa iga qoslisay sumayo wllhi🤣🤣

  • @user-yh2xd6rk9o
    @user-yh2xd6rk9o 9 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah ❤🎉🎉🎉🎉

  • @xamdixasan7745
    @xamdixasan7745 2 ปีที่แล้ว

    Lii caato zxp baryahan danbe xigmadii baa kaa guurtay

  • @maariya1851
    @maariya1851 2 ปีที่แล้ว +6

    blease isku filan ikraan❤🤣😭

  • @maryamaruun8462
    @maryamaruun8462 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha allah walashey sumayo xijabka aa ku qurxontahy ee san lee u xijawaaw

  • @sucdiabdi2329
    @sucdiabdi2329 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a 1hr 22k another level leged wll keep going

  • @fadxijano9364
    @fadxijano9364 2 ปีที่แล้ว +1

    Labada qof ee aan ugu jecalahay social media lii caato iyo sumayo alle haysku kiin barakeeyo waan idin salamaya

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani marka kaligay ahay waxa ka fakaraa ganacsi leeee