How To Build Responsive Landing Page Using HTML CSS and JavaScript | HTML AND CSS Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • #somali #code #programmer
    HTML and css Af somali
    Hadii aad daneeneyso Barashada Web Developement waxan kuu diyaarinay Full Courses :
    HTML and CSS :😆
    dugsiiye.com/co...
    JavaScript From Zero To Hero 😆
    dugsiiye.com/co...
    The Complete Wordpress Development 😆
    dugsiiye.com/co...

ความคิดเห็น • 37

  • @dugsiiye
    @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว +2

    Source Code and File
    github.com/McHamoudaDev/responsiveLandingPage

  • @specialone1027
    @specialone1027 2 ปีที่แล้ว

    Eng
    .navigation-bar ul li a {
    Display: inline-block
    }
    Intaas marka aan sameeyay wax wax shaqeey nayo malaha xal sheeg

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  2 ปีที่แล้ว +1

      Eng iska hubi classka si sax usoo qaaday thanks.

  • @sadamali6691
    @sadamali6691 3 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad, waxaan rabay in aan ku weydiiyo
    Casharadii javascript Aad noo soo waday sida tudo app, weather app, asynchoronize js soo manoo wadid
    Waaba sugi la ahay 😍😍😍.
    Thanks you again 🙏

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว +1

      😊😊😊 Insha'allh Wan soo gelin Doonaa Don't Worry eng.

    • @sadamali6691
      @sadamali6691 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dugsiiye 🙏🙏🙏😍

  • @saadaqbulshaawi
    @saadaqbulshaawi 3 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher HUDA

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว

      You're Welcome

  • @somict1277
    @somict1277 3 ปีที่แล้ว

    Asc sxb Mc aad ayaad u mahadsantahay ugu horrayntii, casharkaagan waan daawaday dhamaantii aad ayuu u fiiicanyahay *five rates* ayaanna ku siiyey anigu, intaa kadib sxb waxaan jeclaan lahaa inaad react ka duubto course dhamaystiran maadaamo aysan jirin ama ay yartahay cid soomaali ah oo sifiican wax uga duubtay adiguna aad tahay full-stack dev ardayda soomaaliyeedna intooda badan aysan English-ka sifiican u aqoon mar Labaad aad baad u mahadsantahay sxb.

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว +1

      Amazing Aad ayaan kaaga mahadcelinayaa Saxib .
      Insha'allh React, Nodejs Intaba Qorshaha ayay igu jirtaa Wana soo Gudbianyaaa insha'llh .
      👌✌✌✌✌✌ Mahadsanid Markale .

    • @somict1277
      @somict1277 3 ปีที่แล้ว

      @@dugsiiye insha allah wll aad ayaad u mahadsanatahay

  • @bashiirmohamedxasan8494
    @bashiirmohamedxasan8494 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow! Thank you very much teacher. Wan kula soconaa ino so badi allah ka abaal mariyo cilmigaga sida wngsn aad ngu fa'ideeneso.

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว

      insha'allh You're Welcome eng

  • @sadiiqmukhtaar-m3d
    @sadiiqmukhtaar-m3d 11 หลายเดือนก่อน

    sxp adoo dada jijaanyn nav muqaal kaara kasoo samee

  • @Garanuuk
    @Garanuuk ปีที่แล้ว

    mc hamouda Guulayso sxb sida wanagsan aad usharaxday

  • @karimsapir
    @karimsapir 3 ปีที่แล้ว

    real estate website noosoo sameey teacher

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว

      Insha'allh ustad

  • @5Minute-yamyam
    @5Minute-yamyam 3 ปีที่แล้ว

    php php myq sql ayaan codsanaynaa

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว

      on the way waaye insha'allh .

  • @muhamedbenali908
    @muhamedbenali908 3 ปีที่แล้ว

    Thank you very much teacher, waxan rajaynayaa in aad soo dhigi doonta casharo aad ku samaynayso web applications.

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว

      Insha'llh Eng Adiga Ayaa Mudan.

  • @yazkaabdullahi3352
    @yazkaabdullahi3352 3 ปีที่แล้ว

    Eng source code github ku soo tuur mhdsnd

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว

      Insha'allh very soon wan idiinla wadaagayaa

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว +1

      github.com/McHamoudaDev/responsiveLandingPage
      halakna kala deg eng

  • @DeepakKumar-pg7ls
    @DeepakKumar-pg7ls 3 ปีที่แล้ว

    Please add source file

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว

      github.com/McHamoudaDev/responsiveLandingPage
      Thanks for your asking.

  • @ashrafsh.aburaja8979
    @ashrafsh.aburaja8979 3 ปีที่แล้ว

    how to solve js uncaught refrenceError: ducument is not defined
    teacher ado mahadsan iga yara caawi

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว

      *Document* sidan u qor ustaf

  • @cabdiraxmaan2794
    @cabdiraxmaan2794 3 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad aad iyo aad waan kaa sugeynay cashirada html css and javascript iskugu jiro.
    Marwalbana waan kula socdaa aad baa u mahadsan-tahay.

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว +1

      Insha'allh eng
      You're welcome

  • @Ayyubahmed930
    @Ayyubahmed930 ปีที่แล้ว

    MashaAllah keep going ustaad

  • @karimsapir
    @karimsapir 3 ปีที่แล้ว

    thanks teacher

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว

      You are welcome

  • @qaranproduction2888
    @qaranproduction2888 3 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว

      You're Welcome eng

  • @MohamedHassan-fc5yw
    @MohamedHassan-fc5yw 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

    • @dugsiiye
      @dugsiiye  3 ปีที่แล้ว

      Thank you very much :)