CABDI NAGEEYR & OO SHALAY WACDARO KA DHIGAY NEWYORK, WARAYSI

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 26

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +2

    NAGEEYE WAA WIIL SOMALIYEED OO MUSTAQBAL WANAAGSAN LEH OO KU DAYASHO MUDAN.

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah Nageyee horay usoco 🇸🇴

  • @inaxaajiciise8114
    @inaxaajiciise8114 2 ปีที่แล้ว +2

    Saxib c/xafiid wan ku salamay halyey somali aya tahay

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nageeye waa wiil dhiiri galinaya dhalinyarada somaliyeed. Runtii somalidu warka, siyasada iyo waxaan macno lahayn ayay jecel yihiin waayo bal hada fiiri inta qofee dawatay yaab!!. Hada hadii ay ahaan lahayd siyaasi somali oo waxan umadda anfacin kasheekaynaya kumaanan baa dawan lahayd. Guul guul cabdi nageeyo wll insha Allah waad kala xidhan doontaa orodka dadaalka wad.

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 2 ปีที่แล้ว +1

    NAGEEYE DADAALKAAGA HALKIISA KASII WAD SAXIB, GUUSHU WEEY ISKA IMAAN DOONTAA INSHAAALLAH 🇸🇴🙋‍♂️

  • @ruuneyadan1551
    @ruuneyadan1551 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah nageeye guul wacan walal dadaala wuu Gaara waad gaari insha allah

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi kal madii ahayd Abdi bile.
    Gaari lee ula baxnay. Way itaabatay 👏💯

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 2 ปีที่แล้ว

      Aad Iyo aad Subxaanallah

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend Abdi nageeya guuleyso sxp qali👏👏👏 you will be the best one in world

  • @deeqaidmanchannel2574
    @deeqaidmanchannel2574 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabaarakalaah walaal guuleeyso insha allaah

  • @naftanolasha5709
    @naftanolasha5709 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alah wllky hore usoco muruqana alle kucafiyo

  • @rahmafarah42
    @rahmafarah42 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi nageeye guul kaase kop

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 ปีที่แล้ว

    5 caadi Weeye Dadaalka Inoo wad wiilkayaga dahabiga insh allah Sanadka danbe kaalinta 1aad

  • @kingmo6456
    @kingmo6456 2 ปีที่แล้ว

    nageye is the best one i.a

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @generalkasomaliyeedofficie9389
    @generalkasomaliyeedofficie9389 2 ปีที่แล้ว

    Keep going to two legends of Somalia 👍✊🏾✊🏾

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 2 ปีที่แล้ว

    Guul ayaan kuu rajeyneynaa

  • @johndeo6013
    @johndeo6013 2 ปีที่แล้ว

    Keep it bro🙌

  • @mohamedelmi1926
    @mohamedelmi1926 2 ปีที่แล้ว

    Keep going brother Abdi nageye 💪

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 2 ปีที่แล้ว

    Channelka BRIT SOMALI TV baa loo bixiyay miyaa 😇👏

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 2 ปีที่แล้ว

    Waxan bahanay contact abdi nageeye, from Minneapolis”

  • @wadanigadhabtaa2671
    @wadanigadhabtaa2671 2 ปีที่แล้ว

    Libaaxwye ninkaan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 ปีที่แล้ว

    Waagu haduu Baryo
    Cagaha wax ha.laga Da.yo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saxansaxotube7864
    @saxansaxotube7864 2 ปีที่แล้ว

    M,a

  • @nimcocabdlaahi2644
    @nimcocabdlaahi2644 2 ปีที่แล้ว

    asc

  • @nimcocabdlaahi2644
    @nimcocabdlaahi2644 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰😘