Daawo:- Warbixin koobeysa waxii ka dhacay maanta xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 174

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 3 วันที่ผ่านมา +31

    Dad miskaxiyiyan u xanuunsan ayaa laleeyhay waa xildhibaano allow adaa dadkan iyo dalkanba u maqan dalku muu hagago ayaan leenahay waa dal dad walwaln wax laga weydiinayo subhanallah

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq 3 วันที่ผ่านมา +13

    Xasan nacas yare hala so xiro xasanada halaga qaado 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nacasnimo waa inaad shaqaale kale aad cod ka qaaday been ku socotid ceebi waa tan iyo caqli xumo dhamaanteed

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 วันที่ผ่านมา +11

    LAAKIIN MAASHA ALAAH XUBNAHA BAARLAMAANKU SIDEY UGA RAAYEEN BAABA YAAB LAHEYD IYAGA KELIGOOD BAA ISKA BUUQAYEY INTII KALENA FADHIGOODA KAMA AY KICIN SIDEY DOONAYEEN

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 3 วันที่ผ่านมา +7

    Ninkaan Firimbiga wato iyo kooxdiisa meesha haa laga saaro

  • @aminaosman1520
    @aminaosman1520 2 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allaah. Dowladda horey ayeey usoconeysaa. Umajojineyso xildhibano shabaab ah

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shabaabku sow adiga maaha xamar dadka canshuurta kaga aruuriyo sidee meel dowladi ka jirto waxaa uga dhacaan

  • @miraculousarabic4
    @miraculousarabic4 วันที่ผ่านมา

    Hadaaanu reer somali land Nahay waan hambalyaynaynaa komishanka dooorashooyinka qaranka sidoo kale inaad doorasho nabdoon aad qabsatan ayan idin rajaynaynaa insha allah

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 3 วันที่ผ่านมา +3

    Soomaaliya 🇸🇴hanoolaato ❤

  • @HassanHazaazi232
    @HassanHazaazi232 วันที่ผ่านมา +1

    Bbc cogrtulations 700k

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 วันที่ผ่านมา +9

    Meesha suuqa bakaaaraha ey ka dhigeen firinbi badanaa 😂😂😂

    • @shukrisharaf1358
      @shukrisharaf1358 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂 cabdule shideya so xasus tahay

    • @liibaanibrahim2507
      @liibaanibrahim2507 วันที่ผ่านมา

      @ haa wllh meesha waa fowdada cabdule shideye camal 😂

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 3 วันที่ผ่านมา +9

    HAMBALYO BARLAMNKA QARANKA SOMALIYED EE AAN U JOJINEYN KUWA AMXAARADU SOO DIRSATAY😮❤❤❤❤

    • @obeydabdala8102
      @obeydabdala8102 3 วันที่ผ่านมา

      Guul Soomaaliya 🇸🇴

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Beeni guul ma dhaliso ee waa jug jug meeshaadi taagnow sodon iyo afar sano waliba

    • @اممحمد-ج8ط6ظ
      @اممحمد-ج8ط6ظ 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ammat-t5m CIIL QABAHA JECEL INU AMXAAR U NACAMLEEYO AYAA QABA FEKERKAAS WAAYO WAA DAD LA SIXRAY OO CUQDAD AAN LA AQOON LA XANUUNSANAYA SIDA ADIGA WAYO MABA U ARAGTID INAD LEEDAHAY DAL HODAN AH MAXAN KUU GALAA?

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 48 นาทีที่ผ่านมา

      @@اممحمد-ج8ط6ظdalkaa ba a aaway dalka boob iyo bililiqo meel ku sheeg caruurta xamar laga gurubsanaayo sow adiga lagaama horjeedo horor oromo xamar u fadhiyo sow maahid xabashida la shilimayso dal waxba kama ogid adoo kale

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 3 วันที่ผ่านมา +1

    Gudoomiyuhu. Waa ninfiican oo xabishi ah hawshiisa ayuu hayaa dawlada oo dhan ayaa xaaran ah

  • @ElmiGutale-p1e
    @ElmiGutale-p1e 3 วันที่ผ่านมา +3

    Waa saxan tihiin,Hambalyo hambalyo.

  • @CabdikhadarIsmaaciil-f5i
    @CabdikhadarIsmaaciil-f5i 2 วันที่ผ่านมา

    Wedha ah asnsaxweye ADAN MAXAMED NUUR AYAA MASULYADEEDA QAADIDONAHA INSHA ALLAH

  • @ahmedfahiye9525
    @ahmedfahiye9525 3 วันที่ผ่านมา +2

    Meesha Mooryaan ba fadhida waxan dawlad laguma sheegi karo.

  • @محمدحسن-ق7ظ1ب
    @محمدحسن-ق7ظ1ب 3 วันที่ผ่านมา +5

    Xildhibaand leylo gulesot waxad tihin badbadiya yasha dalka Maalin ta qofe iyo cod ayad arki kuwan didan doowlad nimada waxey shacabka soomaaliya kahilan mana dooran dono jid iyo jaha did cadawga ushaqeya guul soomaaliya 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @RealQueen122
    @RealQueen122 2 วันที่ผ่านมา

    Waa lakala aragti duwanyhy walee Waxaanaa na maatalaayo yaab waaye wlh Allaha naga qabto dadkaann 😢reer somalilland waa u qiray 1 man 1 vote reer somalia dhaqankooda waa musuq maasuuq

  • @issaabdullahiaden6304
    @issaabdullahiaden6304 วันที่ผ่านมา

    Godoomiyaha waa nin karmeed Wale. Wxu sameyey ragnimo. Ragaan waalan ee Aqli ninkle kusocda oo lasoyiri kacbuuq abuura😂😂😂. Gedo🎉🎉people ❤❤❤

  • @CaliCilmi-f7n
    @CaliCilmi-f7n 3 วันที่ผ่านมา +2

    Hanbalyo hanbalyo hooray haloosocdo

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 2 วันที่ผ่านมา

    Madoobe oo dawarsan jiray oo lacag badan arkay malee

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 2 วันที่ผ่านมา

    Dunidu wey nagula yaabtay bal arka dadkaani 50 jirada iyo ka bdn ah siday u dhaqmayaan
    Allow adiya nabad ku weedisanena

  • @BaderAlmer
    @BaderAlmer 2 วันที่ผ่านมา

    Barlamanka kulahaa yaab dadkaasaa dalka 😢inay nootaliyaan larabaa 😢😢😢

  • @ousmanemouhamed-wz4pm
    @ousmanemouhamed-wz4pm 3 วันที่ผ่านมา +3

    Somalia dhalin yaro ayey u bahan thy odayshan dalan ha la badalo

  • @HassanCali-r5w
    @HassanCali-r5w 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaa imbagaati waasaas waxii kuyimid lacagta dhibkaas arka qof io cod sideelagu gaaraa

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaan waa ciyaal weero markaas bey leeyihiin waa xildhimaan

  • @abaydhaxan
    @abaydhaxan 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kani waa CIYAAL SUUQ FEREMBI wata! Muxuu inoo sheegayaa!

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 วันที่ผ่านมา +1

    CIYAAL WEERO SHARCI DEJIYAYAAL NOOMA NOQON KARAAN

  • @abaydhaxan
    @abaydhaxan 3 วันที่ผ่านมา +1

    Intaatadan wadankaan sharci u sameyn, marka hore adinku sharci sameysta. Waxaan waa howl CIYAAL SUUQ, Mooryaan, DAY-DAY, iyo JIRRI!!

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 3 วันที่ผ่านมา +1

    .FRÅN QURBO JOOGTA GILEEYSTA.BARLMANKEENII GUUL XAX

  • @salebanali5329
    @salebanali5329 2 วันที่ผ่านมา

    Kaasi waa ina abiibka xagaas

  • @HakimMagid-o4c
    @HakimMagid-o4c วันที่ผ่านมา

    Baal ega waxan kuwas baa lagu leyahay wa masuliyin wlh ayan daro aya somali haysata

  • @zuheyb_poi
    @zuheyb_poi 3 วันที่ผ่านมา +1

    hada kuwan cml ayaa xil nohayan karan yaab waay wllhi somaliyey melba na noowaday allah garabkeena galo😢

  • @LiibaanAllahi
    @LiibaanAllahi 2 วันที่ผ่านมา +3

    Aad iyo aad ban uga xumahay
    Raalinoqo AABE FARMAAJO
    adigaa dalkaan usoo laaban doono

  • @CaliMuusemaxamed-h2d
    @CaliMuusemaxamed-h2d 2 วันที่ผ่านมา

    Waa dad xanuunsan

  • @iamenes5863
    @iamenes5863 3 วันที่ผ่านมา

    Cidna loojoojin maayo 😊inta qaska wada inta wanaagsan baa kabadan

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 3 วันที่ผ่านมา

    Muqdisho wxba dawladi xamar

  • @shibis100
    @shibis100 วันที่ผ่านมา

    Ciyaalka xaafada oo xildhibaano laga dhigay Soomaali ilaah baa u maqan alow na badbaadi .

  • @JamalHusseinMohamedShimbirow
    @JamalHusseinMohamedShimbirow 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaan umaleynaa in firinbada ay qaalli noqon doonto ee walaalyaalow fadlan hanagu qaaliyeynina ma awoodnee.

  • @abdidahirabihi9275
    @abdidahirabihi9275 2 วันที่ผ่านมา

    Dad xanuunsan ayey meesha isugu keeneen.

  • @faycalaliabdi2790
    @faycalaliabdi2790 2 วันที่ผ่านมา

    War waxan maxay ahayeen sidiiciyaalka ku ciyaara siidhiga miyaysan umad matalayn waa 60 jirro faaruq ah walhi miyaysan inyarna isla xoshoonayn subxaan allah ilaahow xishoodka hanaga qaadin

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 3 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan xoog ayuu rabaa inuu kuxukumo dalka

  • @Hulbaale-h3n
    @Hulbaale-h3n 3 วันที่ผ่านมา +1

    dowladda shuruc hadii ansaxinayso wa in golaha shacabka loo qaybiya 3 maalin ka hor. ka dibna 1 maalin laga dooda
    maalinta 5aad cod qarsoodi ah loo qaada . lknse tuugnimo 2 gacmood taag ansax waaye.

  • @AbdikarinIsse
    @AbdikarinIsse 2 วันที่ผ่านมา

    Dadkas waaweyn ayaan Qeyr ka sugaynaa.
    Ansixida Qalad ha ahaato ama sax ahaato Lakin waa maxay Dadkaan fariibika xal u maleeya sida ‎ in Maskax looga jiro.
    Ragaan waaweyn hada Xaas iyo Caruur ayey masool ka yihiin ayaa lagu leeyahay🤔🤔🤔

  • @CaliGaas-z9h
    @CaliGaas-z9h 2 วันที่ผ่านมา

    Kuwaani xildhibaano uma qalmaan, waa in la xiraa kuwaan u qalmin.

  • @kafisamohamed2095
    @kafisamohamed2095 3 วันที่ผ่านมา

    Waa in aan fiimbi lala soo galin

    • @MustafaY-dm3cg
      @MustafaY-dm3cg 3 วันที่ผ่านมา

      Firinbi miyaa la ilaalin karaa hayska nafisaan 😁😁😁

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 วันที่ผ่านมา

    Beesha lixaad aaway?

  • @FAAIDO-n3h
    @FAAIDO-n3h 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ciyaal school ayaa laleeyahay way inimaamulayaan

  • @DALMARMAXAMUUD-l7x
    @DALMARMAXAMUUD-l7x 2 วันที่ผ่านมา

    Kuawaan hadaan xilka laga qaadin oon xabsi ladhigin wax kaweyn wazaan ayey soo wadaan Soomaaliyey haleeyska qabto kuwa qaska iyo fawdada kicinaya oo mar walbo utaaga shisheeye kalkaal nimo walaahi warbaa soobaxay

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch 3 วันที่ผ่านมา +1

    Koonfuta waxa haysta bulshadu masoodoorato

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 3 วันที่ผ่านมา +13

    Somaliland waxay noqotay meel ay soomaalida kale oo dhan ku daba dayato .
    Guul qaranka somaliland ❤

    • @Topspotstories
      @Topspotstories 2 วันที่ผ่านมา

      Sota u ninka hada madaxweyneha ka ah fiidh dadka ku garacay ma ilowday 😂

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 2 วันที่ผ่านมา

      OROMO af somali bartay

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa qayb ka mida gobolada soomaaliyeed oo qura

  • @cabdirisaq61
    @cabdirisaq61 2 วันที่ผ่านมา

    Nagudayda anaga oo somaliland ah laakiin hana mataline please 😢

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 3 วันที่ผ่านมา

    Afka as Muxuu ahaa Horta Cid u joojinaysa Majirto Wallee wadankan Waa kala tagay by bye

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo3282 3 วันที่ผ่านมา +2

    Hambalyo horaa loo soconaa insha Allah

  • @HassanAliAhmed-f2d
    @HassanAliAhmed-f2d 3 วันที่ผ่านมา +1

    Traffic ⛔ 😅 Police baa lagu dhex arkay golihii Parliament -ka.

  • @SuldaanFahad-u4x
    @SuldaanFahad-u4x 2 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks

  • @CiiseCaray
    @CiiseCaray 3 วันที่ผ่านมา

    Aadan madoobe waa jaariyad guriga Xassan Sheikh ka shaqaysa

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibaysaa, dadka iyo dalku huruu u soconayaa.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 วันที่ผ่านมา

    Dad xoolo ah ceeb badanaaaaa

  • @samiyafarhan1820
    @samiyafarhan1820 3 วันที่ผ่านมา

    🤣🤣🤣🤣xasan firinbi xilkaqaadis halagu sameeyo cida magacbateyna qofkii badalilahaa hakeensadaan qofkaan walan

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 3 วันที่ผ่านมา

    Bal firi subxanallah 12 xilibaan aya waxas oo xilibaan ah uu xayiran somali sharci kama jiro waliba askari huneysan aya nin an hub heysan gacan uu qadayo xaqiqdi xamar waa nabad please dorosho qoof iyo cod iyo farmaajo soo labo adigo nabad ah from cadaado

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 3 วันที่ผ่านมา

    Warranty Axmade madobe Waxaakamuuhiimsan midasoqabashada Jaahilkaas !!!!??

  • @Fahmi-px
    @Fahmi-px 3 วันที่ผ่านมา +13

    Somaliland ku dayda isleeyihiin doorasho qabsada. Lkin dad is maqlaya maaha 😂💔

    • @SharmarkeOmar
      @SharmarkeOmar 3 วันที่ผ่านมา +1

      ma maamulka isaaq ee iyaga is doortay waliba sadex xisbi lasoo shir yimid ayaa lagu daydaa, waliba waxaa meesha fadhiya iyo kuwa Argagixisada waa isaaq baarlamaanka soomaaliya ayaa kuu taliya dhulka iyo cirkaba

    • @Fahmi-px
      @Fahmi-px 3 วันที่ผ่านมา

      Futada ayaad ka hadashay. Adeer dimuqraadiyad ayaan isku dooranay oo waan isku tanaasulna. Adi 30 zano. Ayaad nabad heli laadahay madax mesha kuma haysataaN ​@@SharmarkeOmar

    • @yahyamohamed6198
      @yahyamohamed6198 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@SharmarkeOmar horomarka uu quuud jamuriyada somaliland adunka aya kaayabey . Alhamdoullilah. Somalia maa haagagiii doonta usku diinta uss cuuna

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 วันที่ผ่านมา

      @@SharmarkeOmarqaraar baa ku haya 😂😂 orod doorasho qabso

    • @maftuuxmahdi
      @maftuuxmahdi 2 วันที่ผ่านมา

      ​@SharmarkeOmar in aad ugafto umad dhan oo sheikh iyo shariifba leh aad xumaan ku sheegto waa caqligaga diinta ma ogolo in. qof khaldamay bulshodisa ku xukmiso lkn shakhsiyan falka nocas ah ee aad bulsho kukala qaybinayso waa nooca dalalka caalamku ka degi layihin waxd isledahy la dhera tahy lkn waxan ku sheegaya hadad afsomaligaga hagaajin waydo in wax ku dilay lagaran waayo

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 3 วันที่ผ่านมา +1

    BARMANKEN GUDMIYHA EEBE HAGLIYO JANNADA.WEEY NABDBDIYEEN GUUL

  • @CabdifitaxGutaale
    @CabdifitaxGutaale 2 วันที่ผ่านมา

    Dorasho qof iyo cod carurta Malo qabana ya ushegesan waxas war runta shega moryana yihin mesha waxa kuhesan wa fashil

  • @abdifatah8392
    @abdifatah8392 3 วันที่ผ่านมา

    Ninka firimbiga wata uma eka qof fayoow

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 3 วันที่ผ่านมา

    adeecada yahuuda miyaa🫴😡

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 3 วันที่ผ่านมา

    Waa dhaaqaan xuun

  • @AbuKhaalid-e5b
    @AbuKhaalid-e5b 3 วันที่ผ่านมา

    12 xildhibaan ee kismaayo ka yimid 6 aa diiday sharciyada micanaha 12 xitaa ma diidin miyaa nio dalkan halkee loo wadaa

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kuwani waa in jeelka la dhigaa

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL 3 วันที่ผ่านมา

    Hambelyo Golaha labada aqal ee baarlamaanka, Tariinka wuu dhaqaaqay cidna yaa loo istaajin. Hadaan nahay shacbiga Soomaaliyeed codkeena in aan dhiibano ayaan rabnaa.

  • @Sahro-xb3rn
    @Sahro-xb3rn 3 วันที่ผ่านมา +1

    axmed idin kaa kadaran 😂😂warla imaada gudi xalaala ka ta ga qab yaalada😂😂

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 3 วันที่ผ่านมา +1

    CIIDANKA NISSA WAXA LAGA LAGA DOONAYAA INEY SOO QABTAAN 12TOBANKA XILDHIBAAN EE LIDKA KU AH QARANIMADA LANA SOO HOR ISTAAJIYO MAXKAMAD😮

    • @KhaalidKhaalid-x2o
      @KhaalidKhaalid-x2o 3 วันที่ผ่านมา

      Ma iyaga ku dhaca 😂ma masakinti aad xamar iskaga dhex qaban jirten baad moodeysa dadkan waa niman laandheerayal ah

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wala sixray somali oo dhan wana sixran yihin dhaamaantod meel kasto aan jogno waana lo qayilay waa sixranahay aan ku daadaalno quranka ha la aqristo meelkasto an joogno dal iyo dibad saan macqul maha wax wayn ba qaldan gaalda isku kaya jeedisay indha sarcad iyo sixir an wax maqalno hala dadalo quranka quranka somali yey san xal maha calanki lakala qaybi somali lakala qaybi maxa no haray taala aayey

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy 3 วันที่ผ่านมา

    Wax aad dadka usheegtaan maheysaan

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 วันที่ผ่านมา

    Dastuurku waa heshiis Bulsho 🔥

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaas barlaman ah duni dhimtay

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 วันที่ผ่านมา

    FIRIMBI OO AAN TALAABO ADAG OO INTA KALE CASHAR U NOQOTO SOOMAALI MA XASILEYSO

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 2 วันที่ผ่านมา +1

    Suuqa waalida iibsha weeye meeshani hhhhhhh beecii firinbigaa xamar cirka isku shareeray

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 3 วันที่ผ่านมา

    Ninkan firibiga wata kismaayo iyo jigjjga awood ulama lahan baarman iskadaaye magalada dhexdede kayersiiyo firinbi marka ha isku xishoodo ayaan lee nahay

  • @DarbiAlbaab
    @DarbiAlbaab วันที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 3 วันที่ผ่านมา +1

    KAA SIIDHIGA😂😂😂😂😂 FIRINBIGA WATAA MA GARXAJIS BAA

    • @haydar378
      @haydar378 3 วันที่ผ่านมา

      Waa Huwanta kismasyo

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 3 วันที่ผ่านมา

      😂😂​@@haydar378

    • @KhaalidKhaalid-x2o
      @KhaalidKhaalid-x2o 3 วันที่ผ่านมา

      May waa darod jubbaland ah

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkk... Illeen Aadam Madoobe xisaabta ma yaqaan!
    Kulahaa 12 qof yey idin wareerin! Haddana wuxuu yiri, 169 mudane ayaa jooga, cidna ma aamusin, lix baa diidey, inta kalena waa ogolaadeen!! Lixdii kale ma xagga kale bay raaceen?!!!

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 วันที่ผ่านมา

    Somalin dad isku duwan waye lkn ana malikasto wa la is tuma😂😂

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 3 วันที่ผ่านมา

    Xasan firinbi waa in lasoo qabtaa ninka ow dilay kama fiicno hadaan lays xushmaynayn nin tabartiis noqonaynaysaa

  • @XamseCismaan-p6w
    @XamseCismaan-p6w 3 วันที่ผ่านมา

    Naw wlhi inaga daran soomaaliya

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 3 วันที่ผ่านมา +1

    Les isaacs ont leur isaacland, les issas ont Djibouti et les hawiye se fabriquent leur hawiyeland en l'absence au Parlement des Daroods qui ont 10 regions sur 18. Est-ce possible ? Les Darood ne sont pas des afars. C'est retour en 1991.

  • @MaaxCigaalOfficial
    @MaaxCigaalOfficial 3 วันที่ผ่านมา

    Barlamaanka Miyaanay Askari Joogin Miyay Ciidamada Millateriga U Dal Badaan Gudoomiyaha Baarlamaanku Jilicsanaa Sida Somaliland Ayaa Ciidamada Milateriga La Dalbadaa

  • @LafajabiyeYuub-dy8kx
    @LafajabiyeYuub-dy8kx 2 วันที่ผ่านมา

    Dadkaas ayaa laleeyahay waa madax oo u shaqeeyo bulsho waxa ay ka liitaan caruurta yaryar ee schoolka dhigta class1aad xitaa masameeyaan waxa ay samaynayaan kuwaan leh madax ayaan nahay dalku waxa uu la hagaagi la yahay unbaa laleeyhay sababtuna waa tan intay kuwaan iyo kuwa lamid ahba jogaan iska dhaaf dalku sidaan ayey ahaanayaa 😂

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 2 วันที่ผ่านมา

    Kuwi gacan qateen gaar ahan kuwi Boliska dileen waa iin la xirxiro laguna xukumo.

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan firinbiga wataa xayawaan miyaa xildhiban lama dhihikaree

  • @ibrahimbarre4120
    @ibrahimbarre4120 3 วันที่ผ่านมา

    Allhu akbar allhu akbar

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 3 วันที่ผ่านมา

    Kuwaan dhamaantooda hala bireeyo waa Israel oo midab madoow ah, waa dad nolosha ku dhintay

  • @HasanCabdi-f6v
    @HasanCabdi-f6v วันที่ผ่านมา

    Sidas ayaa loo baahanyahay
    Caada qaate xabsi daain halagu xukumo

  • @Faansahro
    @Faansahro 2 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliyey waligiin ma guulaysanaysaan hadii aad saan ku sii socotaan 30 Sano burbur kac iyo boob qaar ha aadaan qurbaha ilaahay baan ku dhaartee qof ma jirto idiin ixtiraamaayo oo idiin qadarinaayo maxaa yeelay wadankii ayaad burburiseen waad is disheen waad is necebtihiin waxaas dhan qabiil dartiis qabiil muxuu kuu Tari kaliya ilaahay wuxuu u sameeyey inaan is barano ma ahan inaad isku faano oo aan is liidno takoorno ilmihiin ayaa qaxaya oo wadan ay aqoon u lahayn tagaya oo nolol silac ku noolaanaya isku daya inaad markasto madax cusub aad doorataan lkn waxba kama dheefeesiin
    ii sheega maxaad isku dilaysaan ood isku necebtihiin waa yaab qofka soomaaligu wuxuu necebyahay Kan soomaaliga la ah maxaa yeelay waa qabiil kale laakin ma necba carabta ama nin cadaan ah soo ilaahay ma xaaraan timayn dilka qofka muslimka sidee isku dileeysaan kadibna waxaad dhaheysaan allow dalkeena dhibka ka qaad siduu ilaahay dhibka uga qaadaa adiga ayaa ku xadgudubtay wuxuu xaaraan ka dhigay dhiiga muslimka adigana xalaal ayaa ka dhigatay wadamada dhan aduunka way hormareen ilaa soomaaliya maxaa yeelay waxaa jooga dad aan caqli laheyn oo yaqaano kaliya dil boob kufsi ilaahay baan ku dhaartee soomaaliya waligeed ma fiicnaaneyso inta aad is cunaysaan is dilaysaan waxaan ahay qof soomaali ah waxaa aduun ugu necbahay soomaalida sababtoo ah wadankii ayey haleeyeen ilaahay kama baqayaan Kan i abuuray Ayaan ku dhaartee waxaan ka baqaa inuu ilaahay ku salado Israeli ama yahuuda heysata falasdiin soomaaliya waan ka xishiinayaa inaad ku abtirsado soomaali ama inuu qof iwaydiiyo halkeed ka soo jeedaa inaan ugu jawaabo soomaaliya sababtoo ah soomaalida waxay ka ha leeyeen wadankood sumcada qof kasta oo ajanabi ah ama soomaali aheyn markuu maqlo soomaaliya caqlii waxaa ku soo dhacaya dagaalo dil kufsi qabiil iyo dad waalan wuxuu ku oran soomaalida waa dad xun waarun hadalkiis qof wadankiis kharibay oo burburiyey maxaad ka filan Caro eebe Ayaan uga baqaa soomaaliya

  • @aarkamaanta2972
    @aarkamaanta2972 2 วันที่ผ่านมา

    Markaad afmishaar muqaxiyaha siyaasada kafakaqayo aheyd, ood xildhiban qabyalad kunoqatay waa iskasidan😒

  • @abdikarimmohamed8818
    @abdikarimmohamed8818 2 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan Xaadoole wax ka waalan buu arkay,
    Niman dhan oo dad matala inay firimbiyaan waa waxkale, wadanka maxaa ka qaldan baan leenahay so nimanka noocaa ah baa ina metela waar magaciin ba,ye na dhaaafa

  • @Gamboole
    @Gamboole 3 วันที่ผ่านมา

    Wadan lacg ka shaqeenays0,,,,,,
    Adan mad00be ilaa 50000 aya l00 dhiibay

  • @Zakisaid11
    @Zakisaid11 3 วันที่ผ่านมา

    Kuwaa aya italiyaa dadd

  • @Dufaan
    @Dufaan 2 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaanka sarkaalka feedhay wuxu ku kacay fal dembiyeed waana in ay xabsiga dhigaan weliba maxkamad la saara sarkaal amni ah oo badbaadin ku jira ayuu weeraray ta kale somaliland hadii aad isleedihin ku dayda dhooqo ayad uga dhici doontaan waayo Alle bini,aadanka isku caqli iyo isku garasho kama yeelin barlamaanku sida caadiga ah waxa laysku maquuniya cod xasidnimadu waa waxa koonfurta halkaa dhigay tusaale kale hadii aan ku siiyo somali galbeed marki Ethiopia la raaciyay waxay ka cararayeen somaliland iyo isaaq nacayb Allena wuxu kaga dhigay xabsi weliba lagu xasuuqo iyaga oo firxad ah ayay somaliland jogan weliba ganacsiyo ku leeyihin wx kubarteen si miyir qabta u fekera ayan odhan laha oo dantiina ah qofkale dantiisa haka fakerin

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 วันที่ผ่านมา

    Looma dhama 🔥

  • @shabanja3432
    @shabanja3432 3 วันที่ผ่านมา

    kuwan waa mooryaan