SHORT FILM XOOLAHA XAASKA DHAC XILDHIBAAN KU RAADSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 160

  • @user-xk5ez9ch3e
    @user-xk5ez9ch3e 3 ปีที่แล้ว +26

    Alle Qurankiisa Wuxuu Nugu Sheegay Xijaabka Inu Waajib Yahay Sida Diinta Islaamka Ugu Faanaysaan Xijaabkana Alle Ha Idiinku So Hanuuniyo Aduunka Qimo Male Akhiro Imtixaan Aan Noqosho Lahen Ayaa Ka Jiraa Dhamaanteen Alle Ha Naga Yeelo Helu Janna Yarab

  • @Faiza_shiiqow
    @Faiza_shiiqow 3 ปีที่แล้ว +8

    Short Film micno weeyn ku fadhiyo waa ka baxsateen Fadumiina iyo aAbdi maaxi munye 👍❤

  • @amishigcl8447
    @amishigcl8447 3 ปีที่แล้ว +4

    Ameen ameen ameeen ailahayoow wadankena noo dhajii ayaa rabii 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatxiabdalla4371
    @fatxiabdalla4371 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah laki io fadumiina isla jira wx isla soo duubayo ilah ha ituso amiin

  • @yusufabdulle5295
    @yusufabdulle5295 3 ปีที่แล้ว +2

    waa sabiibaxaa markii dhahay ra.iisal wasaaraha aan ka dhul bilaabay kulahaaa faadumiina wlh waa jilaaa farta ka xiran alle hanoo dhaafe ❤❤❤❤❤😍😍😍

  • @cabdisalaneemid7911
    @cabdisalaneemid7911 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah fayow horey u soco masul ad kentay

  • @leyoulema5688
    @leyoulema5688 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh lawa fanaan aan tageero cabdi maaxi munye fadumiina cadey allh ha idin xafido

  • @mulkihappy
    @mulkihappy 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadii ruwayad adi wadin fiirsan jawigeyga jag ma ahan keep going ayan ku leyahay my queen❤❤😘

  • @nurto7500
    @nurto7500 3 ปีที่แล้ว +4

    Wow fadumiina iyo munye🙏👍💓

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal gabadha qaawaneey is astur, maanta waa aduun baritona waa aaqiro

  • @saamiyainduo733
    @saamiyainduo733 3 ปีที่แล้ว +2

    Munye waan kahelaa meeshii uu joogo waa raadiyaa Faadumiina was qosol miuran caadi ma ahan 2fanaan oon jeclahay iyo ruwaad xaalada qurbaha dhibkiisa ka tarjumeedo .ilaahay caruurta hanoo hanuuniyo Aamiin

  • @waxqabadchannel6668
    @waxqabadchannel6668 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah fadumiina iyo munye taageero buuxa

  • @allaaaminadoonalla1237
    @allaaaminadoonalla1237 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaaheyow noo kori owlaada oo noo hanuuni yaa Rabi.

  • @nafisaosman4214
    @nafisaosman4214 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw fadumiina iyo walaalka munye maaxi mashaa allaah

  • @maxamedcade3006
    @maxamedcade3006 3 ปีที่แล้ว +12

    Hhhhhhhhhh
    Qof iga qosida waxaan ka arkay faadumina reysulwasarahan ka dhulbilaabay kulahaaa hhhhhh

  • @aishahussein7880
    @aishahussein7880 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah xabibti miinaa kuwii oo xujo wan usheegay miinaa ahi kanin mafiirsado

  • @minamahammed940
    @minamahammed940 3 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣 fiijaan gaxwo ii keen.
    Shimee igu danbeesay .
    Mama macaan aad isoo .♥️
    xasuusisay alay Raxma.🥀🥀🥀

  • @susum9099
    @susum9099 3 ปีที่แล้ว +2

    Laba jiilaa baa is helay👍

  • @ayannaabdirahman3833
    @ayannaabdirahman3833 3 ปีที่แล้ว +5

    #FAADUMIINA😍 *FANANAD QARAN💫👑💋NAAG JIDHAA THY NOLOW HUNO* 🥰

  • @faizamuhyadin6522
    @faizamuhyadin6522 3 ปีที่แล้ว

    Fadumiini meel kujirto onuureynin maleh masha alah cimri dheer iyo cafimad alaha kusiiyo

  • @basrodahir61
    @basrodahir61 3 ปีที่แล้ว +5

    Fahdumiina io maseer inty la kala geena 😂😂😂😂😂m.a❤❤💋

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️ fadumiin 👑💋💋

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Tlhi dhulka abaay Faadma maanta luqadaada waan ka helay

  • @waaberiqaasimhilowle9107
    @waaberiqaasimhilowle9107 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa alaah ina adeer hore usoco

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 3 ปีที่แล้ว +2

    Big respect for both 👏 🙌 i love you guy's ♥ ❤ keep going

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว +1

    Qof weyn oo qaawan qurux maleh, gabdhaan sidey u qurxoon tahay iyo is qaawan taas walle is a raacsan Dadka taladooda imay qAdataa u fiican, waa gabar aad u qurux badan dhiigii soomalida ahaay EE asalkaa Ayey leedahay midabka ii qurxoonaay ee xinti ahaay ayee leedahay Walaahi asal weeyan nafaxaad pls is astur

  • @izmacilizka1047
    @izmacilizka1047 3 ปีที่แล้ว +6

    QUEEN fadumiina kuwata

  • @Anjali-ps5qq
    @Anjali-ps5qq 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilhan iyo adiga wllh aad ayn nii jecllhy guuulesta xbbti

  • @naimaenow7060
    @naimaenow7060 3 ปีที่แล้ว +3

    Ascw.Hori u Soco 👍👍👍❤️

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 3 ปีที่แล้ว +2

    Isku fiicnaan lehedeena fadumiina iyo m.maaxi film ina noo jishiin ee fidno aa socota ilahey ha idinka fogeeyo Amiin by Osmaneto

  • @umuahmedwali8094
    @umuahmedwali8094 3 ปีที่แล้ว +1

    Ale jecli yAaa faduumin waku xisay walahi nolow horayna usoco lakin filimka qalaladkisa away

  • @iqraabdiqaasim2600
    @iqraabdiqaasim2600 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh faadumiina Legend baatahay Quen

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilmako risbaan kujiraa ilaahow ha igu khasaarin

  • @dahabadollar9697
    @dahabadollar9697 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk fadumiin walhi waan kujeclahy horoy usuco fani ayatahy

  • @somalidadusseldorf2349
    @somalidadusseldorf2349 3 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkk fadumini kepgong wlhi u comendy

  • @umamiin5202
    @umamiin5202 3 ปีที่แล้ว +2

    Cadi mahaan noso badiiya🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan iyo gabadhaan ma isqabaan waxaan fanaanimo ka wayne

  • @umuayman2176
    @umuayman2176 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadumiina iyo munye jiliinkiina jecliyaa

  • @user-dr6jr2fx1v
    @user-dr6jr2fx1v 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah ayaidinleyahay

  • @khadijahaaji737
    @khadijahaaji737 3 ปีที่แล้ว +5

    Faadumini is daji kkk hadii kale dhiigkar iyo sokor u diyaar garow.

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah fadumina Habo mac ❤️😘🥰😅🤣🤣

  • @naimonalka1116
    @naimonalka1116 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah abaayo 🌹🌹🌹🌹

  • @marianali9559
    @marianali9559 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi waa sax waa wax na heysto

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumina iyo Munya caadi mahan keep going💖❤👍

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiina cadey horay u soco xabibti 😍😘🥰❤❤❤❤👍

  • @umidiini6234
    @umidiini6234 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going xabiibti❤️💋

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my walalaheey anigane isoo booqo

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 3 ปีที่แล้ว +1

    Rezul wazaarahaan ka dhul bilaabay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 faadumiina waa ku wadanaaa😅🥰

  • @nuuramaaow5641
    @nuuramaaow5641 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allha 🤴🤴🤴🤴🤴❤❤❤❤

  • @hamiidaofficial148
    @hamiidaofficial148 3 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah adi matihit❤❤❤❤❤

  • @hooyomcn7507
    @hooyomcn7507 3 ปีที่แล้ว +2

    Faadumiina hadaan kuku soobiiray 💓💓💓💓💓💓💓💕💕💕💕💕💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🤩😍😍😍😍😍😍❤💖💕

  • @faadmamaxamed1434
    @faadmamaxamed1434 3 ปีที่แล้ว +10

    😃 😃 Wlhi fadumiina caadi matahit wllhi hore usoco xayaati fanaanada

  • @faatimasariif2715
    @faatimasariif2715 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah 👌👌👌👌❤❤❤❤❤❤

  • @warsancadeeymohamed2473
    @warsancadeeymohamed2473 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadmina cadeey man sha alaah cadi matahid hure usoco

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂fadhumiino legend I like watching her riwayaad

  • @hfhdjjtiir4u329
    @hfhdjjtiir4u329 3 ปีที่แล้ว +6

    Horey usoco

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow laki waceys iyo huuma ine ruwayad sowada jilaan meyla sugoosa

  • @ladanabdiraxman3416
    @ladanabdiraxman3416 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my queen 👑 keep going

  • @saidamahamed1950
    @saidamahamed1950 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep go ❤️❤️❤️❤️😂😂😂😂😂💕👍

  • @nagaadahmed5540
    @nagaadahmed5540 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk wasiirka arimaha wareega

  • @halimah7164
    @halimah7164 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah maadumiino lakin ani turjumaan baan u baahanahy ma fahmo hadalkeeda

  • @ramzyramzy9340
    @ramzyramzy9340 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadumiina ❤❤❤❤❤❤❤

  • @drsiqradagan1750
    @drsiqradagan1750 3 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco walashey fdumah🥰🥰🥰🥰😘😘

  • @wardoali3298
    @wardoali3298 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk masha allah hore hosocda

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaal is astur hooyo somaliyed ba tahay

  • @arwitalovely6200
    @arwitalovely6200 3 ปีที่แล้ว +1

    Raizul wazaraha ku dhul bilaabi😅😅😅😅😅 Am dead

  • @kalay9083
    @kalay9083 3 ปีที่แล้ว +1

    Nice sis and brother

  • @saamiyainduo733
    @saamiyainduo733 3 ปีที่แล้ว +1

    Quuso khamiis aa la quustaa hhhhh gaabdaa suuleeye ala qosol badanaa

  • @maaidoxuseen3468
    @maaidoxuseen3468 3 ปีที่แล้ว

    Naag aqlikada ku dhaq ika dheh wey ika badiyeen 😁😁😁

  • @zeynabmaxamed6701
    @zeynabmaxamed6701 3 ปีที่แล้ว

    Fadimiina qosolka adunka 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk hadleey kuu soo gashay 29

  • @karrinaomar6336
    @karrinaomar6336 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk afkii najeeriyan camal

  • @adanyusufaliallhuakbar4152
    @adanyusufaliallhuakbar4152 3 ปีที่แล้ว +2

    MAAY MAAY LA'AAN MUUNA MALEH

  • @yasminbilleelmi2593
    @yasminbilleelmi2593 3 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂qofka kaliya iga qosolsiiiyo fadumina cafimad ku nolow

  • @Boolimoogchannel
    @Boolimoogchannel 3 ปีที่แล้ว +3

    Faadumiina ninkeedi ee heshay riwaayada hadey toostay oo daawasho leedahay,

  • @bilanbeauty8208
    @bilanbeauty8208 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah keep going

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamina kuluc miyaa lagu soo badaley looken qawan

  • @cadar1499
    @cadar1499 3 ปีที่แล้ว

    Good job

  • @sahraabshirow4211
    @sahraabshirow4211 3 ปีที่แล้ว +6

    ❤️❤️❤️❤️❤️🌹

  • @yasminali1743
    @yasminali1743 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk timaha sogoso kulahaaa kkkkkk caadi matahid

  • @dadirkhasare8033
    @dadirkhasare8033 3 ปีที่แล้ว +2

    Se ku eri kulah 😂😂😂 fadumiina gacan ku tag

  • @amishaali486
    @amishaali486 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiina🥰

  • @busloowali4767
    @busloowali4767 3 ปีที่แล้ว +2

    Faadumiina darteed u daawada channel kaan

  • @lailawali5105
    @lailawali5105 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wa suuxay

  • @faadmamaxamed1434
    @faadmamaxamed1434 3 ปีที่แล้ว +5

    💞❤️🥰🌹

  • @ayancumar1464
    @ayancumar1464 3 ปีที่แล้ว

    Fadumina naag walan wye kulaha aniga wali ma ikorin

  • @kiinibraahimhaaji950
    @kiinibraahimhaaji950 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh gadaa sulee aaaa

  • @lailawali5105
    @lailawali5105 3 ปีที่แล้ว +1

    Cadi mahan

  • @zamdahir3513
    @zamdahir3513 3 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha hadeeyo duqayshinkiiba sidan ahe yaryatkina maxaay samayn

  • @fadumoqurux3825
    @fadumoqurux3825 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 🥰♥️👍🏼keep going

  • @wardojoofle2156
    @wardojoofle2156 3 ปีที่แล้ว +1

    war fadumiina like siiyo plz

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😭😂 ambarasi ayaa igu samaysay

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma xaaskisa muxuu u qaaday yaa u baneeyey muslim ban nehee

  • @rasshidahmed2041
    @rasshidahmed2041 3 ปีที่แล้ว +1

    asc munye wan ku xisay sxb

  • @fadumahussein8797
    @fadumahussein8797 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiina ani lee ohayo 😁😁😁😁

  • @cch746
    @cch746 3 ปีที่แล้ว +1

    Munye beebiy

  • @karrinaomar6336
    @karrinaomar6336 3 ปีที่แล้ว

    This is better one

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 3 ปีที่แล้ว +1

    Naag chubby ah oo cayilan oo dhar qaawan soo qaadato wax ka foolxumo badan ma leh.
    Dhar asturan iney soo qaadato yaa u diiday.

  • @axlaamchannel3696
    @axlaamchannel3696 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo apyo qepo badan noga dhig oky

  • @qaaliqumanofficial6972
    @qaaliqumanofficial6972 3 ปีที่แล้ว +1

    Ar adina rer kaf iyo kala dhari maka sotakty