WAXAN KU DHEX AMBANAY CAYN.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @yusufkalib4577
    @yusufkalib4577 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allaah, waa dhul aad u qurux badan. Mahadsanid Caalin Abyan.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Ada mudan sxb

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 หลายเดือนก่อน +2

    HADHOOW MARKA MAGSALADII KU NOQOTAANBA,
    ILBAX LIBAAX INTOO ISKA DHIGTAAN HAA.
    ODHANAYSAAN, WAAR KAASI
    WAA REER MIYI.
    IMIKANA REER MIYIGIIBA,
    XAGEEENU MARNAA DA HAYSAAN!!!
    YAA ADEER ABYAN.
    TAKE CARE

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Wa sax NINA MAGALADA AYU YAQAAN NINA MIYIGA MARKAD KA TIMADID HALKAD TAQANAY BADAW AYAD TAHAY

  • @s-hayna6421
    @s-hayna6421 3 หลายเดือนก่อน +4

    waa dhul aad u qurux badan, waa ilaahay mahadii. caalin abyan mhdsanid bro

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน +1

      Ada mudan wallo

  • @BurhanhasanBurhanhasan
    @BurhanhasanBurhanhasan 3 หลายเดือนก่อน

    Caalinow muuqaalkaaga Arin muhiim ah baan kadhex arkay saaxiibow ila soo xiriir

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 3 หลายเดือนก่อน

    Nicmada alle siiyey ❤Somaliland❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 หลายเดือนก่อน

    War is ilaali ilahay haku xafido guuleyso hore u soco

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Amin Mahadsanid

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 3 หลายเดือนก่อน

    Miyaydaan bahalo ka baqayn hub ma sidataan

  • @AsadSeed-et5hc
    @AsadSeed-et5hc 3 หลายเดือนก่อน

    Waayeel malumo ee uulug goaa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Saw maha

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah dhulkeenu qurux badanaa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid

  • @hassanabdi2742
    @hassanabdi2742 3 หลายเดือนก่อน

    Nio maxaad ku duubtaa video ma mobile 📱 youtuber miiga ah bn rabey inaan noqdee.

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 หลายเดือนก่อน +1

    *_Mahda sanida inaader xasusti yarnti iyad dib igu celisaye ma abtaya haa inadee buuraha iyan ku dhax abday goor fiida markasu warbe weeyni ii haley wu igu so cararay aniguna meshi iyan ku qalalay 7 iyan aha warbi oo yaban oo kolba dhinac iga waregaya ee gaylo dhaan dirsanaya oo uuda haya iya layga so gaadhay ee isna uu yabanyay uu is leeyay waxu ma qoriba marka hadu bahal ini so weraro loma cararo wayo bahalada dadka cuna waxay jeclyin marku waxay cunayan uu cararan_*

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Maxad inogu soo duubi wayday ?

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 หลายเดือนก่อน

    dee isaga kuma lumin a adiga is lumiyay sowta diiday wadaii uu ku marin laha aad tidhi naga da tan baanu maraynaa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Saw maha ana hadana qaladka laha .

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 หลายเดือนก่อน

    diyaaraduhu waa spy

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 หลายเดือนก่อน

    Waa xagee gobolkee???

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 3 หลายเดือนก่อน

      Saaxil

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Gobolka saxil degmada shekh magalada isku dar .

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 หลายเดือนก่อน

    Halkaan waa cyne SSC ardiga ugu quruxbadan somalia dhulos country

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 3 หลายเดือนก่อน

    CAYN ma'aha. Wuxuu u jeedaa kayn. Meel dhir badan.

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 3 หลายเดือนก่อน

    cabdiraxman cismaan caalin abyan nafar guyoobe ah oo reer cismaana indr waan kusalamay

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah keep going

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii halkaa Aad is tidhahado waxa ka dhiso waa lakuu diidaya dhilkaa iska banaan yaab somali yaa waxa u qaban kara war iga taga 😢

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 3 หลายเดือนก่อน

      🤣🤣🤣Adeer ya ku yidhi wa dhul banan dadba dagan oo ilashta oo ka owoow ka owoow dagan ee iska hubi

  • @Caasha739
    @Caasha739 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haydin xafido wall waa inaad taxadirtaan meeshu waa meel aad & aad u qurux badan oo barwaaqo ilaahay dhigey gaajadaaba idiinku daran

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wall

  • @ahmedmahamed8193
    @ahmedmahamed8193 3 หลายเดือนก่อน

    Waa buurta wagar

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน +3

      Buurtu wagar maha waa buur kalee sheeg

  • @abdiqaniahmed860
    @abdiqaniahmed860 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah waa dhul aad u qurux badan

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah very beautiful

  • @hassanabdi2742
    @hassanabdi2742 3 หลายเดือนก่อน

    Qurux weynaa dhulka m.a

  • @warsamefx3349
    @warsamefx3349 3 หลายเดือนก่อน

    caalinoow muuqaalku drone tuu ku qurxoon yahay waayo drone tu dhulka oo dhan bay natusaysa buraha dooxooyinka qurux m allah

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 หลายเดือนก่อน

    waa meeshii ugu quruda badnayiid dhulkaad marayiisay oo dhan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid

  • @AbdiEgal-wl5iq
    @AbdiEgal-wl5iq 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Tabarakallah

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  3 หลายเดือนก่อน

      Ma inaan ambanay aya Masha Allah ah ?

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 3 หลายเดือนก่อน

    Dhulka hadii aan wax laga beerayn waxba faa iido malahan

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 3 หลายเดือนก่อน

      Dhulka adeer adhiga iyanu ku raacana iya laga yidhi dee

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 หลายเดือนก่อน

    waa soo beautiful manshaa Allah walahi ❤

  • @mohamedcirro4815
    @mohamedcirro4815 3 หลายเดือนก่อน

    Gobolka saaxiil miyaa

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 3 หลายเดือนก่อน

      Haa galbeedka degmada sheikh buuralayda golis ee gacanlibaax

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 3 หลายเดือนก่อน

      Haa wa gobolki saxil buura leeyda silsilada golis Ama gacan libaax ila sheekh ka si shiisheeya xaga kalana ila madheera

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 3 หลายเดือนก่อน

      @@dhashisheekhisaxaq9514 south saxil and north saxil

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 3 หลายเดือนก่อน

      cinwaanka eeg cayn waa xagee

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@aminafgh2127
      Cayntu caayntaad modey ma aha waxba ka dhex guuxaye cayntu wa meel dhir badan iya caayn Ama kaayn la yidhada waxu ka wada meel dhir leh iyan ku dhex ambaday mida kala caayn ma caynaba iyad ka wada caynabi mayada buuro ba leh wa dhuul hoowde halkani wa gacan libaax iyo silsilada golis ee gablka saxil