Deg Deg Deni Oo Dekada Garacad Siiyey Imaaradka Una Hiiliyey Itoobiya, Weerarka Atmis Ee AS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 60

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 2 หลายเดือนก่อน +8

    Dani waa gumaratoore gobal haduu dabadhilif Ethiopia 🇪🇹 uu noqday shacabka iyo dawladuba talaabo cad haka qaadaan
    Oo xilka haga qaado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bismolah mamulgoboleedkasta ha iibsade gobolkiisa 😢😢😢😢😢 cadey udarantay waa jiilka soo socda oo dal la,aan soo wajaheyso odoyaashan dal iyo dad kakalajecla waqtigooda waasoo dhameysteen iibsade goboladaad xukuntaan❤😊

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 2 หลายเดือนก่อน +8

    Hassan Sheikh abniga xamar wax haka qabto.oo ha badbadsho.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 หลายเดือนก่อน

    Waa warr dhab ah 😂,Numbrologicaly approved,(5 y) fursadi fakatey waqtigii baa gaarey,

  • @daudshardi6655
    @daudshardi6655 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dani waxow Credit card Ayuu Kala jaray Malaha. Waa is dhiiibay Dani masul mahan Madaxa Ayuu dhiiqa lagalay

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shame of leader puntland

  • @HghhgjHgiuhg6
    @HghhgjHgiuhg6 2 หลายเดือนก่อน +1

    QOF WARKAA UU KU HADLAAYO AAN MACNENKARIN BAA UMAD MAS UULIYA U SHEEGA WAAYO DIFAACA ITOBIYA WAA I OGAADA INAAN JAAJUUS ITOOBIYA AHAA KELIGII MA AHA WAXAN HOWLO BADAN WAA IN LAGA QABTAA

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dani Dibiro ishaan kugu heeynaa

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dhibatada somaliya heeysato 1 waxaa ka ah maamul goboleydyada dowlada somaliya xamar bas ayeey xukunta waa musiibo tan

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 2 หลายเดือนก่อน +1

    DANI WAA NIN ITOOBIYA AY BAHDISHEY. (BLACK MAIL). FARO AYAA LAGA HAYAA. MARKAA MASUUL MA NOQON KARO. WUXU KHATAR KU YAHAY QARQNNIMADA UMMADDA SOOMAALIYEED. SHACABKA GAROOWE WAA INAY ISKA QABTAAN. WAA BASAAS ITOOBIYA U SHAQEEYA. WAA IN TALLAABO CAD OO DEGDEG AH LAGA QAADO.

  • @Sicidgelley24
    @Sicidgelley24 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dani wa kaligii cune muse biixi wa kaligii cune ar hunguri maxow ahay yaab war madaxda 8:12 intow ka aaday xishoodkii

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 2 หลายเดือนก่อน +1

    Biri Markow Madaxwenanimada isku So Sharaxo Madaxtoyada Somaliya inow Fadhiisto Cawa Riyadiisa Burburtay Wixi Dowlada Kala Dhaxeyo Ma Aha inow Cadow No So Horkoco Dani Waa iskuvXaarye Cawa

  • @AxmedMuxumedMagan
    @AxmedMuxumedMagan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye uunbaa ku rafta umada soomaaliyeed goormay somali kala tashatay si fiican u hurda

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 หลายเดือนก่อน

    Danina wuu doorsoomey,somaliya na Itoopia ayaa qabsaneysa in ka yarr(5 sano) sidaasey somaliya ugu dhamaatey,ama qarracan ama noolow waad arkiye,

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mexee ku kala gediisanyahii Bixii Gobalada waqooyi iyo Denika Putland oo Ethopianka u doonaya Dhul iyo xeeb Somaliyeed inee u goyaan

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Deni ma siin karaa

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 หลายเดือนก่อน +1

    SACIID DANI MA WAXAAD3KA DOORATAY UMADDA SOOMAALIYEED CADOWGA ITOOBIYE WAA WAX JAA SOO URAAYEY.

  • @JamiilaNuur-k4z
    @JamiilaNuur-k4z 2 หลายเดือนก่อน

    Riyo waa caadi dadlka dad baaa leh ee

  • @AbdiGabobe
    @AbdiGabobe 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hah.caku.siyasad.xumida.madaxda.somaliya..deniyow.kanoco.siinta.imraka.dekada.garacat.kanafogow.walalsiga.itobiya.wakutariq.diwanka.nogalidoonta.

  • @FadedTer-sc7sb
    @FadedTer-sc7sb 2 หลายเดือนก่อน

    Puntland oo somaliland ka maseeraysa😂😂

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 2 หลายเดือนก่อน +2

    waligeed majeerteenya itoobiya waa u dabadhilifeyn jireen oo wax uguba maahan balse dhib ayeey majeerteenya siyaad sanayaane itoobiya waxba kuma tarikaraan

    • @mohamedgurey1487
      @mohamedgurey1487 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaad u niikin jirtay afweyne markuu dadkayaga xasuuqi jiray, markuu kugu bilaabayna waad baraarugtay oo adba itoobiya dabadaad la gashee maad caqli keentaan aan ahayn puntland 24 beri ayaan ku burburinaynaa, xaasid ma aflaxo, siyaadna ma aflaxin , gurguurte isna ma aflaxayo, hadaad walaalkkaa xaasido cadawgaaga ayuu saaxiib ka dhigan.

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 2 หลายเดือนก่อน

    Malikasta waxan leeyhay amxaarada ito tigreeda iyo cadowga muslimiinta dhulka alaha lagooyo

  • @mohamedgurey1487
    @mohamedgurey1487 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii madaxweynihiisii yiri puntland waxaan ku burburin 24 maalmood, maxaad ka filan inuu sameeyo, war ninkaan waalkan ee xamar fadhiya wadanka ka qabta, hadii kale AS ayaa maalkin kasta idin xasuuqaysa, SSC ma aqoonsanayo kuwo wadanka leh waan ka goaynaana lacag ayuu siiyaa puntland oo weli ka mid ahna lacagii wuu ka jartay waana dumaniyaa ku haya , war hoy ninkaan wacaysle ma dhaafsiisna ee wadanka ka qabta dhikteetarkii uu badalay ayaa dhaamay waayo kaas ayaaba dhinaciisa qabiil kastaa agtaagna tuugna aan ahayn, ninkaan dhulkii iyo dadkiiba iibsay, siyaad bare ayaan ka diidnay aan ku dulmiyo ee walaal ila noqo,

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

    • @bilanxaawo7274
      @bilanxaawo7274 2 หลายเดือนก่อน

      Qof nacas ah ba tahay hadii nacas jiro waa adiga makula tahay in abiye axmed u taako ka mid ah ethopia somali siin laha abiye cada qaate maha

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Xuduudaha afrika hala dhawro

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 2 หลายเดือนก่อน

    PUTLAND WAXAY KA TASHATAY DANAHA UMMADOOD. HAMBALYO DACID DENI.S.LANDERS.

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 หลายเดือนก่อน

    Beeeeenta naga dhaaf

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 2 หลายเดือนก่อน

    joji beeenta somalilan ilahay miiyad wuu udhibay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @_22260
    @_22260 2 หลายเดือนก่อน

    Oo sirduunka ethiopia sowduu xamar joogey 2 Wiig kahor 3k baa soogaley somaaliyo 2 Wiig kahor weeyna sheegtey in aay dowlada fasax ka herystaan wax is dhaama ma arag madaxda somaalida

  • @FarxaanTamaan
    @FarxaanTamaan 2 หลายเดือนก่อน

    Dani figradii suu waa khalad

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 2 หลายเดือนก่อน

    maamul goboleedyadu waa haweenka geedkooda beecsado ayey la mid yihiin yaaahuu

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jabuuti waa cadowga somaliland,waa in xiriirka loo jaro lagana joojiyo dhamaan tashiilaadka loo fidiyo,hooyadaa beenta u sheeg.

  • @MAXAMADCismaan-i3o
    @MAXAMADCismaan-i3o 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh
    Deni waamadaxweyne adag oogo aanleh
    X sheekh wuxuu aaminsan yahay
    Inuusan buntland soomaaliya kamidahayn

  • @HusseinHAden
    @HusseinHAden 2 หลายเดือนก่อน

    Fikrad Kala duwnaanshaha somalida dhexdeeda ah ma aha in wadaninimada ay wiiqdo ninkii itoobiya oo waddanka Somalia in ay xoog ku qaadato rabto maskax fiyoow ma qabo ee waddanka halaga qabto

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 หลายเดือนก่อน

    Reer koonfureedow ha ku habsaamina puntland iyo jamhuuriyadda somaliland,wax noqda oo ummadiina u tadhada maalin walba qaraxa ku dhimanaya,waydin fashilateen hawiyow.

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 หลายเดือนก่อน

    Saciid Dani ma waxaad qarinaysaa waxa aad suubisey daraha ay jaa haayaan Emaaradka iyo Itoobiye. Waxaa ay ka duuban cajalad anshax xumo kadibna waa ay ku taakeyaan. Muuse Biixi ayaa horey looga duubay cajalad anshax xumo kadibna laga saxiixday bada Soomaaliyeed.

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in an ka guurna hawiye iyo darood si an dalka iyo dadka ubad badino hawiye hado madax weyne noqdo darood waxo dhahaya dalka nabad kama jirto hado darood madax weyne noqdo hawiye waxo dhahaya wadanka dowlad kama jirto marka waa in an isbadal kale sameyna oo walalaheena kale xilalka ugu sareya dalka udhibna si isku mash quulka dhaxdena uyarado oo wadanka uga wada faideysano oo cadowga shisheege uga guleysano

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 2 หลายเดือนก่อน

    Ader markaat hassan shekh oyo saciid dani markaat labadooda hassan shekh aya kawadansan saciid dani waa laba wajiila malantana somali habankana waa xabasha waana hoorkaal dabaqoodha somalay ashabab waxa ka xoon 1 dani 2 musa 4lefta grean 5 oll damjadiid ader alshabab better the oll

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 2 หลายเดือนก่อน

    Salaada waanu sootukanaye adiguna beenta jooji oorabigaaga kacasood

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 2 หลายเดือนก่อน

    Wa Ben somaliland weligedna biyo ma sinon Djibouti lakin
    Celal Djibouti ka qodo gobolka selel muwadanin somaliland ah ba ka caba

  • @MaxamedXuseeyn
    @MaxamedXuseeyn 2 หลายเดือนก่อน

    Dani muusa waxaa laga haay faro iyo muukhalo xol fun waxa Kosta itobiyo rabo keep laying uuse diidi krin warka amin axmed sidi larabbaa loo amra

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Xuduudaha halà dhàwro

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkkkk failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mar horaa la ogaa in Majeerteenku yahay jaajuus Amxaarada iyo Imaraadka kireeystaan. war cusub miyaa waxaan? Puntland Oromada baa iskaleh, iyagaa ka tirabadan Doradka meesha jooga

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 2 หลายเดือนก่อน

    Ka fiirso siciid cabdulaahi daniyow inaadbimaaraadka aad ku wareejiso dakaka garacad iyadoo aad og tahay dakadii boosaaso meesha ay dhigeen la dagaalan dowlada xasan shiikh balse kula dagaal dadka soomaaliyeed anigu raali baan ka ahay dagaalka gudaha ileyn xasan wuu xad gudbaye laakiin itoobiya waa itoobiya waana Kaa xaaraan inaad ku gacan siiso duulaanka dalka soomaaliyeed haa ka soo qaado hub iyo gaadiid dagaal balse qof itoobiyada ah waa naga xaaraan hadii arinkaasi uu jiro faraha kala bad fadlan qof jecel xasan shiikh oo soomaali ma jiro adiguna dadkaa ceceb Baad ugu weyn tahay balse yuusan kuu gudbin xad gudub qaran

    • @Seinab-pt7io
      @Seinab-pt7io 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dibiro ma saas baad ku dooni inaad Somali xukunto.

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlada.f.s.hadhihine. mwnaha.beeshahawiye.dheh

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 หลายเดือนก่อน

    Garaadlaawe TV,CBB News beenaalayaal,warfaafinta xasan gurguurte u adeegta salaadu idin qabatay.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya hero abiy noolaw aabaha barwaaqada geeska afrika hero muuse guuuuuul barwaaqada geeska

  • @mohamednour541
    @mohamednour541 2 หลายเดือนก่อน

    Beenlow ayaad tahay

  • @JamiilaNuur-k4z
    @JamiilaNuur-k4z 2 หลายเดือนก่อน

    Dhulka heerkan dad baa qabri ugu jira garaad laawe aqri hadaad somaali tahay

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkk failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya