QOSOL IYO QARAXO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • SHARMA BOY
    ASAD HAGIO
    KOKO BULLE
    SHADIYO SHARAF
    BABA JAY
    QURUX KU DHIIGLE
    QAMAR SUGANE
    RAYAN BAJAJ

ความคิดเห็น • 27

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v หลายเดือนก่อน +2

    Amiin Allow u AQbal ducadiina iyo tenaba

  • @user-ge4fq9mp5r
    @user-ge4fq9mp5r 24 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Allah iimanka nii siyadiyo samiirka nii adkeyo amine amine amine

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre หลายเดือนก่อน +3

    Masaakiin reer xamar walaahi waa kanaxaa qaraxa caadi uu u noqdey illaahoow umadeena u dhib dhaan

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin yaarabi waxa qarxihayo waa cadow marnaba rawin iney xamar iyo dadkedaba nawat galyo helaan 😢 lakiin wey iska dhamaneysa inshaalah waqtigii Rabbi ka raaoi noqdo waa iska imtixaan

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz หลายเดือนก่อน +1

    Amin❤amin❤ amin ❤yaa rabul calamin❤

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 8 วันที่ผ่านมา

    Kkkk Jawaab sax ah labo dhibcood kaqaado shirkada somtel ❤❤❤❤

  • @shamsoqase1752
    @shamsoqase1752 29 วันที่ผ่านมา

    Walee wa run

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 หลายเดือนก่อน

    Aamin Aamin illahy ha ka so furto gacanta cadaw miskinta

  • @ZY-19-HAJI-GEYDH
    @ZY-19-HAJI-GEYDH 22 วันที่ผ่านมา +1

    Il'leen ooyin Kuma bogsiiso
    Hamigeygu warwar
    kama biiyo
    Calaacal waxba
    Kuma keeno
    😮😮😮😮 Kow
    Miisanka culus

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 หลายเดือนก่อน

    Amin Amin Amin ❤❤❤❤❤❤

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz หลายเดือนก่อน

    Waa runtis inankas somali melkastey joogto diibumbey shegtaan😅😅😅😅😅😅

  • @user-lt8to2ku6g
    @user-lt8to2ku6g หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @user-ds3ou1np9z
    @user-ds3ou1np9z หลายเดือนก่อน

    Ilaahayoow cabey usoo celi si khayr ku sugan ,

  • @fartun9503
    @fartun9503 25 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @walaalkaaduunka4337
    @walaalkaaduunka4337 หลายเดือนก่อน

    Waa sax

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz หลายเดือนก่อน

    Amiin

  • @inakassimstamyare
    @inakassimstamyare หลายเดือนก่อน

    War Djiboutii wa franca🇫🇷🇫🇷

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan หลายเดือนก่อน +2

      Ciddii idin gumeysatay miya idin dhashay oo asalkiinu yahay waa maya Somali ayaa tihiin gumeysigii ayaa nakala gooyay ogoow taas qaali

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah waa runtiis 😂😂😂😂😂😂😂😂yaa alla waxsiiyey

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน +1

    Beentiisa maaha illahow Baahida Naga saar

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SamuelTalton-n1n
    @SamuelTalton-n1n 6 วันที่ผ่านมา

    Gonzalez Linda Harris Richard Clark Ruth

  • @walaalkaaduunka4337
    @walaalkaaduunka4337 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @maxamed2521
    @maxamed2521 หลายเดือนก่อน

    Shaftada marku kajoojiyay ayee aragtay gabnidiisa iyo sankiisa weyn 😂 naagaha xaalkooda sidaas ah

  • @user-cv6tb2zv1x
    @user-cv6tb2zv1x หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂