RIWAAYADA DHACDO DHAAWAC BADAN , Somali Museum 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 454

  • @mohamedhossainjiille304
    @mohamedhossainjiille304 3 ปีที่แล้ว +2

    Meeshaan wanka soo daahay balse waad iga qoslisen runtii SOMALI MUSIUM❤️🇸🇴

  • @mr.abdifatahabdillahi3446
    @mr.abdifatahabdillahi3446 5 ปีที่แล้ว +3

    I love you Hodan Abdirahman. Waa markii afraad een dhaggaysto heestan. Waa fannaanad dhammaystiran. Cod cajiib ah bay leedahay.

  • @mohamedgure461
    @mohamedgure461 5 ปีที่แล้ว +7

    Great anniversary down their Somali museaum. All way from Nashville. We always came with few of our Somali Students Association and TRIO college group! Great anniversary on every year October and always best guides on beautifully curated artifacts. Definitely recommend worth travelling for such anniversary see y’ll next year 2020.

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hoden quruxay walee hees qiiro badan bay codkeedii macaana kuqaaday anigu riwaayadan maantaan fiirsaday way iga oohisay heestan hoden aad bay ii qiira galisay Ya Rabi somali gargaar ada umaqan may Allah help somali people Allahuma amin ☝👏 اللهم احفظ شعبنا السمومالیین اللهم امین

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 5 ปีที่แล้ว +10

    Ax Ax Ax Xaqiqdi wxy ka hadlin ruwayadan dhibta qurbaha nagu haysta io gumadka dhalintena isku geysan manta wxa nga nasib bdn ddka joga dalkeni🇸🇴 O an tacdi io midab takoor tona la kulmayn lana nool dad ay isku midab isku af io isku dhaqan yhn io diinba yihin Allow ada SOMALIYA barisimaadki noga dhig sumcadii an dunida ku lahyn mar un aan aragnee😢😢😢
    LAMA HURAN WA CAWZ KA JIILAAL🇸🇴

  • @taamirnour546
    @taamirnour546 5 ปีที่แล้ว +2

    Waan Sugaaye Hodan Abdirahmaan Iney so qado Hestaan Hodan Dhiragaliyaaha Dhalinyarada Somaliyed horay usoc🙏💋🤴

  • @ilyassaid3799
    @ilyassaid3799 5 ปีที่แล้ว +97

    Hdd nabiga iyo Allah jeceshahay Scw iyo like Isa soo raaci iyo Subahanalah Allah ❤️👏

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 5 ปีที่แล้ว +61

    Wlh somali meseum minnesota makes good job masha allah keep going caruurta luuqada iyo dhaqankuna hala baro coz its very important

  • @muxiyadiincabdiamerica6833
    @muxiyadiincabdiamerica6833 5 ปีที่แล้ว +12

    Allah dhawro Somali Museum of Minnesota allah dhawro somali dhan ❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @sacdiyamaxamed9785
    @sacdiyamaxamed9785 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah walalahayga sharafta badan isaara subscribed fadal fadal

  • @asmaibrahim7292
    @asmaibrahim7292 5 ปีที่แล้ว +3

    Nice song Hodan Abdirahman ❤ from canada

  • @filsanbare7963
    @filsanbare7963 5 ปีที่แล้ว +2

    Dadkaygu waa dadka ugu qaalisan aduunka allxm diintayda sharafta leh iyo dhaqankayga hidankaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏👏

  • @fathisaid1266
    @fathisaid1266 5 ปีที่แล้ว +4

    Allahayaw awlaaada noo xafid mel walbay jogaaan oo diintoda ku adkee walle waa duni aakhiro samaaan allow sidii noo roon nawafaji aaaaamin ya allah

  • @fadumoalnaser1721
    @fadumoalnaser1721 5 ปีที่แล้ว +6

    Somalia alhh haka saaro dhibta 🤲waxaad nagu soo xasuusiseen dhalinyaro sidaas udhimatay rasaasta laldhacay oo aan wali qalbigayaga kabixin 😭😭😭

  • @mohadagaan9655
    @mohadagaan9655 5 ปีที่แล้ว +6

    The new Somali actor Aden wlhi funny ya should post more videos of him..

  • @roodosalaad192
    @roodosalaad192 5 ปีที่แล้ว +37

    Somali museum Ilaahy ha Dhowro siiba Adeer cusmaan Cimri dheer & cibaado Suuban Ha Siiyo Adeer ilaahyna ha Xafido 🙏🙏🙏🙏❤️
    Naciimo Jokar the one of my roll waaye Ilaahy haku xafido adna
    Dalmar yar keep Going bro

  • @abdikarimsalatadow756
    @abdikarimsalatadow756 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hodhan Abdirahman her song is emotional may Allah protect her from evile eye 👀 I love her so much

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 5 ปีที่แล้ว +30

    Gabdhaha masagada tumayaa iyo hooyada Mashallah beautiful 💯👌🏾🇸🇴❤️🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @anisaali3543
    @anisaali3543 5 ปีที่แล้ว +2

    Sanad walbo waa fiiirsadaa ruwaayada tnkx dhamaantion inta magc soomali magceeda kor uqaadaysa❤❤❣

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilahay wadanki nabad nooga dhiig wayo way ku dhamaden dhalinyaridi qurbaha ilahay qabilka naaga saar 😢😢😢😢😢😢 ciil ba na diilay iyo oouin joogta aah

    • @mohamudhassan698
      @mohamudhassan698 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk Ala jokarteyda cashaqa

    • @geishafemmefeminin5951
      @geishafemmefeminin5951 5 ปีที่แล้ว

      Allaleh miguil ma reer xamar ba noqotay😁

    • @nabilhoussein5083
      @nabilhoussein5083 5 ปีที่แล้ว +1

      @@geishafemmefeminin5951 xamar iyo djibouti soo walaal maha femme forte nagu salan

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamudhassan698 shp.Mcn Caawa
      illahay dartiis subscribe iigu zaar🙏🙏please🙏🙏

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 ปีที่แล้ว

      @@geishafemmefeminin5951 wll Mcn Caawa
      illahay dartiis subscribe iigu zaar🙏🙏please🙏🙏

  • @bilanbarwaqo7957
    @bilanbarwaqo7957 5 ปีที่แล้ว +15

    😢😓😓 hesta Hodaney aay qadeso wey iga ohisay Walahi runba moday Subxanallah ilahow awlada noxafiid Ameen 🤲🏻🤲🏻🙏. Mashallah hodanteeyda ilaah codkas macan midi quran ku aqriso haka dhigo ❤️ Love you 😍 sis

  • @laylajohnsonloranzon3792
    @laylajohnsonloranzon3792 5 ปีที่แล้ว +7

    O my god the old man is funny 😂 😂😂the whole show is funny 😁

  • @farhiahassan2109
    @farhiahassan2109 5 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow Somali u gargaar melwalba dhibaa ku qabnaa wadankii qurbihii illaahow ubadka badbadiii 😭😭😭😭😭

  • @MrAbdullahi701
    @MrAbdullahi701 5 ปีที่แล้ว +5

    Shoobto iyo Shariif Jeeg
    Waan ka helay jilidooda
    Inteed u dhafarsan tahay kulahaa
    Ee adiga lee ma i dhafrininoo ay tiri
    Sahra Cumar Dhuuhle fanaanad qaran
    Hadana waa Actaead edeb iyo ixtiraanleh jilaana ah noolaada
    Sahra iyo Shariif Jeeg we love 💕 You gays.

  • @umunasra2382
    @umunasra2382 5 ปีที่แล้ว +101

    Hodan abdirahman song is very emotional it made me cry wllhi may allah protect the children amiin

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 ปีที่แล้ว +2

      @@shucaybabshir7191 shp Mcn Caawa
      illahay dartiis subscribe iigu zaar🙏🙏please🙏🙏

    • @FBXFootball152
      @FBXFootball152 5 ปีที่แล้ว +3

      Amiin

    • @Hijabilover102
      @Hijabilover102 5 ปีที่แล้ว

      Amiin ya rabi

    • @hafsomhmd7555
      @hafsomhmd7555 5 ปีที่แล้ว +1

      @@FBXFootball152 ļo

    • @hafsomhmd7555
      @hafsomhmd7555 5 ปีที่แล้ว

      @@moheztenchannel4149 o

  • @najmamohamed9045
    @najmamohamed9045 5 ปีที่แล้ว

    Walahi waan qiirooday riwaayadan markaan daawaday ilahayow caruurta inoo xafid yaa rabi

  • @ifrahmo5835
    @ifrahmo5835 5 ปีที่แล้ว

    Somalida minosota way iskuxidhanyihiin mashaakilta mujtamacooga ayay kaaxajoonayaan kanawacyi galinayaan ... Somalida yurub ilaahay bay leeyihiiin .. allow naga soogaadh .. hambalyo reer minosotaa 🤗 hodan abdirahman heesteedu 😰😥😥😥

  • @calansidacabdi5334
    @calansidacabdi5334 5 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭walahi marna waa ooyay marna waa qoslay, ilaahey ha idin xafido dhamaantiin ❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺

  • @jamspider8544
    @jamspider8544 5 ปีที่แล้ว +17

    😢😢There's no need for hate, y'all. Let's love each other! One love my people around the globe.

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 5 ปีที่แล้ว +7

    Ma faynuus sheikh qoftaa shiday meesha

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 5 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi nimca wa naag qosol badan waa naag talent ah ,wxan ka helay nooca aad uwacdidaan shacabkeena somaliyed ee qurbaha nasra, halkaas kaga wada

  • @sayidyarechannel7554
    @sayidyarechannel7554 5 ปีที่แล้ว +9

    I feel so bad for our kids
    Aad baa ooga xumahay in dhaxdooda eey is laayan dhalinteenna qurbaha
    I am soo emotional 😭 riwaayadan

  • @fartuunabdirahman565
    @fartuunabdirahman565 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlh riwayad qosol iyo murug isku darsan ya allah somali u maciin oo dhibatada ka saar meel walbo ay joogan hodaney adna codka m.a somali meel walba ay joogan one 😍❤❤

  • @خضرإبنمحمد-ط2ش
    @خضرإبنمحمد-ط2ش 3 ปีที่แล้ว

    Muuqaalkani waxa uu kawaramayaa waaqaca taagan ee dhalinteena hada haysata waankaxumahay walhi Allah hanoosakhiro Umuuraha

  • @mustafecaano3967
    @mustafecaano3967 5 ปีที่แล้ว +2

    Faynuuuus sh. Daahir wooow i bari horaa igu danbaysay long time walho

  • @farhiaawil1168
    @farhiaawil1168 5 ปีที่แล้ว +4

    so emotional may Allah protect our kids amiin ya Rabb.

  • @isafaricom9876
    @isafaricom9876 5 ปีที่แล้ว +11

    This sketch needs an award

  • @halimaibrahim9274
    @halimaibrahim9274 3 ปีที่แล้ว +1

    Maaansha Allaah program ad an oga helay waye

  • @amaladen8774
    @amaladen8774 5 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi Heest way iga oyisay ilahow awlada no ilali 😭😭😭😭😭hodan abow alla ha ilasho

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Nciima Jookar the best comedien US.

  • @Hamzalii1
    @Hamzalii1 5 ปีที่แล้ว +10

    As a father and mother It's full responsibility to have kids both side but we get brainwashed by western culture. when it comes to Social Service. yaa Allah take us the right way to raise our children

    • @benardio6193
      @benardio6193 5 ปีที่แล้ว +3

      You've seen that bro. They want to destroy families and only that

    • @shukriabdiweli4481
      @shukriabdiweli4481 5 ปีที่แล้ว +1

      Western? Somali dhan saas camal aabayaasha somali ka masuula

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin

    • @benardio6193
      @benardio6193 5 ปีที่แล้ว +3

      @@shukriabdiweli4481 walle... waa laguyaqaan iney dumarka marwalba eeda raga saaraan. Dhaqan xumadooda kamahadlaayaan kawaran

    • @Hamzalii1
      @Hamzalii1 5 ปีที่แล้ว +1

      @Shukri abdiwali she needs education I am a social worker am gonna teach her the meaning of public assistance not live time assistance every morning in my desk Somali weman lying about their relationship status am single mom kids dad left me am divorced or don't know where he is and she still giving birth the same man why u lying and after several years kids on the streets doing drugs subxaanalaah eat halal not haram,

  • @DugsigaIQraonline
    @DugsigaIQraonline 5 ปีที่แล้ว +8

    Ilahay walaalaheena somalida ah meel walba oo ay joogan ha u gar gaaro

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 5 ปีที่แล้ว +11

    Hodan Cabdiraxman nolow best song 😍😍

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 ปีที่แล้ว +46

    Ya Allah protect our children and guide them all ya Rahman

  • @dabahayeyare8441
    @dabahayeyare8441 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha nimco iyo dalmar dhaleen maad iiraadisiin inta somalinimo jecel igo caawiya waan kaheley

  • @runjecly5501
    @runjecly5501 5 ปีที่แล้ว +16

    Hooyo ilmaheda waa u nadiif isagoo beerta ku jira iyadu Waa u susubi isagoo jeeel ku jira jamacad ayuu u jira ani waxan u soo dagna mamo Somaliyed ayaa labo wil oo ku wed ah la xidhay waxan ku dhahay away wilashi waxay igu jawabtay hada dhow ayey melahan jogen waxas niyada ayey ku dhisan alle walidka haka dhigo kuwo guta wajibadka ka saran carurta carurtana alle haso hadeeyo 😭

    • @Muhiima_sharaf
      @Muhiima_sharaf 5 ปีที่แล้ว +1

      Adiga adigoo og maxa u weydiisay ? Ma in aad mindida ku gil gisha masa war jeceel?

    • @fatheerfat3044
      @fatheerfat3044 5 ปีที่แล้ว

      @@Muhiima_sharaf waajawab rasmi ah wll

  • @saynabm3396
    @saynabm3396 5 ปีที่แล้ว +5

    Heesta Hodon waa hees midho qiire leh xambaarsan fadlan iyadoo faseex ah bulshada usoo saara😭😭😭😭

  • @jebsali2248
    @jebsali2248 4 ปีที่แล้ว +2

    This lady nimco jikar is very very funny😍😍😍😍😍i like it....الاءي

  • @faizabozz9179
    @faizabozz9179 5 ปีที่แล้ว +13

    Hodan abdrhman heesta ay qaaday wlllhi way i bdshy ax ax allow ubdka no hagaaji

  • @maryanhassan5142
    @maryanhassan5142 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaa allaah illaahy awlaada noo xafid awlaada muslimiin ta yaarabi

  • @iftiinkacaafimaadka4648
    @iftiinkacaafimaadka4648 4 ปีที่แล้ว

    Reer xamarka waan jecelahay runtii iyagoo dhan waa xaraabo

  • @abdiwalisayidka1009
    @abdiwalisayidka1009 5 ปีที่แล้ว +81

    This lady Nimco Jokar is very funny 😂

  • @aminahujale1049
    @aminahujale1049 5 ปีที่แล้ว

    So sad wlh. Ilahayow somali Mel eychogtaba ilali obadbadhi. Ameen

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว +6

    Hodan Abdirahman
    Heestu waa qiro waa hadii ay somali wax ku qaataneyso

  • @rodasahal5828
    @rodasahal5828 5 ปีที่แล้ว +7

    Feynuus shiikh daahir ayey u wacdeen reer mareykan iney u shido ruwaayada, reer london ayaa ku shidan ruwaadaha oo ah dad isku xiran

    • @abdiazizadan
      @abdiazizadan 5 ปีที่แล้ว

      Roda Sahal wax ay shidey ma arkin only she danced little bit

    • @rodasahal5828
      @rodasahal5828 5 ปีที่แล้ว

      @@abdiazizadan Qaraarka iska dhaaf sxb, waa arkeysey sidii loo kacay markey masraxa soo gashey asagoo dansan hhhh

  • @foziamohamamud3725
    @foziamohamamud3725 5 ปีที่แล้ว +6

    Feynuus Sh Daahir🙏😍🙋‍♀️

  • @kamaalmohamed9869
    @kamaalmohamed9869 5 ปีที่แล้ว

    Intey mayd sidayna ma wadanki ma qurbahi illaahow somali ada umaqan 😢😢😢😢

  • @somalibio6269
    @somalibio6269 5 ปีที่แล้ว +12

    My stomach hurt laughing so hard😭😂
    I Luv you Nimca joogar 💝

  • @FBXFootball152
    @FBXFootball152 5 ปีที่แล้ว +24

    This was funny but also very emotional as it discusses some real sensitive issues drugs gang violence absent fathers qabiil etc

    • @benardio6193
      @benardio6193 5 ปีที่แล้ว

      But that was just what they them government wanted. Feminist rules that takes the power from the source. What's more worse.... statistics show that more than 80% of inmates are raised by single mothers. When children see the mothers are counting for them then they care for nothing

    • @FBXFootball152
      @FBXFootball152 5 ปีที่แล้ว

      Io

    • @benardio6193
      @benardio6193 5 ปีที่แล้ว

      @@FBXFootball152 ?

    • @FBXFootball152
      @FBXFootball152 5 ปีที่แล้ว

      los AMO that’s really interesting and sad as no one wants to be raising a child alone and then for that child to end up in prison . There seems to be a lot of violence following us back home and in the west .

    • @benardio6193
      @benardio6193 5 ปีที่แล้ว

      Oh I see.

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว +2

    Older Somali generation schooling the youngesters
    Ar soo bood bar waatan
    💙💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙💙

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 3 ปีที่แล้ว

    Ruwaayada waxad ujileesan dalkeena arin quseesa lakin 9:10 inanta afka english bay ku hadashay oo waxey urogeen marecan in ay joogan jilliinka intaasi un baa ka yara qaldoomay inta kale I. Like,d

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 5 ปีที่แล้ว +13

    Maamo fenyuus beri samaadki ilaa hadda
    jilllaaa ka taaagero bdn ma arag
    Allow Ku daaaa oo ku dhowr❤❤❤

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 5 ปีที่แล้ว +9

    Thanks to all who made this possible.
    Special thanks to Ustad Cismaan

  • @yusufadammohamed2358
    @yusufadammohamed2358 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw inaba caadi ma ahn waa riwaaƴaɗ ƙa turjumeƴso Xaalado farabaɗan oo heysto dadƙeena qurɓa joogta ah

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 5 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahoow awlaadna islaam ka xafaid

  • @munamohamed2972
    @munamohamed2972 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax Ax😭😭😭 wlh waa hees qalbiyadena gubeyso uur ku taalo nagu reebtay 😭! Allow no gargaar dalkeni dhib iyo dagaalo ban uga soo cararnay qurbahane dhib Ba nagu heesto si qaas ah waxay u taabaneysa ruwaayadan ka Turjumeysay xaalada heysato reer UK😭London 🇬🇧! illahow dhibka naga dulqaad Mel kasta joogna nagu xafid anagi ubadkena🤲🤲🤲 yaa allaah amiin

  • @AyehMedia
    @AyehMedia 5 ปีที่แล้ว +28

    Hodan Abdirahman heesta ay qaadayso Gaas usoo gasha plz
    😭😭😭 hees iga ooyisiisay

  • @khadracabaade4475
    @khadracabaade4475 5 ปีที่แล้ว +5

    inta faynuus ka raadineyso ani cml like

  • @MuslimTikTok
    @MuslimTikTok 5 ปีที่แล้ว +1

    HOdan😢😍🇸🇴😢

  • @husseinabdi1415
    @husseinabdi1415 3 ปีที่แล้ว

    Waaina ligufahmo anii Somalia banhayaaa waraka maraboo afisa wainn

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 5 ปีที่แล้ว +2

    Oh My heart is broken and eyes won't stop tears allahayow wlalaha Minnesota iyo meelwalba soo hanuuni

  • @istaradan9237
    @istaradan9237 5 ปีที่แล้ว +1

    Hodan Abdi raxaman best somalia singer nicimo joker so funny 😂 wa hala abuura maydhana maha city of Chicago

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 5 ปีที่แล้ว +2

    Great performance and great audience mashallah EXCEPT tan indhaha adag ee oday cadaan ah xaga hore lasoo fariisatay bakhtiga famil qasaaray baa kudhalay odayna kuu guurshay aan somali aheen akhas ilaahow hooyaday iyo aabahay yaan ka habaarsan subhanallah.... aanoo kudhashay qurba ayaan ogahay dhaqanakyga iyo diinteyda.... waa jaahilnimo adoo somali ah markaad dhaqankaaga dayriso,,, waa koriimahayga laigu koriyay alhamdulilah to my beautiful parents tarbiyad wanaagsan igu koriyay.... oday somali ah guurso aan kubahdileen akhas waxid indha adkaa nacala ufuuf waaxid💩💩🤮🤮🤮👎👎👎👎🤮🤮🤮💩❌💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩

  • @fuadba-haji5136
    @fuadba-haji5136 5 ปีที่แล้ว +4

    وما أصابكم من مصيبة فبما كسبت أيديكم ويعفوا عن كثير...
    Markii hablahii katageen dhaqankii Islaamka ey doorteen wadadii sheydaan doorteyn iney kunoolaadaan nolosha cariiriga ah ee Single mother
    إن الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم...
    Allow ubadka noo hagaaji oo tusi xaqa iyo wanaaga, hooyoyinka Somaliyedna tusi dariiqa saxda ah ee dhaqankii islaamka dhaqankii Nabi Muxammed SCW

    • @benardio6193
      @benardio6193 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa sidaa niyow. Markaa dumarka lafidneeyo oo ey xiahoodka katagaan carrurti na wey hallaawayaan dhaqanki na wuu yaaci diintana wey dhumi

  • @happyhappy-wf5yn
    @happyhappy-wf5yn 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahy ha u so hadeyo qof walba o ilmihisa la dhiban

  • @yaasiinyaska5786
    @yaasiinyaska5786 5 ปีที่แล้ว +5

    Hodon cabdiraxmaan fanaand buuxda heesaheedu makala dhacaan layskama dhigee fanku waa udhalasho

  • @caishamaxamed6138
    @caishamaxamed6138 5 ปีที่แล้ว +2

    Somali dalkodiibey dhiig iya dil wllkod dib ugu dhigeen hadane qurbihibey isla tageen oo isleynayaan allow noo gargaar

  • @suldanmsp3556
    @suldanmsp3556 5 ปีที่แล้ว +6

    I didn’t know u can’t rap kulahaa my guy aden funny ash

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hablahan qurxoon waxaan hubaa in aysan Ka tagin dhaqanka soomaaliyeed sidoo kale waxa ay u barteen suugaanta iyo gabayda si qofka dalka Hooyo uusan u aqoon suugaanta afkeena Hooyo " waxaan idin rajeynaa in aadan ka tagin dhaqanka iyo hidada soomaaliyeed 🇸🇴
    Inkastoo weli aanan arag meusum dalka Somali sidaas oo kale barnaamijyo lagu soo bandhigo lkn wan rajeynaa si oo kale
    " Somalia 🇸🇴 🇸🇴❤️ waxaan ugu dardarmayaa in waxbartaan oo ay gartaan kuwo dalka joogo aqoonta aad kusoo celisaan "waayo dalalka maanta horumay badanaa waxaa lagu taliyaa in ay garan istaag iyo mid dhinac walba ay u muujiyeen qurba joogo soomaaliyeed "sida , Ethiopia 🇪🇹, Vietnam 🇻🇳, turkey 🇹🇷 iyo kuwa badan"marka dalka soomaali waa inoo wada baahan yahay " yaanan lagu halayn kuwa joogo oo kaliyah "
    Midnimada ummada soomaaliyeed halaga shaqeeyo caruurta iyo kuwo soo koraayo qabyaalad halaga ilaaliyo waayo cancer halis ah oo ka daran mid bini'aadam Ku dhaco
    Insha Allah soomaali American mar walba u taagnada 🇸🇴 calanka baluuga
    Guul iyo gobanimo
    Greetings from moqdisho

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 5 ปีที่แล้ว +3

    😥😥😥😥 dhaxalkaan sugaynaa waa dhamac ninkeed guba 😥😥😥

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 5 ปีที่แล้ว +1

    😄 waan goaynaa sheeko Somali

  • @AbshiraBakai
    @AbshiraBakai 5 ปีที่แล้ว +5

    learning and loving my heritage

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow curuurta noonabadyeel

  • @walimahdi2659
    @walimahdi2659 5 ปีที่แล้ว +2

    Ya Allah protect our children the right way🤲🤲🤲

  • @nuuroawil9264
    @nuuroawil9264 5 ปีที่แล้ว +1

    Best songs hodan abdirahman

  • @maxamedcaddaanni
    @maxamedcaddaanni 5 ปีที่แล้ว +2

    i'm crying while watching this song

  • @AhmedSaid-rm4bp
    @AhmedSaid-rm4bp 5 ปีที่แล้ว

    Warya. Iyo naya likeisar

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 5 ปีที่แล้ว +2

    Walaahay shariif iyo shoobto aan ka helay

  • @laylaosman4875
    @laylaosman4875 ปีที่แล้ว

    War wiilka cbr sii 😂😂 Allah beerka joker is so funny I’m
    Honestly only watching because of her 😂

  • @fatxiaxmed2230
    @fatxiaxmed2230 5 ปีที่แล้ว +1

    Ala waan ilmeyay marka cunuga la dilay run baan u mooday 😢😢 ilaahow inta saan ku dhacday walidkood caloosha u adkee 😢😢😢

  • @دمعةشتاء-ه3ذ
    @دمعةشتاء-ه3ذ 5 ปีที่แล้ว +2

    Intaba maliisku dilooyooo kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣 dhiigaygi love u reer xamar wlhi

  • @mohamettaamin3588
    @mohamettaamin3588 5 ปีที่แล้ว +7

    Dhalaanka afka qalaad ku hadlaya ma wax u dhiman yihin
    Kow luuqada ku hadlkeda mar walba bara markaas dhaqanka bara

  • @Little_D815
    @Little_D815 5 ปีที่แล้ว +6

    Sidaan usugayay ruwaayadan waan daalay
    NICIIMA JOOKAR NICIIMA SHARAF darteed baan udaawnayaa

  • @sonitalodon7097
    @sonitalodon7097 5 ปีที่แล้ว +1

    Very beautiful mashallah,

  • @miss_fos220
    @miss_fos220 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭wlhi hesta way iga oyisay
    Ilahay caruurta hano dhowro Amiin

  • @quenqadra2788
    @quenqadra2788 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla berka i xanuunay wlh hesta hodan qalbiga ayey tabaneysaa illahayow wadankena no nabadeey🙄😥😥😥😥

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam414 5 ปีที่แล้ว +2

    Dadka qurbaha ku nool waxy ilmo uyaqanin io wxan unaqan kala duwan qof25-30 jira maqlaysa wa ilmo brather cadi plz

  • @istareexjellebare2645
    @istareexjellebare2645 5 ปีที่แล้ว +1

    Daagaa wax uu shaqaysaan TH-cam mawa galaan inta ila qabta like bac kuu sii

  • @filsanaxmed2233
    @filsanaxmed2233 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah hore usocoda

  • @nimodeqa2076
    @nimodeqa2076 5 ปีที่แล้ว +1

    Yassss babeeee you killed it😭🥵🥵