Zxb israafku ma fiicnee maad iska daysaan waayo ukuntu Waa cuno Aad u caafimaad badan Marka zxb israaf hadaan kuusafiro waa inaad xad gudub samaysid For example tuubo biyaa baad dultimid markaasaad iska furtay oo aad katagtay iyagoo daadanaya Marka team qurux kudhiigle Israafka iska daaya ILLAAHAY Majeclee Tani waa iga waano l wish you All the best you and your friends
Zaip qurux kudhiigle waankusalaamay ogohoren nio amiin kaligisa prank ina kusameysid rawaa pro waa iga codsi amiin oo prank lago sameha mawa arkin amiin ohin kaken pro 😭😭😭
th-cam.com/video/PD5mxWqo-44/w-d-xo.html
Pro shetout isamey waxan ahay tagerahaga qaska ah
Jack zcb marish guur so wlhi waa isku nuuraysaan
Part 2
jack alalaska maxaawaye aros maajiro kkkkkkkk
Jack legend laba maaha keep going 👑
Xadaad nabi maxmmed scw jeceshhy like saar
Scw scw scw
Scw scw scw scw ❤️ scw ❤️
scw
Hadad nabi Mohammed scw jeceshahay like haku raadin wll
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
inta u allah aburay waxa ugu sharf badn nabi muxamed scw ❣️✅
Scw scw scw scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Salalaahu caheyhi wasalam
Scw
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: «مفتاح الجنة الصلاة».
Part 2 can't wait boqortoyo in the building 💪💪
Ytrdghjjjoutdf
❤️❤️❤️❤️❤️
Lkn ukunta madaxa inee isaga jabiyaan baa wacan, si ay tintooda ugu daadato lol
Allah qurux ku dhiigle fursadaa isdhaafsidey wllkey allah waad isku nuuryesiin adi iyo wllsh maarish waxaan idinrajeynaaye guur wacan iyo mustaqbal wanaagasan wlliyaal
Part 2 nosoo samey inta iku racsan inaa part 2 lasoosameto farta takes part 2
Lacagta ma fahmen hadayna Marish shegin yaa ila mid ah 🥰😂✌🏼
6:1 mariish naxaris badnaa mise wa jcyl😂😂😂😂
Kkkkkkkkk
@@xamdasiciid7710 haaa wlh qof wax fahmaya bathy xppt
Video gan fb aan ku arkay TH-cam waxn u imady in aan view oyo like ku siiyo aan uimdid full respect and tagero number one qurux ku dhiigle🤴❤
🥰😘😘😘😘😘
Qurux ku dhiigle oo fursad isdhafiye meelahan lagu sheegaye prank cadi eheen maria kusameese
Iztaqfurulah 😂
Saad noga farxisan illahey ha idinkaga faraxey Teemkeyg idin jclhy wlhi 🥺💋💋❤💯
Ilahay Naarta hakaa xoreeyo like isaar
Suldaanki reer burco kuwadaana inanka kaliye Kufano Goforward brother🤩🤩🤩
Qurux ku dhiigle hadii aad dhab uga dhigi laheed waan ku jecelahay
Waala aqbali lahaa shaki kuma jiro waa gabr oo waa iska xishood badan tahy ma ahan ee keep going waa idin wataa marish qurux ku dhiigle amiin musbah teamkina all
Miskiin miskiin mariish waa malaik yar nasiib ficanaa masha allah
Qurux kudhiigle inta jecel ha iceebeynin markuu dhahaayo qaabkuu udhahaayo like iisaraa hhhhhhhh
Qurux Ku DhiigLe SxpkiE Waan Ku Wataa🙏❣
10 min 2K Hambalyo abowe keep going💥❤👀
Jok u very funny
Waxan ahay hooyo soomaaliyeed isoo booqda waa iga codsi
Ok
Jek janalgada markasogalo istaresdhan wan ilowa thnkis my brother
My best TH-camrs
Amiin Marish jack
Team aan jeclahay aan kuxiranahay🥰🥰
Quruxkudhigle legend waan kuwataa zhp
Amiin basbaaska wuu tufe waa rakaaye
I can't wait 3million daqsaa nagarsiya🙏🙏
Quruxkudhiigle marish wlhy qosolkiina kudagaa
Sidaa isugu soobaxaysii ana dawashadiina naftanku baxshaa
Farxada ilaahay ha idiin daayo
Wlhi inaba caadi matihid qurux ku dhiig le 💯❤️ keep going
Xaax hadhihin ceeb waaye kulahaa inta Ila mqashay ♥️dhac kusiiya hh
Mash allah aamin iyo marish iyo qurux kudhigle waa inataa jore usoco cadowgada unolow
Qurux kudhiigle sxb qali aadi iyo maria iyo amin waa idin salamay wllhy qaliga ah taageero N°1 ni'ahay
From Djibouti Q3
Wllhi wax really ah oo lagu dayan karo sxb waa sbbta Aad youber,ska kale uga duwan tahay keep going team waa yaab
Part 2 legene qurux ku dhiigle 💌💌💖💖😍😍😘🤩🤩
Teamkayga hor usucoda waa Teamka kaliye aniga kudaysado waa idinka weeya guulasada
Amiin Bisbaaska ma cunin wuu iska tufay Daqiiqada markeethy 13:35 🤪😜🤣 Ethiopian maathy Bisbaaska wuu ku kari la,yahay kulahaa Jack miskiin wuu ku qiyaamooyaa Dhicisoow umad maaha hhh
Maria always she is lucky
Amiin xariif ilahey basbaska markuu tufayay waa ujeeday wlhi markuu kugu tiirsaday ayuu horay ka tufay 😅😅😅😅😅😩 Team Wa Yaab we always together 🙏
𝘔𝘢𝘳𝘪𝘴𝘩 𝘢𝘯𝘢𝘢 400$𝘴𝘪𝘪𝘯𝘢 𝘲𝘶𝘳𝘶𝘹𝘥𝘦𝘦𝘥𝘢 𝘸𝘢𝘢𝘯 𝘬𝘢𝘩𝘦𝘭𝘢𝘺 😍😍🤣❤️💯💯
Chalengeyaan cml soo badiya waa qatar idn tageraa marwalba❤❤
Keep going marish beauty iyo qurux ku dhiigle iyo Amin tube
Ayy Cawa egg miyee ka shidanthy😅 Taajir Aabihis ani qosolkaga ku hystaaba Anyway keep moving my lovely guys✌🥰🔥👌
Warwalaaalow
Chek dadk waxaad kaga. Fiicnayd
Dhawrsananta
Iyo edbta
Walaalow
Faralaaclaaca iska ilaali
Waxaa Ku dawanaysa
Culiimo caamo oday iyo dhalinyarab
Gabadhaan wa ajnabi wlaka mcanoe
Waaa IGA talo
Walaky mahamed shuluqow mahamed bashiir
Inta ila aragtay dhicisow inuu basbaska cunin ismuji😂😂😂✌
M.a qurux Ku dhiigle maarish aamin wan idin salaamay
Qurux ku dhigle wan ku tagera bruh hore u soco 🙏
Shit maria 2da bisbaas ayaalarabey naceebna ma ahan taageernimo 2021 leewaaye🤩🤩
Ani jack waa wataa shaaruu khanka 5 somali
Ala wlh marish iyo aamin weyku tashteen wlh san dacad mahan adigila imaday ayaaa guul darestay
Part two ayaan wada sugeynaa
Amiin bisbaaska macunin ayee ilaahey inoo tuuray ayee ila thy
My queen marish noolow mcny
Jack Amiin Wanku Qiyaanyay Bisbaaska Waa Tufyay Idho Malihid
Ukumaha fuunto miyaa mise ukumo caadi ah✌✌✌✌❤❤
Amin lacag jecel halaso celiyo kumaqorno maahano kulahaaa
Maarish waxaan kuweeydin marwalba markaad wax duubeysaan maxaa qurux kudhiigle dhinaciisa ufuriisataa
Qofkii ugu horeeyi love dhac kuyaaca ❤❤
Quruxow 400 oo dilar ayaa dhahday lkn korsambab ayaa kashiftay oo 20 dolar dhahday cil badanaa
Walahi aniga maanta waan kanaxay prank waayo waxan rabi 🤲 katugaa in aad is heshaan mariish iyo qurux kudigle ilahayow lkn jack isdhan kuqabno maanta waa nanijibisay sxp lkn waan kugu qadhaneynaa like u 🙏🙏🙏
Amin mariya qayanada ka daya wiilka quxur ku dhiigle horay isoco abowe
Wlhi waa fuuray qosolee thanks aqyaaret
Team qurux ku dhiigle is mujiya inta rapta part 2
Car hadaa guursan wyso qurux kudhiglow maariyo ama amiin ka yr iska sii wuu wuu kaabaqaaye
Hehehe gabadha ma alaap baa mooday boowe🤔🤫
Aamiin waa idin qiyaamay jaakada ayuu afka gashtay hoos ayuu katufay macalaan jinin mana laqin
Amiin paspaska wa tufty inta ila arkagty like 👍
Mansha Allah waan idin taagera alle haydin xiftiyo dhamantiin
challenge waa klay izka Arag noo zoo padiya powe iyo pyo Mariizh 🥀❤🌹💋
Plz part 2
Qurux kudhigle wllhi illhey dar tisa ay ku jecelhay video 20 daqiiqo nogu so dhi pls wllhi fidan uqoslayay wan dalay respect wllhi
Qurux kudhigle wllw janiskan ka faideyso ee gabadhan Gacantada haka fakin plze🙏 qofwalba ma agyaalo
400$ aaa 😅 marish kulahaa ani ayaa iigu dhibco badsaneee hh
M.a waa challenge fican...keep going
Lagend qurux Ku dhiigle horay usoco wlhi
Team GURUX KUDHIILE GAR IYO GARDARO WAA IDIN WATAA HUREY USOCUDA
Marish kuyaac niyow😂😂😂
Waa malikii 2aad aan maqlo mariya oo kusoo celisag feyd waa ceeb qurux kedhigle halka ulamaba jedide qoftaan kulka hayah weynaa war nio qofta guurka udedeji waa dhibantehee kkkk kaftan leeh pageka marish adaan kugusoo cayeyee
Amiin qiyano wuturay
Marish waanku wataaa like saara
Aamiin bisbaaska Inu tuurey inta ila aragtey like markuu Jack garabka. Madaxa ka saaraayo si fcn u fiiri
qurux kudhikle iyo marish wad isku nureysan igu salan
var var inta ila aragtey in marish saxibked so wacayo like saara
Jack Markii Beydhka Wejiga Looga Dhuftay Reaction kiisa intii Kuqoshoshay Like dhac🤣😃
amiin qiyaano ayuu sameeyey basbaaska wuu tufay
m.a team an tagero wlhi wad iga qoslisan keep going walaha dar ilhy Ayan idin jeclhy
Team number one💗
Alaa Mariyo xasisana waa ugu celise kwrn
first love you shahrukhankeena😍🥰🥰🥰🥰15 second wow maanta waa soo gaaray xataaa anaa kasoo hormaray qurux ku dhiigle
Jack zxp taageerahaada kuwa oogu weyn kamid ahy ee waqti ma iiheysaa
Amiin wuu tufay qaacin
Amiin wlhi wuu xanusahay 🥺🥺
Zxb israafku ma fiicnee maad iska daysaan waayo ukuntu
Waa cuno Aad u caafimaad badan
Marka zxb israaf hadaan kuusafiro waa inaad xad gudub samaysid
For example tuubo biyaa baad dultimid markaasaad iska furtay oo aad katagtay iyagoo daadanaya
Marka team qurux kudhiigle
Israafka iska daaya
ILLAAHAY
Majeclee
Tani waa iga waano l wish you All the best you and your friends
Basbaskii wuutufay wiilku
Waa khayaanoole
Jack wankuwataa sxb challenge ukunta iyo paspaska isobadhi
Dadka kaliya Vedoes koda ku qosla💯🙏💖 The Family Empire
Firts coment qurux kudhiglow aday kuutaa liketu from soooool
Jack janiskoo haday aaad qasarisey
Maxaa waaye
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
Part 2please
Hhhhh team wayab wad iga qosliseen Qurux kudhiigle walagu helay waregii 1 aad marish nasiibked wey guuleysatay mariish nasiib ku kuma ciilo walagaa guleyso amin qiyano basbaaskii macunin adna afkiibaa ku gaduutay dhaman tiin madaxad iisarn tihiin
Marish waa nasib badantahay ee aay kaa baxsanin qurux kudhigle
Zaip qurux kudhiigle waankusalaamay ogohoren nio amiin kaligisa prank ina kusameysid rawaa pro waa iga codsi amiin oo prank lago sameha mawa arkin amiin ohin kaken pro 😭😭😭