Wcs farxiya xbbti allah ha kuu xafido qali Macnto keep going Masha allah Masha allah anisa hadey dhib kii kabaxday wakhayr xbbti anisa allah ha kuu barakeeyo rerka ga Masha allah
aniisa illahay cafimad ka ha ku siyaadiyo qof samir badan aya tahay awladana illahay ha ka dhigo ku wi ku anfaco sowjkada wngsan illahay ha ku barakeeyo amiin ya Allah
WA runta Edo. Dhaqadirta somalida. Aya ka fican ajanibta waxba ma yaqanin wadankan burbursan bay inta arken bay isku so guren ajanabi Uma bahnin runti dhaqadirtena somaliyed ba naga badan
SubhanAllah. Really loved her story. Needed to hear "we should never lose hope in Allah"❤
Masha Allah sister aniiso aad baan ugu farxay guusha aad gaarday🙏🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️
Allah baa u qoray wax Alle waxay martay ilaaah waaa raxmaaan o raxiim aduunkiisa marnaba madayaco abyo anagana way nacanfacdey qisadaadi waa inaa taxadir lahaana adigu iyo reerkagana rabi ha isku keen xafido thanks farxiyaay
Nin illahay baryaa ma qoomameeyo alle haku xafido habo illahay ubadkaa hakuu saqiro kuwo ku duuga alle hakaaga dhigo
Masha allah samraa sad hela ❤ #Anisa ilahay aya u gargaaray familkas ilahay ajar haka siiyo wanaga ay galeen mamadina ilahay ha u naxaristo🤲🏽
Masha allah aniso ilaahay ayaa faraj ufuruy ilaahay farxadaas hakuwaariyo qadrtana midkusamirta allaha kadhigo
Masha Allah cimrigaa inta kadhiman farxad ku noolow caruurta aad booska hooyadood ubadashay Allah jaceylka ay kuu qabaan hakuu siyaadiyo
Dhaqatiirka ajaniimka mahan dhaqartiin sbbto ah Dal Dal kale umo sodiiran majiiro waa dr boc boc iska ilaliiya in.a❤
Alx aniso nolosha allah ku barakeyo allah wa qafuru raxiin wx walbo oo allah ka barisana wa hela wlhi
alxamdulilah masha allah ilahay family 👪 kas habarakeyo amiin insha allah hooyo allah yaa raxma raximin
asc masha allah aniso farxadeeda allaha itaamyeelo aaqira iyo aduunba runtii wan lamurgooday midakale waxalarabay isbtalkas iney dacweyso sababtoo ah dadkale ayaa lagu dhibaateynaya oon hadleynin ayadana ajarbey heli lahed markey awood yelatay iney ka aamusto maaheyn weysa dhacday mise dumaashidii ayaa hagardaameysay
Mansha allah ❤paayo alle haku xifdiyo🤲
Masha allaah xapiipti keep going waxaan idinka codsanaa asxaapta duco ee iiso duceya alle qof walpo murad leh alle ha usahlo Aamiin yaa rapi🤲🤲
Abaayo Allaah hku fududeyo muraadkga o macsi lahyn qli aamiin yaa rabi
Allah ha kuu caafiyo insha allah
.
M,a illahey qofku jecelyahy ayu imtixaamaa mantana noloshi udhamestiry allahu akbar🤲
Mashaa allh Mashaa allh anisa allh akbar allh akbar allh akbar allh akbar 👸👸👸👸👸🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashalaah waa alemahadii hadey murugadii farxad kudabeysay abaayo 🤗🤗🤗🥳🤍🤍
Way jiraan dad saaa ilahay u abuuray
Labeeb baan maqli jiray iyadoo ladhaho
Beri aan yaraa
Alhamdullilah faraxti aye ku dhamaatay. 💞
Wlhi qisadan wanla murgoday marki hore kadibna farxad isku badashy allaha barakeeyo aniso Io dhamaan reerka
Masha Allah alxd illahey mahad iska leh Wan farxay wlh gabadhii dhibka ka baxday alxd
Masha Allah tabarakallah farxad ayey ku dhamatay alxamdullilah
M.a nolosheda allaha ubarakeyo inta dhibana farad qayr qaba allaha siyo dhaqtar ajanibi ah wax la ado ma ahan
Masha allh alaha marakeyo family Kas 👪 insha allh
Subxaanalah😢😢 nin iyo nagaa isuahay😢😢😢
Masha Allah ❤
Wcs habo mcn Allah ku xafido adun iyo aqiro amin amin ya rabi
Ilaaaahow qeyr nooku dhamee murug iyo oohin noma dhinee
Man Sha Allah abayo farxiya
Walaahi qisada aniso xanuun ayay leedahy🥺
Msha Allah tabarakalah
Aniso ilahay baa faraj khyr bdn ufuray
Alle hakuu barakeeyo noloshaada xppt❤
Walashey aniso waxan u rajeynaya farxad ine u dambeso
Wcs farxiya xbbti allah ha kuu xafido qali Macnto keep going Masha allah Masha allah anisa hadey dhib kii kabaxday wakhayr xbbti anisa allah ha kuu barakeeyo rerka ga Masha allah
😢😢😢😢😢😢😢
Wcs habo mcn 🌸
Qisadan bilawgii wn la ooyey dhaamaadkiina wn la farxay m.a😇
Maxamed dheer ayaaba qaliinka ku fiican asaga iyo Dhaqtarin kle oo badan ayaa qabnaa ❤
Masha allaah Dr keyga ada u jclhy qalinka uu igu sameyay masha allaah wlshy iyo Ani iskumara Nala qalady Dr siriyana qalay wayba resan weysay mesha laga qalay dhayidaa kaw loga siyay ane sidi le qalay lema dhayin 3 mslin kadib horteydaa usocday m.a
@@faizamaracade9729 isbitaalkee aadaý abaa
@@reymasadam9770 iisbital alxayaat waye
Wcs farxiyo abayo alaah ku xafido ino so badi abayo alaah naga dhigo kuwa qaato waanada
aniisa illahay cafimad ka ha ku siyaadiyo qof samir badan aya tahay awladana illahay ha ka dhigo ku wi ku anfaco sowjkada wngsan illahay ha ku barakeeyo amiin ya Allah
Masha allah there are some good people in world,
Walaaley far xiyo tawa kal cuna karis ka aan kaabar to🍔🍕🌮🌯🥗🥣🍲🙏 aaankulajoo go walaaleey👩🌾👩🌾👩🌾👩🌾
Masha alaha ❤️🥰
Wcs wll farxiyo tawakal masha allah aniso alleh ha xafido inshallh
Maashallaah aniso allaah ku. Siyaadiyo
mahadsanid abaayo 🤍😻
Wllahi qofkii ilhy isku xiro marnaba ma qasaaraayo 🥰
Maash Allah 👍 👍
Masha allh xbbti
Shukran habaryar mcn♥️❣️
Mashallah mashallah mashallah abayo aniso 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤🤝🥰💝
inalaaha maca sabiriin.
Marke qiso oolin waxan daawada wisooyinkii hore idhaafay manta nasiib u yeeshay qisada anisa murugo badan kadib wan farxay anisa guleso abaayo calaya taxal samra sadkisa hella alx
لا تقنط من رحمة الله
Anigu dhakhtar aan soomali ahayn kuma kalsooni hospital ka adna aadan hargaysa laygu qalay alx caafimaad markaan arkay in wiilal somaali ah idul fadhiyaan wn farxay
masha allaha wey samirtay
4 carura dhalay alx Dr maxamed dheere mela eheen matago asags ku qanacsanahy ajnabi waba necbahay
Masha allah 😢😢😢
masha allaha
Waaa cawada qofkii koowaad
As c farxiyo wankusalaamey mcnto
Anisa Ilah amuuraha ha ku sahlo Alxm Ilah nolol fiican wu ku siyay alxm
Mashallah.xubb💥💞💌
nin iyo naag marka gus iyo siil maa ku yaalo marka 🥺😢😢
Horta aad baan uuga xumahay Anisa naagta djakhtaradaa dhibka ay u gaysatay laakiin waxaan aad uugu farxay inay caafimaaday oo maamo iyo ilmo ay dhashay oo wanaagsan ilaahay la kulan siiyey markay ina adeerteed dhibtay waa aduun iyo xaalkiis abaayo Anisa reerka owolna allaah dartiid kuu caawiyey hadana ku guursaday adna u dadaal waa reer fiican ilaahay abaalkooda jano haka dhigo caruurtaasna hooyo fiican u noqo oo yaysan dhib arkin xagaaga ah.
wcs wrx wbr wn lamurugooday anisa lkn meel fcn ayee ku dhamaatay mash allaah baryada alle lagama quusto
Masha allaah taparaka rahman samra sadki ma wayo
WA runta Edo. Dhaqadirta somalida. Aya ka fican ajanibta waxba ma yaqanin wadankan burbursan bay inta arken bay isku so guren ajanabi Uma bahnin runti dhaqadirtena somaliyed ba naga badan
Mahdsanid abyo farxiyo ❤
لا تقنطوا من رحمة الله
Mashaa allh
Ma Sha Allah alxamdulillah hadayba diibki ka baxday
Subxanallh😭🥀 hooyo🥀👸
Masha allah
حسبي الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم
Mashaalah
😭😭😭😭👍👍👍❤❤
@@maxamedsaalax1482😊
😊
Farxiyo abaayo dhaqtar xaweeb kasohadal please wuu xanunsanayaa in dadka cawiyaan
Keep going farxiyo ❤️❤️
Wcs Abaayo Masha Allaah
Alaahuma baraak
Cawa ana uhoreeyo yeeeez 😂🎉
Aniga xita 😂😂
Aniga kugu sii xigo😆😆😆
Allahu Akbar
Asc mashaallah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
WCS WR WB ABAAYO MAASHAA ALLAAH
wanka qadnay 💕🥰🙏
saax waa ruun
Hospital ka maxey noogu sheegi weeysay aan iska ilaalinee mida kale dhaqterka waxaa raadin karo qolada Hospital 🏥 ka iska leh wadankey u dhalatay iyo magaceeda kadib wala helaa ninkeeda passport ahanabi heesto wuu cawin karaa iyo dumashiyaalkeed ba usheeg ha raadiso abayo aniso naagti qashay
Wcs
Abyo wa jeclhy qisoyinka noso gudbiso mhdsnd
سبحان الله 🤔
Asc Abayo waba iska kajecela hay
Naagtii kawaran dariska laheed reerka miyey ka xomaan wanaageeda
Wow
Anisa abayo farxaad midas kaweyn ayan kutajeeynaaa
Wan kaa qaaday wllo
Manshallah
Mcnto ilahay dartiisaan kuu jeclahay
Abyo qisadeydaan rabaa inaan kuu sheego inteen kaala soo xariiraa
Wcs hwo mcnto ❤
ilaahoow anoo wadan kayga joogo oohelaa daqtar soomaali helaayo aana aadin ajanabi
wsc
abayo dhakhtar buxo wadamada kama tage
oogada
💜💜
Muslim ☪️ ka lama xasto