Xaafadaha Muqdisho oo lagu xirayo kaamirooyin, Xuutiyiinta oo weeraray Israel | Qubanaha VOA

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 24

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ma sha allaah aad baan ugu farxay bandhigga buugaagta af soomaaliga ah ee kanada🇨🇦lagu soo bandhigay

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน +3

    VIVA VIva Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️ ♥️

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanidiin

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน +3

    HAAAA WAAA SII KENYA 🇰🇪 WAA BUDH CAD DADKA BAAADHA HAAA 😢😢

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 2 หลายเดือนก่อน

    WAALA DILEY WAA LAGU DABA JOOGAA BAA YARAATEY

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.

  • @osmansharif9607
    @osmansharif9607 2 หลายเดือนก่อน

    abdi xakiim marka aad hadleeyso fadlan ereyga een een een ta badan jooji warkaaga oo dhan waa een een baa ku badan

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 2 หลายเดือนก่อน

    🙏🏾✅🇸🇴

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 2 หลายเดือนก่อน

    Waa eaxfiiva kamarada anig inmagaalo kaste laguxiro suu qofwalba iskuilaaliyo danbilahana loosooqzbo

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    KENYA WAA AIRPORT WAA LAG BAAADHAA DADKA KA SOOO DE GAAA GA WAA ARGA GI XISOO KENYA 🇰🇪

  • @msh984
    @msh984 2 หลายเดือนก่อน

    Haloo soo jeesto ceelasha meeshaasee balaayo kasto ku soo balntaa

  • @maxamedsalad3955
    @maxamedsalad3955 2 หลายเดือนก่อน

    Saa mashegeysin

  • @siradm
    @siradm 2 หลายเดือนก่อน

    Isbedel yaa keenaayaa? Waa dad iyagu caawimaad u baahane?

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 2 หลายเดือนก่อน

    Hanbaluo hanbalyp waan inkugu hanbalyeymayaa hirgalinta afkiina hooyo eaa kuamaanantihii soomaaliyaa afkiikudhumey iyodjaqsnkii wsxasnwada nahey casirigoob

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waariwaayad raqiis waxaa lagu dabooleyey xasuuqii xarada waxootiga wssnaksnbeun

  • @jeele146
    @jeele146 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia 50 Odiiga ayey ledahay Kenya 1 Odiiga ayey Qaati katagantahay

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 2 หลายเดือนก่อน

    KENYA ILBAX NAAH WA MEEL DADKA LUGU FURTO AIRBOORKA KENYA MARKA KA SO DAGTID WAXA LUGU LEEYAHAY LAALUUSH BIXI

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน

    Dawladu waxayigatay faidada kamiraduledahay kadib marki melxafada kamiro kuxirantahay gabar mobilka lagagaqatay lana arkay wajiyada ragas

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ra I.fican.in.lagahar istago.darogada.xogsbadan

  • @siradm
    @siradm 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka hankiisa iyo sida uu kursi ugu waashay aan ogeyne gaaray heer uu ooyo, waxaa ka liita dadka u dhimanaaya ee u dhaawacmaya, iska hadkena wadama kale ayuu ku foogan yahay dalkiisina daraf ayuu ka holcayaa.

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    VIOE 📣 🐏 VIOE VIOE 📣 🐏 FAKIN FAKIN KAAAS UWARAN FAKIN FAQASH TO QOXOOTI DABO DHILIF

    • @SalimMohamed-c2n
      @SalimMohamed-c2n 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 maxaajira

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 2 หลายเดือนก่อน

    Dantaakaleedihiinmagarsnbiirista daroogs

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 หลายเดือนก่อน

    Saaxiiba yaal idaacadihii International ka ahaa Ee afafka warar koodu ku baxaan ka Soomaligu ka mid ka yahay sida BBC da iyo VAO da waxaad ka dhigateen Idaacado Muqdisho leedahay khaasatan Qoladiinan Reer Italia Soomalia waxaa idinku waajib ah in Aad idaacadaha Ansha xooda illaali saan Oo aydaan Idaacadihii Caalamiga ahaana Qabiil iyo Five point four la doonan meel walba dhaqan xumaad geliseen Ragii Idin baray Idaacadahan Caalamiga ah sida BBC da waxay ahaayeen Rag Reer Somaliland ah Xiligoodii Dadka Afka Soomaliga ku hadlaa isugu mid bay ahaayeen Somaliland iyo Caasimadeeda Hargeisa si gaara umay Buun buunin jirin Idinku wareya yaashiinan dambe Ee Reer koonfureed markaad idaacadii Caalamiga ahaa laama hoodii Afka Soomaliga timaadeen Edeb daro ayaad la timaadeen kala jeclaysi iyo cadaalad daraad la timaadeen Dadkii Aad ka soo gaadheen Ilbax Nimooyinka Ee idinka ga horeeyey Idaacadaha Caalamiga ah laamahooda Afka Soomaliga Ee Idiin horseedka ahaa edeb daro ayaad ugu abaal gudeen maxaa yeelay Soomalia iyo Muqdisho Uun baad Afar iyo labaatanka Saacadood Nooga sheekay naysaan E miyeydaan xishooneyn mida kale maydinkaa leh idaacadaha Aad Somaliland iyo Soomalia ku kala Cunsuriyay naysaan wax isku fala dad dhalin yaro ah baad u badan tihiine Oo Dad ka iyo Dalalka Soomaaliyeed u cadaalad sameeya waa In aydun Shanta Soomaliyeed u cadaalad samaysaan hadii kale Aanu Dacwado heer Caalami ah idinka gudbino Dad Aakhiru seben ah baad tihiin e