Madaxweynuhu isaga u madax banaan ciduu soo xulanaayo wax uu kaa weydiinayana ma jirto haduu mid waliba yidhaa reerkayaga waar Qabiil iyo Qaran meel ma wada galaan ee isla yaaba
Guys you needed reforms and change , what you see has been change . Master is paper What about their IQ? President has right to choose his cabinet. Give order to president . Get a life . Take my Masters .. Are you elected President?
Cadyahow ama ku cunay ama ku ciideeyey. Bilow hadaad cidaad wadday la qaadan waayey waxa ka ogaaday inay qualified nqon waayeen. Ninka la qaatay waa aqoon yahan culimo ah.
Waxasi waaa waxa dawladnimada dila keygaaan kuu keeney qaado oo ii magacow yaa kuu direy in aad 7 cv keento dadka wata cvyada may tagaan goobta hadey kalsooni qabaan war iska fadhiiso waad ceebowdey
tuug. xoolaha umda ku booba ayad rabtaa nin ilahy gaynya. ma rabtid. adana tuug ayad tahy. nin mudina ayad leedahy. maxaa wasi looga dhigay ciduu u arko madaxweynahu in uu hananan karayo xilka ayuu magacabayaa xarami waxba. lagaa waydin mayo
Waar ummadda ka fadhiiso, haddii ay wax qaban kari waayaan kuwa la doortay markaa ka hadal! laakiin hadaad leedahay maxaa kaygii loo qaadan waayay waa khalad!
Guys you needed reforms and change , what you see has been change . Master is paper What about their IQ? President has right to choose his cabinet. Give order to president . Get a life .
Ciro he is free for his nomination take care every body is. Honor
Oo isagu waa xisbigee?
Tan kale ma mweynaha bu kursiga kula fadhiyaa oo awoodda mweynaha bu ku haystaa!😅
😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂 bal adba garo
Waar kani waxaabad mooda inaanu qadayn
Iman laawe waar sheeko halgan iyo waxas wey soo dhamatay somaliland oo dhan aya soo halganty
War waa dadkii ma iska cunaadii
Madaxweynuhu isaga u madax banaan ciduu soo xulanaayo wax uu kaa weydiinayana ma jirto haduu mid waliba yidhaa reerkayaga waar Qabiil iyo Qaran meel ma wada galaan ee isla yaaba
Rugniga ma tukaan aad biil ka qaadanaysay ayuu ahaa dadkani dhaqan celin balaadhan ayay u baahanyihiin
Madaxwaynuhu isagaa ikhtiyaar u leh qofkuu dooranayo ee xaasidnimada iska daaya waa calafkiisii
kan cirro birtuu ugu dhuftay
Guys you needed reforms and change , what you see has been change . Master is paper What about their IQ? President has right to choose his cabinet. Give order to president . Get a life . Take my Masters .. Are you elected President?
Macaac macaac dhalay, ma meeshaad madaxweyne aduu ka tahay, waxaasaa ummadda kharibaya
Mujaahidiintii waa la soo dhaafay
Xukuumadii hore ayay kagadhagtay mujaahidnimo yaahuuuuu
Cadyahow ama ku cunay ama ku ciideeyey. Bilow hadaad cidaad wadday la qaadan waayey waxa ka ogaaday inay qualified nqon waayeen. Ninka la qaatay waa aqoon yahan culimo ah.
Mar hadaanad adigu wasiir noqon maxaa kaa galay ninka la doortay
Soomaalidu waa wada maraamiin
Madaxwaynaha buuq uma baahna
Hawshaasi Adiga kuuma taalo
Madaxwaynuhu isagaa u xora
Xulashadiisa
Xildhibaan adigu hadaanad muraad lahyn ka fadhiiso
Madaxweyne xildhibaanka utixgeli hadalka uuyidhi waayo waa xildhibaankii soohalgamay
waar madaxwaynaha ka fuq waa u xor ciduu
xulanaayo
Ilko maba le
Bile wax aad ku hdlaysa waa ceeb iyo caydh
Madaxweynuhi isgaa xaq u leh cida uu dooranayo ee kaseexo xaajow😂
Markaa ninkan aad leedahay ha la doorto ma biil ayaad ka sugaysay subxaanalaa shaqa tag adeer oo xishood
Madaxwaynuhu nin la wado marabo ,isaga xor u ah cida uu dooranayo
Reer kqyaga reeer ayay ku waasheen what happen. Adeer wasiir aan Anigu wato hala magacaabo maaaha sheekadu
U daaya madaxwaynaha
Yaahuu
Waxasi waaa waxa dawladnimada dila keygaaan kuu keeney qaado oo ii magacow yaa kuu direy in aad 7 cv keento dadka wata cvyada may tagaan goobta hadey kalsooni qabaan war iska fadhiiso waad ceebowdey
Réer miyi dhee ma sidaad doontaan ba. wax laa idhaa mujahiid iyo halgan dhamaa.
Waa somaliand oo lawada leenahay
afkaadheer ayuu biyaha ku cabaa dadkana wuu ku aflagaadeeya hadalkana mayaqaan gadhoodh ayuu sii daayaa shuban biyood yuu idin qaadsiin
FILDARO YAA WAX KU WEEYDIINAAYO
Mucaaradadii kulmiye ta wadani baa kaga daran ciro
Wwdani qaran dumis ayuu u jaahidayey oo u halgamaye markad kursigii heshaa mujahid noqotay mujaahidku waa kii idin baneyey
tuug. xoolaha umda ku booba ayad
rabtaa nin ilahy gaynya. ma rabtid. adana tuug ayad tahy. nin mudina ayad leedahy. maxaa wasi looga dhigay ciduu u arko madaxweynahu in uu hananan karayo xilka ayuu magacabayaa xarami waxba. lagaa waydin mayo
Hadaad nacday iyo hadii kaleba yaa wax kaa waydinaya😂
Hodhodho mujaahidiintu hadhuuqan jeebka
Nin ayaad jeceshahay kana dad ayaa jecel adeer ee ka waran
Ma bey dhalane dhowrtaysan ogaa..waar ha la xishoodo.
Wax gacanta kuugu jirraa ma jiraane. Buur daydayo aad fuusho kkkkkkkkkkk
Waar intaad wasiiro ka hadlaysaan
Wadanka orda Difaaca intaad isku mashquusheen Acuudubilaah
Mujaahudnimada idinkaa diiday waa idinku baga
Kan miyaa xidhiban inoo ah yaab 😢
Waar waa degaankee
Waar dee cirro ayaa la doortaye maxaad adigu ahayd ka wax ku waydiinaya ma nin waalan baa
Waa ardaagee xildhibaanku.
B.Burco ayan u fahmay.
Niyohow marka hore ilkaha so sameeyso. Baq baq jooji
Waar ummadda ka fadhiiso, haddii ay wax qaban kari waayaan kuwa la doortay markaa ka hadal! laakiin hadaad leedahay maxaa kaygii loo qaadan waayay waa khalad!
Muse ayaad naga habaarteen oo inkaarihiinu dileen ciro na haku darina imaansada oo imaan la aan yaanay idin qaadan alle kabaqa
Waar baalashle ayaad tahay hooyadaa u sheeg
Guys you needed reforms and change , what you see has been change . Master is paper What about their IQ? President has right to choose his cabinet. Give order to president . Get a life .
Orod iska fadhiiso asaasaqyohow.
Ayaan daran hadaad maqasho waa tan adigu somaliya kusoo baxasay
Waar naga fadhiiso mw isagaa xor u ah ikhtiyaarkiisa
WAR CANDHUUFTA KA DAA CAMARADA OO NAFTAADA UTUR QOFYAHOOW
YAAHUU
YAAHUU
😂😂😂😂
Xaaraami xaaraami dhalay waxaad doonto samee
WaarKani yaawax wydinaya waa laxmacaacleee
Waxay muuse ku sameeyeen baa durba soo baxday get a life
O'Day gi maxa helay
Caruurtaada u tali adeer
😅waxa ayaan daro ah in xildhibaan ah sidaa u hadlay waa maxaan cunaa.
Hodhodhoooo😂😂😂😂
Ma durba
Kkkk nacnac
Mujaahid qaaxo qabo waa laga gudbay mujaahid
WAA IGA QOSLISIISAY HEE
MUJAAHID QAAXO QABO
WAA LAGA GUDBAY