War salad iyo sadaqo waxab kama ogiide hadad salad son taqaniid waxaso deebiiya maadan gasheen nin hooyadii iyo aabbiihiisii dhalay laa joga kuma sheegten magac uu saan laa heen islaan an dhaliin ogaada kama sarten ee illahay baa ka cabsan laa heed diin taqaniid marka waxa ii caad inaadan diin iyo alle kacabsii miid nah kugu jiriin saa hadey kugu jirto halka been lama soo fariisaten because meeshad illahay ka caabsan lahed waxa kala wen caabsiida Dahira candho because waxa uu idiin ka haya video intiin daba yaaceesa side dukhsiigii
Nin fican baad ahaan jirtay laakiin maanta laga bilaabo been loow baa tahay waxaa ku so adeegsaday Dahir Dameer, warya ninkaan Hooyo iyo Aabbe sharaf leh oo dhalay buu haystaa ma ahan Wacal sida Dahir o kale e Afkaaga laba Liira saar oo Edeb yeelo.
Finally ha iska Qaado wuu ma mirjiyay thank you brother 🤲🏻♥️♥️♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤❤
Is good news my brother i hope thinks works for him tks for u telling us the truth ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Salallaahu calehi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
Aj famili D N A --oo run ah Ayaa larabaa.
Mashallaah
AYO DEE?? YAA SHEEGEY??? 😂😂😂😂😂??AJ🎉HOOYADII🎉MACAAN 🎉WUU HAYSTAAYE🎉BOOWE SHAQO YERLO!!
Waa inanu musukhin dne daa waayu ilaa imikaa waxalbaa u ku beneyen karoo wu sameyey
Aj afkiisa miyaa laga haayaa hooyadii radineysay 100kun oo dollar ayaan karabaa miyuu yiri Aj
😂😂😂😂 fiyuus meel hun galey waligiis yuu agbalin
Aj.failyli.ka.farxi.hooyada.macaan.adiguna.waxàd.heli.doonta.khar.faraa.badan
War salad iyo sadaqo waxab kama ogiide hadad salad son taqaniid waxaso deebiiya maadan gasheen nin hooyadii iyo aabbiihiisii dhalay laa joga kuma sheegten magac uu saan laa heen islaan an dhaliin ogaada kama sarten ee illahay baa ka cabsan laa heed diin taqaniid marka waxa ii caad inaadan diin iyo alle kacabsii miid nah kugu jiriin saa hadey kugu jirto halka been lama soo fariisaten because meeshad illahay ka caabsan lahed waxa kala wen caabsiida Dahira candho because waxa uu idiin ka haya video intiin daba yaaceesa side dukhsiigii
War sharciga ha lala aado.
Nin fican baad ahaan jirtay laakiin maanta laga bilaabo been loow baa tahay waxaa ku so adeegsaday Dahir Dameer, warya ninkaan Hooyo iyo Aabbe sharaf leh oo dhalay buu haystaa ma ahan Wacal sida Dahir o kale e Afkaaga laba Liira saar oo Edeb yeelo.
DNA oo ka lights iska qaado waxuu noqonaa fake