TOP SECRET (4023)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @dekamumin5283
    @dekamumin5283 หลายเดือนก่อน +4

    War fiican baad sheegtay, waa lagu sugay hadday jirto. Somaliga wuxuu u tababaranayey somali kale in uu ku duulo. Baga baga hadday jirto

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 หลายเดือนก่อน +3

    Axmarada baan jecelnahay soo tey dhahaayeen.

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmed หลายเดือนก่อน

    Asalamucaleykum_ walal qaali wa musiiwo _ uu sabab ah muuse biixi ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom หลายเดือนก่อน +1

    Maca sinker calendar shaaha xasan dhiiqo xasan mujrim xasan munaafaq xasan tuug sheydaan xasan tuug xasan waxau umada soomaaliyet ayuu xaqkagaley illaah bakaso bixiyey

  • @ahmedabiib120
    @ahmedabiib120 หลายเดือนก่อน +6

    Macalinka runta illahay ha ku xafido

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar หลายเดือนก่อน

    Baarlamaanku waa inuu bixiyaa Wasiirka gaashaandhigga oo la kordhiyey ciidanku waxa ay difaaci karaan dalkooda jidh ahaan taas oo ay tahay in ay ku jirto niyad badan waa in aad u fiirsato Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in ay Soomaaliya dib u dhalato maadaama awood sare ay awood u leedahay.

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 หลายเดือนก่อน

    Adanowwww waa sax waliba near dire daba

  • @abdisaid8719
    @abdisaid8719 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye & daarod in la laayo waad jaceshahey

  • @user-xn3lq3yl6h
    @user-xn3lq3yl6h หลายเดือนก่อน

    iisga kadanbeya oo kala shaqeeyay waa kaartadi qawlaysatada sii shiicbka ay iitobiya usubarbartagaan marka badda lawarejinayo 😢😢😢😢

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 หลายเดือนก่อน

    Golaha Ammaanka waa suuxisadii OO lasoo xoojiyay . Dadka soomaaliyeed ayaa lagu qaboojiyaa. Waa Qawda madashii waxna ha u qaban😅..kor jirtee hoos jirtee Adlee dhaban😅😅😅

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 หลายเดือนก่อน

    Qofkasta ciduu jeclyahaya ayaa qiyaamaha lala soo saaraa

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar หลายเดือนก่อน

    Hasan Sheekh waxa uu dalkeenii dambaska ku aasayaa anagoo Soomaali dhisanay waa in dadku ay qabtaan Hasan Sheekh iyaga oo ku boorinaya in uu iska casilo xilka uu Hasan ku maamuli karo ee Damuljadiid ay dadka u kala qaybiyaan dagaal qabiil waxa uu Hasan Sheekh wataa. Marxaladda uu ka baxayna waa sir, dadka Soomaaliyeed ma dareemin ilaa hadda.

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 หลายเดือนก่อน

    Beesha caalamka😅😅😅 NGO waaye Absolutely

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 หลายเดือนก่อน

    Adigu aadan marna xabashi noo amaan marna soomaali ayey leysey dheh markey xabashi du joogto beydhabo cadow maaha markey dhulka kale joogtana waa cadow iswaafaji adigu

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน

    Aden walal. Adigaaba kashifaya dadkii kuu waramayey ma sahlana Golaha amanka.. saan maaha dadka hagalaafan

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน

    Laktoga waa laga caytaman somalidu adanow

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน

    ma ogtahay in Idoor maanta aay oromo sheegtaan

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar หลายเดือนก่อน

    Waxaad tahay qof u dhaq-dhaqaaqa Soomaalida waxaad u sheegaysaa dhammaan madaxweynayaasha Afrika inay la socdaan Channelkan.

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน

    ninka carabka ka eee yiri Soomaliya hala qeebeiyo magaciisa noo sheega fadlan ?

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n หลายเดือนก่อน

    War naga aamus niyow qaramo dadoobe wadankan wax ay ay ka qadeyso iyo wax ay ka qabaneyso ma lahane.
    Hadey wax qabanayan American ayaaba madaxweyne lagu tooganaya wax haka qabtaan oo ha baaran.

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 หลายเดือนก่อน

    Waawareey DR. ADANOOW Oramadu inuu Iidoor Oromo noqday ma oga miyaa? Maxaa ku dhacay Lafta Nagaa?

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 หลายเดือนก่อน

    war beenta iska kala yaree

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro หลายเดือนก่อน +1

    Waxba balaha ka yacey Miyaa miyirsadteen mar kle ku dhacey isaaqi 😂😂
    Hdii ay isaaqu Iyamo ka hor
    Lahayeen Abxaaro ayaanu nahey hada oramadii
    Miyaa darood noqdey

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      Haaa dee xarla koombe iyo xariir koombe waayo waa darood waana oromo iyo waliba xariir mahamuud saleeban kuwo la yirahdo mj ah waa oromo iyaguna 😂

    • @cabdulahiciiro
      @cabdulahiciiro หลายเดือนก่อน +1

      @@dilara-jj5yj 😂😂
      Alx 😂 inta madaxa madow iyo m.j is leeg waa run

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk asc malinkaaaa

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 หลายเดือนก่อน +1

    adigu is xoree adigiibaa adoon ah oo reerkiinii la gumaystaa iyadoo aanay jirin meel caalmka kamid ah oo la gumaystaa markaa heeryada iska qaad

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน

      Ninka adana wuxu u dhashay dadka somalida saxda ah dadka raba inay gumaystan waa kuwo la gumaysto Mar caraba Mar amxara ah marba si sisi kalow yaad gumaysan karta adigo baa dhamaystirnen eelaay ma caytamo vid kale ma sheegto dhalad Afrikan somaliya lagu goobto welina tagan tagnan doona isku kalsanada

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r หลายเดือนก่อน

    This is was took of mellitery armay of marreexaan of ugass waa diidey of armay kkkkkkkk

  • @mahamudfarahali2280
    @mahamudfarahali2280 หลายเดือนก่อน

    Hadha hadha waa HUURSO OO 50 km kaxigtaa Dhanka Addis Ababa waana xerada bariga Ethopia wax loogu tababaro waxaana degan Soomaalidii 2004 la raaciyey oromia

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk

  • @MaxamedShaamxasan
    @MaxamedShaamxasan หลายเดือนก่อน

    Macalinka lugeeyo wks meesha kaga wat inaan kusoo waco ayaan rabaa waxaa iga buuxu hadal waxaan jogaa bunt land

  • @alwiyanaji5977
    @alwiyanaji5977 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @falcon4137
    @falcon4137 หลายเดือนก่อน

    Macallinka lugeeyo wax laga xumaado maahan waayo waxay diyaar u ahaayeen inay dilaan adiga walaal kaa kale ee Somali ah marka mar waliba intay adiga kuu soo tababaranayeen inay ku dilaan waa ilaahay mahaddii in meeshooda lagu laayey. Marka kor uga bax war ahaan u sheeg laakiin waan ka xumahay meesha ma talo

  • @shaqalehussien2662
    @shaqalehussien2662 หลายเดือนก่อน

    Jamacada SMC ciidamada SL waxaa lagu tababaraa xero ciidan oo ku taala Magaalada Huurso Huurso Milatery Camp waxayna u dhawdahay Diri Dhaba waana base ciidan oo aad u wayn Jabhada oromaduna ma hawaysan karto sidan filaayo

  • @ismaaciil3602
    @ismaaciil3602 หลายเดือนก่อน

    Can you believe that. Taas aa saxsan macallimo

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom หลายเดือนก่อน

    Waxakas too. Dhaca xasan sheiq maxamuud ayaa kamasutra ah

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    20:17 Maxeey u ahaan weeyday 200%.
    Soo kuwii eey sheegteen, Oo noogu bahdileen. Dhulkeeniina eey Dhul Oromo Amxaar dhaheen.

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 หลายเดือนก่อน

    beenbaad halkaa ka sheegtay ee iska hubso anagaa joogna meeshaad ka waramayside

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน

    How much iyo meeqa
    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Ilyas-zd4rv
    @Ilyas-zd4rv หลายเดือนก่อน

    😡*👉Soomaali Diidku HEESTAAD MAQASH3333N bey s⁰⁰ SAAREEN.👇🏿😡👉MARKA Waa LAGU DIGANAYAA 🔥🔥🔥☝🏿😡✍🏿👀

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 หลายเดือนก่อน

    Oromadii ay jeclaayeen maa leeysey walaahi dhib waaye

  • @Qaaliaweesnuur-zh7xv
    @Qaaliaweesnuur-zh7xv หลายเดือนก่อน

    Hakufarxina waa somali cadaw dilay

  • @ugasoelmi2138
    @ugasoelmi2138 หลายเดือนก่อน

    Maxay haystaan oo ay kusiyaadinayaan itoobiyan uu kusiyaadinayaan soomaali ayagaaba injiri gashaye

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

    Oromo qayb baa darood ah dee xarla koombe iyo xariir koombe ku jirta 😂 iyo walibw xariir mohamuud saleeban adba so baar 😂😂😂 way og yihiin iyaguba tigree awalba isagu darood bu ahaa qayb harti ah iyo qayb daroodka kle ah weeye😂

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew หลายเดือนก่อน

    Oromo tababar u aad ee haku disho soow ayaan daro maaha waxaasu waa sumcad xumada muusa biixi

  • @adenomar6153
    @adenomar6153 หลายเดือนก่อน +1

    This is not english

  • @user-io6px2uq2y
    @user-io6px2uq2y หลายเดือนก่อน

    WAA HUURSO

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyada iyo beenta jereer waynta ka was wali lacagtii formaajo way kuu socotaa

  • @AbdullahiSaid-pl3cq
    @AbdullahiSaid-pl3cq หลายเดือนก่อน

    Rageedii

  • @tawofiiqabdullahi3820
    @tawofiiqabdullahi3820 หลายเดือนก่อน

    Hooyada coowrida ka was eelaygan waa qof xanuusan oo ciilan uuuuuf

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน

    Oromo lagu qaldi mayo dhalasho been ah SNM intii oromo dagalla meysey maxey kudhigeen sow tii ay tplf tii udhiibi jireen iddoor ku waa fuley aan is ogeen haduba cabsado biyaha iyo ooyelka bu isku daraa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน

    Xasan dal xaraashe 👎👎👎👎

  • @yusraabdi7841
    @yusraabdi7841 หลายเดือนก่อน

    Beenlow CBB faqash waa faqash waar beeta daaf nothing will happen to somaliland soldier's you just want views you will not views from somaliland fact news sorry

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh mxaaa been ah oromo iyo tigree qayb ba darood ah caano ka dhan 😂😂😂😂

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 หลายเดือนก่อน

      Iidoorad cuqdadland nayaa meesha kalatag buuqa.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂