Haaye guryihiina isla taga oo haka tagina dhaqankii iyo xishoodkii meeshu ma xataash baa marka dambe waabay isku wada dul dhareerin sidan muuqata walaahi xishoodka iyo privately in layala aado oo caruuraha iyo waalidka iyo kuwa aan haysan uga tudha madhaadhuqan suuqa lagu hayo shaysa wallahi indha adayg iyo badawnimo ayaa dadkan haysa
Geeski orod lagu koro orod ba loogaso degaa 😂!. Xalaalay ba’day ma wax xalaal ah ba meshan yaala wa dal faqri ah oo dagaalada laga ganacsado!. Qofki jacayl ka hadlaya hala nabad geliyo!.
ilen arabku waa romantik ❤
Ragga Arabku waa khater cajiiib
Mash Allah. Wiil hoog ama Geesi..
Bilaa dhaqan
Arooskii Card kiisa lacagta laga dhigay new score
Waa sidaan islaha hhhh
Xishoodkii mee?
Haaye guryihiina isla taga oo haka tagina dhaqankii iyo xishoodkii meeshu ma xataash baa marka dambe waabay isku wada dul dhareerin sidan muuqata walaahi xishoodka iyo privately in layala aado oo caruuraha iyo waalidka iyo kuwa aan haysan uga tudha madhaadhuqan suuqa lagu hayo shaysa wallahi indha adayg iyo badawnimo ayaa dadkan haysa
Afar sano waa wakhti dheer waxa fiicnaa yadoo meher xalaal ah la sameeyo wixii danbena markaad diyaar tihiin samaysaan.