24 saac ayaan Itobiya Airline u Af-duubnayn Waraysi Gabadhi Somaaliyed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 87

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 2 หลายเดือนก่อน +10

    Xabashi waa xabashi uun.
    Somalida ayuun baa bilaa damiira !😊

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 หลายเดือนก่อน +12

    Waa yahuud xabashidu

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 หลายเดือนก่อน +6

    War ninkas weriyaha anaga kasomali ahan abal weyn u nugu leyahay wayo sidasey u inkiri lahayn dulmiga gabadhena logeystey thank u.laari

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 หลายเดือนก่อน +26

    Dad ka somaliyeedoow joojiya diyaarada ethopia airline

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 หลายเดือนก่อน +7

    Valan waxan ku qaadey inaan kuu aar gudooonan raacin ethopia airline insha allaah lodon to hargaysa raaci jirey waa joojiyey inan taa yar darted waa eey ethopia waxuush aan aamin lahayn oo gaalo ah

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 หลายเดือนก่อน +4

      @HakiimHakiim-t8p kkkkk aniga iimataalo taasi laakiin waxaan u qaban karaa inaan anigu joojiyo diyaradooda xun 2 waan bilaabay inaan bulshada la hadlo oon u sheego in aan la raacin xabashid

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      Inan Gob ah, jazaakallaahu khayra

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@HakiimHakiim-t8pwaa edeb darantahay gabadha somaalinimo beey uhadleeysaa adiganah cuqdad qabiil iyo qurun baad kasheekeeyneysa

    • @ilwaaddegan4564
      @ilwaaddegan4564 2 หลายเดือนก่อน +1

      Gobonimo huuno macaan guulayso saa saad ba ugu hiilisay walaashaa dhiigu biyo maaha somali nimo alle haku sharfo❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @kubra8
      @kubra8 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi wallo maasha Allah waan kugu raacsanahy, Absolutely.
      Anigaba tayigu dhigeen dibdambe uma raacidoono, tii Alee kuma darin.
      Uk madhkii hore o aan kabaxayeynay siday noo war warejinayen ayaan diyaradii didhqi ku gaadhnay. Dhalitarada somalida e HEATHROW AIRPORT joogaa waxay nagulataliyen madhdambe Ethiopia airline haraacina, aad ayey uxun yihiin dadkana way lugooyaan.
      Sonoqokiina kaba siidaranayd o more than 24hrs ayan joognay, Passport inata naga qaaden ayey kolba siday noowareejinayeen xagee katimamadeen io Vi's ma wadataan io lacagbixiya io handadaad, ayaa diyaaradii naga takty, inkastoo ay Hotel nageeyeen.
      Sidaan u adhkayey lacag ayey rabeen o laaluush ayey somalida kaqaadaan, wayo waxan adhkayey dadkale o somaliya lacago lagaqadayo. Lkn waanu iska celinay inkastoo ay nacanaadeen o in lugooyo noogu filan nagaadhsiiyeen, Shndadahayagii maalintii 3d ayaan Heathrow ugu nimid.
      Anyway somaliyey Ethiopia airline halajoojiyo

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 2 หลายเดือนก่อน +13

    Walaalayaal iska iloobo ama ka maarma diyaarada xabishida balayo ha ku dhacdee

  • @abdullahiAden-y1u
    @abdullahiAden-y1u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jamac Raali-ahow.
    Shacabka Somaliyeed Waa Xoolo Xoolahana Waa-in lahelo Dad Dhaqda. Habaryertey iyo wallaakey baa maanta Raacay itobiyan eerlayn annigoo baryaya oo leh haraacina.
    Bisiq Sarmaan

  • @IbrahimOsman-p6p
    @IbrahimOsman-p6p 2 หลายเดือนก่อน +11

    Joojiya diyaarada itobiyan airlines dadka somaliyedow

  • @GC21701
    @GC21701 2 หลายเดือนก่อน +13

    As we are Somali we should stop flying with Ethiopian airlines.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ethiopia gumeeysi african waaye. Waa yahuuda africa. Marka somalida ku dhoofeeysa waxan oga digeeynaa ineey soo raacaan diyaaradda Ethiopia 🇪🇹 Airlines.

  • @hunabuggy9712
    @hunabuggy9712 2 หลายเดือนก่อน +3

    Boycott ethiopian Airlines
    This is how they treat our people
    I had a bad experience with them too

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 หลายเดือนก่อน +4

    Welkom 🤗 Jaamac Galad

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa. In. Caysha. Lo. Hiliyaa. Oo. Qurba. Joogtu. Jojisa. Diyarada

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 หลายเดือนก่อน +2

    itoobiya somalia Halga Reebo

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ha la jojiyo racida diyaradaha etobiya illaa ay ka soo raali galiya an gabadhaasa iyo Somaalida oo dhan etobiyaanka Somaalida ma arki karaan wa cadowgeena

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 2 หลายเดือนก่อน

    Itobey air lines Waa No1

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 หลายเดือนก่อน

    Can we listen to the larry is conversation whith her please?

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhan wa dumashiday wan kaxumahay in Ethiopianku sixuun ula dhaqmeen

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat 2 หลายเดือนก่อน +4

    M a jamac Allah kuxafidu

  • @afnaanxuseenaxmed5547
    @afnaanxuseenaxmed5547 2 หลายเดือนก่อน +4

    Itoobiya gumaysi u daa

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Laari manshaa allah

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Saakawalaashay oo doonaysey baan ku idhiharaacinee goose turkey amaqatar airways

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runta walaal cadowgaag lama raaco dhaqale in aad siiso naa looma bahana

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ethiopia weey fashilanatay

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 หลายเดือนก่อน

    Jaamacow soo taa dhihi jirtay Ethiopian nimada waan ku fanaa

  • @pauljean-fm8xb
    @pauljean-fm8xb 2 หลายเดือนก่อน

    Jamaac wa mahadsantahey ina umada ku baararujisid arrintasi

  • @aweysali
    @aweysali 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan wa ka gulesanesa hadii ee dacweso marka ee London timado aniga wa iska badalay tikitka Ethiopian airlines

  • @abdi6533
    @abdi6533 2 หลายเดือนก่อน +1

    Plz somaliyeey hala joojiyo diyaaradoda

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 หลายเดือนก่อน

    Waad saxantahay manshaa allah

  • @abdirisakbuni8076
    @abdirisakbuni8076 2 หลายเดือนก่อน +1

    I have never used and have no intention to fly with them in the future .

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 2 หลายเดือนก่อน

    Weligood xabashidu way na ximeynayeen,oo way na bahdilayeen cid ka aargoosatayna ma jirin.

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahow ithopian ay oyintedu Kala isdaba jogta iyo olokeda ilahow inatus Ibadan wey Ka shalayn donan Insha alah

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 2 หลายเดือนก่อน +1

    jamacoow waad taqaan dhaqanka itoobiya SORRY kalmada ah ama waa ka xumahay ineey yiraahdaan oo qalad kooda qirtaan waxay u arkaan daciifnimo itoobiya waa ma xishooto dhaqan ahaan, waa tan iyadoo xiriir deris nimo,mid walaalnimo la leh soomaliya hadana badeedii ku qabsatey oo leh ama xoog ama xeel baan ku qadan

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 2 หลายเดือนก่อน

    Waallaahi in Diyaarad kale aanu ahayn tii Ethiophia Garoonkeeda ku degin karin iyado Soomaali wadeyso Sheeko Car Diyaarad kale hasoo raacaan inta ay tii Ethiophia Cunaqabteenka saaraan.

  • @abdi6533
    @abdi6533 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliyey waa in ethoipan airlane aan la raacin oo la joojiyo waxaan waa qalad looma dulqaadan karo

  • @abdimohamed5638
    @abdimohamed5638 2 หลายเดือนก่อน

    Waligay ithopian airline ma racin mana raaci doono

  • @mohamedfarah-y4j
    @mohamedfarah-y4j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc jama galad

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan waa Oromo afsoomaaliga ku hadasha.. Oromo eyaga oo itoobiya xukuma ayey xabashidu sidaas ugu gelayaan airport ka

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiqo kkk itopia buu uu jajuusaa

  • @IbrahimOsman-p6p
    @IbrahimOsman-p6p 2 หลายเดือนก่อน

    Jamac Galad adayad umahadsantahay sxb sida quruxdabaan ed usobandhigtay arinkan

  • @medkasim3189
    @medkasim3189 2 หลายเดือนก่อน

    😮

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tolow somalidu hada majojiyen mise weli wey racan halagubato kuwa raca ayago kamarmi kara

  • @CandifataaxHaykal
    @CandifataaxHaykal 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia gabadh aan wallalonahay ayay kareebeen diyaarada oousocotay danmarik 20,7,2024 waxayna kadoonayeen laaluushvdhan 100000 oobirr kadib safaradii danmarik ayaan kadacwaynay maadaama ay walaashay wadatay caruurt dhamantod kudhashay danmarik waxana walaashay udacwotay safaradii waxayna kaqaadeen lacagdhan 250,000kunoobirr waan yaabay

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 2 หลายเดือนก่อน

    Midba midkadarane hada dowladan abii wa gidafad wana xukun ugu Dara oo minatari ah

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 หลายเดือนก่อน

    Vivo Mr Kari mudowa

  • @moabdulla7156
    @moabdulla7156 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopian ku waa badaw

  • @umuraashidhassan6973
    @umuraashidhassan6973 2 หลายเดือนก่อน

    BOYCOTT ETHIOPIAN AIRLINE! HORRIBLE AIRLINE AND VERY BAD CUSTOMER SERVICE. I WILL NEVER TAKE IT, IT'S NOT FIRST TIME I HEARING BAD NEWS ABOUT THEM.

  • @BashkaLibaax
    @BashkaLibaax 2 หลายเดือนก่อน

    Xabashi.xaray.muxu.kuxaray.xabadlaxooxa.xabashi.urtoy.maxishotow

  • @SaidMohamud-b7r
    @SaidMohamud-b7r 2 หลายเดือนก่อน

    In dib loo raaco maaha waa iney dareemaan waxey sameeyaan waa in la joojiyaa

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaan la raacin wasaqda ma diyaarad ayaa la waayay ha dacweyso yay ka harin tuugada awalba waxay xadi jireen ana baaran jireen waligeed maba dhicin kursi la iibsaday see qof kale loo siiyaa tell waxaa la rabay inay qofkale u Duran bay aheyd passport uma dhiibeen nacalaa ku taal ithiopian somaliyeey isku qeylo dhaansado yaan la raacin ilaahay ha cadaabo cudur xun alaha ku rido qashinka xuquuq insaanka ha l aad gu dacweeyo caaisha haka harin soomamiyey talaabo qaada lacagtiina yaan la idinku abuse xanuun ka ha dreeman dhaqaalihii ka soo gali jiray soomaali hala jaro waligiin waxaas oo kale waxaa loo sii diraa asxaabtiina meel walbaa lagu shaaciyaa baraha bulshada ninkii wariyaha ma ogolyahay inuu u soo forward gareeyo ciil badnaa somaliya halaga raafo sixuna ha loola dhaqmo kudaafada afka qurmuun ayagoo dhan wada qurmuun

  • @awesabdi882
    @awesabdi882 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyey dhiig isku yeela hadii aad rabtaan inaad noqotaan dad sharaf iyo Damir leh gabadha soomaaliyeed oo sida xun loola dhaqmay aan u hiilino diyaaradaan yarn la raacin hala tuso awooda soomaalida

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haku daalin damiir soomaali ma lahane qurbaan jooga waligeey shilin aan leeyahay u quurin cawgeeyag

    • @NurAbdelkader
      @NurAbdelkader 2 หลายเดือนก่อน

      Weligey kuma fekerin in raaco . Xatta lacag l'Aan kuma raacaayo

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 หลายเดือนก่อน

    Adis ababa hakunoqonina dheh dadkaas maxishoodaan yeesan sun idin siinin

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 2 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi anigu diyaarada Ethiobian in badan ayaan yurub iyo Africa siga duulay. Si wanaagsan ayaana la' iila dhaqmay, waana ka xumahay sida loola dhaqmay muwaadiliinta somaliyeed!!,

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalidu waa dad aan qiira laheen wax kabadan week. Waxaan sidaas u leeyahay hadda oy sidaasi jiro iyagoo og OO maqlay ayey weli gadanayaan Ethiopian Airline ticket. Waa xayawaan soomaali,xitaa waxaa bartay madax dooda markii ay wey qeyliyaan wax yar ayey u aamusan durbadiiba markey ilaawaan ayey howshooda Iska sii wataan. Waxaan maqli jiray ilaawsho dhowaa ma ??????? baa.

  • @Hsseinsh.HassanBokh
    @Hsseinsh.HassanBokh 2 หลายเดือนก่อน

    Hadalka iyada udaa nin yahoo mataqaa nid wariya nimada waad qas bay saa

  • @sidiiqbustaale2392
    @sidiiqbustaale2392 2 หลายเดือนก่อน

    alshabab ayaa cadawga umada sonaliyed ah

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaad ka hadlaysaan gabar yar oo kursi dayaaradeed laga kiciyey xamarna waa kawaanka dadka lagu qalo maalin kaliyaa 40 qof lagu gawracay hilibkooda dad baa qaata oo cuna kuwaas ka hadla soomilyeey

  • @rashidabdi1409
    @rashidabdi1409 2 หลายเดือนก่อน

    Malintay Somaliland maqleen ayay Ethiopia airlines tabo galeen

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 2 หลายเดือนก่อน

    I quit years ago travelling with Ethiopian Airllines because its service is horrible and its PR is terrible. Originally , it was racist institution founded by feudal Haile Selasse that was and still is against hiring Ethiopian muslims and Somalis. In this particular egregious huma rights violations and abuse incident of this passenger women and her familiy, they should sue after their ass., never give up and never dounbt of winning this case if they hire good layer when they return to London. They would pay a hefty price of more than 100, 000 dollars at least.

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 2 หลายเดือนก่อน

    Diyaradan waxaraaca hawiye, idoor iyo majeerteen, iyaga itopia uu naageeyaa oo isku khuukhiyaa😂😂😂kkkkkkk

  • @AminaJele
    @AminaJele 2 หลายเดือนก่อน

    Soomali dad macno leh maahan waayo shirkada sara oo israil taagerto gaaladiba waxka gadaneenin markas ayeey kagataan alabahay soo saarto

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c 2 หลายเดือนก่อน

    Somalidaad ka hadlaysaa waa tuma?! Matan sirdoonka Itoobiya & Sanbalooshe, oo iskaashanaya, ay (hadda) Liido ku laynayaan baa? Ma tan Hargaysa looga arrimiyo, ee Amxaarada & Itoobiyanka (haddda) ku biiraybaa? Ma tan qunsuliyadoodu ay Garoowe ka furantahay baa? Matii horay ay u haysteen, ee Jigjiga xarunteedu tahay baa? Waa tee?!!

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax7412 2 หลายเดือนก่อน

    Boycott Ethiopian airline

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali2537 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyey qaabka loo dacwoodo haddii wax lagaa haleeyo aan baranno: "calaacal waxba maaha"!
    AETA u gudbi wixii kugu dhacay ha na kadaalin.

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz 2 หลายเดือนก่อน

    first of all, somalian, please do not take ethopian airline, majority of u do not know this government. u do not know the interest of Ethopian government

  • @AminaJele
    @AminaJele 2 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 หลายเดือนก่อน

    Soomalaay baraaruga hada waxaan khadyaan kajoognaa Oromo xabashi Guryaha kugu soo garaacaya Iyagoo iska dhigaya dad dawarsanaya
    2 takale ninman sixad dhaafa usocda oo sita Kaaryono ooleh waxaan idinka iibsanaynaa Biraha jajabka ah Yaab

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 2 หลายเดือนก่อน

    Horta ninkaan muxuu inantaan dabad soconaya hadduu uu san ahayn Beenaale iyo dicaayad wadee.

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sheeko daruud oo nacasa no bodey believe you 😂😂😂😂

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 2 หลายเดือนก่อน

    Waaqoloma. Naagtu. Qabi8lkeeda sheeg

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 2 หลายเดือนก่อน +8

      Soomaali ayay ahayd ee qolodeed jeclaan lahayd inay noqoto? Maxaase faa'iido ah oo ku jira in la ogaado

    • @abdoulkaderwaisssigad5768
      @abdoulkaderwaisssigad5768 2 หลายเดือนก่อน +6

      Wa Gabardh Somaliyed. Inta ku eekow @daljire

    • @mohamedadad8644
      @mohamedadad8644 2 หลายเดือนก่อน +4

      Waa maxay Waa qolama Waa soomaali Inta sanka kaneefsatana ugu sareysa Waa Muslim midab Maariin dhalaal ahna leh intaa haku deeqdo walaal

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน +3

      Mashaa Allaah akhyaarta sifiican baad ugu jawaabteen dhammaantiinba Jazaakumullaahu khayra

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 2 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂