Sheekadii Adeegto Qaybtii 1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • ★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
    Fallow Me On Facebook / noorqorahay

ความคิดเห็น • 490

  • @addoontiialle5019
    @addoontiialle5019 5 ปีที่แล้ว +5

    maasha allaah waa qiso aad u mahiim ah oo in lagu cibro qaata aha waayo qofkii haaysta hoyo iyo aabe ayaa kibraayo on mar walba ka farxin waalidkiisa markay u baahdaan laakiin xasuusnaada walalayaal inay jiraan dad badan an haysan aabe ama hooyo qeeyb ka maqan hadan ciilan bahdilan oo waliba magalo dhexdeda allaahu akbar alloow noo fududeey imtixanka adduun iyo aaqiro rabiyoow

  • @nrx8684
    @nrx8684 5 ปีที่แล้ว +12

    Somaaliya markan yaraa waxaan aqriyay labo sheeko, adeegto iyo Ayaan daran, both were the best stories I ever read

  • @yuusufyuukey428
    @yuusufyuukey428 6 ปีที่แล้ว +5

    xasan kaafi qoyste
    af soomaali sax ah ayuu ku hadlayaa

  • @beerlulazulthan1463
    @beerlulazulthan1463 6 ปีที่แล้ว +6

    Hooyo La'aan ayaa dhigtay oo haday hooyo leedahay silic Aduun may arakteen Allow hooyooyinka u danbi dhaaf😭😭😭😭

  • @haldhaaqurux8078
    @haldhaaqurux8078 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheekoyinka Waan jeclhy lkn marwalpo wakhtiga igu yar maanto axada jaanis uhelay💖😍

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax WallaaHi CalooSha igaa XanuunTay ilhaahow Adiga weeyn oo waaxiid ah maryan uGarGaar yaA allaah Ameen Ameen Ameen

  • @nrx8684
    @nrx8684 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheekadan qaybta kowaad waxaa ku jirta hees, miraheeda kamid yihiin biyahani ma calowbaa dhulku bahal ma leeyihiin, yaa ii sheegi karo magaca heestas?

  • @karimaawil8478
    @karimaawil8478 6 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa Allaag aad bàan uxiiseeyaa sheekadaan afka fahankiisa iyo qiso ahaanba

  • @ramlanuur3548
    @ramlanuur3548 6 ปีที่แล้ว +32

    Aduun waaa kaaaas 2005 2006 ayaa hoon afrik walaashe hooyo habo ka dhageesa jireen anoo waqtikaas 8jir meelahaas ah maantana ano 20jir ah aan dhageesa allow cimriga noo dheere iyo cibaado

    • @mukhtardualetv3153
      @mukhtardualetv3153 6 ปีที่แล้ว

      Ramla Nuur mansha allah wll ilahay haa ino baraakeeyo

    • @ramlanuur3548
      @ramlanuur3548 6 ปีที่แล้ว +1

      Mukhtaar Ducaale aamin wllo

    • @nourabdallamo2160
      @nourabdallamo2160 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhh
      Horn afrik midi kismayo ku tiile miya
      Xaji jaamac

    • @ubahjama8550
      @ubahjama8550 6 ปีที่แล้ว

      Ramla Nuur z

    • @cawofaysal8393
      @cawofaysal8393 6 ปีที่แล้ว

      Mukhtaar Ducaale weda

  • @axmedshawqi6098
    @axmedshawqi6098 6 ปีที่แล้ว +11

    Masha alla waxa soo jeedinaya wariye afsoomliga ku xeeel dheeer

  • @kowtharmohameddhalgarad7919
    @kowtharmohameddhalgarad7919 5 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭wlhi wn ooyey taaas waxa daremi karo qof hooyo la aan kuso koray

    • @farrrrrahh
      @farrrrrahh 5 ปีที่แล้ว

      dhamo faarah ahmed 😭😭😢😢

  • @libanabdi618
    @libanabdi618 6 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah
    sheekadani way igu socota

  • @bishaaroali6555
    @bishaaroali6555 5 ปีที่แล้ว +3

    Maskiiiiiiin haheey cakuye cadow iyo canug rajaa isuma roona

    • @AbuukarBandaasow
      @AbuukarBandaasow หลายเดือนก่อน +1

      Maryan ani waye lambar kan wxa iskaleh nin wadad jugo 😅😢😂

  • @caatikashuceyb2364
    @caatikashuceyb2364 4 ปีที่แล้ว +7

    Codkaan ma wariye Xasan Kaafi C/raxman qoyste 😁mise Waa malaheyga Xusuus Muqdisho🥰

    • @sacdiyaahmed5889
      @sacdiyaahmed5889 3 ปีที่แล้ว

      Haa waa isaga

    • @safiyalowra6510
      @safiyalowra6510 2 ปีที่แล้ว

      Haaa Waa isaga Sax VOA ayan Ka Dhageystay Aniga Xaauus Waayo Waayo Mahadsanid

  • @nehanalka442
    @nehanalka442 6 ปีที่แล้ว +10

    😭😭😭😭 ala xanun badanaa yarabii

  • @hamdahassen8981
    @hamdahassen8981 6 ปีที่แล้ว +26

    Wan kaxumahay maryan dhibatada
    Soogadhay illahay Ayaa cawiyaya
    Alxamdulilaah ilahayow noo
    Naxariso ammiin Amiin 🐅🇲🇰🇲🇾✈️👨‍👧‍👧👨‍👦‍👦👨‍👧‍👦👨‍👧👨‍👦

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 5 ปีที่แล้ว +4

    Sheekadaan jeclaa jirayaa Hassan Kafi Qoyste the legend

  • @mehekbintuhaji5572
    @mehekbintuhaji5572 6 ปีที่แล้ว +14

    masha allaaah gabdhan sawirkeda waxu iso xasuuusiyay Dadkeyga kunool baadiyo dad Asalkoda ku faana midibkoda Originalka ilahow baadiyo iceli ada awood leh

    • @user-xr7jz8tc1o
      @user-xr7jz8tc1o 6 ปีที่แล้ว

      عاشقة غصون و بس

    • @filsanxuseen2572
      @filsanxuseen2572 5 ปีที่แล้ว

      Sidoo kale 😁😁😁wa sheeko aad umacaan

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa sheeka aad u xiisa badan
    Runtii laguna qoray
    Af soomaaliga midkiisa asalkaa

  • @shacaybmaxamuud2099
    @shacaybmaxamuud2099 6 ปีที่แล้ว +4

    Ax ax waan ka xumahay maryam alle ayaa mahad leh libaaxa ka badbaadiyay mansha allah

  • @dulmidiidyare352
    @dulmidiidyare352 4 ปีที่แล้ว +1

    Xusuus wallahi. Long time iyo mogadishu. Hadii ay i dhaafto waxey iiga xumeed inaan lacag badan dhumiyay. Xasan kafi qoyste wuu ku fiicnaa sheekooyinka iyo qurxinta. Maanafaa sheeko la dhahana waa jirtay. Xasuus 😢

  • @guuleedclaahi8388
    @guuleedclaahi8388 6 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allh
    Sheego waayo
    Aragnimo leh
    Af somalli miisan leh

  • @amalqueen4890
    @amalqueen4890 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahayow ubdkayg habadin naag xun

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 6 ปีที่แล้ว +4

    Qof ki Ilmaha sas u gala dhal ama hadhlaine Ilahay aya ka Go’ayndona Ciyalka Waa lonaxarista waxay donan hahadane..
    Maryan maskin Ilahay haku gargaro wan kaXumay Qali.Girls are special plz treated them well always ❤️
    Dadka an fahmayn haba dhagaysanina Plz anaga ku haysana
    Thankz Akhriyaha

  • @xamdixilkas8438
    @xamdixilkas8438 6 ปีที่แล้ว +8

    Waaw xasan kaafi cabdirixman qooyste weriyeqaliya waa sheeko qurux badan

  • @abdallaali3582
    @abdallaali3582 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheeko cajiib ah runtii waa markii 2aad ee aan dhageysto lkn hal mid yaa ii sheego ninka tarjumaayo sheekadaan plz.

    • @umalkhairfarah8908
      @umalkhairfarah8908 4 ปีที่แล้ว

      Abdallah Ali walal maaha sheeko la turjumay oo af kale ku baxda waa sheeko Somaaliya haday doonto yaanay ahaan tunbee lkn wa sheko somaali
      Ma somaligiisaad fahmi waydey

  • @umuimoha4912
    @umuimoha4912 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah

  • @nassrinnur768
    @nassrinnur768 6 ปีที่แล้ว +2

    sheegadaan xiiso iimo heeso waaa aan dhaweeen aa buug wayn ka aqridtay adeegto caadi ma ahan waa sheego cajiiba

  • @tiisahaysteofficialsom3162
    @tiisahaysteofficialsom3162 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlahay sheeko xiiso leh oderen iyo qamuunyo leh
    Sawirka gabadhaa kahelay niman yahow gabadhan mahelikara fadlan igargara midabkeda kahelay wlahy

  • @abdulkadiribrahim2913
    @abdulkadiribrahim2913 6 ปีที่แล้ว +9

    Sheeko cajiib ah

  • @xanaancabdulaahi8512
    @xanaancabdulaahi8512 6 ปีที่แล้ว +4

    Oh my God allayahow dhibaata kaa magan galay. Mar waliba

  • @HaramPolice123
    @HaramPolice123 6 ปีที่แล้ว +4

    Woow 👏🏼 cajab nosobadi sheekada

  • @raxmasharaf6162
    @raxmasharaf6162 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Dhibaata Soo Gaadhay
    Gabdhaa Yarre alle uma Daada caawi

  • @mehekbintuhaji5572
    @mehekbintuhaji5572 6 ปีที่แล้ว +2

    wa sheeko cajiiiib ah ana Asaf ya uktii qaali wan ka xumahy
    wad ku mahadsantihin dhamantin 😘😘😘😍😍

  • @deeqcismaan1543
    @deeqcismaan1543 5 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad ayay u mahadsanyihiin weriyaha soo tebinayaa sheekada iyo channelkan soo geliyey youtube iyadoo buug ah hore ayan u akhristay lkn sheekadu qaybo badan way kala dhimantahay weriyuhu meelo badan ayuu ka bood booday sheekada taasina waxay keenaysaa dadku inay meelo badan sheekada ka fahmi waayaan

  • @zaamzaylac3892
    @zaamzaylac3892 6 ปีที่แล้ว +16

    Waayo waayo ahaa

  • @moyeeydahooy4576
    @moyeeydahooy4576 6 ปีที่แล้ว +39

    waaaaaw waaan jeclahey sheekadan thanks brother

    • @abdihakiim3456
      @abdihakiim3456 6 ปีที่แล้ว +1

      moyeey dahooy M.A midabkii soomaalida adaa haayee gacantada yoosan kabixi ❤❤💯💯

    • @asiaismail7849
      @asiaismail7849 5 ปีที่แล้ว

      ال

    • @najmayuusuf1393
      @najmayuusuf1393 5 ปีที่แล้ว +1

      Ayaan layaabe arxankiidu daraana kumasarto adhaaxdii eray waxaayuleedahay alaaqadan maxaadhigay

    • @maanka94channel13
      @maanka94channel13 4 ปีที่แล้ว

      @@najmayuusuf1393m

  • @fardowsamohamedoday4971
    @fardowsamohamedoday4971 6 ปีที่แล้ว +6

    War inantu beer adakaa yaiga dhiga ❣❣❣❣

  • @abdullahiibrahim4048
    @abdullahiibrahim4048 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 Ilaa hada shekadan waan iska jeclahay.

  • @abdinaasiraj1459
    @abdinaasiraj1459 6 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah sawirka saran qurux bdnedaa

    • @sacdiyomohamed6443
      @sacdiyomohamed6443 6 ปีที่แล้ว

      Abdinaasir AJ walal isku raacden ragaww dhiira galin kale ayad wadan ma idinka daacad baa

    • @xaawocilmi7488
      @xaawocilmi7488 6 ปีที่แล้ว

      Waan ka helay shekada aad u macantahy wlahy

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 6 ปีที่แล้ว +5

    Subxanalah aax Allh xaasidsana taasi

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 4 ปีที่แล้ว +3

    Illahey baaa mahadleh😭😭oon aayeyo i ag joojin

  • @farhiamusa5785
    @farhiamusa5785 5 ปีที่แล้ว +2

    wariye c qaaadir dulyare adbaan uxiseyaa shekadaan mahadsanid walal

  • @muniraabdullahi7737
    @muniraabdullahi7737 6 ปีที่แล้ว +5

    Ala xanuun badana subxanallah

  • @jaamacismacil8885
    @jaamacismacil8885 6 ปีที่แล้ว +25

    woooow af somali original

  • @mostafeahmed7517
    @mostafeahmed7517 6 ปีที่แล้ว +8

    sheekada waa igu socotaa

  • @ahlmdhayga3365
    @ahlmdhayga3365 6 ปีที่แล้ว +1

    Shekdan wrxey ka hdleysa Dumarka Qaar ilmha Eysan dhalin Sidq At ula dhqmyan Yaa Rabi Alow na gu hgaaji jidka Toosan

  • @maxamedcawel522
    @maxamedcawel522 6 ปีที่แล้ว +3

    Aayayo Adunka Ciriiri Alla KubaD AabaYaaLow IdiNkaNa AllaHa IdiN Ka Abaal Mariyo DunuBtaD GalayZaan ••••••••••••• CarUuRta HaLo NaxaRiisto Cid Aan Hooyo Iyo AllaH AhaYn Haku Aaaminin

  • @khadijasaalah6108
    @khadijasaalah6108 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah waanka heley shekadan waahadal kene macaana hadal sax ah

  • @fatimaaydiid9212
    @fatimaaydiid9212 5 ปีที่แล้ว +3

    Oo naxdin

  • @turbowest1348
    @turbowest1348 6 ปีที่แล้ว +3

    Pole sana

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 6 ปีที่แล้ว +25

    Adeegto waa sheeko aan aad u xiisayn jiray akhrinta buuga sheekadan

  • @afiaosman4463
    @afiaosman4463 6 ปีที่แล้ว +20

    sheekada waa sheeko dhab ah oo ka dhacda dhululka samalida

  • @hodannuur2350
    @hodannuur2350 6 ปีที่แล้ว +9

    Shekada wan ladhacay lkn nasib daro wax badan makafahmin

  • @xamdimuuse1753
    @xamdimuuse1753 4 ปีที่แล้ว +5

    Waan ku xumahay 😭

  • @naftaurooon2394
    @naftaurooon2394 6 ปีที่แล้ว +42

    Shegadaanii waan dhagaystay xiilee an muqdisho jogay oo lakasodayn jiray radiyowa shabeel

  • @sadaaamabdi263
    @sadaaamabdi263 6 ปีที่แล้ว +6

    sheeko macaan iga dheh

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhibkii gabdhaha noocaasa soo mara abahooda ugu wacan. Ileen asagaan xaladooda la socon intuu naag ukeenaye

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 6 ปีที่แล้ว +15

    😢😭😭😭😭😭😭xanun badana

  • @hibomaxamed348
    @hibomaxamed348 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi sheeko xisaheeda leh🧨

  • @saidomohamed1996
    @saidomohamed1996 5 ปีที่แล้ว +3

    Subxanalaah

  • @dadirfarah5601
    @dadirfarah5601 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaa arin lagaxumaadaa allow.haqa wafaajii

  • @xurmeyoxassan1434
    @xurmeyoxassan1434 6 ปีที่แล้ว +4

    hayey sheekadu macana marna qarara

  • @cadnaanaxmad7140
    @cadnaanaxmad7140 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko Qurux badan weye

  • @hawojamac9058
    @hawojamac9058 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waah wagabar ilhy ugargaaray

  • @umumajdi5058
    @umumajdi5058 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle

  • @sihamqurux8352
    @sihamqurux8352 6 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah inda quruxsana gawade

  • @maxamedjama7973
    @maxamedjama7973 5 ปีที่แล้ว +2

    l don'no somali but my friend his told me good story thanks our uncle

  • @adenabdi7418
    @adenabdi7418 6 ปีที่แล้ว +30

    SCM magacaygu waa abdirashid wxn ahay qof soo maray dhib badan oo nolosha KU saabsan ciil iyo cadho qisooyin xanuun badan oo aan la tumaysan karin wxaana gaaray mararka qaar inaan naftayda gooyo hasa yeeshee Allah ayaa nolo ILA rabay iyo inaan sii noolaado mararka waxd moodaysaa inaad la dhalatay dhibka iyo nasiib xumada farxada ayaad nacaysaa adoo doirbidaya murugada Lkn nina dhibka lama dhalan
    Anka gudbo arimahayga anoon rabin inaan sii faahfaahiyo.
    Run ahaan qisadani wxy taabatay noloshada qayb ka mida waliba anoo dareemaya hadalwalba ama dhib walba oo gabartaas qabsaday sheekadani wxay badashay jawiigii iyo farxadii aan KU jiray iyadoo aan rumaystay inay dunida jiraan dad IGA daran hadan IGA nolol adaka hadana guul KU danbeeyay
    Ana wxan rajaynayaa guul
    Wxn rabaa inaan sii ogaado qisada waliba anoo aad U danaynaya iyo ninkii gabarta xumeeyay halkuu KU danbeeyay fadlan haduu uu jiro qof sheekadan wx kasii og hayla soo xiriiro anoon hadalka KU fogaaneyn
    TL 004915211326217

    • @asmaqaali7739
      @asmaqaali7739 6 ปีที่แล้ว

      Aden Abdi alle nolol fcn iyo cimri dheer haku siyo wlloh

    • @shadiadeeq3720
      @shadiadeeq3720 6 ปีที่แล้ว +1

      Wall qofna dhibato laaan lama dhalin lakin waa lakala samir badanyay wall ilahay nolasha farxadeeda haku tuso

    • @salmasiman2970
      @salmasiman2970 6 ปีที่แล้ว

      Walalo qoof ansomarin moshkiladh malahan marka samirka badhso

    • @saabirahussein8137
      @saabirahussein8137 6 ปีที่แล้ว +1

      Waa Ka xumhy Abdi dhibka Ku sooo Mary hadiii aad rabtid dhibka Ku soo Mary inaad ilowdo buug Ka qor ama qof saaxiib ah u sheg

    • @hafsamuse7858
      @hafsamuse7858 5 ปีที่แล้ว

      Sorry

  • @daga34267
    @daga34267 6 ปีที่แล้ว +6

    ilaahay ayaa uga jaraaya

    • @lulguled8944
      @lulguled8944 6 ปีที่แล้ว

      mustafe ali
      Waa sheeko cajiib ah waan kahelay

    • @Yassmin1166
      @Yassmin1166 6 ปีที่แล้ว

      Asal waye gabdhan sawirkeda mashallah

    • @seynabcali4205
      @seynabcali4205 6 ปีที่แล้ว

      Sadiya Ali Barta afkiina hooyo si aad ufahamtaan.

    • @cabdalecabdinuur7200
      @cabdalecabdinuur7200 6 ปีที่แล้ว

      Wwwwwwww waan kuxomaha

  • @xaawamacalim3914
    @xaawamacalim3914 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla eedo alow hana badin dhibka wXa u kenay eedada alla arxan daran

  • @farxiyafaarax6952
    @farxiyafaarax6952 6 ปีที่แล้ว +3

    Wacjiib

  • @filsanabdi471
    @filsanabdi471 5 ปีที่แล้ว +5

    Tahay ale ha ciqabe sidan u nacbahay😭😭😡Alow hoyadey mcn u naxriso 😍😍

  • @halimomohammed1782
    @halimomohammed1782 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle been mahan qofkii hooyo lanaata were dhibean tahy

  • @muxiyadiincabdiamerica6833
    @muxiyadiincabdiamerica6833 6 ปีที่แล้ว +8

    Waan ka xumahay

  • @user-jx4tn9mo3h
    @user-jx4tn9mo3h 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla xanuun badanaa miskiin alle ayaa badabaadiyay

  • @sharmarkejaamacshire5002
    @sharmarkejaamacshire5002 4 ปีที่แล้ว +2

    Sharmrke

  • @alxayaamedia816
    @alxayaamedia816 6 ปีที่แล้ว +13

    waa sheeko cajiib ah xasan kaafi qoysta

  • @ICONICballers
    @ICONICballers 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sheykadhaan waa kuxirnahay waana kahelay

  • @cabdifitaaxmaxamuud3657
    @cabdifitaaxmaxamuud3657 6 ปีที่แล้ว +5

    Wariye xasan kaafi qoystay waa mahadsan tahay

  • @ashaelmi199
    @ashaelmi199 6 ปีที่แล้ว +7

    msha allah waa sheko cajiib ah wna kahelay

  • @abdirahmanabdillahi2632
    @abdirahmanabdillahi2632 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allah ceesh calaa sheeko

  • @zeinabcadeychannel
    @zeinabcadeychannel 5 ปีที่แล้ว +2

    Bismilaah

  • @ridwanibrahim8138
    @ridwanibrahim8138 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadan dhabahaantii waan layaabay

  • @zaamzaylac3892
    @zaamzaylac3892 6 ปีที่แล้ว +13

    Sawirkey ahaa sawirkaan

  • @khalidyasan6851
    @khalidyasan6851 6 ปีที่แล้ว +8

    Wiriyahan tibiniyaaho codkiisa ayaan jeclahay xasan kaafi qooyste ayaan filaa magaciisa inuu yahay

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 6 ปีที่แล้ว +8

    Waa sheeko wanaaaaaagsan, laakiin sawirka ma mid meel laga soo qaadeyba (Internetka) 🤔🤔🤔🤓👍

  • @mohamedzalah660
    @mohamedzalah660 6 ปีที่แล้ว +5

    Wooow shekadan caadi maaha 😍😍

  • @farahveryniceosman7438
    @farahveryniceosman7438 6 ปีที่แล้ว +3

    Wa afsomali asli

  • @hamdaseshcalafilmsmaxamed8964
    @hamdaseshcalafilmsmaxamed8964 5 ปีที่แล้ว +2

    Qisadani aad iyo aad Ayaay uumacan tahay waaban gam ii gadhay

  • @user-zy2bw4pz1b
    @user-zy2bw4pz1b 6 ปีที่แล้ว +6

    Afsomali buuxa
    Mahadsanid wllo

    • @user-it4hc1ey4y
      @user-it4hc1ey4y 6 ปีที่แล้ว

      فاطمه عبدالنور فطمة عبدالنور

  • @aaminocirobe3952
    @aaminocirobe3952 6 ปีที่แล้ว +14

    Waaw sheekadan buug baaan ka aqristy

  • @wiildoorkaaydunidudabartay5362
    @wiildoorkaaydunidudabartay5362 6 ปีที่แล้ว +42

    Ar gabadha sawirka saaran iska leh originaalsanaa Waa dadkiii hore. Dumarow diirka aad iska qaadaysaan iska daayaa.

  • @mohamudhussein7403
    @mohamudhussein7403 4 ปีที่แล้ว +2

    Dorry

  • @kamarmohamed8135
    @kamarmohamed8135 5 ปีที่แล้ว +2

    Vnio

  • @badribaadshaa5732
    @badribaadshaa5732 6 ปีที่แล้ว +6

    Ax😢😢😢😢

  • @beeshadagodiasaransooronli9042
    @beeshadagodiasaransooronli9042 6 ปีที่แล้ว +1

    Aduun wakaas 2006 baan cidaacad diriska kadageesan jiray o iskaga ooyni jiray anigo dibkaas cml kujiro.... Alxmdllh adunka ayaba ah cajal cml ah hadane alx nin weyn o jamici ahay. Allow Edo hainabadin.... I will forever stand against separation of families. 😭😭😭 marwalbo sheeko noocan ah maqlo ooyin iyo madax xanun baa ilasodarso. Ragow ciyaalkina ogada dumarow ciyaalkina hal habeen hakadixina. Sorry somaligeyga hadu liito Somali siju ahay

  • @osmaanifunyboy1859
    @osmaanifunyboy1859 6 ปีที่แล้ว +7

    SheKadaan waa mid an ka helay ee sooo dhameestira

  • @hodancabdi1669
    @hodancabdi1669 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw adeegto xasan kaafi qooyste wlh dharka markaan dhaqaayo barqadi ayaan dhageeysan jiray xasuuus wlh markaas nabat baaan heeysanay

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 4 ปีที่แล้ว +14

    Horta🥺 su,aal why edooyinka somaaliyeed xasidiin u yihiin😭😭😭 tasaan anigu ilahada fahmi la ahey😭😢😢😢

    • @axmedaweys5007
      @axmedaweys5007 4 ปีที่แล้ว

      Sagajaan

    • @nadiirayuusuf6887
      @nadiirayuusuf6887 4 ปีที่แล้ว

      Edooyinkoo dhami mawada xuma wll se way jiraan qaar xuni

    • @caishoahmed9928
      @caishoahmed9928 3 ปีที่แล้ว

      anag le wyo edoyinka wyo wa gabdha somali yet e an isi sx no