UGU DAMBEYN WAA IGA TAGAY WIILKEYGA 😭💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 326

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  2 ปีที่แล้ว +73

    Vedio gan soo daawo 😂😂 th-cam.com/video/5FEm7E5G6bw/w-d-xo.html

  • @narimiinabdullahi5518
    @narimiinabdullahi5518 2 ปีที่แล้ว +351

    horta cudur comment Aqris la dhaho ma ila qabtiin😂😂😂

  • @shaafiofficiallmedia687
    @shaafiofficiallmedia687 2 ปีที่แล้ว +12

    Aan kuwada salino xabiibkeena muxamed scw waxaana niga codsanaa igu duuceeya hooyo iyo aabe inuu alle unaxriisto qabrigoodana uwaasiciyo

  • @kamilofarah8364
    @kamilofarah8364 2 ปีที่แล้ว +16

    Wiilka waa wiil ixtiram badan ka muuqato masha allah ilahey ha nabat geeyo meeshuu u socdo insha allah

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 2 ปีที่แล้ว +28

    Masha Allah 🥰🥰

  • @Markio.07
    @Markio.07 2 ปีที่แล้ว +13

    ما شاء الله خاله فتحيه توصلي بالسلامه

  • @qadroahmed334
    @qadroahmed334 2 ปีที่แล้ว +25

    Wllhi waa xanun 😭😭😢😭😩😩😩allaa nabad keeyo 😩😭😭

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว +18

    Safar salama wllkey meesha tagto ilahey ha kula kulmi walalo ku jecel

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah adna cadeey wilkeena Allaha nabadgeeyo nuunka reer dubai ayaan isku aheene igu Salaan saxaf iyo adna masha allah family qurxoon

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 2 ปีที่แล้ว +10

    Ma sha Allah tabaarakallh beautiful family Allah ha idiin xifdiyo amiin amiin safar salama mama iyo walaal keen . Saxaf iyo Adna Queen keep going brother and sister 👑👑👑👑🤙🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 2 ปีที่แล้ว +5

    Safar salaama wilkeena nabadgalyo allaha ku geeyo habo nabad galyo kutak meshaad jaceshahay best family waan idin salaamay nunka igu salaan adna reer dubai ayaan isku aheene

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 2 ปีที่แล้ว +9

    Wiilki yara quruxlowga ahaa xaguu aday sfar slama huuno❤🙏

    • @hafsocaddey2762
      @hafsocaddey2762 2 ปีที่แล้ว

      Muqdisho ee usoo socdaan❤❤🏡

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 2 ปีที่แล้ว +4

    IXTiiramkeey kuJiirTa ilmaaHa siDaa fiican loo soo kooriyay Beeyka MiD TaHay Manshaa allaah

  • @zakicarlos1890
    @zakicarlos1890 2 ปีที่แล้ว +7

    Manta ana ugu soo horeyay nabad kuso noqo wll like saara waligay 1k ma gaadhine gaarsiiya

  • @harunnur9011
    @harunnur9011 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah good family 🤲🏽🥰🥰🥰🥰🤩

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha allaah mamada iyo wiilkeeda zubeer safar salaama 🤲🤲❤❤

  • @sumayomohamed3282
    @sumayomohamed3282 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahey ha u fududeeyo safarkiisa .....wllo..awada...jecel...ayuu...ka...soo.tagay....Muqdisho...illaahey....sidaaas oo kle ha uga dhigo...meel kasta oo tago illaahey ha uga dhigo wllo aaad u fcn oo soo dhaweeyo wllkey adiga neh welcome to Muqdisho ka soo dag adoo nabad qabo iyo mamada wllhi aniga xitaa wn ooyay qof la jecl yahay markuu kaa tagaayo waa xanuun Muqdiso ma nabadbaa adigoo dhahaayo illaahey ha kaa soo dajiyo yaarabi 😭🇸🇴🤲🤲

  • @aliyaaabdirizak2185
    @aliyaaabdirizak2185 2 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah ilahey hanabadgeeyo kuwi kulmo markale Ilahey haidhinkadhigo dadkeygi 💙🖇

  • @momostaph3610
    @momostaph3610 2 ปีที่แล้ว +5

    Inta la ilmeysay like saar xanun bdnaa markuu ka tago qof qiimo bdn sxp+walaal wax wlbo ah markuu ka tago 👌

  • @khadarjama8414
    @khadarjama8414 2 ปีที่แล้ว +5

    Ax wlhi xanun qof aad kugu dhow marku kaatago 😥 Allaha ha idiin aman sado mel walbo tagtaan

  • @qamarmohamed1885
    @qamarmohamed1885 2 ปีที่แล้ว +4

    Wilkan wuu yaryahay sawiran tisa markaan arkay waan yaabay wlhi waa ilmo

  • @ruweydamohamed300
    @ruweydamohamed300 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a wilkaan malisya walga jeclyhu qof kasta wilkeyga le dhohosaa safar salaama ilhey hku nbd geyo

  • @nasrim8341
    @nasrim8341 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wiilka yar waxan kuxasuustaa dheeshiisi quruxda badneed

  • @nuuramuhamed7982
    @nuuramuhamed7982 2 ปีที่แล้ว +22

    Aduunka waxaanka necbahay inaan qof sagootiyo 😭

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 2 ปีที่แล้ว +1

    Caawi oohintii runta iska ooyey wallhi adnoy ilaahy qalbiga hanoo qaboojiyo wallhi zubeir safarkiisa waxaan saan dhan uga ilmeynoyo ma ogi😭😭😭😭

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 2 ปีที่แล้ว +8

    Maskin ohintii kadhamay qofkasta suu ugu oynaye allaha kunabadgeyo

  • @fartuunxasan7244
    @fartuunxasan7244 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaakuu baneeyay nin habaryar taadhashay inaa xabadka isgalisaan ? Yaaaab

  • @fartuuncaabiofficial6850
    @fartuuncaabiofficial6850 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha idin nabad geeyo mèeshad usocotaan waxaan àhay group adna& saxaaf

  • @maysocabdirashid5712
    @maysocabdirashid5712 2 ปีที่แล้ว +4

    🥺🥺🥺🥺🥺 alaa calol xanun badana 😢😢adna video aaa safar salama aa so dhigto inaa dawaan waya ka baqanaya 😢❤️💯 safar qeyr qaba

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi xanuun waye marka ka tageysid dad aad sanado badn isla joogten qaasatan ree kuala lumpur ani wey isoo martee tan cml 😭😭😭😢

  • @qaalidumar893
    @qaalidumar893 2 ปีที่แล้ว +19

    Maasha alaah😍😍

  • @saciido1235
    @saciido1235 2 ปีที่แล้ว +1

    Zubir iyo hooyadi wlhi waa iska jeclahay waa dad aad u qalbi nadiifa aadna u wanagsan dadka dhana aad u wada jcl mn dha allaaa safar salaama meel kasta oo aad tagtan dadka Aabe iyo hooyo alle idinka dhig wlhi waa oyay inaa sokotinayaba modaa jcl asn u qabo mn sha allaaaa safar salaama safar khayr ❤️💯💯🛩

  • @asliahmed2051
    @asliahmed2051 2 ปีที่แล้ว +9

    Allah ha u fududayo safarka dhaman tiin 🤲🤲🤲

  • @dekaahmed6738
    @dekaahmed6738 2 ปีที่แล้ว +4

    Mama boolaay waa afaara qabiil markasta afar qofaa nahay what’s that 😷😷😷

  • @samiiromohamud6537
    @samiiromohamud6537 2 ปีที่แล้ว +1

    1:40 😂😁 wa qaqarine moho sheekadasa keentay kuyeh ala saxaf funny waye 😬

  • @AaAa-ev8iq
    @AaAa-ev8iq 2 ปีที่แล้ว +3

    تروح بالسلامه وترجع بالسلامه ان شاء الله

  • @fardowsagacal3807
    @fardowsagacal3807 2 ปีที่แล้ว +2

    Is walashta ayey ni tiri wa hadal qof wayn 😥😥safar salama walalkay

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah safar salaama aay boolay iyoo wiilkeeda

  • @aminaabubakar7071
    @aminaabubakar7071 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhh 😁 😬 😁 😬 wllhi waan qoslay kan iyo laab TH-cam ka isoo gali hee 🤣

  • @asmamohamed4855
    @asmamohamed4855 2 ปีที่แล้ว +1

    Safar salaama Ay farxiya Awes Cali Bolaay iyo walaalkey 😘😘 adna adigana waan ku salaamay.

  • @maymuunmaxamedmuumin8958
    @maymuunmaxamedmuumin8958 2 ปีที่แล้ว +2

    Maama farxiya aweis cali boolaay welcome to mogadisho......faraxdii wey noo timid ....mantoo kalana lugaha na furan

  • @zapriinppe7625
    @zapriinppe7625 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa ooyay wllhi😭😭😭wxaa xsustaa mlin aa kligey diyarad ksoo raacay fmlkeyga Oyinti iga bxday iima labato wllhi ilhow nabad iigu celi inzha allah 🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maiil5704
    @maiil5704 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan ka qadnay mama bolaay safar salaama insh allah samo allaha idinku geeyo🥰🥰

  • @naciimacabdirashidibraahim4035
    @naciimacabdirashidibraahim4035 2 ปีที่แล้ว +6

    Alle hanabdgeyo super waaloxisaya walhy wiil qalpi fcn weeye safer salama😭😭😭🖐🖐🖐🖐🖐🖐❤❤❤❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @samiramohamed9392
    @samiramohamed9392 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallaah tabaakallaah ilaah wilkeena isikoo nabad qowo ilaah aa keeyo muqdisho safar salaam

  • @yartasanadka2870
    @yartasanadka2870 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah family qurux badan

  • @fadumonuunow8050
    @fadumonuunow8050 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo ilaahay kacabso nimanka ajaanibta eh hab hasiinin waa kuguur san karaa

  • @anfaccabdulahiahmed5182
    @anfaccabdulahiahmed5182 2 ปีที่แล้ว +14

    Lkn intee u usocdaaa wlhi anaa ilin iga kenteen 😥😥

  • @shoshoabdi8091
    @shoshoabdi8091 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaan hab haadi ayay ka dhigteen diintu saan midin farinee rabi halaga xishodo 😭😭😭

  • @sahroyaabdirisaq3305
    @sahroyaabdirisaq3305 2 ปีที่แล้ว +2

    You Tube Iso gali hee Adno Haye dheh 😂❤️Mamada She’s so nice ☺️

  • @umyusra5195
    @umyusra5195 2 ปีที่แล้ว +15

    مشاء الله منورين

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 2 ปีที่แล้ว +3

    Reer Malaysia baqeylin tahin wiilka xaflad baby inaa udhigtan ahayd

  • @hafsaomar8465
    @hafsaomar8465 2 ปีที่แล้ว

    Muqdisho ayaan ku arkay xalay wiilka gaar ahaan Xayaat mall

  • @fortunemohammed2526
    @fortunemohammed2526 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk Masha’Allah MAMA BOOLO ❤️❤️❤️I love you🌹🌹🌹

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allah wiilkaas anaga xitaa waan jecelanahay 🥺🥺🥺🥺

  • @mariiyoofficial2645
    @mariiyoofficial2645 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah illahy nawad haku geyo inshalh wilka calanka ogaden aya uxirane masha Allah

  • @sabriindaadir8518
    @sabriindaadir8518 2 ปีที่แล้ว +7

    Subeer ruux qalbi wngsn 💜💜💜💜💜💜💜

  • @malyunmuhumed4775
    @malyunmuhumed4775 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha ❤

  • @Hayatshali
    @Hayatshali 2 ปีที่แล้ว +1

    Naxdinwayna markad dadkad isjeclayden kala tagaysan wanxasuusta markan family gayga kasotagayay waxan eegay wiilka marku siisocday waxa imagine gareeyay sida u qalbigiisu samaynayo safar salaama dadka aabo iyo hooyo allle hakaaga dhigo

  • @nafisaqueen5682
    @nafisaqueen5682 2 ปีที่แล้ว +9

    Allaha nabad geeyo zuber🤲🤲 wlhi waa lo xiisa donaaa safar salama 😭😭😭😭😭😭calosha ayaa i hurtay runti safarka zubeer

    • @apdifatah1813
      @apdifatah1813 2 ปีที่แล้ว

      Qiira jabka igadaa 🤣🤣🤣

  • @omaralpha9519
    @omaralpha9519 2 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allah
    Ilahey ha idin dhowro

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 2 ปีที่แล้ว +2

    Safar salaama allaha nbd geeyo wiil wngsn ayuu ahaa💐💐❤❤❤❤

  • @Dj.manka1212
    @Dj.manka1212 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Hambalyo hambalyo wall

  • @maryambasheer7406
    @maryambasheer7406 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha aIIah safar saIaamo ❤❤🙏🙏

  • @hodanbaashe4345
    @hodanbaashe4345 2 ปีที่แล้ว +3

    Horta masha allh adna su aal aniga waba ka yaabe adigo dhalinyara wayo waayel islan iskaga dhigta sidi ad 60jir ilaa 45 jir iskaga dhigta wlhi wan kayabe

    • @AdnaChannel
      @AdnaChannel  2 ปีที่แล้ว

      Xabiibti 😍

    • @aishaabdiomarak6368
      @aishaabdiomarak6368 2 ปีที่แล้ว +1

      Adno inee yartahy qofki wax garad fahmi karo

    • @hodanahmed5856
      @hodanahmed5856 2 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xataa waala yaaba saxaaf inuu dhaho waa iga wayntahay waa gartii gabdho wiilal waawayn ayay hooyo dhahdaa

    • @nuuraadan4465
      @nuuraadan4465 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AdnaChannel adna xishmad waye ma dhadid mama nimada qof kasta iskama hesho marka alah kusharfo masha alh aya tahay qadarinta ayaba kugo jeclahay

    • @Fowzi1246
      @Fowzi1246 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanahmed5856 hooyo lugudhaho weynin mooho adho yar walasha mcn hadhay ilmo qabto hooyo watahay abayo

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs masha Allah tabrikllha safar salama hawar farxiyo iyo salum cadey ilahey nabad hanigu geeyo insha Allah Aamiin Yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @laylaali4828
    @laylaali4828 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah safar salamo qer iyo afimad Allah wadgeyo 🤲🤲

  • @NimkHassan
    @NimkHassan 2 ปีที่แล้ว +3

    Maan shaa aallha saxaaf u eekaaa

  • @nimcoismail1845
    @nimcoismail1845 2 ปีที่แล้ว +4

    allaha nabad geeyo insha allah🥰

  • @hodanabdikadir5814
    @hodanabdikadir5814 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofki habar yarta dhashey wllo ayas tihiin ajnabina waa kaa yahay oo waad is guursan kartiin sharci ahaan marka ee illah laga baqo oo isku deg dega hala daayo wll

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 2 ปีที่แล้ว

      Waa limo yar siday video horena ku tidhi ridwaan buu labo sano ka weenyahay,wayna soo karisay inanka waa baby intan sharciba la gaadhin huuno

  • @caaliyocarfoon5238
    @caaliyocarfoon5238 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan salaamay aayada m.a i love you too 😍❤💝🤲

  • @naharappe8955
    @naharappe8955 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشالله تبارك الله يااختي😍😍😍

  • @rayaanhappy7566
    @rayaanhappy7566 2 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah safar salaamo wallkey ❤🥀💖🥺😢😢

  • @hafsocaddey2762
    @hafsocaddey2762 2 ปีที่แล้ว

    Alla saluumigeyga calool xumo bdnaa hbo mcn anagaa ku jecel nooso dhaqsada adiga iyo abaayo farxiya anagaa idin sugoono adna mesha adinka lee ku harteen reer mama calawiyo❤❤❤💋

  • @fatimasahraabdi7312
    @fatimasahraabdi7312 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah Hooyo mcn iyo Walalkey safar salaamo Allah ha idin xifidahayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰❤❤💯💯👍

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh adna & saxaaf ❤💋

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +1

    Safar salamo wllkey mcn and mum farhiyo wanihisi doona I.a abowe mcn nabad allaha hakugeyo ameen thumma ameen dj zubeir ♥️♥️♥️🥰🥰🥰😭😭😭😭😭

  • @manaalosman7176
    @manaalosman7176 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaw maashallah tabarakallah maamada

  • @mariclassmariclass6156
    @mariclassmariclass6156 2 ปีที่แล้ว +1

    Adna henna wilkada dhankiisa sodog ima noqon laheed jawap kaa sugaa

  • @jimcale23
    @jimcale23 2 ปีที่แล้ว +2

    Adna ma iyada dhashay wuu u egyahay maansha Allah

    • @faizaabdi4754
      @faizaabdi4754 2 ปีที่แล้ว

      may way korisay habar yarteed dhashay

  • @samiiraabdirahman1946
    @samiiraabdirahman1946 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha ku xafido wllky

  • @fartuuncaabiofficial6850
    @fartuuncaabiofficial6850 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa kaa qaadnay maama maasha Allah

  • @seidmohammadabdalla2353
    @seidmohammadabdalla2353 2 ปีที่แล้ว +14

    Msha allh

  • @ummubalqiis3810
    @ummubalqiis3810 2 ปีที่แล้ว +1

    Mr saxaaf iyo wilkaan weey isku eegyihin wlhi

  • @FaadimoAbdulahi-wj6ve
    @FaadimoAbdulahi-wj6ve ปีที่แล้ว

    Eid Mubarak

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah safar salaamo ilaaheey ha samageeyo 😘😘😘😍😍👋👋👋👋

  • @mindasahmed9327
    @mindasahmed9327 2 ปีที่แล้ว

    Waligin wada jira o wada joga waxa tihin famili qurux badan waligin wada jira

  • @naimaguled2633
    @naimaguled2633 2 ปีที่แล้ว +4

    Safar wacan ayaan leenahay

  • @Nacimo-ug2tt
    @Nacimo-ug2tt 2 ปีที่แล้ว

    adoo haysta gabadha quruxleyda ah aadkuqan cikarta maxadku falee naagkale

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 2 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaah illahay hanabad geeyo

  • @adeiosman1942
    @adeiosman1942 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Marsha allaah

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 2 ปีที่แล้ว

    Safar salllama lakiin wiilka habaryar tada dhashay waa kaa ajnabi maxaa saas dhan ugu dhagdhageysaa alle kacabsada mataban kartit

  • @nadiaahmed3488
    @nadiaahmed3488 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah wa will boqor oo an add ujacalahay dar Allah adabatisa iyo ihitiramak dadak uu ulayahay .but
    Qoralakayig iskum ficinin anigu maihi somaliayad or i am not somali but afak somaliga wan ku hadal. Sorry .

  • @yaasmiinyassin720
    @yaasmiinyassin720 2 ปีที่แล้ว

    Safar khyr inshlh super yare ilhy ha nabad geeyo inshlh

  • @sacdiyomohamed4627
    @sacdiyomohamed4627 2 ปีที่แล้ว +3

    Qofka wallka ah marna sxbka ah marba haduu kaatagaayo caloola hur Wllhi

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 2 ปีที่แล้ว

    Calosha i hurtay walhi ilahey nabad haku geyo rer malesiya walagaso wada tagoya safar salama

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharci ahaan qof aanku dhalin aabo ma odhan kartid lkn cid kasta hooyo waad odhan kartaa

  • @qureysho99hassan18
    @qureysho99hassan18 2 ปีที่แล้ว

    Safe journey wllky

  • @asiaabdulkadir1464
    @asiaabdulkadir1464 2 ปีที่แล้ว +1

    Walshee farxiyo aweys, iyo salmui alx waa nawad tageen Xamr