January 25, 2023 ABDIKADIR ROYEL/ Qiso soomali ku naadir ah inay ka dhax dhacdo yaabka aduunka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 114

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi sheekha afurkaan ku karsada soonkan ugu baxaey😂 alle ha idin barakeeyo tiim adakaatey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BishaaroCraxmaan-mo8hx
    @BishaaroCraxmaan-mo8hx 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walaaxawla walaaqùwati ilaabilaahi

  • @sadiyaabi3886
    @sadiyaabi3886 ปีที่แล้ว +6

    Asc tim adkaatay sheekada faadumo waan jeclahay

  • @zeinababdi8385
    @zeinababdi8385 ปีที่แล้ว +4

    Allah tani waa anoo kale weliba wan kasii liitaa

  • @DaahirCXaraf
    @DaahirCXaraf ปีที่แล้ว +2

    Waa ninkaygii nin beel

  • @shankaroonahmed8380
    @shankaroonahmed8380 ปีที่แล้ว +2

    Qisada ma dhameerstirna oo wey go go eysa abdiqadir walaal. Sii fiican uso dhig

  • @fowziaabdi9487
    @fowziaabdi9487 ปีที่แล้ว +2

    Faduma tabandho bis laatey tim adkatey wan idin salaamey

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 ปีที่แล้ว +4

    Ma guursadeen Ina adeer Beel!

  • @wardamohamed
    @wardamohamed ปีที่แล้ว

    Sodohdii ugu fiicneyd een maqley

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 11 วันที่ผ่านมา

    Aayeey inkaar qabto xumaa

  • @urejahussein6121
    @urejahussein6121 ปีที่แล้ว +1

    Shekadan oo dhan waa ciyaalka suuqa xolaah

  • @DaahirCXaraf
    @DaahirCXaraf ปีที่แล้ว

    Muxuu ugu naar mudanayaa muu xaqeeda siiyo daanyeerku

  • @Degaliah
    @Degaliah ปีที่แล้ว +8

    Gabadhu way xanuunsanaysa xaga maskaxda 😢

  • @suleqa2149
    @suleqa2149 ปีที่แล้ว +3

    Walaal Duuwista wax ba ka qaldan please iska saxa wax badan oo codka a ba ka maqan… Thanks

  • @fardowsabarud9972
    @fardowsabarud9972 ปีที่แล้ว +1

    Ya Rabi imasomarin ee ilahow gabdhaha hayga igado yabkan ayadana o gargar

  • @samiraabdi4309
    @samiraabdi4309 ปีที่แล้ว

    Qisadaas waan maqlay reer qahiraan ahaaa

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 ปีที่แล้ว +1

    Cavduqaadir wll sheekada. Wad inaga qataa pls. Iska amus

  • @araweelo728
    @araweelo728 ปีที่แล้ว +4

    Miskiina walahi, dadka qaarkood waa very unlucky an noloshaba raaxadeeda iyo daganaanteda arag😭

  • @DeeqoCumar-c2p
    @DeeqoCumar-c2p 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @mohamudelmi4745
    @mohamudelmi4745 ปีที่แล้ว

    Usa

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 ปีที่แล้ว

    Asc tiim adkatay wan jeclahay markay fadumo shekaynayso

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 ปีที่แล้ว +5

    Gabareey talo hoo Ilaahey u noqo adkaarta badi ha is raacin inuu qalbigaada ku ciyaaro mooyee faa'iido ka heli meysid.

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhaas waxad modaa in ay aniga iga shekaynayso wayo aniga ayey igu dhacde qisada naagta ee ninka raliyada u ah aniga silicaas ayaan wiil iyo gabar ugu dhalay

    • @nafisaibrahim4531
      @nafisaibrahim4531 ปีที่แล้ว

      Illahey dulqadka hakuu siyadiyo wlhi waad iga dulqaad badantihiin wllo 🙏🙏🥰

    • @aliyah-rl7pv
      @aliyah-rl7pv ปีที่แล้ว

      Sa wll ma noloshi ba ku jirta mse alle wa ka saaray

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxaan odhan laha ha so celin sharaftu kaga ciyaaraay ado raaliya u ah ka fakar mustaq baalka naftaada iyo wiilkaga yaar ilaali wiilkaga hadaad ka wareerto walagaa qadaya nin waa istubiidh xitaa raaliyada waxaay odhanayan waa nalagu cadabaya taa kuluula waxaay odhanayaan way ii dhibtaay markaa nin dabe jooji oo ka fakeer mustaq balka adi iyo wilka yaar

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +1

    Faadimo Qaali 💯❤ ❤ ❤ ❤ ❤ 🥰🥰💖💖

  • @yasindahir878
    @yasindahir878 ปีที่แล้ว

    Waa ok

  • @faadumomohamed1003
    @faadumomohamed1003 ปีที่แล้ว +1

    Yutubka iyo tigtoga way istgashan yahiin

  • @hargeisawii
    @hargeisawii ปีที่แล้ว +2

    Codkii maxaa ku dhacay xaga dhambe, quality control samee mr royale sheekoyin half ku dhamaada qaar aan waxba laga maqlin waxkasta hayska so gelin ninyow. Iyaado meel wanagsan maraso ayay wax si noqonayaane

  • @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565
    @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565 ปีที่แล้ว

    Subxaanaalah ya Alaah wallow wan yaabey sheekadu caadi maaha waa adunyada badhked

  • @maryanhussien5992
    @maryanhussien5992 ปีที่แล้ว

    Wangaranayaaa,wiilkas

  • @fadumoabdulqadir2091
    @fadumoabdulqadir2091 ปีที่แล้ว

    Asc shegadin wan jclhy

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 ปีที่แล้ว

    Walahi wuu sixray

  • @MushtaaqNuur-p8s
    @MushtaaqNuur-p8s ปีที่แล้ว

    Asc

  • @bestsun1
    @bestsun1 ปีที่แล้ว

    Lacag my masiyen

  • @fadumoabdulqadir2091
    @fadumoabdulqadir2091 ปีที่แล้ว

    😍😍

  • @aaminozahro4517
    @aaminozahro4517 ปีที่แล้ว +3

    Inaga daa Internet xumada laguugu dhufaye😉🤣

  • @raxmomohamud8170
    @raxmomohamud8170 ปีที่แล้ว +3

    Aniga waaba yaabee dumarka qisada laga keeno 13 iyo 14jiro maxaa kawada dhigay yaab kkkkkk

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

      Burburka waddan ka ayaa yeelaayo...waagii Dowlad adag jirtay School bay aadi jireen

  • @HODANDAHAB
    @HODANDAHAB 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekadan kala badh ayaan la maqlayne w SIDEE

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london ปีที่แล้ว

    Inantu nolol adag ayabay silsilad u noqotay baadhitan ayabay u baahnayd badan.

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 ปีที่แล้ว

    Fadumo qaali say u dhahdo waa ninkaygii baanba ka helaaa

  • @HD-ll6ir
    @HD-ll6ir ปีที่แล้ว

    Waa nikediii

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv ปีที่แล้ว +1

    Gbrt gumaysigi io bahdilkii 7 jirkedi ku bilowday ba maskxdeda sameyey qof wxy noqoty abuse ka la qabsatay

  • @malyunisman3165
    @malyunisman3165 ปีที่แล้ว

    Sc lrkaaga walaalo ayaan rabaa

  • @amalmusa4330
    @amalmusa4330 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰❤️

  • @caliinaabdi7641
    @caliinaabdi7641 ปีที่แล้ว

    Alla.hogayey ilaan hadii aad maskiintaahy waa lagafadiysanaya ilhow ugargar

  • @farhiohassan1072
    @farhiohassan1072 ปีที่แล้ว +1

    Sixir weynaa

  • @فاطمهابراهيمعبذ
    @فاطمهابراهيمعبذ ปีที่แล้ว +1

    Asc dhamanten

  • @araweeloinanabadon6413
    @araweeloinanabadon6413 ปีที่แล้ว

    Salam fadumo

  • @najaadabdalle9100
    @najaadabdalle9100 ปีที่แล้ว

    Team Fadumo ❤

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 ปีที่แล้ว

    Wuu qiyamay

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 ปีที่แล้ว

    Dumarka somaliyeed araxan databas oo u farsan gabadh Taro amano ku ah

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 ปีที่แล้ว

    Kaasi kuma doonayo

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 ปีที่แล้ว

    Sheekada hadda waxay mareysaa dhiigkar!!!

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 ปีที่แล้ว

    daniste

  • @abdihusseinabdullahi6230
    @abdihusseinabdullahi6230 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰❤🥰🥰🥰🥰❤🥰❤

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 ปีที่แล้ว

    Gabadhan ima dhaafto!!! Waraabe-dadoow kale iga dheh!!!!

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 ปีที่แล้ว

    Xaga Asluubta hadlka iska Quruxi

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 ปีที่แล้ว

    Hoptovat syret ahayn

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰💖💖💖👍

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 ปีที่แล้ว

    Kulli Haye. Haye, Haye madiido mise dubaaxin!!!

    • @mustafejirde4620
      @mustafejirde4620 ปีที่แล้ว

      A qaadiro wllo sheekadii ratan kuu hayaye xagee aan idkala soo xiriraa plz

  • @London123u8
    @London123u8 หลายเดือนก่อน

    War waamaxaay, waxu wuu go’ go ayaahee

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 ปีที่แล้ว

    Hore ayaa laa yidh beel luga laa ama idha laa

  • @SaciidDheere-sl1qq
    @SaciidDheere-sl1qq ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkk asc asxbta tiim adkaatay

  • @bestsun1
    @bestsun1 ปีที่แล้ว

    No way

  • @marwaamalin5644
    @marwaamalin5644 ปีที่แล้ว

    Live ban ula socdey xaley

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 ปีที่แล้ว

    Gabdhu raliyasaneeda🥺

  • @fadumoabdulqadir2091
    @fadumoabdulqadir2091 ปีที่แล้ว

    My my masiyen

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 ปีที่แล้ว

    Dumarow waligiin rag haw tabcina hana la tabcanin ee ka tabcada uuun

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 ปีที่แล้ว

    Tigidh! Hadeey adkaatay waa wareeey!!!!

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 ปีที่แล้ว

    Haye hayedaadan badan marka maxaan ku eedeynaa wiilkaas
    ileyn qabiltu qaalmo kama dambeeyaane.

  • @rukiamohamedosman850
    @rukiamohamedosman850 ปีที่แล้ว

    😂ruqiya.maxamed.wlhiwaakhiso.xanuunbadan.xafifulaah.

  • @xalawigeelejimcale6569
    @xalawigeelejimcale6569 ปีที่แล้ว

    Meeshi ey is dhigtay ayaa lagu gowracay

  • @naimaali1239
    @naimaali1239 ปีที่แล้ว

    Eyaa miyuukufalay

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 ปีที่แล้ว +1

    adiga doqon ah ma nin baa la siiyaa waa masiibee inkaar qabee

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @laylasheikh618
    @laylasheikh618 ปีที่แล้ว

    😅

  • @maxamuudbk3636
    @maxamuudbk3636 ปีที่แล้ว

    Team adkaatay 🙏

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 ปีที่แล้ว +1

    adiga kii la arkaba ma ku dhacaya bisinkee

  • @kawsarfarah2743
    @kawsarfarah2743 ปีที่แล้ว

    Asc waxan ubaahanahay xiliga aad live soo gashaan markan jogo somaliland waad mahad santihin

  • @rodasacit6748
    @rodasacit6748 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk

  • @araweeloinanabadon6413
    @araweeloinanabadon6413 ปีที่แล้ว

    Shakira raaba side ula xidhidha

  • @ishwaakahmed9132
    @ishwaakahmed9132 ปีที่แล้ว

    Astaqfirulah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rodasacit6748
    @rodasacit6748 ปีที่แล้ว +1

    Kosoco

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 ปีที่แล้ว

    Inantu waa qalbi xabxab

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 ปีที่แล้ว

    Jiida hore🤣🤣🤣🤣🤣

  • @naimaali1239
    @naimaali1239 ปีที่แล้ว

    Maya

  • @mimifosi8702
    @mimifosi8702 ปีที่แล้ว

    😂😂qasaalada wareegta

  • @hoodomaxamed-nu5sz
    @hoodomaxamed-nu5sz ปีที่แล้ว

    😊Pp😊p😊😊p

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 ปีที่แล้ว

    Been iyo aduunku way kalatayaan bir lab

  • @ahmedismail-dv7sp
    @ahmedismail-dv7sp ปีที่แล้ว

    😅😅😅😅😅

    • @ishwaakahmed9132
      @ishwaakahmed9132 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣ana waxaad Ku qososhay baan Ku qoslay

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 ปีที่แล้ว +5

    fatima sharaf

  • @rodasacit6748
    @rodasacit6748 ปีที่แล้ว +1

    Washekocabah

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 ปีที่แล้ว

    Sodohdey ma joojiyeen

  • @nimojama5086
    @nimojama5086 ปีที่แล้ว

    This man he is an evil

  • @DeeqoCumar-c2p
    @DeeqoCumar-c2p 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @DeeqoCumar-c2p
    @DeeqoCumar-c2p 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤