Iftiinshe3 / Xalqada 7aad / Sami Gabas / saami cabdi gabas,, / "sami online

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 92

  • @ameinabdi375
    @ameinabdi375 7 ปีที่แล้ว +18

    "dadkeenu waxay jecelyihiin iney arkaan wax markaaba hilaacaya laakiin dunidan ma jirto wax markaliya hilaacaya ilaa aad ka hilaacsiiso"
    muqaal qiimo leh waan kugu faana walal Sami Gabas​ iyo @SAMIONLINE ba

  • @cabdiraxmaancaddow4787
    @cabdiraxmaancaddow4787 7 ปีที่แล้ว +9

    Dadaal iyo Juhdi badan ayaad soo bixisay Walaal Saami.Waan hubaa inaad ka Guulgaadhi doonto imikana aad hayso wadadii Guusha...Hadalka aad soo jeedisay wuxuu leeyahay Saameyn Mugweyn.Guuleyso.

  • @samigabas
    @samigabas 6 ปีที่แล้ว +6

    Macmiil Ku Xidhnow Oo Ka Adeego Suuqa Www.Samionline.co
    Ku Iibso Call - 063 401 2114 - 063 401 2113 - Kuna Iibi Call 👨🏻‍💻📦🛒🚚✈️.

  • @guuleedmaxamed1097
    @guuleedmaxamed1097 7 ปีที่แล้ว +11

    wllhi xaqiiq caqli fiican ayuu alle ku siiyo wana dadashay inshllh inta hadhay alle ha ku garab galo

  • @loulaahmed3343
    @loulaahmed3343 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah all my congratulations brother

  • @hodonkayf7392
    @hodonkayf7392 4 ปีที่แล้ว

    Mnshllaaaah allaaah hakulaqabto wll waa feker aaad uwangsn waxbdan wankafaaidey horey usoco wll weligaa haniyad jabin ❤😍👍

  • @hamseaden9473
    @hamseaden9473 7 ปีที่แล้ว +7

    saami walaal dedaalka halkaa kasii waad waad gaadhaysa halkaa aad hiigsanayso guul ayaan kuu rajeynaya

  • @japkagamer4703
    @japkagamer4703 3 ปีที่แล้ว

    MasHa ALLaH ALLa Ha ku gaadHsiiYo ___ WLLo......

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime8437 5 ปีที่แล้ว

    alaha kula garabgalo sxb waanu ku dhiri gilinaynaaa horumarkaaga

  • @abdikafarjama1871
    @abdikafarjama1871 5 ปีที่แล้ว

    Guulayso bwe 💪💪💪💪

  • @khadaradan1627
    @khadaradan1627 5 ปีที่แล้ว

    hore soco saami

  • @amiracabdi7777
    @amiracabdi7777 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Wll hore usoco

  • @Somalia-1991
    @Somalia-1991 5 ปีที่แล้ว

    Guuleyso insha allah

  • @majiidadam8620
    @majiidadam8620 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bro waa Gare higsigaga

  • @AphataahMohammedGiryaad
    @AphataahMohammedGiryaad 7 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid Saami Gabas Dhiiirigalintaadaasi waxay Noo tahay Faaido Jazzakallah

  • @ironlady2590
    @ironlady2590 7 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi walaalo hambalyo ,Saami online inta ay heysato & ka badan baa urajeynaya o ay noqoto mid somaliya dhan ku faanto & africo gabiba, Allaha kula jiro

  • @ahlamtayib4036
    @ahlamtayib4036 7 ปีที่แล้ว +7

    👍❤الى الامام لا الى الوراء ابدا

  • @John-st8fk
    @John-st8fk 5 ปีที่แล้ว

    Ma zha allh brother hore u soco

  • @mariamahusseinmohamed9855
    @mariamahusseinmohamed9855 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alllaah Xaqiiiiiq Hormar Wnaagsan Sami Online #Guuleeyso Wll Hore u Soco

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 5 ปีที่แล้ว

    Alloow amuuraha sahal

  • @shukrimedia9606
    @shukrimedia9606 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh wll wad dadashy somali oodhana waxad utahay ku dayasho inta dhimana insha allh way dhamays tirmi

  • @ifiye258
    @ifiye258 4 ปีที่แล้ว

    Guulayso saamionline.com walal waad guulaysan donta insha allah

  • @abdikanimandela
    @abdikanimandela 7 ปีที่แล้ว +13

    waxan doonayaa inaad la fahantaan, nagu faantaan, Halyay saami waan kugu faanaynaa amaana waad noo noqonaysaa.

  • @Mullaaxo
    @Mullaaxo 7 ปีที่แล้ว +3

    Maa Shaa ALLAH Hamballyo karti iyo Samir ayaa Hormar lagu gaadhi karaa NB: Ayeeyo Macaan Noloshaada ayey hormarisay dhiirigelin buuxda ayey ku siisay Allah ha kuu Daayo

  • @asadahmed6571
    @asadahmed6571 7 ปีที่แล้ว +4

    insha allah guul ayaa gaareysaa sxb

  • @hamse5506
    @hamse5506 ปีที่แล้ว

    I wish good brogress pro

  • @sagalaragsan2765
    @sagalaragsan2765 6 ปีที่แล้ว +1

    Mancha Allah geesi guulayso horeena u soco

  • @adoonkiiallah3568
    @adoonkiiallah3568 5 ปีที่แล้ว +1

    change your mindset change yourlife, do what the 99% are not doing.

  • @apdifatahomar4134
    @apdifatahomar4134 6 ปีที่แล้ว +1

    Imsha Allaah zxp waad ku guulaysan doontaa hadafkaaga wax kastana wall samir ayaa lagu gaadhaa wazaan ani ahaan kugula talinayaa inaad Alle ku xidhnaato taladaadana u dhiibato u samirto sidii aad ku gaadhi lahayd guul balaadhan insha Alaah waadna guulaysan doontaan

  • @khalidraage9654
    @khalidraage9654 7 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👏👏👏👏⭐⭐⭐⭐SAMI WAANU KUGU FANAA HALYAYBAAD TAHY⭐⭐⭐⭐⭐⭐

  • @mubaarikabdlaah3036
    @mubaarikabdlaah3036 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah
    guul
    guul
    zxb
    rijaal

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @ahmedabdillahi334
    @ahmedabdillahi334 7 ปีที่แล้ว +18

    Nin rageed manshaAllah lknse sirtaada lama khashifo ilaa ad ka midha dhalineyso . Keep going saami😍

    • @feisalshalle927
      @feisalshalle927 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed Faisal sami waxaa dahay iftii kii somaliyed

    • @ahmedabdillahi334
      @ahmedabdillahi334 7 ปีที่แล้ว +1

      Feisal shalle meesha faalada laga bixiyo ka bixi faaladaada

    • @fardowsayusuf2976
      @fardowsayusuf2976 5 ปีที่แล้ว

      Waa run wll inuu uusan shegin ayaa ficin business plan waa privacy balse waa will qalbi wngsan Allow kuxifdi adi iyo business kada wll guleso

    • @jamacmuuse4173
      @jamacmuuse4173 4 ปีที่แล้ว +1

      Saami online wxn u rjyny in uu noqdo Ali Ababa am in uu k sreyo

  • @bahjomursal3677
    @bahjomursal3677 5 ปีที่แล้ว

    .masha allah

  • @nasimalbaxri1809
    @nasimalbaxri1809 4 ปีที่แล้ว

    Allow barake 🤲🤲🤲🤲

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 7 ปีที่แล้ว +7

    somalinimo aan ku caaawino infester eney budy who have money pls suport war africa kuligeeda in aad qabsatid baan rabna wallal

  • @abdurahmaansamriye9748
    @abdurahmaansamriye9748 5 ปีที่แล้ว

    Mcha allH
    Nin raged bad tahay
    WD dadashay keep going

  • @naruuroclaahi1270
    @naruuroclaahi1270 5 ปีที่แล้ว

    Whi blhi wn kugu farxaa markaan arko hamigaago hirgalay alle cilmiga iyo maskaxdaba ha ku barakeeyo wll wn jeclahay horumar kan ka sii sareeya inaad gaadho alle ha kugu guuleyo whi waa runtaa waa la kufaa wana la kacaa alle hamigayga ha ii rumeeyo inan dr noqdaa jeclahay inkastoo duruufo badan ihor yaalan hadana markasto aan caqabad arko waxaan eega kuwa iga hooseya alle ayaan u mahad naqaa 🤲🤲

  • @mohaaabdi7205
    @mohaaabdi7205 5 ปีที่แล้ว

    Allah kula garab galo
    Mashruuuc dunida qabsado
    Allah ka dhigo sxp guuuul
    I.a sxp

  • @zhirwactv2314
    @zhirwactv2314 5 ปีที่แล้ว

    masha allah dadaala xaaji cabaas wagaadha waana dhafaa

  • @ikraan.khadar5491
    @ikraan.khadar5491 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wllky qliya caqliga salimka ah ilahay haku daayo go forward

  • @AhmedSuleimn
    @AhmedSuleimn 7 ปีที่แล้ว +3

    Saami Online Thanks..

  • @ishraaxibraahim8224
    @ishraaxibraahim8224 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hore u soco wll
    Wanad ku mahadasantahay dhiiri galintada wad gadhaysaa hamigaga Allaha kula garab galo insha Allah

  • @afrisom1067
    @afrisom1067 5 ปีที่แล้ว +2

    #suhybsajid_media yaaka imaaday

    • @ummucabdillah9423
      @ummucabdillah9423 5 ปีที่แล้ว +2

      Me to wll #suhybsajid wa wiil walalken oo Allah cilmi siyeey mshallah Allah hano dhawrow 🌹🌹🌹🌹🌹 amiiin yaa raab

  • @daganabdi6058
    @daganabdi6058 2 ปีที่แล้ว

    ilahay hadafkaaga dhabtaha ha kuu rumeeyo wll

  • @hamdasaeed1427
    @hamdasaeed1427 7 ปีที่แล้ว +1

    maansha Allah wll guulayso Inshaallah

  • @muztaphetaphio5223
    @muztaphetaphio5223 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah waaD MahadSaNtahy dhiri galinta aad na dhirigalisay

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 ปีที่แล้ว

    Make me crying 😓. Masha Allah Hore u soco wllky

  • @hamseabdirahmanmahamud7639
    @hamseabdirahmanmahamud7639 6 ปีที่แล้ว

    Legend. Be Smart.⚘ keep going forward. Brother hoppe u succesfull.

  • @mohaaabdi7205
    @mohaaabdi7205 5 ปีที่แล้ว

    Sxp Allah kula karan kalo
    Guuuul waaad garesaa i.a
    Guul wacan ✋✋

  • @Garaaddhise
    @Garaaddhise 6 ปีที่แล้ว

    Macha Allah wll horay usoco waad guuleesaneesaa

  • @alimahamed6165
    @alimahamed6165 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah walal Ilahy dantadha haku garsiyo.wan kula jira waxan joga Chicago America wan ku salamay wll.

  • @bilepharmaceaticalco.733
    @bilepharmaceaticalco.733 5 ปีที่แล้ว

    Guul inshaa'allah walaal

  • @mohamedidiris1481
    @mohamedidiris1481 5 ปีที่แล้ว

    Keep going walal qali ❤️❤️

  • @ismailcabdi3967
    @ismailcabdi3967 6 ปีที่แล้ว +1

    Sxb hora usoco waan kugu tageer sanahay

  • @somalitiktokchannel3304
    @somalitiktokchannel3304 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadaala wuw gaaraa sxp Mcn allaha kuusiyadiyo

  • @dryaxye319
    @dryaxye319 6 ปีที่แล้ว +5

    walaal aad iyo aad baan kuugu baahannahay hadaan nahay dhalinyarada soomaaliyeed iyo dhammaan bulshadeena noocaheeda kala duwan. waxaad tahay daacad. dhiirane. dhiirigaliye. wadani. ilaahay yaa ka taageerid wayn. cidna soo maaha. asagaan kaaga baryaynaa taageero ku gaarsiisa inaad aduunka oo dhan ugu sarrayso adigoonan illoobin aakhiradaada. islaamka oodhanna kugu faano. guuuuuuùuuuuuuuul

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 7 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah

  • @kowsar39
    @kowsar39 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin Thanks👍👍

  • @Wadani123
    @Wadani123 5 ปีที่แล้ว

    Mashallh saami horay usoco

  • @MOHAMEDMOHAMED-to2wr
    @MOHAMEDMOHAMED-to2wr 6 ปีที่แล้ว +1

    Never give up

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 7 ปีที่แล้ว +1

    aas iyo aad rageedi

  • @engr-abdiaziizherro525
    @engr-abdiaziizherro525 5 ปีที่แล้ว

    If we are somli we have somi online
    Keep goning sami gbas

  • @upliftmee
    @upliftmee 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah u inspire me

  • @muunamaxamuud6403
    @muunamaxamuud6403 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah guuula wllo

  • @Lamahurantv
    @Lamahurantv 6 ปีที่แล้ว

    Horay usoco wll SAAMI ONLINE CABDI GABAS

  • @liibaandaahir9864
    @liibaandaahir9864 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll,runtii wxad thy shaqsi aaad io aad uwngsan oo fakary runtii wad gaari kartaa meel wlba sxb mcn horay usoco juhdi iyo dadaal dheer bixi sxb mcn wana kutageraya

  • @maryanali5453
    @maryanali5453 5 ปีที่แล้ว

    mnshaaalh😚

  • @xidigonline8651
    @xidigonline8651 7 ปีที่แล้ว +2

    nin rag ah lkn tanoo kale ayaan fakaraayay

  • @kaltuunali7597
    @kaltuunali7597 5 ปีที่แล้ว

    guuulayso wall wad dedaaasheeeee

  • @khaliidmahamed1907
    @khaliidmahamed1907 6 ปีที่แล้ว +1

    Wallo ku soo dhawaada shirkada somshopping online market oo ah company la aasaay 2016 ee fdln ku soo biir bage kayaga #somshopping_online_market

  • @RaygalMedia
    @RaygalMedia 5 ปีที่แล้ว

    Raxmaanku haku garab galo wll

  • @djao2212
    @djao2212 5 ปีที่แล้ว

    masha allah halka ka wad

  • @ahmedxujaale7473
    @ahmedxujaale7473 7 ปีที่แล้ว +4

    Website ka Noo sheeg fadlan mahadsanid,

    • @izanaar3639
      @izanaar3639 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Xujaale sami online

  • @muunamaxamuud6403
    @muunamaxamuud6403 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @cittechnology2801
    @cittechnology2801 7 ปีที่แล้ว

    soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "DADAALA xaxji cabaas waa gaadhaa waana dhaafaa"
    "SABRAA AYAA SADKII HELA"
    halkaa dadaalka ka hay saaxiib waxaanu kugu garab joogna hiil,hoo, talo iyo tusaale inataba

  • @gjabdiqadir2035
    @gjabdiqadir2035 6 ปีที่แล้ว

    Sidee dadka ugu gaysaa alaabta

  • @fardowsaahmed5569
    @fardowsaahmed5569 7 ปีที่แล้ว

    Mash@llaah allah haku garabgalo waad gaareysaa gushaada insh@llaah

  • @assadabdi5327
    @assadabdi5327 7 ปีที่แล้ว +2

    Sxb talo iga qaado bro tv yada somalia utag oo Haku xayeesiiyan

  • @sakitechnology1522
    @sakitechnology1522 6 ปีที่แล้ว

    Macha allaj

  • @hanad-mp1yj
    @hanad-mp1yj 5 ปีที่แล้ว

    Sideen kula xariiri Kara sami online owner ama kaheli kara wll

  • @xidigonline8651
    @xidigonline8651 7 ปีที่แล้ว +2

    zxb website ka aaway lik-giisii waan u baahanaye

  • @guuleedahmed3514
    @guuleedahmed3514 6 ปีที่แล้ว

    aad Iyo aad ayaad Giovanni ay

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 7 ปีที่แล้ว

    Hadda Shirkadda Sharciyee kana dhig Shirka Saamiley ah nidaam xisaabeed u samee Ka bacdi lana tasho khuburada ganacsigai waxaad iibisaa Shares anna waxaan kaa iibsan Shares ugu horreeya.