Dad Xamar soo galooti ku ah ayaa dhulkeena boobaayo ma yeeleeno" Odayaasha Mudulood..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.ค. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 34

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 8 วันที่ผ่านมา +2

    Reer social media Ilaahay ka cabsada, dadkaan dhibaataysan hadaadan wax u qabaynin oodan kaalmaynayn ka daaya maadeyska aad ka dhiganayaaan

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 7 วันที่ผ่านมา +1

    Arya dawlada ayada samynayso sidaan dhisanayso
    Dhulki dawladnimada dada ku shaqaysa shacabka cid u danaynaysoa jirto haddaad aamusto waa loogu jecel yahay haddi dawladi jirto guryo dhaadheer madaxdi ma dhisteen dadki oon waxbarasho bilaash ah haysan cafimaad fiican ma leh shaqo abuur maleh intaad u hiilayso
    Dawlad aan wax ku qabaynin
    Afaara qabiilka iska daaya haddaad rabtan inaad horumar gaartaan shacabka haku mashquulina dawlada la xisaabtama.

  • @user-ml1sp7qx2r
    @user-ml1sp7qx2r 8 วันที่ผ่านมา

    Salaama bank waa dawlad noolow axmed med nuur jimcaale

  • @yuusufcali9705
    @yuusufcali9705 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wiilashiina ma Cesha kartiin idinka Ayaa dhulka gadaneysiin waxaan maqli Hasha Ayada caabaadee Geelana Cunee

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 8 วันที่ผ่านมา

    Walaayaal laydima xoogine idinkaa Garay. Ciidiinii allaah lacag idinkaa dhigay alxamdulillaah dhaha iskuna dhista dhulkiina ilaahay yaab idima Tudo

  • @user-ml1sp7qx2r
    @user-ml1sp7qx2r 8 วันที่ผ่านมา

    Abgaal dameero weeye waa kubisan yihiin😅😅😅😅😅

  • @ayeeyocambaro1671
    @ayeeyocambaro1671 7 วันที่ผ่านมา

    Dhulka maxaad u gadateen marka hore wax la yiri abgaaal iyo Idaho meel dheer wax kama arkaan goofkii qofkii aadka gadatey baa is ka leh maxaad shaley fagari weydey😭😭😭😭😭😭

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 8 วันที่ผ่านมา

    Dufooba e dalkiina xoraysta

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 8 วันที่ผ่านมา

    Mataan cabdule reer Mataan miyaa?

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 8 วันที่ผ่านมา

    Dadkeyna leystu diray,dhulkayna la boobay maxaa noo haray

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l 8 วันที่ผ่านมา

    Dhulkaaga shalay markaa iibsanaysay oo aad lacagta qaadanaysay ma moogeeyd in aad ka guurayso😊😅

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 8 วันที่ผ่านมา

    Xamar yaa leh ? Jawaabta waa la sugayaa

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 8 วันที่ผ่านมา

    WALAALAYAAL DHUL AAD GADATEEN HAKA DABA QEYLININA. MEEQA SANO AYAAN LAHAA ABGAALOW DHULKA AAD GADANEYSAAN JOOJIYA. MARKII AAD GADANEYSEEN VIDEO AYAA LEYDINKA DUUBAY SOMAALI OO DHAN AYAA OG.

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 8 วันที่ผ่านมา

    Mahaan, Kud loogama baahnee dhisa dhulka ama ka kaca waa la dhisayaaye

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 8 วันที่ผ่านมา

    Ar dulmi xaa meeshaas yaal dadkaan yaa barakiciyey dhulka haddii dadkii lahaa ay gateen maxaa xal u ah

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 8 วันที่ผ่านมา

    LACAGTII ABIY AXMED MEELL WALBA WAA GAARTEY. QABIILADII WAA ISKU DIREEN.

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 8 วันที่ผ่านมา

    Caalam dacwo qaadan ma lahan ee aqli yeesha

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l 8 วันที่ผ่านมา

    War xawaan yahaw beesha caalamku ma falastiin bay kaa jecel yihiin

  • @AM-il2uw
    @AM-il2uw 8 วันที่ผ่านมา

    Kuwani naceyb aya kabuuxa.
    Habargidir aye necebyihiin.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 7 วันที่ผ่านมา

    MARNA LACAGBAA RABTAA OO ADAA GADANA MARNA DHULKII UU LACAGTIISA QAATUU RABAA INUU SII LAHAADO MATAAN WAAYEEL IYO AQOON YAHAN DIINEED MALEH MIYAA WAA ODAYAAL JEEBKA KIS LOO SOO GELIYEY WAXAY KU HADLAYAANA MA MIISAAMAAYAAN

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 8 วันที่ผ่านมา

    Qofka deegan ladaganyahay sharciyaytay muu sharciyeyto meel banaan

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 8 วันที่ผ่านมา

    nimankan hoorgalada oo dhuulkooda lsgu sixiray oo cado qatayasha iska qabta mataanow

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 8 วันที่ผ่านมา

    DAA, UUS MEDIYA HADALKAN MAR HORE AYEY KA HESHIIYEEN WALALHA D IYO AB EE JOOJI SOO CUSBOONEENTA IYO ISKU DHUFASHADA RAQIISTAA OK

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 8 วันที่ผ่านมา

    Mataan cabdulle somali waa idiin martiye

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 8 วันที่ผ่านมา

    hanti waan heesana ee waxa kasabka looga qatay dhuulka iska ceelsha shiirkadaha tuugada

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 8 วันที่ผ่านมา

    Israel u usheegta hadaad rabtaan reer unukaa iskaleh

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 8 วันที่ผ่านมา

    ciyaalka ay soo lalusheen ooy walidintod(usoo diren ooy leeyihin dhuulkan abaah malaho hawan kaga gadaha ee isaxex ayay dhuulka kugaten ee iska diida sidi ina cabuure cadari

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 8 วันที่ผ่านมา

    Wardhulka lama xoogin ee idinkaa gatay oo lacagyar ku badashay ee hadii aad rabtaan inta idiin hartay oo aad awal reebateen daganaada cidi idinkuma haysato

  • @sacdioaliwehlie3541
    @sacdioaliwehlie3541 8 วันที่ผ่านมา

    adeer Mar hore ayey mataan ka qaldantay dhulkina waad gadgadeen hadana calancal waxba Teri mayso

  • @nuraelmi81
    @nuraelmi81 7 วันที่ผ่านมา

    Markii siyaad bare joogay, ma aad naan hadli jirin, oo dhulka waa la kala gada jiray. Si sharciya dhul loo kala gatay ayaad dulmi jidadaka lataagan tihiin

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 8 วันที่ผ่านมา

    Waar iska celiya. Meesha dawladi ma jirto. Waad riyoonay saan

  • @BaabaTaango
    @BaabaTaango 8 วันที่ผ่านมา

    War jaahiliintan yaaqabto xamar

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 8 วันที่ผ่านมา

    Mataan cabudule guura awala layiri duuliye guuray iyo duuduble dagay dadka idin bara kicinayo iska dida