Samiyey😢 allaha ku barakeeyo aniba manta nolol alx eh ku jiraa gabadheydi iska geeyay ano oynayo kaso tagay lkn ayeyded jecel aan siiyay Danaana igu kaliftay inan dhiibo lkn insha allah wan ka bixi donaa inan sidi adiga Hoyo adag noqdan rajeynaa Insha allah
Bal arka maalintiine 1wiil oo yar inee reebato xitaa waa loo diidaaye maantane 4tii ii soo dhiib aa ladhahaa macnaheyda mataqaanaa hada nin kista haayo aa qabo gabdhow mid ogaada waalidka badankood gabadhooda markii la guursado oo nin wax heysto uu qabo waa la rabaa haduu mid faqiira qabane lama rabo tan kale wiilka haduu ilmo badan guriga soo dhoobo waa loo korinaa gabdhahane orod cidooda sii ilamahaan aa la dhahaa adiga kaliga imaaw maaha jaceyl ee waxaa la rabaa sidi dameerka camal in laguu rarto midaas fahma oo reeraha intaa leedihiin isku tashta
Bal 7 ciyaal ah na waa loo hayaaa ninkan, 9 na waa loo hayaaye, maxaa keenay iyada oo 5 la daalaa dhacaysa, caruur kale ii dhal? Ma ciidan meletary buu dhisayaa, xataa koox Benoni kabadane
Dadkeena qaar waxad isleedahy maxa ku baray xumaantooda halka kuwa qaarna aad isleedahy maxad mar hore u baran waysay nasiib xumadadaa ilaahey inta wnaagsan oo loo riyaaqo hanaga dhigo
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢🕋
Naaaag fariiiiidaaa wlhii machallah machallah tabaraka allah
Waa la ooyey Sacdiyo ilhy ha u barakeeyo Xoogeda iyo ciyalkeda
Samiyey😢 allaha ku barakeeyo aniba manta nolol alx eh ku jiraa gabadheydi iska geeyay ano oynayo kaso tagay lkn ayeyded jecel aan siiyay Danaana igu kaliftay inan dhiibo lkn insha allah wan ka bixi donaa inan sidi adiga Hoyo adag noqdan rajeynaa Insha allah
Sacdiya hooyo adag waye ilahay cafimadka iyo cimriga hakubarakeyo 🤲♥️
Masha Allah sacdiyo wa qof qalbi wanagsan wana hooyo Karti badan samiyey guleyso ❤❤
😮
tasa hooyo laa dhaha farid allah haku xafido naag waxan u necbahay taa caruurteda dadisa hooyo afka umaay hooyoyin kaa wada yahin
Ala Muslim nimadu macana sey ugu gurmaden suuqleyda alow janada ugu bisharey waa naxay maray xabada kuu dhacdey
Haa wlhi dadka suuqlayda iyo dadka jaad walashayashaba way gacan furan yihiin❤
Mashlh waa gabar sabir badan sacdiya guul baan ku rajyn❤
Masha allaah sacdiyo hooyo adag ilmaha alla hakula koriyo❤❤
Bal arka maalintiine 1wiil oo yar inee reebato xitaa waa loo diidaaye maantane 4tii ii soo dhiib aa ladhahaa macnaheyda mataqaanaa hada nin kista haayo aa qabo gabdhow mid ogaada waalidka badankood gabadhooda markii la guursado oo nin wax heysto uu qabo waa la rabaa haduu mid faqiira qabane lama rabo tan kale wiilka haduu ilmo badan guriga soo dhoobo waa loo korinaa gabdhahane orod cidooda sii ilamahaan aa la dhahaa adiga kaliga imaaw maaha jaceyl ee waxaa la rabaa sidi dameerka camal in laguu rarto midaas fahma oo reeraha intaa leedihiin isku tashta
Wllhi sacdiyo waa hooyo adag m.a ❤
Farxiyo tawakal shiikoyinka waa soodaahaan sister
Waa kugu xigaa😂 number 2
Mashallah Mashallah abayo sacdiyo good 👍 👏
Alaah taas waaa hooyo hoyo dhaftay alaah saas ha naga dhigo
Hooyo allah ha unaxariisto😢😢😢😢
Sacdiya samiyey walhi wakuu dareemii karaa alow noloshaa. Ku wanagaji wlhi aad baan kulaa oyaay hoyoo qimo badana Tahay 😭😭😭😭
Aniga uhoreyo manta 😂
M.A❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Masha'Allah sacdiyo 🎉🎉
Waa ku salamay haba mcn🥰🥰
Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤
Waaw farxiyo waamahadsantahaywaasugi la aa❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Wcs farxiya xbbti Allah hakuu xafido cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban Allah hakuu siiyo qali macnto ❤❤❤❤ setahay cafimadka kawaran
Mashaa Allah sacdiyo allah ku barakeyo xogaga hooyo adag ba tahay❤
Masha allah ❤❤❤❤❤
Masha allaah ay Faay iyo asaxaabta kale Masha waa dad wanaagsan ilaahay ha u gargaaro ayagana. Waxaan rajayn ninkuna inuu nin wanaagsan kuu noqdo
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الرحمن ❤
Hooyo adag masha Allah ilmihina inta la idinka silcin laha sidas ugu shqeysta👏
My fav momameden waan ku jeclahay
Shaqaa sharaf leh
Xalal ayaa laquuta
Farxiya wakusalamay intan danbe mash qul kale magashay wayo shekoyinki maka hayno wanba ku lahay abayoy kheir un in ad nagaga maqantahay rajenayat
Masha Allah sister sacdiyo ❤🎉🎉❤
Asc faxiyo cadey eid mubarak ❤❤❤
Maasha Allah Alla haku xafido Abaayo mcn ❤❤❤❤❤
Alle haku dhowro abyo❤❤❤❤
Masha allah hooyo adag allow ubadka baari uga dhig oo nasiya
Hadya bixi leheed caruurta nolal fican kuma koreen ayadana murug ku noolan leheed
M.a ilahey qofkowdono xisab la anow irsaqo❤❤❤
Mi iga so hormarten ada ugu horeysid is dhahaye😢😂
Jirkaaa I dibaaxeyey markeee tiri xabad igu dhacday
Ani xita wlhi ilmaha ya u korinaye isdhahaye alxm ilahy faraj u fure
@@Miskiineey13aniga xitaaa wlhi saas is dhahay 😂😂😂
waa ku jecelahay habo macan❤❤❤
Mashallah she good mother 😢❤❤😢
Masha Alah sacdiya sami
Haddii aad Iska ilaaaliso in aad bini Adam guacan hoorsato alla faraj Nucan cml ayu adoonkiisa ufuraaa
Masha allh abyo farhiya caday ❤❤
As Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Farxiyo ayantan xaged aday
Masha Allah sacdiyo waa gapadh kartipadan❤❤❤
Masha allha ❤😢saacdiyo naag adaag
Farxiyo na nacdiyaa see wax u jiraan waanaga caajisti😢
Habo malin walbo no so gali sidan ma rabnee
Asc inta markay dhamato qisadu dawato
Masha allh❤❤
Saa kusugayay abyo
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso
Waan ooyay
Reer hurii waa reer.enayoo salan saree
Alaah soomaali maxaa dhib kajira xabad macna laheen
Lkin magaladas xamar waa masakin koris dagalkaas Iyo waxss kajira moye alow dadkeeygaa kuwa nbda jecel oo qabill iyi wixi sooraca katanasulo ilahey haka yeloo
M.A❤❤❤🎉🎉🎉
Farxiyo dhanbil ayan ka maqlnaa uune bal na tus say uuegtay dhanbiishu
Waxan umalena salad ine tahay
Waa filyaa bal hayno shegto farxiya
Salad maahan ee waa caw latolay
Somali woven basket bag ayaa danbiil ladhahaa. Mamoyinkaa ayaa gacanta ku sameeyan. Waa traditional bags. Naqanka Somalida ka mid tahey Danbiil😊.
Farxiyo waanagu kala goysay 😊😂
Habo farxiyo danbiil waxay 😮😮
Basket
Ax ax hooyo adag weeye
Wa iska ilmeyay😢😢
M.a❤❤❤❤❤❤❤
Scdiya kolkay xabdu ku dhacday waa naxay kolkay nin ficn gursatayna waan ku farxy lkn danbisha wynan badana yaa sawrkeda itusa
😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi wa iga qoslisay sawirkeda itusa kulahaaa😂😂
@@AzmaCabdi-qi8ku wll.waa layban Ahy intaso Allaba lagu qadayo
😂😂😂😂😂
TH-camka kuqor suuqa bakaaraha adaa arkaya gabdho dambiil madaxa kuwada oo suuqa dhex socda😂
asc farxiyo abaayo ku away waxan sugaynay qebtii afarat plz
Sa usogayey
WCS WR WB FARXIYO SEE TIHIIN AYA MAHAAN DIIB UU DHAAC AYAA KUGU IMAADEEY
M.a❤❤❤❤
Habaryar xalay maxaa kugu dhacy
Apaa bar yahaan dhan bey jiranayd allaha caafiyo ❤❤
Bal 7 ciyaal ah na waa loo hayaaa ninkan, 9 na waa loo hayaaye, maxaa keenay iyada oo 5 la daalaa dhacaysa, caruur kale ii dhal? Ma ciidan meletary buu dhisayaa, xataa koox Benoni kabadane
Firxiyoy wll maxa ku hely malmahn miya xanunsatay qli 2bari kadib aya so glisa maxa kuhely wll😢😢😢❤
Abaa safare Ku mqn thy illahey haso nbd celiye 🤲🥺
@@Ar4w33l0aamin
Wcs abayo
Asc Inte ka baxday farxiyo abayo
Wcs abaayo macan
Wcs
Farxiyo
Habo😅😅❤
QEEBTII 4 AFARAD AWEEY
Habo mcn isoo jawaab plz waan Kula soo hadlaye❤
Wcs abayo mcn
Waxan is lahaa qof kama horeso 😅😅😅
😢😢😢😢😢
🎉🎉
Dadkeena qaar waxad isleedahy maxa ku baray xumaantooda halka kuwa qaarna aad isleedahy maxad mar hore u baran waysay nasiib xumadadaa ilaahey inta wnaagsan oo loo riyaaqo hanaga dhigo
Tasaa been ahen walahii 🥹🥺🙏
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alaha barakeeyo
M.a
😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢
Habo naga dhaf sidan malin kasto noso geli
Iid wanagsan
❤❤❤
scw
❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😢😢😢
Maalin dhaaf miyaad kadhigtay
Dhemeel wxay weligay ma maqal
Farxiyo qbta4 laso dhaqso
Wsc