DAAWO arin layaab neh oo igu dhacday….🥲🥲

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 658

  • @farhiaali4383
    @farhiaali4383 3 ปีที่แล้ว +22

    Rabbi caafimaad sareecana kuugu deeqo wll kaydh caafimaad
    Salaad shukri tuko

  • @mariaahmed9762
    @mariaahmed9762 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha caafiyo abayo tan kale ha dhihin tuugaas waa aqaanaa laga yaabe inu bari ku dilo

  • @hodmanmaxamad6389
    @hodmanmaxamad6389 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo alle ha ju caafiyo danbi dhaaf alle ha kuugu badalo abaayo

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow wadankeena nabad noogadhig dowlad caadilana nookeen oo dadkeeda ilaaliso.

  • @sacdiyaosman1476
    @sacdiyaosman1476 3 ปีที่แล้ว +1

    Sorry abaayo ilaahey haku cafiyo amiin amiin iskana da habeen socodka abaayo intasna waiga talo

  • @lovelyxiin6678
    @lovelyxiin6678 3 ปีที่แล้ว +32

    Subxaana alaah abayo ilaha u noqo alxmdulilah hadad cafimad qabto intas wa waxa ka kabsan karto salaad shugri tuko Wana naxe Wana farxe Marka arke inad fican tahay 🙏🙏

  • @faizamohammed7706
    @faizamohammed7706 3 ปีที่แล้ว +23

    Ooooh baby girl Allah ha kuu dhibyareeyo wash kuu soo duceynaynaa insha Allah 💖🌹😘😍😍

    • @xaawoluul3795
      @xaawoluul3795 3 ปีที่แล้ว

      Alahkucfiyo

    • @yurubgcl3665
      @yurubgcl3665 3 ปีที่แล้ว

      Vaaar leenka gacanta ogu xiran ila firiya 😳

  • @ismacilmousa9187
    @ismacilmousa9187 3 ปีที่แล้ว

    Abayo mcn ilahey cfmd taam ah haku siiyo abaayo falastin

  • @mariamufs2023
    @mariamufs2023 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaaley allaha ku caafiyo mida kale an ku sheega social media hada ku jurto meesha dagantahay lama sheego habeen socod kane iska daaya dalka amaan maaha wali ❤️❤️❤️❤️

  • @liibaansheikhaliburale8720
    @liibaansheikhaliburale8720 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow ku caafi walashen

  • @asc5398
    @asc5398 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah ha ku cfyo sis

  • @raiizahassan2303
    @raiizahassan2303 3 ปีที่แล้ว

    Ilah ha ku caafiyo cfmd taam Alle haku siyo apyo

  • @adnaupdy2149
    @adnaupdy2149 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey hanaga haayo anigey cawada iheleen tuugada lk. Alxamdullilaah waan ka carary waan ka badbaaday xamar tuugo miiran naqatay

  • @deeqsancabdinuur2936
    @deeqsancabdinuur2936 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku bogsiiyo abaayo qaali alxamdulilaah ilaahay intaas haduu idinkaga ekeeyay waad sigateen mcnto

  • @nicimamaxamed5746
    @nicimamaxamed5746 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku caafiyo wllshy

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 ปีที่แล้ว +1

    Xabiibti illaahey haku caafiyo.

  • @FAAD21
    @FAAD21 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku caafiyo walashey

  • @ubaxxubi9368
    @ubaxxubi9368 2 ปีที่แล้ว

    Abayo alaha ku caafiyo🙏🙏

  • @xawo1232
    @xawo1232 3 ปีที่แล้ว

    Allah hAku caafiyo wll mcn

  • @cabdifitaaxaxmed
    @cabdifitaaxaxmed ปีที่แล้ว

    Abayo Allah haku caafiyo tuugadaan aad ujeedo waa caasi waalideyn

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 3 ปีที่แล้ว

    Illhey haku caafiyo wadanka nabad allh nooka dhigo

  • @fooscadey7236
    @fooscadey7236 3 ปีที่แล้ว

    Allah ku caafiyo qali

  • @ramlocabdulahi8652
    @ramlocabdulahi8652 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ku caafiyo abyo

  • @imaamumuslim4710
    @imaamumuslim4710 3 ปีที่แล้ว

    ku sali nabi Muxamad (S C W)

  • @darjomohmedxuseen9011
    @darjomohmedxuseen9011 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah alle aya mhd iska leh alle umahd celi wlhi xamar waa halis alle ku caafiyo abyo🤲🤲

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 ปีที่แล้ว

    Wllshy waxaan kudhihilahaa habeenkii dhaqsi gurigaaga imow alle haku caafiyo

  • @ibraahimiidow8210
    @ibraahimiidow8210 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey haku caafiyo abaayo qaali ah

  • @burhanawilcadami9031
    @burhanawilcadami9031 3 ปีที่แล้ว

    Allah haa ku shaafiyo wllo caafiimaad taama oo deg dega allah haku siiyo wllo

  • @serine6905
    @serine6905 3 ปีที่แล้ว

    Abyo caafimaad taam ah alle ha ku siiyo mcny

  • @supershakra1043
    @supershakra1043 3 ปีที่แล้ว +12

    Calosha i hurisay Abaayo Illaah haku caafiyo, Aamiin. Tuugadaasna In'Sha'Allaah Jidkaas aa la dhaxdhigi doona

  • @cookcleanwithamina
    @cookcleanwithamina 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku cafiyo wllshey qali

  • @hibowayel9339
    @hibowayel9339 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah kucafiyO abayo qalii i.a🤲
    intas allah kaga siimo cdy

  • @NeverGiveup-zl9mn
    @NeverGiveup-zl9mn 3 ปีที่แล้ว

    Allha ku cafiyo abyo allhana na amaansado wa cabsanoya wlhi 10:30 ayan shaqo kaso baxa illhayow naga qabo wixi dhib wado

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 3 ปีที่แล้ว +22

    Subxaana Allah Allow Ku Caafi Waa Markii Iigu Horeysay Oon Ku Soo Booqdo Abaayo Allah Ku Caafi Subxaan Allah Habeen Ha Isku Soconin Asxaabey Isoo Booqda Shuruudii Saacadaa Igu Xiran Wall Ii Daawo Muuqalada Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

    • @munasiciid770
      @munasiciid770 3 ปีที่แล้ว

      Aamin abyo ilhy amni hynoga dhigo wdnkeena adina ilhy haku caafiyo

  • @drbotanmath
    @drbotanmath 3 ปีที่แล้ว +1

    allaha ku xifdiyo Flastin.

  • @ayaandiyeeshe5769
    @ayaandiyeeshe5769 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo alle hakuu dhib dhaamo adiga dadkii dhibka kugula jiray ragii dhibkaas geestayna ilaahey ayaa nagaga filan

  • @cashuucabdimuse8442
    @cashuucabdimuse8442 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo mcnto Allah ha,kucaafiyo

  • @ahmedtajir4796
    @ahmedtajir4796 3 ปีที่แล้ว

    Cfmd allaha ku siiyo wll

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 2 ปีที่แล้ว

    Waa sigtay Waa cimri dheertahay alxamdulilaah dhe

  • @careysabdi2390
    @careysabdi2390 2 ปีที่แล้ว

    Wllh hakucafiyo wll mcn

  • @EbyanAxmadey
    @EbyanAxmadey 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana allah alle ha ku caafiyi abaayo tuukadaan wa amasoo dareen wlh alle hanaga haayo bajaajta xitaa lama aamini karo wlh

  • @anisacumar3432
    @anisacumar3432 2 ปีที่แล้ว

    ilahe haku cafiyo abaayo lambarkada nososhek noo was abka kaga soxari raye

  • @carabocarabo3562
    @carabocarabo3562 2 ปีที่แล้ว

    Allah a kucaafiyo abaayo mcto

  • @myfamilyisekalthouma1009
    @myfamilyisekalthouma1009 3 ปีที่แล้ว

    Aby allah ku caafiy yaa rabbi wlh wareer waaye somalia mar kale mesha ha isku Marin aby

  • @siyadmaow1841
    @siyadmaow1841 3 ปีที่แล้ว +55

    Sorry abayow Allah Allah hakucafio

    • @qamartifey6283
      @qamartifey6283 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo mcn ilahey ha ku cafiyo, saladtu shuri Duko eilahey umahad,celi,xabibti🤲

  • @najmahassan3173
    @najmahassan3173 3 ปีที่แล้ว

    Abayo ilhy haku cafiyo

  • @imranwarsame6949
    @imranwarsame6949 3 ปีที่แล้ว +6

    Illahey haku cafiyo abayo lakin maqrib marki la tukatid gabalka dhaco gurigina joga wadan hadu nabad yahay xita aduunka dhan wa isbadalay

  • @ilisaalii7823
    @ilisaalii7823 3 ปีที่แล้ว +6

    Walashay iyo gabdho saxibaded ah ayago school ka imaden aya dhax lo galay dhawac so garay gabdhihi kale walashay guri ayey gadhay way carartay illahow xamar nbd noga dhig🤲

    • @fardowsarage5036
      @fardowsarage5036 3 ปีที่แล้ว

      ilaahey ha ku dhibyareyo abaayo habeen waqti danbe iska ilaali

  • @qadarmuqtaarofficial1454
    @qadarmuqtaarofficial1454 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey haku caafiyo sister

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 3 ปีที่แล้ว

    Allah ku caafiyo abyo xafadaas waaa cidlo haweenkii anaga dagan maqrib meeshii lagu gaaro ma soo baxno wiilashiina lee wixii loo bahdo loo dira halis waaye buundadas akteed allah ku caafiyo abyo

  • @safaanucmaan3431
    @safaanucmaan3431 3 ปีที่แล้ว +1

    Sorry abaayo ilaah hakucaafiyo dhibkaan kusoogaaraynh ilaah hakuudhibyareeyo

  • @caaishoshiiq9723
    @caaishoshiiq9723 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku cafiyo abyo xld magalada wad ka war hesa plz hwen ha socan abid ilah hanaga wada hayo wixi xun😢😢😢😢

  • @aadanmohammed9918
    @aadanmohammed9918 3 ปีที่แล้ว

    Walal Rabi cafimad deg deg ah haku siyo insha ailah dalkena Rabi ha no dajiyo gabdhaha waxan idin leyahay habeenki xil dmbe ha soconina waqti hore iska so xaroda walal falastin Adigan ilahey haku bogo dhayo hada waxay idinka qaten hanti balse mararka qarkod waxa dhici karo gabdhaha in la kufsado hanti waxbo ma ahan balse sharaftada wa qali Raga cadowga ku aha dumarka soomaliyed ilahey haka qabto wayo dumarku wa hoyo wa Abayo wa Edo wa habar yar wa xaskaga wa walasha ka yar sidas darted xuman lo ma quro macan toda waxa daremi karo wliki gabar ey la dhalatay balse mid kale ma daremi karo qeymaha gabar ledahay

  • @aswaanhassan292
    @aswaanhassan292 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo armay brank thy ilhy ha ku cafiyo🥰🥺

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku cafiyo wll mobelka inad iska dhibtid bay ahay inksto dhibkan inukusogdho ku qurnayd waxad hysid wala siya siay naftada ad ubad badisid mnaxan tugda wlhi🙃🙃🙃

  • @xaawaczamad1283
    @xaawaczamad1283 3 ปีที่แล้ว +25

    Rabiywo wadankeyna nabda nogadhiga 😭😭😭🤲

  • @mukhtaarmohamudmohamed5695
    @mukhtaarmohamudmohamed5695 3 ปีที่แล้ว

    abaayo ilaahey hakuu dhab dhaamo tuug naxariis malahan hanti waxba matereyso noloshaada ayaa nooga fiican ha isku dhijin qaali

  • @hafsocaddey2762
    @hafsocaddey2762 3 ปีที่แล้ว +1

    Miskiin apaa allah nii caafiyo mcnto Acuudka gbdha fuley sanaa uf inee ladagalnto ay eheed hadii bo wiilka bjjta garab nii sinaayo moryaanta

  • @misszuheylaabdulkadirothma702
    @misszuheylaabdulkadirothma702 3 ปีที่แล้ว +7

    Allah Ku CaaviO AbayO adiga Is.ilaaai 🤲🏼😔 AduuNka Dad Ku Dool Oo XasidiN ah wlHi

  • @mohamedhassan-yc2cw
    @mohamedhassan-yc2cw 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku caafiyo quruxeey falastin wan ku jeclhy 💗💗💗🇸🇴🙏

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 3 ปีที่แล้ว +1

    Maalmahaan dambe muqdisho wey xumàtay Allaha ku caafiyo sis

  • @fartuuncabditahliil6742
    @fartuuncabditahliil6742 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaha ku cafiyo abaayo

  • @foosiyocabdirisaaq5126
    @foosiyocabdirisaaq5126 3 ปีที่แล้ว

    ilah ha ku cfiyo abyo amin

  • @abdinasirkamilshaxaripoi9995
    @abdinasirkamilshaxaripoi9995 3 ปีที่แล้ว +1

    Quick recovery sis

  • @queensuuroofficial2397
    @queensuuroofficial2397 3 ปีที่แล้ว

    Wllky ee saan cml yeelen tuugo waliba mln cad toorey e wataan Allah idin amaansado

  • @hibaqadan5184
    @hibaqadan5184 3 ปีที่แล้ว

    Abyo falas tin illahey haku cafiyo qali

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ilahey haku cafiyo insha alah

  • @ااانستيحط
    @ااانستيحط 3 ปีที่แล้ว

    الله يشفيك ويعافيك الله يسعدك ويوفقك ويحفظك ويرزقك يارب العالمين

  • @zamiiroholand9410
    @zamiiroholand9410 3 ปีที่แล้ว

    Abayo allh ha ku caafiyo Falastiin😥

  • @yaasminbaashi903
    @yaasminbaashi903 3 ปีที่แล้ว

    Alle hakucafiyo bye mcn🥰😍😍

  • @mabsuudmaxamed4644
    @mabsuudmaxamed4644 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku caafiyo wll mcn

  • @ramloaxmed5032
    @ramloaxmed5032 3 ปีที่แล้ว

    Ilaah kucaafiyo Apaayo mcn

  • @maryamahmed1185
    @maryamahmed1185 3 ปีที่แล้ว

    Waan kaxumahy abyo allh kucafiyo

  • @sihaamjabril5504
    @sihaamjabril5504 3 ปีที่แล้ว +2

    Illahya ha ku caafiyo abaayo 🤲🤲😥

  • @zabnabintucabdi3868
    @zabnabintucabdi3868 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo alaha ku cafiyo walhi tuug asxaan malaha 🤲🤲🤲😭

  • @khadarcrazy5322
    @khadarcrazy5322 2 ปีที่แล้ว

    Xax sorry abayo Allaha kucafiyo mcnto

  • @hamdaadan119
    @hamdaadan119 3 ปีที่แล้ว

    سلامتك حبيبتي الله يشفيك

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 3 ปีที่แล้ว +1

    Falastiiinay waaan aqaaan tuuugo ha isku dhihin wiiil walalkay ah ayey arbacadiii ku dileeen waaa iga codsi ha dhihin naftaada noo badbaaadi illahay haku xafido abyo rabi haku caafiyo oo hakuu boogo dhayo

  • @abdullaahitifoowmohatt7794
    @abdullaahitifoowmohatt7794 3 ปีที่แล้ว

    Allh hku cfyo sister danbi dhaf allh hkka dhigo🤲🤲

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 3 ปีที่แล้ว

    Ax sorry 😞 😔 😟 cadey ale haku cafiyo Isa ialiya

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaaahay haku caafiyo walal Mobil layskuma dhajiyo walahi naftaada ka qaalisan si kasto mobil qaali u yahay waalayska dhiiba😪😪

  • @aishaibrahimmuuse8284
    @aishaibrahimmuuse8284 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah kucafiyo my sis

  • @xamdixuseen7238
    @xamdixuseen7238 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilhy haku caafiyo abyo

  • @hassanraghe674
    @hassanraghe674 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha ku caafiyo laakiin habeenkii ha bixin

  • @khadrofarah9502
    @khadrofarah9502 3 ปีที่แล้ว

    Caafimad taama alle hku siiyo byo

  • @ruweydosalaad9967
    @ruweydosalaad9967 3 ปีที่แล้ว

    Abayo Alaha kucaafiyo

  • @nrx8684
    @nrx8684 3 ปีที่แล้ว +1

    Wadanka nabad Allaha ka dhigo aamiin

  • @mohamedtakoi208
    @mohamedtakoi208 3 ปีที่แล้ว

    Somaliii tukaa majirtaa wayab wlh anyway quick recover my siz

  • @rozaxasanosman9306
    @rozaxasanosman9306 3 ปีที่แล้ว

    Sorry abyo mcn Allah haku caafiyo

  • @quenhana5766
    @quenhana5766 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku cafiyo abyo mcn🥺🤲

  • @kiinhaji1566
    @kiinhaji1566 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxana laah allah kucafiyo abayo sanadkan amanka masugne kalab mesha lakukaro kaxaro

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 3 ปีที่แล้ว

    Subhanallah 😢 ilaahey ha idin caafiyo abyo

  • @shukriamiir2389
    @shukriamiir2389 3 ปีที่แล้ว

    Sorry abaayo Allah ku caafiyo

  • @queensophia0647
    @queensophia0647 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ku cafio abyo

  • @kawsarkawsar7693
    @kawsarkawsar7693 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku caafiyo abaayo

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 3 ปีที่แล้ว +5

    Amiin🤲🤲🤲 muqdisho mcn allaha no nabadeyo🤲

  • @soulemanawalehmoustaphesou8341
    @soulemanawalehmoustaphesou8341 2 ปีที่แล้ว

    Hno qali ilahay haa iniga dhigo Amin 😭 sorry hno from Djibouti

  • @ubaxdugsiya363
    @ubaxdugsiya363 3 ปีที่แล้ว +4

    Sorry abaaayo Allaha ku cfiyo 😪
    Gabadha klena Allah cfiyo 😪

  • @fartuundaauud6514
    @fartuundaauud6514 3 ปีที่แล้ว

    Allha ku cafiyo abyo mcn

  • @Sumayo1234
    @Sumayo1234 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah ku cafiyo abayo