Sheekada QOYSKAAN Waa Mid La Yaab Leh | Bal Meel U Qaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 เม.ย. 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • ภาพยนตร์และแอนิเมชัน

ความคิดเห็น • 120

  • @Boqran5
    @Boqran5 หลายเดือนก่อน +28

    Nin walba wuxuu beerto ayuu gurtaa ❤ haduu markuu fcnaa uusan gabadha wanaajin laheen eeyasha ayaa xanaaneyn laheeyn
    Ee ragoow dumarka waa hanti ee ilaashada una naxriista😊
    Waxaa soo xasuustey tii ninkeeda sun siisey kadibna ceejida ku dishay iyo gabadhan nin jiran 5 sano agjoogtay big difference 🎉 but what causes allaahu aclam❤

  • @user-sk3xl8hy7w
    @user-sk3xl8hy7w หลายเดือนก่อน +35

    Ninkaas waa nin nasiibleh waayo dad wanagsan buuhelay

    • @habarkuuley
      @habarkuuley หลายเดือนก่อน

      Masha Allah sax

  • @fardowsaabdi290
    @fardowsaabdi290 หลายเดือนก่อน +5

    Walaal Hosow sheekadan ma qasna balse waa sheeko cajiib ah' naagtuna waaba mucjuso, caqli aan caadi aheyn iyo insaannimo bay isku darsatay...
    Waana win win situation....
    Perfect solution....

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 หลายเดือนก่อน +5

    Waa arin qaliil ah in qof dumara qadato masuuliyad sidaa u culus badan lkn alle ayaa adoomadiisa isku qasbah lacag waa la helaa lkn lama helo qof waqti iyo daryeel iskugu ka darayo alle nama kalo dhantaalo ❤

  • @AliAbdulmudhalibAli
    @AliAbdulmudhalibAli หลายเดือนก่อน +11

    صلو على النبي صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @moktaryx
    @moktaryx หลายเดือนก่อน +20

    BILOWKIBA XAGA ALLE AYAN KA IMAANAY ☝️

    • @moktaryx
      @moktaryx หลายเดือนก่อน +1

      ♥️🙏

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 หลายเดือนก่อน +15

    Waa dad wanagsan hadeyba hayaan

  • @shukri1395
    @shukri1395 หลายเดือนก่อน +10

    I read this story while back😢 it take unique and kindhearted person to do this.

  • @Hodaneey
    @Hodaneey หลายเดือนก่อน +8

    Ninkaas nasiib buu leeyahay waxa jira dad kuwa la dhashay dayriyaan xaqiiq dadka lacagta eegayaa may fikiran waayo ninkan dhan bay u xananeyan sidii baby culayska ay qadayan iyo nafafadiisa aya wax kasts ka,daran baby waba caraf miidhan

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf หลายเดือนก่อน +3

    Gabadhu arintaysamaysay ee ah inay ninkale guursato iyo inay ninkeedi hore ay dar yeelayso way ku saxantahay oo ani ahaan sidan ayaan samayn lahaa ❤

  • @siradm
    @siradm หลายเดือนก่อน +10

    Kolley barri wiilkiisa ayaa la wareegi doona, axsaan fara badan ayay u samaysay, dad fiican oo dun wanaagsan waaye 3dooduba. Waa sheeko cajiib ah mahadsanid

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 หลายเดือนก่อน

      magaca siraad❤😢

    • @siradm
      @siradm หลายเดือนก่อน

      @@mahadabdirashid7783 hee?

  • @s.h9407
    @s.h9407 หลายเดือนก่อน +1

    Cadaanka waxyalaha aan kuu aqaano waxay tahay qaar balan hadaa dhigataan waay oofiyaan haday xata dhimanayaan marka balantoodi hore bay oofinaysa markay isqaabeen waxay sameesayna waa wax ficaan waana sheeko kusabsaan balanta oofinteed iyo cahadka adaag Mashaallah

  • @liibaansheikhaliburale8720
    @liibaansheikhaliburale8720 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs
    First
    Keep going bro 💪

  • @aminaliiban1780
    @aminaliiban1780 หลายเดือนก่อน +5

    Waa arin mucjiso leh subxanallaah dadku qalbi wanaaagsana wallee somali maaha kuwaasi

    • @setahyy
      @setahyy หลายเดือนก่อน +5

      somalida qar ma aha le dheh somalida dad wngsn aya ka buxa

  • @Sadaqmod
    @Sadaqmod หลายเดือนก่อน

    Wat a beautiful story 💝

  • @Tutulisho
    @Tutulisho หลายเดือนก่อน

    HOSSOW PRO BIG LEGEND ❤

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 15 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah waa dad fcn Alle hasoo hadeeyo

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 หลายเดือนก่อน

    Shukran waa.soo daahdee🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MaryanKaamil
    @MaryanKaamil หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi waa dad aad u wangsan

  • @SagalKaaba
    @SagalKaaba หลายเดือนก่อน

    Masha Allh ❤❤😊

  • @arilleyspro6060
    @arilleyspro6060 หลายเดือนก่อน

    they did a great job the only good human being can do this because he needed their care

  • @Laki2017
    @Laki2017 หลายเดือนก่อน +1

    He’s so lucky

  • @OsamanMahamud-ls2zy
    @OsamanMahamud-ls2zy 29 วันที่ผ่านมา

    Wa dad wan wanagsan wlhi danka naxarista ama bini adam nimadaa ❤️

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 หลายเดือนก่อน

    Waa dad wanaagbadan 👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 หลายเดือนก่อน +3

    Hosow 500k gaadhsiya plz

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 หลายเดือนก่อน

    Hmmm wa cajiib wax kale ma dhahaayo

  • @AbdullahiMohamed-21
    @AbdullahiMohamed-21 หลายเดือนก่อน +1

    Asc kum sxb hosow #hosow

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim หลายเดือนก่อน

    Wacaleyku musalaam🎉

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 หลายเดือนก่อน

    Qofkii koowaaad❤❤❤❤❤

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxay ila tahay sida iugu wanaag san aye sameyen ❤❤❤

  • @user-gs5vp4yd2d
    @user-gs5vp4yd2d หลายเดือนก่อน

    Good story

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 หลายเดือนก่อน

    Waa dad naxariis badan

  • @fouziaahmed6291
    @fouziaahmed6291 หลายเดือนก่อน

    Waa dad qalbi fii can he is lucky, hadii 10 secend u wax ku iloobayo laga yaaba in aanay dhibayn oo xasuusanayn

  • @qadarcali727
    @qadarcali727 หลายเดือนก่อน +1

    In UU sokaco ayaan rajaynaa ❤

  • @mohamedaarsade
    @mohamedaarsade หลายเดือนก่อน +4

    Aragtidaa ka dhiibo oo like saar ❤

  • @zahraabdi5339
    @zahraabdi5339 หลายเดือนก่อน

    Waa arin yaableh❤

  • @User_ftau
    @User_ftau หลายเดือนก่อน

    Horo usoco

  • @user-fg6ys2rz6b
    @user-fg6ys2rz6b หลายเดือนก่อน +1

    Asc hoosw❤❤❤

  • @yaqshidchannel927
    @yaqshidchannel927 หลายเดือนก่อน

    Wlh waa sheeko yaab leh

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 หลายเดือนก่อน

    First one🎉🎉

  • @arreadam7086
    @arreadam7086 หลายเดือนก่อน

    Hosow salan sare ugas 😊

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 หลายเดือนก่อน

    First noso badi sheekooyinka plz

  • @Nasraaxmed-ld8wz
    @Nasraaxmed-ld8wz หลายเดือนก่อน

    Wa sificn wlhi

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x หลายเดือนก่อน +1

    Allah guuleyo reer palestini 🤲 🙏 ♥️

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaan amaanayaa. Naagtaan Waa naag fiican walalo Waa sidaas

  • @KhuweybMawliid-ob6ls
    @KhuweybMawliid-ob6ls หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaa U arka wax Fiican inay sameeyen labaduba sababto ah qof saas dhan u xanuunsan oo Hadane da wayn waa dhibaato haday noqoto dhinaca Inay lacag ku qaadaynso Xaq ayay u lee dahay sababto ah qofkaas dhan ayay haysa ❤🎉

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari หลายเดือนก่อน

    Sxb barnaamij yada noocan soo badi

  • @fartunadan5352
    @fartunadan5352 หลายเดือนก่อน

    Nin aad ufiican nin ka cusuba😢😢

  • @khalidbiw4170
    @khalidbiw4170 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi shekadan waxay cadeyn u tahy in aduunkan ay wali ku noolyihiin dad naxariis badan

  • @user-xk1mi9cr6h
    @user-xk1mi9cr6h หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 หลายเดือนก่อน +1

    Armey wax qarinyaan waa shakiyey
    iaamin

  • @abdihaibeosman7050
    @abdihaibeosman7050 หลายเดือนก่อน

    CAJIIB', duco waalid bu qaba malaa

  • @user-do8rc5zn6e
    @user-do8rc5zn6e หลายเดือนก่อน

    Sxb anaa kow ah like love sar

  • @yahyayc2449
    @yahyayc2449 หลายเดือนก่อน

    Sheekada wlhi xanuun waaye 😢

  • @user-kv9qs3xv1w
    @user-kv9qs3xv1w หลายเดือนก่อน +2

    gabr sidaas okale eh weyar tahy

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 หลายเดือนก่อน

      Ka waran Nin xaaskisa oo jecel nool cidlo uga tagayo ayada iyo caruurtiiba,Kuwaasa noo buuxo Subxanalaah.

    • @user-kv9qs3xv1w
      @user-kv9qs3xv1w หลายเดือนก่อน

      bini aadanka isku dabeecad iyo isku aqlibo ilaahey kama dhigin waxan dhihikara qeyru masuul aan uqalmin in ilmo lo dhalo

  • @abdirahmanxuseen
    @abdirahmanxuseen หลายเดือนก่อน

    Cajiib waa arin wanasgan naxariisleh bini aadanimo arin wanagsan bay sameeyeeen bay ila tahay ani lamaanahaas

  • @Sayidkhaliifa
    @Sayidkhaliifa หลายเดือนก่อน +2

    Hosow sxb dadka qoraalkooda maxaa u arkhrin waydaa❓
    Asxaabtaada dadka qoraalka iyo daawashada muuqaladadaba wakhti ayay kubixiyaan wakhiguna waa wax aan dib dambe usoonoqonayn
    Hadaadba qoraalada akhridid miyaadan asxaabta sanadaha kugu xirnayd aadan love uqiirin‼️

    • @xmoe_
      @xmoe_ หลายเดือนก่อน +2

      Love yar oo lagu saara muxu ku taraya? Aduuse ma xogta uu kuso gubdinayo aya muhiim ku ah mise isagad si khaas ah u rabta😂hdi focus kaga aadso jeediso mar wlba oo uu muuqadisa dhamaynayo hal kalmd ayu dhaha (intan muuqal dnbe ku kulmayno Nabad Ahaada) oo si marki loo eego Duco ahan loo qaadan karo marka uuba ku duceeye love muxu ku taraya..!!!

    • @Sayidkhaliifa
      @Sayidkhaliifa หลายเดือนก่อน +4

      @@xmoe_ waxaan filayaa inaadan qoraalkaygaba aadan akhrin ee aad maskaxdaada kahadashay mida 1aad anigu iskama hadlin hadaad qoraalada akhriday qofbaa wuxuu usooqoray qofkii ugu horeeyay ayaan ahay ee love iisaar markasta oo aan qoraalada akhriyanna waan arkaa fariin sidaas uqoran waxayna cadaynaysaa inuusan wax ahmiyada siin qoraalada isaga oo waliba dadka kacodsanaya inay aragtidooda kadhiibtaan hadaan adiga kuwaydiiyo maxaa kugu kalifi Kara dad aadan Rabin inaad qoraalkooda akhridid hadana inaad waydiisatid inay qoraal kuureebaan
      Shaqada uu hayo waa shaqo aan shacab la aan socon Karin aniguna waxaan usheegay inuu sida dadku u ixtiraamayaan uu u ixtiraamo oo wakhti siiyo uu fariimaha ku akhriyo
      Adiguna qof dag dag badan ayaad u egtahay ee wax hubso wakhti ayay dadku kubixiyaan wakhiguna waa wax aan dib dambe usoonoqonayn

    • @xmoe_
      @xmoe_ หลายเดือนก่อน

      @@Sayidkhaliifa damn bru wakhtiga muhiimadisana wadka hdlaysa paragraph yo dhana wx nonsense ah io qof anad garanyn bad ku luminaysa!!! Point ga io u jeedada hadalkaga wan fahmey lakin adu kayga mad fahmin aaan kuso koobo “ma wanagsana inad wax wlba dhanka negativity ga aadka fiiriso”stay positive nigga

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 หลายเดือนก่อน

    Xaas wanaagsan buu helay

  • @wll___________cabdi1041
    @wll___________cabdi1041 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @elmishamis2106
    @elmishamis2106 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @shukriibrahim749
    @shukriibrahim749 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @habarkuuley
    @habarkuuley หลายเดือนก่อน

    Xaabata Dhahaya Lacag bey ku Haysataa , ma fiicna maangaab inaad noqoto whyo waxay usamaynaysaa ka muhiim san Homecare hadii lageyn lahaa ,
    Markaa fadkan maskaxda halaga koro.ilahay wanaaga Garan siiyay

  • @abdiwahidali9912
    @abdiwahidali9912 หลายเดือนก่อน

    🙏🙏🙏

  • @TggYgh
    @TggYgh หลายเดือนก่อน

    🎉🎉

  • @user-ym9rw5zo8b
    @user-ym9rw5zo8b หลายเดือนก่อน

    Scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 หลายเดือนก่อน

    Koley aniga gabadhas wax ceeb ah uma hayo
    Hadii ay diinta islaamka qaadanlahyd wexy ahan lahed gabadha ugu qaalisan dunida

  • @mariashamzi
    @mariashamzi 26 วันที่ผ่านมา

    🤔

  • @Abu_shafici
    @Abu_shafici หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha waxaaba kasii cajiibsan ninka reerka gadaal uga so biiray waa bini aadan nimadii oo qof ah

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 หลายเดือนก่อน

    Illaahey dad no naxriisto noma waayo 😢

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 หลายเดือนก่อน +1

    Hadiinay tuurin way Fican tahay wayo ehel ayuu u bahan yahay ehel aan ayda ahaan male

  • @user-nf9gx5yk7n
    @user-nf9gx5yk7n หลายเดือนก่อน

    Rasta maad noqotay bro

  • @seidserar9966
    @seidserar9966 9 วันที่ผ่านมา

    2008 screentauch mobile miyu jiray?

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 หลายเดือนก่อน

    😢😢❤❤❤

  • @mushtaaqabdii
    @mushtaaqabdii หลายเดือนก่อน

    Hosow barnamijki isnin iyo Internet away nosoceli walal please

  • @amaalmohamed7954
    @amaalmohamed7954 หลายเดือนก่อน

    Ani waan kuracsanahey sababto ah balanki ayaa weli qalbigeda kujiraa iyo in uu dadka kale laheed, welnah wiilkisa ayaaba nool hada waa nin weyn ah ani waxan u arkaa in aye bini aadmino sameysey

  • @elminasibb
    @elminasibb หลายเดือนก่อน

    Yaa yiri bini aadanimada baa aduunka ka dhammaatay?

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan หลายเดือนก่อน

    Hosow koofiyadi 2027 so celise se cml 😂

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 หลายเดือนก่อน

    Arrintani waa arrin saxa sidaa ay u soo bandhigeen haday thy gaaladuna way inaga naxariis badan yihiin

  • @ilhanmohamed1458
    @ilhanmohamed1458 หลายเดือนก่อน

    Ominous ioooo

  • @bushra445
    @bushra445 หลายเดือนก่อน

    Sheekadan hada ka hor ayaa so gudbisay fila

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals หลายเดือนก่อน

    anaga waxba inaga magalin waxay sameynayaan ileen islaan maahan

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 หลายเดือนก่อน

    Miskiin ka yaa og in loo cadaalad sameeyo oo sifiican loo xanaaneeyo camera 📷 qarsoon baan guriga haloogu xiro😮

  • @Rihaanappe123
    @Rihaanappe123 หลายเดือนก่อน

    💔😭

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 หลายเดือนก่อน

    Indhahayga biyo ku so istaagay😢Naxariusta 2daan qofood,Alahu akbar,Ilaahey naxariista uu siiyay.Wey ku saxsanayen sidey sameyeen.

  • @AasiyaAbdi
    @AasiyaAbdi หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤the the ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NNimco-hn1ip
    @NNimco-hn1ip หลายเดือนก่อน

    Calol xumo wayay walshi😢

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 หลายเดือนก่อน

    Abowe ma istiri waaba naag masuul ah ma is tiri

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 หลายเดือนก่อน

    .

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 หลายเดือนก่อน +1

    Horta diniyan ma banantahay aniga way ila saxan tahay gabadha

  • @Qaylo
    @Qaylo หลายเดือนก่อน

    17 second 😂

  • @inamahrajsayid6565
    @inamahrajsayid6565 หลายเดือนก่อน

    Walee wilkas iyo gabadhaas Somali wax Uma galin ma xalimo 👩 ama farax 👨 Somali baa warkas ka yeelaayan 😂😂😂

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 หลายเดือนก่อน

    Dabcan waa yaab gabadh la wada joogta ninkedi hore iyo keedi dambe iyo waliba wiilkisi
    Diintena macaana alxam dabar aya jira wax walba xadaynaya

    • @cadaanicadaani1793
      @cadaanicadaani1793 หลายเดือนก่อน

      Ha lkn wax bini aadannimo ladhaho baa jira❤ogow taasi wll

    • @naciimacareef7199
      @naciimacareef7199 หลายเดือนก่อน +1

      @@cadaanicadaani1793 Haa way jirtaa lkn marka laga eego inaga dhaqankeena iyo diinteena maha wax banaan

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 หลายเดือนก่อน

      ​@@naciimacareef7199 sidee diin ahaan u banaanayn....bal noo caddee?

    • @aminaliiban1780
      @aminaliiban1780 หลายเดือนก่อน

      Dee somali maaha waa dad naxariis badan subxanallaah

    • @naciimacareef7199
      @naciimacareef7199 หลายเดือนก่อน

      @@aminaliiban1780 Somalidu dadka kaliya dhibka isku eegin wllo

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน

    war heedhe sheekooyinka aad soo gudbineeso miyaadan ku soo xulan kuwo Diinta iyo dhaqankeena qaabili kara mise views baad keliya ka raadsataa war waad qaldantahay ee umada wxaas umada hawsoo gudbin miyaadan qiyam lahayn ?!!

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 หลายเดือนก่อน +1

    😊😊😊😊😊😊😊

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn หลายเดือนก่อน

    Tolow naag somali sidas ma sameen leheed ninka kale ay aroosi laheed ma yeeli lahaa ex husbandkega ayaan haya 😂😂😂😂😂🤔🤔🤔

    • @ahmedmohamud6496
      @ahmedmohamud6496 หลายเดือนก่อน +1

      Maya ,maya.

    • @KhadroAli-fz1jt
      @KhadroAli-fz1jt หลายเดือนก่อน +1

      Hakayaabin naag iyo ninba
      Naxariistaas ama iisaanimada maba lahan umadaani