@@queensusuxidigtaxawaadle4152 hhhhhhh wll waxaan bartay filim kii ay shaydaamada matalaysay lkn si kale igama aha sowniga sheegay in aan iyada darteed ku taagero group ka hop films qosolkeeda ayaan jeclahay
@@khadarmohamed3322 qawanida dharko la dhigta u taqan zxp diinta kugu yar baro kaliya qawani waxa ugu filan timahoga muuqada marka waxa kaleba la garin. Marka maha in qof wax bararajunya aad ka so hor jedsato waliba wax khyrleh shegaya
Hobe flims waxan leeyhy flim jilista halkeeda dhigtaan. Hala dhamaytiro DANYO IYO JACAYL MISE intaa ayuu ku ee ka. Mahadsanidiin all of u, I am one of the audience of HOB FILMS long life.
Kooxdan wa kooxda kali ah Ee udhaqanta sidii dad famlly ah Ani ahaan dadka idinku xidhan Ban ahy waxana ahy dadka Shekoyinka sameya wad ila so Xidhiidhi kartan keep going one famlly 👍💚💙❤
Wooow wlhi filimkiii jinka ayaan ka helay wlhi kuwa kale maan dawan waliyoooo muna yar wlhi sida ay jinka iskaga DhigtaY waanba kale one teamka dhan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤
Wllhi dhamaantii waan inku faraxasanhy alle ha in xafido madrne haarigow asaa ku soo koray bro waxaane aqoonin ayuu is ka dhigayaa 🤣🤣🤣🤣🤣 hor mar wanaag San
Inta madar taageerta liketa dhac kaga sii super madar😱💯💘🔥❤👈
Thanks wll
Muuns
Muuna
Dayax
Madar. Maxamed
kooxdan, riwayadi jinka inti ku baraty like ta dhac ku siiya
Anaa ku bartay
😁
Ilma dhilo
Wlhi waa runtaa anaa ku bartay
@@somali8979 xishood dulliyow
Inta dayax il naxariisle ku fiirisa like ta hayla dhaafim😘
Zxb Penta mataqanid Tnx
hhh naa walal naxariis iska daaye waaban jecelahay dayax
Wayahy
Uum 😂😂😁
muna tageraa m.a aad iyo aad nolaaw muna wll
Jiniyada yar hala baaniyo hahahahah best actor in africa ( BAIF) 2019 Madar u codeeyay hob films❤ from Istanbul
2gdjf
Ereshffyte
Madar iyo muno labo xidig weye allah idin daayo waa idinku heysana ❤️😍
Kkkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Lkn wllo najmi meday inta aragta like saaR waligay 100 man helin
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Waaaaw khayr ku qadeeya idin leeyahy
Kooxdan intii ku bratay
Riwayadi dan iyo jacayl
💔 love ta saar
Alla Nasabsanaa Habluhu inder Masha allh Illhow hablaha somaliyeed Barakeee
Thanks wllo
Amen allow na barak
Ameen! 👌
Lkn cadnan iyo najmo ma arke
Amiin amiin anuugu ma ihi somaliyad waxan ka soo jeeda Turgi lkn hablaha somali waa jecelahay
Hob Films❤🥰❤Inta Taagerta Munna Iyo Dayax Like Hyla Dhafina
Trosi6 of ytt
YEYAAKKGDF
InTa tagerta daYaX LikE dhaC ku sii 😙✌😙👊💘😁👊🌷🌱
Walahi wan jac lahay wilasha iyo gabdhaha hhhhhhh
dayax nim adag
Walaallo runti aad ban u jeclahay hadalkaga iyo qosolkaaga👍😂😂😂
Muna zay wax kula guryzaa cunadi laga dhameeya hooyo azlah weeyi zay ukla habyzay 😁😁😘😘😘love you from Awdal
Inantaan Deeqa ihi qurux badanaa masha allah wllo 💕💋🙏
Laysku wada raac
Kkkkkk mashalah
Mashalaaha walayaala
Kkkkkkķkkkkk
Inta dayxa jecl xisysa io koxda ilke isara😍😋
Wlkye dayxa nina tagero iyo muna faysal hoore uuscod
Maasha alllah ana mar baan idin casuumi doona dhamaantiin waan idin taageera wlhi Hob filims👏🙏
Maslints ana iyeedh haydhe
@@asmafarag6869 hye xbbi
@@ahmedyasin262 haye qqli adna ha ilaawin hayadhe
@@asmafarag6869 hyee xbi whtsp soo qor dee
@@ahmedyasin262 063 6115572 waka qali adna
🤣🤣way gajonysa😂😂
Madar zxp an tagero hore usoco zxp
yaa igu racsan asxabay inan la jirno hop filims hadigu racsantahay like dheh
Najma Ayaa Ka Maqan Full Respect Najma 🙏
Ahahahahahah wlhy waaad iga qosliseen sida afka cuntada la iskugu galinayaaanba ka helay waaaw noolaadaaa waligiinn ❤️❤️❤️❤️😂😂😂😂😂😂
Wllhi hablaha somaliyed waa nasaba anuu khasatan waxan u bogay inantaa MUNA ♥♥♡♡♡
Hobfilimys aad baan inii taageeraa wadanka markaan kusoonoqdo puntland baan inugucasumin insha aallah
ala madar kaluun jecela nio hhh
Masha allah sida isku dubnadaa from djibouti 🇩🇯
Muna love ❤
Waan gursanayah
Madax sare madar iyo muna iyo dayax tagarohoda like izara
Hob films gardaro iyo gardaro la aan waa iniwataa siiba maxamed dayax iyo muna❤👌
Waxad tihiin Asaxaab wanaagsan oo iskufiican
OO iskusoobaxaya waan idin taageeraa dhamaantiin
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊
Guul iyo gobonimo wllday deeqa mhd celi zho zalaan sarefr
From kampla
Wllo inantan muno anniga gacan ayaan utaagay taageero weyn ayaan u ahay sida ay jilinka usameneyso iyada iyo madar
Waar anigu muna darteed baan idiin daawada HOP FILIMS Qosalkeeda ayaan iska jeclahay shaydaamada waa funny
Hhhh haa wllhi zxp shaydaamadu in bdn by iga qoslisay alle ha daaye😅
@@queensusuxidigtaxawaadle4152 hhhhhhh wll waxaan bartay filim kii ay shaydaamada matalaysay lkn si kale igama aha sowniga sheegay in aan iyada darteed ku taagero group ka hop films qosolkeeda ayaan jeclahay
MukhtaroW Walhi Waxd isku darty Cayy iyo Amaane
Kula Taagera Munna💕💕💕🥰❤🥰❤❤🥰🥰Iyo dayax
Walahi mukhtar qudhaydu waxan udawada muna😘😘😘🤗👌
Ceebla carabkeeda haka reebin😂
Love ban idinku ahay asxaabta hope films guulaysta horey usocda
Koox aan kala dhicinbaadtihiin inta dhamaantood taageerta loveka hailadhaafina
Hob films hore usocda waan idin tagera
Hhmm dhalin yaradii xafda.
Keep going. Dhman hop films. 👍👍👍👍👍👍👍👍
Mansha allh my fav chnnl
Meelkasta iyo markasta
Waaa HOBFILMS ❤️✌🏽
Hore usocda.
Reer
Muqdisho
Dhalinyarta Hargeisa ka barta Quruxda iyo ilbaxnimada iyo is jeclaanshaha
Reeer xagee tahay adu
Hop films wlhi top first supporter me
Deeqa waa gabadh Qurux badan
Waa laysku raacay
AnAA KU HYA ZXP INANTAA DEEQA
Mashlllah wih waa daad isku dubaan oo is jacel guul hob films 🥰😍
Mida kale nasabsana habluhu
wan ka xumay hablha quruhada leh o hadana qawaan oo nin aan walaalked ahyn isku dhaajdhajinysa ilahy hablyhyga noo astur
Wax qawan amagu ma aragno ma qoladi jinka tahay waa dad asxaab ah is jecel koox ka wada tirsan
@@khadarmohamed3322 qawanida dharko la dhigta u taqan zxp diinta kugu yar baro kaliya qawani waxa ugu filan timahoga muuqada marka waxa kaleba la garin. Marka maha in qof wax bararajunya aad ka so hor jedsato waliba wax khyrleh shegaya
@@dhidarchannel9714 alshabaabadii ku dhashah was
Adigu xafdiina ma uwar haysaa war adr cawan bad tahay dadka naacda kala tag
@@zamofficial4896 zhp ani af aan dad ku caya iguma yaalo lkn ilahay ku so hadeyo dintana ku fahmsiyo qiimaheda
Maseer ba kuhaayo weyka muuqataa hhh
Hobe flims waxan leeyhy flim jilista halkeeda dhigtaan.
Hala dhamaytiro DANYO IYO JACAYL MISE intaa ayuu ku ee ka.
Mahadsanidiin all of u,
I am one of the audience of HOB FILMS long life.
Waxaad Tihiin Dad Hal-abuur Leh, Aad Baanan Ugu Qancay Hab-Jilis Tiinna, Waxoogaa In Kasta Oo Qosol Jiro . Waad Mahad Santiin Bahda "HOB FILMS".
Wow teamkan jecliyaa guulasta dhalinyaro fir firon tagero buuxda😘😘😘
Masha allah keep goin wllaha hop filimz🤚🤚♥️♥️♥️
Rer hob films hore usocda waan idin salaamay iam from baydhabo janay
MohmEt Dayax
LpH karti iyø awoD lEh
LpH Run anHtii TagEerøH BuuxDah bn kU haya Mrkzte wan kU zacab TUMAh wllhie
💎💎💎💎💎
Kooxdan wa kooxda kali ah
Ee udhaqanta sidii dad famlly ah
Ani ahaan dadka idinku xidhan
Ban ahy waxana ahy dadka
Shekoyinka sameya wad ila so
Xidhiidhi kartan keep going one famlly 👍💚💙❤
Madar you got one friend here, and guys one subscriber for life time. Hargeisa is my 2nd Home, missed her much😉
Mnzha allla...HOP FILMS..koox aad iyo aad iga qosliyey ilahaY Ha idin daayo sidaad isku jeceshihiin eed isku gacan qapataaan waa kudayasho mudan...speacially kooxda wxn ka taageera Madar, muna iyo BaasHe😍❤🙏Full respect wllalayaal🙏
KaFTama Wlhi ad IdiN TaGera HoB Filims 🙏😊🌸
Hop films wllyaL tageero buuxa wllyaL aaaaaadban iddiiiiin Taageera HoraY usocoda wllyaL wlHi aad ban idiin salamaYa ❣♥️🎤🎤
Koox shidan wlhi machallah ...we love u
Kox dhalinyaro ah o Sidan o klae isu jecel o isugu qalbi Furan sida loo helaa way adagthy mashallah guulaysta
Hob films inta tagerta nabi muxamadna scw jeceli liketa ha ila dhafina
Muna iyo deeqa iyo madar iyo dayax dad talati leh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Hob films waan idin taageeraaa hore usocda zxbyaal
Bisinka say wax leeyin mid bisika uqabtay ma kiro hhh inta taa geerta hob films like iisaar dhac ku siii
Amin Ali adi ma niyadoodad ku jirta mise wd iska leedahay un
Adiga marway waxas waa kaftan wll
Msha alh ale haydin dhowro dad qlpi wngsn🙏🙏🤴🤴🥰🥰🥰 duni klas tihiin wllayaal
M.a Allah
Gabadhaa deeqaaanba kuhaystaaa.waan kugu dakhranahy inaabti...
Waaa gabadh laaska katagtay
Qofki aamusan iska ilaali waa dilaa wax kle zxp sare dayax keep going team HOB FILMS🙏
i am one person first
Kooxfa Hob films adna ibid tagernaa my bother and sister hore usocda wllo thanks
Deeqa pretty si gaar banu ku salamaya Qali💔⛔💯💖
Waaaaw muna faysal gacan ku tagay xppti wayo wad ka baxastay sidad u matalasi riwayada halka ka sii wad xppti guul ku rajeenaya
Niyow Walhida MouNa ruunti waa gaabdh jirtaa💕aad aya uu jeclaahy
Manzha Alla hob films wllhi waan idin taageera Muna madar iyo dayax la aantiin film ku shaaayn maayo💞💋💓
ABTI WALHI WA IDIN TAGERAAH GO FORWARD
Masha Allah dhalinta rer hargaysa rag iyo dumar ba ad ban u jecelahay waa dad qalbi furan hore u socda waxan idin rajaynaya hormar...😍👏👈
Zxp madarow muna dhuxusha sii dee bac haaf ka hadhay kkkkkk spazß zxp 🙏🙏🙏
HOB films waan idin tagera lakiin hablahaa idunku yar Raga ayaa ku badan hablahaa ayaad xaqoga Asteen intasiin waa kaftan ❤👍👍hoore uu socodahaa
hayaay waaban hunguriyoobaye kawranhhh😀😀😁😁😁👏👏👍
Walhi waa waxan idin ku jeclshay Walaladay hob filimis love 😍
Wwwwww tim hob filimis ana malintydi ay hdhe
inta mr baashe taa geerta like plz
Waxaanu maqli jirnay laba kun hanagu daawan😂😂😂
Wooow wlhi filimkiii jinka ayaan ka helay wlhi kuwa kale maan dawan waliyoooo
muna yar wlhi sida ay jinka iskaga DhigtaY waanba kale one teamka dhan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤
Masha Allah kooxdan muuna iyo madarban ka taageera noolada dhamaantiin
Thnkiz ziz
Anba wlhi
@@muunaciisediin9038 adiga mudan
Thanks wllshy
Muuna ciise Diin Masha allah taagero buuxdo ayan ku ahay munaaay
Anagu kaluunka Sadexda wakhtiba waanu cunaa From Berbera
Maasha allaah dhmn kooxda HOB FILMS
Gabadhii shidi jirtey ba Kuma
jirtee ee maxaa loo eryey najma nalka 🤩🤩🤩
Anaa U Horeeya maanta wax kalle 😂muna faisal ayaan salaamay anigu😂😂😂
Aadbay kaga qaaday zxp
Aban laga qaday nro
Keep Going dhamaantiin wll💪
@@deeqamaxamed7702 deeqa pretty oo atirishada ah ma adiga wllo?
HOB FILMS WAD DHANtiHiiN riwaYdii zhaYdaNKa zii waDa❤❤❤❣❣❣
Waa xay haaf qaadazih😂😂
Aryaa xerteeda aan jeclaa waa idinka
Kaligiini wax iska daldalanaaye
Najmo halkee qawatay wlhi waa
Inan Tallanti leh ( waxan idin leyahy najma cazuumad gaar kaligeed halo sameeyo) xerteyda hob films dhamantiina waan idin jeclahay
Hadafka laga dhawaajiyo waa
Taladeyda Madar iyo muna respect
Mn cha allh Azxbteyda Aad ban ugu farax sanhy kulankina Aad ka u quruxda badn leh Alle Ha idin xafido Gabi ahntinba
HorTa adigu caabLay iga ag kac,inan dhuubanoo aan waxba cunayn ayaan rabaaa😂😂😂Alla beerKa.
Jiniyada ma wax cunba la yidhi mise umada illahay quudi😂😂
Lve u sis
Queen Mahamud hhhhhhhhh
Waa nag adag wlhi 🤣🤣🤣
♥️♥️
Queen Mahamud hhh wa fariid gobta dadka quudisa Walee waxkale comment ga uman akhriyeeyn waxan eegayey dadka dawaday inay ila arkeen inantan gobnimadeeda 👌🥰iyo pasta dhulka ordaysa 😂😂
Hablaha ayan ku haysta muno deeqa iyo mida kle aan mgc kari wayay m.a wa hablo aad uqurux bdn keep going
My sister's ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mouna iyo Qalinlaha ay sheegto maxaa ka dhaxeeya🤣
Naga xizhood nio kaluun ku naxsan tahee inan reer barbara nahay mad na ogayn 🙋♂️☺️🤭
Inta guribarwaaqo khaamihiza tageersan farta taaga 🤣❤
Tiiimka hop films wn idiin wada tageera horuu socda ilaahay haydiin cafiyo macalinkiina xamse qalinle🤲
keep Going legends💕🌸🌷💛
Masha allh so waxad was ucunaysaan wlllo wada dhashay allh Häsin daayo dhamntiin ❤️❤️❤️❤️
Muna iyo madar❤⚘
Aadban idin jecelhy wlhy masha alah wllo
Oo aniga man cudada layg soo qayb glin😂😂😂aad ban idin jacelhay dhmntinba
Masha Allah Dhaman #Hob films Team Aadbaan idiin salaamayaa Horay usocda
Hayaaaaaay waar madaroow sidaad leedahay bariiskadee hoognay🧐🥺🥺🥺🥺🥺
Manasha Allah wllo is ku duban ilah ah in ku wado 😍😚😙
Labaniyad nagu salaamysaa
WLLday dhamatiin hore usocda 👏👏👏💯💯💯❤❤❤❤
Muna io madar love ku ahaY wllhi kooxdan dan dartod udawada❤❤
Qado wanagsan
Wllhi dhamaantii waan inku faraxasanhy alle ha in xafido madrne haarigow asaa ku soo koray bro waxaane aqoonin ayuu is ka dhigayaa 🤣🤣🤣🤣🤣 hor mar wanaag San