Wasiir Iska Casilay Xukuumada Iyo Waddani Oo Soo Dhaweyn U Sameeyey.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @moseskaahin
    @moseskaahin ชั่วโมงที่ผ่านมา

    masha allah
    guuleysta

  • @moseskaahin
    @moseskaahin ชั่วโมงที่ผ่านมา

    masha allah

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MUJAAHID NAASIR CAYDIID SOO DHAWOW DADKAAGA AYAAD LA DAREEN NOQOTAY CADOWGU HA ISKA QAYLIYAANE GOB AYAAD TAHAY WASIIR

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 7 นาทีที่ผ่านมา

    Maxaan Cunaa?

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    *Qudhmiye ha dhaco*

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 44 นาทีที่ผ่านมา

    Waddani maamulka inlasugo maaha ee xafiisyadu haahiraan iyo goon lacan wadan markaynaan ulahayn .
    Qudhmiye ba intaa wuuwadaa huteelada kushiriya hore uaocda.

  • @maxamedcabdillahi5279
    @maxamedcabdillahi5279 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul guul naasir caydiid so dhowow mujaahid

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    QABYAALAD DIID OO QABYAALAD DOONA BAYNU ARAGNEE QAYAALAD DOONO QABYAALAD DIID HAYKU NOQON

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somaliland xukuumaday dooran lahayd waa tan fadhida e ma dooranayso ku sida walloweynta u fikira iyo buura fuulka iyo basaasiinta aan isba qarin kkkkkkkkk

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasiir naasir caydiid waa waxgarad doonida quustay ninka caqliga leh wuu ka booda😂😂😂😂😂

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 6 นาทีที่ผ่านมา

    Maxaa balayo isugu timi?

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 46 นาทีที่ผ่านมา

    Waar,olole dalka oodhan kubaxa meelkastana cidajoogta hashiriso taageerayaasha wadadani waxa hadhay majiro ee kafhawaaqa meesha guuahiiba haday bilaamaysaa update iyo dardarkrena.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba meesha kuma haysaan ee Naasir ku jeesjeesa isagaa halkaa isku gowracay oo kuwo liita u tagay cidladu ka roon tahay

  • @axmed8798
    @axmed8798 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KULMIYE ILAAHAY HAINNAGA QABTO

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khadar garbahaaray kkkkkkkkk

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 8 นาทีที่ผ่านมา

    Ala tuugtiialatuugtii ihoqawlTadii baa hadlY khadsr guun ku noqo eydii aad raaci jirtsy madaxwaaye kaa dheet huwan ilaahuwan fawdh ilaa faqxha khadar niiq niiq ina maamamslyuun

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina maama malyuun
    Ma sahra tuugo
    Ayu filim cusub ka dhigaya

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wad cidagalyseen sii cadi

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk