BASHIR ABDI | ABDI NAGEEYE | SIR MO FARAH LONDON MARATHON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @TeamBSTV
    @TeamBSTV ปีที่แล้ว +2

    RAMADAAN KARIIM, DAY 28
    FADLAN | SUBSCRIBE | SHARE | LIKE | COMMENT | GANBALEELKANA FURTA 🔔 SI AYSAN KUU DHAAFIN BARNAAMIJYADEEN
    GUULAYSTA ❤

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid cabdixafid, waa waraysi fiican dhalinyaradana dhiirigalin ayay u noqonaysaa

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 ปีที่แล้ว +1

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah .
    Guulaysta wiilasheena soomaaliyeen guushiino farxad bay nootahaye❤.

  • @deeqomohamed7278
    @deeqomohamed7278 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaha guul iyo gobnimo🇸🇴

  • @waayoaragagalmudug9759
    @waayoaragagalmudug9759 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Hambalyo Hamblyo Hambalyo 🌹🇸🇴🌹🙏🌹Wiilasha Oradada Soomaaliyed 🌹Allaha Guuleyo🌹Sir Maxamed Farax Allah Guuleeyo 🙏🌹Insha Allah

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubarak Abdihafit 💖👍

  • @tabliiqmedia4467
    @tabliiqmedia4467 ปีที่แล้ว +1

    Macha Allah Abdi nagayeh guleyso wll

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 ปีที่แล้ว +1

    Maasha'allah tabaarakallaah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ab7289
    @ab7289 ปีที่แล้ว

    Masha Allah from canada

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 ปีที่แล้ว

    WAN IDIN SALAAMAY WERIYE CBDIHFD ADIGA
    OROD YAHANADA SMLYD.
    WAXAN UU REJEENAY IN ALLAH
    KADHIGO NAMBAR WAN 1 INSHAA ALLAH MHMD FRH.

    • @dala7944
      @dala7944 ปีที่แล้ว

      Bashir mo farah axmed gg guys guulaysta

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 ปีที่แล้ว

    Hasan sheekh ma hogaamin karro umad; maxaa yeelay waa nin beenloow ah,afkiisa iyo qalb[giisa isma gartaan oo markuu hadlaayo haddal macaan wuu yaqaanaa, oo waay iskhilaafsanyihiin hadalkiisa iyo aragtadiisa, waxaad fiirisaa oo aad dhagaysataa warbaahiintiise hore ( Qof walba geedka uu abuurta , ayuu mirrahiisa gurtaa!!); midda kale,waa nin siyaasad aan garaneyn iyo dowlidnimo, oo dhaqaalo doon ah iyo iskudir ummadda soomaaliyeed .Qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah: Muuse Biixi iyo Ismaaciil Cumar Geele midnimadda iyo wadasocodka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro. Dowlidnimo iyo kaladanbeyn marabaan iyaga iyo wixii la mid ah IWM.Ilaahaaw naga qabbo labadaas ,IWM,towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda , haddii kale naga qabo iyaga IWM. Illaahay ugargaar dadka laga gardaranyahay ee doonaya midnimadda soomaaliyeed ee ku dhaqan gobaladda Waqooyi bari iyo goballada la midka ah. Munaafiqiinta,kuwa islaamka ka beenshegaya (Alshabaab,IWM) iyo gaalada - kuwa doonaya in aay ummudda soomaaaliyeed in aay dhibka ku jirto - illaahay soomaaliya hakaqabto ,Aamiin,Aamiin. Aamiin.

  • @ahmedabdulahiibrahim3209
    @ahmedabdulahiibrahim3209 ปีที่แล้ว

    Bbc da mala gaso deenaya Mo farah oradkisa?

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 ปีที่แล้ว

    Cxaafid badhyo culus beryahan laascaano tolkaa waa lagaga adkaaday waayo waraysiyadii waad deysay sow maaha aad daaroodka ama hartiga ku waraysan jirtay faqasheey kkkkkk taag baa kuu run sheegtay hamadaadii beenta ahaydna way socon wayday ciidaa ka dherag