WARARKA CAAWA: QASA/ISRAAIIL + XISBULLAH + IIRAAN + USA/RUUSKA + GOLAHA AMMAANKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2024
  • WARARKA CAAWA: QASA/ISRAAIIL + XISBULLAH + IIRAAN + USA/RUUSKA + GOLAHA AMMAANKA
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

ความคิดเห็น • 46

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e หลายเดือนก่อน +12

    Illaahayaw lajir falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay waxan ka baryaynaa inuu. Guuul deg dega. Uu siiyo. Geesiyada. Jihaadka kula jira cadawga. Sahnuuniyada. .. xamaas xuuti. Xisbullaah. Iyo ciraaq. Aamin yaa rabi. ❤❤❤❤

  • @user-bz9qo8de1n
    @user-bz9qo8de1n หลายเดือนก่อน

    Walaal waad mahasantahay. Adiga iyo Mohamedba waad mahadsantiin tibintiina wanaagsan. Allah ha idiin gargaaro.

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn หลายเดือนก่อน +5

    Rabiyoow ugargaar reer falastiin

  • @habaysanemedia4101
    @habaysanemedia4101 หลายเดือนก่อน

    Warka ugu wanagsan iyo falaqayn wacan wadmahadsatin hbn

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega ❤❤❤❤

  • @Libax962
    @Libax962 หลายเดือนก่อน +2

    #Mxamed #Mxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlayo aad ayan ugu faraxsannhay #BBsomali hado lajogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah #thank you #mowlid ❤️

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 หลายเดือนก่อน +1

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 หลายเดือนก่อน

    MashaAlaaha...MM.cade.&mowlid

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 หลายเดือนก่อน

    Xisbullah waaba Nacay Hadalkodu
    Wax Ficiila Uma Jeedno Ya Rabi Rer Gaza Waa La isugu Tagay Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim

  • @Hussenharawe
    @Hussenharawe หลายเดือนก่อน +1

    Allahayw Guule xamas in sha allahu tacala Amiin Amiin yaa Rabi calami

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 หลายเดือนก่อน +1

    m m cade. Waxan kaga baranay. Sida. Aad cadawga jabkooda aad usoo bandhigto. ❤❤❤❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow.intii.uhiilida..reer.fslastiin.ajir.&xasanaad.kasii

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n หลายเดือนก่อน +1

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @FarxiyoadanMaxamed-v1y
    @FarxiyoadanMaxamed-v1y หลายเดือนก่อน +8

    Guuuuuul xisbulah

  • @kamaalosman4461
    @kamaalosman4461 หลายเดือนก่อน

    Matoorro, ma'aha (Moortarro)MMC

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @user-er4id9sw2v
    @user-er4id9sw2v หลายเดือนก่อน +1

    Anagaba waan karaysanay BBC

  • @CawilshamxiyeCawilshamxiye
    @CawilshamxiyeCawilshamxiye หลายเดือนก่อน +1

    Allah Huagabar Palestine 🇵🇸 🙏 ♥ ❤

  • @hassanyussuf6957
    @hassanyussuf6957 หลายเดือนก่อน

    Aamiiin aamiiiin. Aamiiin

  • @user-er4id9sw2v
    @user-er4id9sw2v หลายเดือนก่อน

    MM maha warbaahin dawlado carbeed ee waa warbaahinta sahyuuniyada carbeed

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 หลายเดือนก่อน

    Asc.mawliid. xaaji. Iyo.maxamed. cade.HBN

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 หลายเดือนก่อน

    Falastine Golaysda insha Allah ❤

  • @CabdiqaniShariif-qv8or
    @CabdiqaniShariif-qv8or หลายเดือนก่อน

    سلام عليكم ورحمة الله

  • @MaxamuudQorone
    @MaxamuudQorone หลายเดือนก่อน +1

    Iiraan way kudhamaan doonta dagaaka qasa hadii aanay aqbali heshiis dhamàystiran iyo aqoonsiga falastiin

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 หลายเดือนก่อน

    that is a true

  • @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg
    @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg หลายเดือนก่อน

    1kun iyo shan boqol 0 xasuuq. 2kun iyo shan boqol 0 xasuuq. 3kun iyo shan boqol o xasuuq. 4kun iyo shan boqol o xasuuq. 5kun iyo shan boqol o xasuuq.

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 หลายเดือนก่อน

    West they can't talking about it human rights or U.N that's gone 💯 especially American government

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp หลายเดือนก่อน

    Xabsigii abuu qariib iyo guwantama wixii ku dhacay maa la weydiyo mareykan iyo xulufadiisa ito dadkii ow laayay xisabi ha jirtee ninkii dadkisa xumeeyo isna waxaa cuna eeyaha cadawga

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤

  • @MuuseMuxumed-z3v
    @MuuseMuxumed-z3v หลายเดือนก่อน

    Asc waxaad noo tahay muraayad hadaan nahay taageerayaashaada

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c หลายเดือนก่อน +1

    Allha babiyo sahnuuniyada israil

  • @IbraahimcaddaaweCadde
    @IbraahimcaddaaweCadde หลายเดือนก่อน

    May iskudhacaan irian iyo yahuudan kibirka baddan

  • @CabdiqaniShariif-qv8or
    @CabdiqaniShariif-qv8or หลายเดือนก่อน

    Waxan rabnaa inan walalahen falastin alahayow ugargar waxa falastin gumadayo waa maraykan

  • @user-pd7fk4lo6w
    @user-pd7fk4lo6w หลายเดือนก่อน

    Alayah masibo rabaniya hakurido israil iyo maraykan

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he หลายเดือนก่อน +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️♥️

  • @MaadeyMaxaad
    @MaadeyMaxaad หลายเดือนก่อน

    Thanjs hpn??

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 หลายเดือนก่อน

    Waadahadsantihiin

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 หลายเดือนก่อน

    Ugaarsiga reer galbedka wax yar ayaa uharay filimkoda waa gaba gabo

  • @user-ne4mj3kn6c
    @user-ne4mj3kn6c หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤✌✌✌💯💯💯

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 หลายเดือนก่อน +1

    Sucuudiga iyo emaraadka kuwo munafaqiiba haysta

  • @faismaeltallan
    @faismaeltallan หลายเดือนก่อน

    Mawliid waxad noo sheegtay arbacada inu ku beegan yahay burburka golaha barlamanka ee yahuuda bal war naga sii wixi aad sheegtay oo la sugayay

  • @cabdusalaamahmed7156
    @cabdusalaamahmed7156 หลายเดือนก่อน

    Xasan nasrallah waa beenaale wayn.hadal unbu meesha lafadhiya haduu reer Gaza wax u tarayo weerar adag ayuu qaadi lahaa sida xuutiyiinta oo kale.

  • @user-pd7fk4lo6w
    @user-pd7fk4lo6w หลายเดือนก่อน

    Alayah masibo rabaniya hakurido israil iyo maraykan