"Da'da iyo qabiilku macno malaha ee waxa..." ka soo qayb galayaasha munaasibadda Fiska iyo Octoobar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 98

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahey ha inaga qabto qabyaalada walaleen gabooye waan idiin jecalahay runtii jooga oo jira abidkiin🤍🤍🤍🤍

  • @maxamednuux8290
    @maxamednuux8290 2 ปีที่แล้ว +10

    Yuusufow adigu dayr ka aad sheeegayso dumi oo bal gabar gabooye ah guurso

    • @fadumofarah2001
      @fadumofarah2001 2 ปีที่แล้ว

      Odaygu waa munaafaq

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว +2

      @@fadumofarah2001
      Hhhhhh ha dambaabin wll
      Anba inan baan la socdaa imanka rerka ah

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 ปีที่แล้ว

      Gabar gabooyo ma aha in la guursado wa in ay gabdhaha ay guursadan gabooyo taas weye ta macnaha samaynayso

    • @maxamednuux8290
      @maxamednuux8290 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumofarah2001 waa iska hadle odaygaas

    • @abshirdajiye8571
      @abshirdajiye8571 2 ปีที่แล้ว

      Wax culus maahan hadduu isfaham jiro .
      Balse adiga wax culus ka dhiganaye .
      Damiirkaga dhintay unbad soo bandhigtay

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaaahay qabyaalad hanaqabtoo in Sha allaah

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 2 ปีที่แล้ว +2

    Labada Qabiil ee keliya ee qadhmuun EE URAYA waa GAALNIMADA IYO JAAHILNIMADA.

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Dulmi Cad Dad inala dhashay in sidaa loo xumeeyo , Ha socoto Hawshu Anigu xitaa Reerkaa wan Raadiyaa in badana run ahantiina wan ka soo horjeeday Cadadan Xun.

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah sharaf karaamo weyn ayad naga mudan tihin beesha gabooye 🙋🙋💯❤️

  • @khadarxigmaawi7207
    @khadarxigmaawi7207 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxan ahay ninka kaliye naag gabooye ah Raba _______Idin mee gabdhO🥰

  • @mucamarali4697
    @mucamarali4697 2 ปีที่แล้ว +4

    Horta anigu ma aaminsani in qabiil wax lagu doorto I'm soomaali only

  • @jimcaleok2366
    @jimcaleok2366 2 ปีที่แล้ว +4

    Somali qabyaalad dayn mayse wax kale noo sheega walalayaal

  • @khadramashallahmabroukaden2954
    @khadramashallahmabroukaden2954 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah somaliyeh go forward gaboyeh waa nasab more aroos success we are muslim. Guul iyo gobanimo.

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah wariyaduh@.Looking so beautiful

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah wariye Mohammed cali waji gesi rugcadey sii wanaag tageersan hadalku yiri walaal waa Nicki weyne Adler wa runta hawiye wa Walaalka yara oo and wanaag u horseeday guurkoda insha

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 2 ปีที่แล้ว +7

    ilahay.qabyaalada.hanaga.tirtiro

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 ปีที่แล้ว

    Naa idilxudeydi laguwayee waankusalamy adiga iyo xaajigaaga Dee isooqabo walal

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 ปีที่แล้ว +1

    waa hambalyo aroos wacan alle ha ka dhigo

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy umada Somaliyeed qabyalada haka saaro.from Darood binu Warsangali i love you gabooye

  • @sahalyuusuf3001
    @sahalyuusuf3001 2 ปีที่แล้ว

    Alif alif mabruuk

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 2 ปีที่แล้ว +5

    Saxafiyad Wanaagsan Baa Joogta Madasha Mashallah Inantaas Waan Hambalyeynayaa

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 2 ปีที่แล้ว +3

    Yuusuf shaacir maaha abwaan waa gabayo xafid sidaa ula soco abwaan howgu yeedhin

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 2 ปีที่แล้ว +1

      Dee waa inuu diidaa oo yidhaahdaa abwaan ma ihi.

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 2 ปีที่แล้ว

      @@haweeyafanax9093 waa runtaa wll waa inuu diidaa oo Yidhaahdaa abwaan ma ihi ee waxaan ahay gabayo xafid

  • @Lander6656
    @Lander6656 2 ปีที่แล้ว +4

    Mid walba wuxu leeyahay dayrka jabiya oo afka uun buu ka lee yahay hadii adigu bilaw la dhahana pause buu galayaa horta reerkan maxaa lagu arkay waa suaale oo sidan loogu galaya? 🤔

    • @aliabdigeedi1117
      @aliabdigeedi1117 2 ปีที่แล้ว

      nafsi ayaa haya iyageena ka timid markay boqortooyada ahaayeen

    • @mooahmedbaar5449
      @mooahmedbaar5449 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hadaba pause ku dhaha kulAhaa kkkk

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw walahi waa wax lagu farxo qoyskaa hayb soocii diiday waata gayankii takornaa gayay walalkiiye dhaqan xunbaa guuray manta

  • @khalilmohamed7326
    @khalilmohamed7326 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 2 ปีที่แล้ว

    Mukhtaar ma ahan ee waa Mubaarak

  • @mohamedmohamud2982
    @mohamedmohamud2982 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo

  • @hibokalgacal1889
    @hibokalgacal1889 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha isku barakeeyo iyagaa is doortay e .se soomaali qabyaalad daynmaysee wx kale sheega

  • @Midgaans
    @Midgaans 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @aboubakerbogoreh633
    @aboubakerbogoreh633 2 ปีที่แล้ว

    Maschalah Gabooye waa Nasabe somaliyeed

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 ปีที่แล้ว +2

    SOOMALIYEEY ALLE HALAGA CABSADO OO WAXA DIINTEENA IYO DHAQANKEENA KU QALDAN HALAYSKA DAAYO
    INANTAN FARXIYA WAA INAN SOOMALIYED OO SHARAF IYO QIIMO AYAY NAGA MUDANTAY WIILKA AY GUURSATAY WAA WALAALKEED ISKU DIIN ISKU DHIIG AH
    KUWA AY HORE UGUURSATAYNA
    WAY KU SAXNAYD XAQBAYNA ULEEDAY INAY MARKA LAFURABA NINKALE GUURSATO

  • @maxamedcalibulsybulay5163
    @maxamedcalibulsybulay5163 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaaha isku waara

  • @richhunter668
    @richhunter668 2 ปีที่แล้ว +1

    Hoyada iyo ciyaal daamiga tahay was walay katahay inaan hab lahaagaya idin siino
    Nacalaa dhaqanka xun idikaga yaale tuuge kahadlayaana ma ogala tana waxay ogayd in aanay waxba dhalay sidaa darteed uguursatay

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo

  • @muktasimjimale5959
    @muktasimjimale5959 2 ปีที่แล้ว +1

    18 jirban aheee yaa igu so dhiiranaya.😁😁🤭

  • @habiibchannel
    @habiibchannel 2 ปีที่แล้ว

    Waa doqonima qofkii qof qabiil KU diida

  • @indhouroonindhodeeraaleey6608
    @indhouroonindhodeeraaleey6608 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadii ay fiska isaaq ahaan lahayd walahi uma dhigeen xaflad waxaasi waa i arkaay bal car wakaase aan aragno gabadh kale oo sidaa loo sameeyay beenalayaaal

    • @maxamedsomali5041
      @maxamedsomali5041 2 ปีที่แล้ว

      Maxa ka galy adiga isaq isaaq wa gob ta ad argte miyad cawriyaysa

    • @indhouroonindhodeeraaleey6608
      @indhouroonindhodeeraaleey6608 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedsomali5041 maxaan ka cawryaa ee ku yaala bal ii sheeg

    • @calicariif7674
      @calicariif7674 2 ปีที่แล้ว

      Maya sidaas maaha isaaqa iyagaa gabooye nooga guursi badan weyna kusaxanyihiin maaha qof kulamida kulana dhashay inaad iska hoosmariso adigaba majeclid in laguyaso marka taageer wll wanaaga.

    • @maxamedsomali5041
      @maxamedsomali5041 2 ปีที่แล้ว

      @@indhouroonindhodeeraaleey6608 futo jilicsan hadlkina Bari hora igu danbysy Gaboye wa waalhyo e xishood naag yohow

    • @somaliland4ever484
      @somaliland4ever484 2 ปีที่แล้ว

      Dhaqanka ayaa isku keen ogolayn 😂😂

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 2 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️👏🏻👏🏻👏🏻✌👍

  • @maxamedcabdiraxmaan6408
    @maxamedcabdiraxmaan6408 2 ปีที่แล้ว

    Markii waan ku dakhranaa inantaa laakiin odaygeedi ayaaba la socday 😂😂😜😜😜

  • @elmimuhiyadiin7746
    @elmimuhiyadiin7746 2 ปีที่แล้ว

    Afsoomaali xumida ka socota Isaaq waxaa ka mid ah
    1. Inta afsoomaaliga ku hadasha
    2. Ictiraaf
    3.Soomaaliya iyo Soomaalilaan
    4.qof dhiig Muslim galay oo mujaahid lagu sheegayo
    5.xoriyadiii baanu kala soo noqonay
    6.dagaalkii sokeeye oo wali aay ku faanaan

    • @mohamedhassan-xl7lf
      @mohamedhassan-xl7lf 2 ปีที่แล้ว

      Ad baad ugu fiirsatey waxase aan aad U dhibsadaa markaan maqlo inta somaliga Ku hadasha oo macnaheedu yahay qof somaliga bartey aanse U dhalan waana inta Laga Rabo Somali si loo Kala faquuqo nacna dhaxdooda Lagu beero

  • @munamuse3312
    @munamuse3312 2 ปีที่แล้ว

    😭♥️

  • @qalicabdi3816
    @qalicabdi3816 2 ปีที่แล้ว

    Ohada daud xafar mabonba allow na amanso

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 2 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏

  • @awilmax1028
    @awilmax1028 2 ปีที่แล้ว

    Talow goormu dumaya kani waligii dumi maaye midkle caalamkuba wuu leeyahay dad laga tira badanyahay oo ogol inay sida unoolaadaane maxaa kuwan kiciyey

  • @axmedcisman2184
    @axmedcisman2184 2 ปีที่แล้ว

    Farxiya fiska iyo mubarak actobar haday tagi karaan muqdisho aynu aragno ileen gabadh lasoo dhacaye kkķkkkk

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 2 ปีที่แล้ว

    Bela mecne weyan .

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 2 ปีที่แล้ว

    Maxey muqdisho ugula timi waa dhako kale l

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed Waji kulahaa hablaha ku dayda Farxiya,,, mafahmin

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 2 ปีที่แล้ว

    WAXAAN FAHMI LA.AHAY SABABTA WIILASHA GABOYE URABAN GURKA AJIGA ANIGU HADAN AHAY IYAGA NAGAHA AJIGA MABA GUURSADEEN

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 ปีที่แล้ว +3

    Laakiin gabadhu waa hawiyee bal mid reerwaqooyiya oo arooseyso gabooyo aan aragno in aad intaad saas iskugu timaadaan bal amaana markaasaad hadli kartaan

    • @suubandahbo7989
      @suubandahbo7989 2 ปีที่แล้ว

      Reer waqooyiye maxad uga jida

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 ปีที่แล้ว +1

      @@suubandahbo7989 Asc wll Reer waqooyi waxa weeyi Reer somaliland ama jamuuhuriyada somaliland

    • @suubandahbo7989
      @suubandahbo7989 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanibrahin1569 Hadam Aan kusaxo wllo waxa layidh Anba londhanyir tarkhyan reer woqooyi majiran wllo waxa midobay somaliland iyo somaliya iyago laba wadan 1 july . Waxan kucadahy dustuurk somaliya .waa kaf iyo nacayb kalmad reer waqooyi

    • @rabicaali7814
      @rabicaali7814 2 ปีที่แล้ว

      Idinku bal dhilooyinkiin qabqbsada hoyadaa silkedi wase ina dhilow

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 ปีที่แล้ว +1

      @@suubandahbo7989 warn wllo Ee De iyaga inagu yidhaad mahadsand walashay

  • @noradinosman6951
    @noradinosman6951 2 ปีที่แล้ว

    car yuusufow haddii ay kaa runtahay dayr kaa in la jabiyo sii hablahaaga dadkaa la heebsooco

  • @ismailjamahalihhasan4988
    @ismailjamahalihhasan4988 2 ปีที่แล้ว +4

    Dadka Kuwii Ugu Liitay baa Inoo Role model ah 🙄🤣
    Anigu yaabay!!!!

    • @ahmed_diinaari
      @ahmed_diinaari 2 ปีที่แล้ว +2

      Cudurka kuhaayo waa noocma

    • @ismailjamahalihhasan4988
      @ismailjamahalihhasan4988 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmed_diinaari joog joog anigu reer Ka ma caayayo Akhii
      Ee Camalka Ay kusoo caan baxeen Baan ka Hadlayaa!!

    • @ahmed_diinaari
      @ahmed_diinaari 2 ปีที่แล้ว

      @@ismailjamahalihhasan4988 😁

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว

      Yaaa ku dayana ma adiga?

    • @ahmed_diinaari
      @ahmed_diinaari 2 ปีที่แล้ว

      @@Qeybdiid25 😁

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg 2 ปีที่แล้ว

    Yuusuf Shaaciraw Dayrkaa hala dumiyee minyaro kadhigo inan Kasoo jeeda qabiilka Gabooye.

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 2 ปีที่แล้ว

    Gabooye boqorka hala maalgeliyo hana lanaash naasho

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs 2 ปีที่แล้ว

    Mr Barkhadaw Umada Casimada Somaliland
    Bad wacky noqatay o islahayd Shurucda ku Duggan Dasdurka Somaliland e Golihi Wakilada e hore ku eekanjiray
    Lakin shaqadi Xildhibanimada dhaman
    Isbahaysiga Mafiyada ah e aad ula magac
    Baxdeen Isbahaysiga Mucaradka e dagalka
    Kula jira ku dhaqanka Dasdurka Somaliland
    31ka sano e ay Somalia Mafiya ka TASHATAY
    Ay kuso Caano maleen Umada Somaliland
    Hadaba Somaliland xukumada Mujahid Madaxweyne Musse bixi
    Ay Umada Somaliland uigmatay
    Wadanka Somaliland inu Masuliyada
    Kala danbaynta ku ilaliyo Dasdurka Somaliland
    Lakiin Mr Barkhad cuqdadaw
    Golahan Wakilada e aad ka dhigten Gole
    Ay Mafiyada Xisbiyada Mucaridka e aad ku
    Abtirsatan lagaga Difaaco
    Ururada 20 kor u dhafay aya Noqanaya
    Kuwa badalaya Xisbiyo beleedka aad ka tirsanyahay
    Mr Barkhadaw
    Somaliland Umadedu waa ay dawanayasa
    Xisbiyo beleedka isbahaysigu sharci jabin
    Iyo dafirada ku dhaqanka Dasdurka Somaliland
    Gar ahan Number 14 e Maxkamada sare e Somaliland cadaysay in Ururada lafuro
    Hadaba 4 ta sano e Xukumadan barakaysan e Mudane Madaxweyne Muse Biixi hoganka dalka umada Somaliland u doratay
    Waxad ku ciyaysan In Dasdurka Somaliland
    Aan Umada Somaliland lagu dhaqin
    Ee xeerbeleedkii Umada Somaliland
    Hore u eeday dib loogu celiyo
    Oo waxad Umada Somaliland xisbiyadinu
    Ku wacyigalinayen 4 sano e Xukumadan
    Jirtay Qabyalad cunfi inan cidamada
    Police ka iyo Cidanka Qaranka
    Umada shicibka e xukumada u codeyey
    Aanay ku ayidin wanaag kaso Xukumadu
    Farayso shicibked
    Hadaba labada xisbi mucarid e ku salaysan
    Qabyaladu Cimrigodii Xisbinimo wa dhamad
    Waxa mafiyadina Wadani iyo Ucid idinka
    Oo hinaysa wa fashiltanka aad ku fashilanten
    Dasdur u hogaamsan
    Car wa kase Mudaharad ku dhaqaaqa
    Bal sida umada Casimada Somaliland
    Idinka hortimaado e ay gacanta idinkala tagi
    Casimada Somaliland Maaha Tuulada
    Burco e ah Magaalada fawdada e Mooryantu
    Isku urursatay e Qabyalada iyo sharci ka hor
    Imasha iyo DASDURJABINTA lagu kobciyo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

    Tan yaree wariyaha ah ayaan ka helayba

    • @Chanel_1-0ne
      @Chanel_1-0ne 2 ปีที่แล้ว

      Adunka mid ad isku dookh noqotan wayi maysid

  • @r.o.c_3
    @r.o.c_3 2 ปีที่แล้ว +1

    hadaanu Ciidagale nahay waanu ogolahay in ladumiyo gidaarkan takoorka ah Lakin hablaha Sacad Muuse kubilaaba oo siiya Gabooyaha insha alla anaguna waanu ku xignaa

    • @smartmm6267
      @smartmm6267 2 ปีที่แล้ว +1

      idinku waabad siiseen oo waad ku aftaxdeene, mushtaaq cabdi manaan waa ciidagale@R.O.C

    • @munamandeq350
      @munamandeq350 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhh idinka is xigo seediyal ahe hablha raga u badiya hablha sacad mose wiilazha zacad moze uun bay ku filan yihiine

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 2 ปีที่แล้ว +2

      Meeshan ma faqash baa ka adeeganaysa hhhhh.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 ปีที่แล้ว +1

    War isaaqow dee kudayda gabadha murusade maxaadse u taageeriweyseen barqad

    • @faisaali7176
      @faisaali7176 2 ปีที่แล้ว +1

      Anoo isaq ah baa kuleh afkunbay ka tahay iyo buqracin lkn Kuma dhacan in ay guursadan rerahas. 😎😎😎

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 ปีที่แล้ว

    Hawiiye iyo. Gabooye waa walaalo Maxamuud guraate iyo maxamed guraate weeye farxiya actoober maakaala dhalaasho fiicno

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 2 ปีที่แล้ว

    Maxa reer islam gabadhan cawimo u bahan tahay quraan

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo

    • @StoreFunny
      @StoreFunny 2 ปีที่แล้ว

      Waaar waxan waa fiiiiiiito
      Caalamku way leeyihiin midgo
      Maxaa waalay midgaha jooga somaliland waar guurkiin waa fiiito
      Dil baanu ka xigno