qiso gabar somaliyeed oo 3jeer lasixray adkaartan iyo suradaan ay kuliibantay Allah akbar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 มิ.ย. 2024
  • qiso gabar somaliyeed oo 3jeer lasixray adkaartan iyo suradaan ay kuliibantay Allah akbar

ความคิดเห็น • 46

  • @caaliyagoobaad1914
    @caaliyagoobaad1914 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤❤

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 หลายเดือนก่อน +2

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 หลายเดือนก่อน +2

    Jizaakumallah qayr hada kadib galabki aan aqrisanaa intuusan habeenki soo galin sidoo kale maalinta inteysan qoraxda soo bixin inshaallaah waa mahadsantahay @@@

  • @user-hq1fe2po7b
    @user-hq1fe2po7b หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah jasaa ak llaah

  • @abootoabootey8264
    @abootoabootey8264 29 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid abaayo

  • @user-rj2pu4ip2g
    @user-rj2pu4ip2g หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wrwb ukhti caziza jazkallahu khayr waxbadan ban ka fa idnay Jazakillahu khayr ukhti caziza

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 หลายเดือนก่อน

    Allaahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @madinomaanka7435
    @madinomaanka7435 หลายเดือนก่อน

    Subxanlh alla ka Maga galye sixira🤲🤲🤲🤲

  • @Ayaandhaqanexuseenxaamud
    @Ayaandhaqanexuseenxaamud หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabarakallah❤

  • @uma9600
    @uma9600 หลายเดือนก่อน

    Jzklaahu khayrn ukhty, allow na xijaab

  • @user-rj4vy5fi8l
    @user-rj4vy5fi8l หลายเดือนก่อน

    Jazak Allah kair walal

  • @NuuroMuse-ii1rr
    @NuuroMuse-ii1rr หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @munaqurux4628
    @munaqurux4628 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wll faadumo
    Wll gabadhu iyadoon daahir ahayn ma ducaysankartaa maalinta carafo

    • @shugriahmed3374
      @shugriahmed3374 19 วันที่ผ่านมา

      Haa xabiibiti waducesan kartaa

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah abaayo mcn

  • @missjano8249
    @missjano8249 หลายเดือนก่อน

    Asc fadumoy qolka digriga waa halke an kuso biro

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 หลายเดือนก่อน

    Alaw nawafaji yaa rabi

  • @Amiraahmed825
    @Amiraahmed825 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah 😮

  • @user-yd3bz1js9o
    @user-yd3bz1js9o หลายเดือนก่อน

    ale ajar ha kaa siiyo abaayo ale ha na xijaabo

  • @maryanyare1323
    @maryanyare1323 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo noosoogali adkaarta subaxdii iyo galabtii waxbadan baa iga qalday oo aan isdabamarshaa abaayo faadumo 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Channell2024
    @Channell2024 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abaayo wlhi Aniga dhowr bil ayaa xanuunsanahay Albaqro waan akhriyaa habeen kasto axlh markaa biloway ayaa dagay inkasto xanuunka uu iqabto Xataa axlh mucjisada albaqro dadka iheysto riyaa leegu tusay lknse adkaarta subaxa waan akhriyaa lknse kan galabkiyaa bacdal maqrib akhriyaa lknse hada kadib bacdal casiraa akhrinaa i.a jazakalahu kheyr

  • @user-nt7lf8mc7e
    @user-nt7lf8mc7e หลายเดือนก่อน

    Fadumooy waxaa sinuyda kaga codsanya inaad isoo duceyso ana waan duceystaa 1bishaan dhan xanun sanhy murug walwal cabsi iskugudarsamy mar abyo salada igu soo ducey sinya inuu ilhy ii aqbalo ducada lagayaab ana waanduceystaaa oo naxarista ilhy kama qusan 😢ilhy waa naxaris badan asana wax dilo waxna noleyo isoo duceyana waaan duceytA marwalipo ❤

    • @fadumokayton
      @fadumokayton  หลายเดือนก่อน

      Haye qaali malinta carafa qoraal iireeb

  • @Khadraibrahim285
    @Khadraibrahim285 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo anigu waxan ku riyodaa naag saxirada iyo qumayo suratul baqra ma akhrin karo maxan samedyaa walhi wax badan ban isku arkay daganan la.aan iyo isku buuq ee maxaan sameeyaa plz ii soo sheeg abyo 😢😢❤

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 หลายเดือนก่อน

    Markan bartay hadhihine markan bilabay dheh macanto

  • @rahmahoussein7992
    @rahmahoussein7992 หลายเดือนก่อน

    Asc walal , sidee kula soo xirira?

  • @user-iz7co8zt4d
    @user-iz7co8zt4d หลายเดือนก่อน

    Wll igu caawiya adkaarta subixii iyo galabtii

  • @shaaciyeali4595
    @shaaciyeali4595 หลายเดือนก่อน

    Asc Quruxay Setahy. Wllo qil isoo duca isoo duca wllo quruxay blz blz blz Quruxay isoo duca 😢😢😢❤👑👑👑👑👑👑👑👑👑😢👏👏🤝🥹🥹

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhy anigaba hada ayaan adiga kaa bartey awal adkaarta galabtii makhribka kadib ayaan akhrisan jiray waliba inta badan ayadoo habeyn noqotey ilaahay ajar ha kaa siiyo abayo oo miisaanka xasanaadka ha kuu saaro hada ayaan bilaabayaa inaan casarka kadib akhristo mahadsenid

  • @user-zb2zc7fe4v
    @user-zb2zc7fe4v หลายเดือนก่อน +2

    Abayoy aniga gabar walashay ah oo qurbaha ikentay ayaa iga masayrty kadibna way isowacday waxay tiri nin ban wacay afgooye joga wuxu igu yiri walasha way kunicibtahay xoga kadib wan xanunsaday ilaa iyo hada nolasha way iga warersantagay tasbiixda ayan badiyay iyo saliga nabiga kadib waxan kuriyooday iyado sixir daqada iga soogalinaysa aadbay ii nicibtahay walashay wan guursaday ilma iga dilmay inaan guursadana adbay ugaxumayd waxan ka shalaayey inay wax iitartay wayo qof alle kuxiran ma ahan 😢😢wa qof aduunyo

    • @nasrahpoolo
      @nasrahpoolo หลายเดือนก่อน +1

      Ilahay haku caafiyo dikriga badi📿

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v หลายเดือนก่อน

      @@nasrahpoolo cafimadkayga wa ficanyahay abayo alle aya talo sartay alx thanks

    • @fadumokayton
      @fadumokayton  หลายเดือนก่อน

      Iska cafi wanajina qurankana iskudawee insha Allah waad ficnanaysaa wadna guulaysan

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v หลายเดือนก่อน

      @@fadumokayton walal sikastaba heshis way iga diiday waxay kaxumaday inaan rerka wax aysan ayadu uqaban an uqabto waxay donaysa inay imaamusho madama ay iyadu ikeentay marabto inaan guursado ama aan qof wax utaro intas waxa udher waxay kuwaregtaa dadka saaxirinta ah oo ay aminsantahay iskadaa markan kuiri waxay itiri wad inicibtahay wana qof iga wayn ila 13 sano sikastaba wanag san uradinayay wan dalay hoyadayna markay ogatay inaan ka fogaado oo anan lahadlin ila iyo intay xaqa fahmayso

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v หลายเดือนก่อน

      Iyadoo dhagta iga qaniinayso oo dhig iga daadanayo oo an baryayo markan damco inaa wajiga ka xagto oo an iska fujiyo wan udamqanaya riyada dhexdeda

  • @manaalmohamed3105
    @manaalmohamed3105 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo waxaan ka faidey adkarta goorta la aqriso aniga bacdal maqrib aqrisan jiray waa ima casirkii aqristaa hda kadib tnx abaayo

  • @user-ih1ox8ju7f
    @user-ih1ox8ju7f หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo vedio tacdiilka ayaan dhageystey oohin iyo gariir baa isku arkey

    • @fadumokayton
      @fadumokayton  หลายเดือนก่อน +1

      Wad waad kubiiskoon haduu kusameyay hajojin

    • @IlhaamMArab
      @IlhaamMArab หลายเดือนก่อน

      tacdiilka maxa lagawada xppti

  • @maryanjimale9241
    @maryanjimale9241 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo maaqrinkara anigo caada (period) qabo please iso Jawab

    • @rayaanmahamed4646
      @rayaanmahamed4646 หลายเดือนก่อน +2

      Haa wll wad akhriyi karta markasaba muhim wll

    • @FarhiyaAbdille
      @FarhiyaAbdille หลายเดือนก่อน

      Wlshy qaali jazakallah illah hakaa ajar ziyo

    • @fadumokayton
      @fadumokayton  หลายเดือนก่อน

      Haa abayo