Ciidamada dowladda iyo kuwa xoreynta jiinka ayaa Dagaal kuqaaday degano aay shabaab hestaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2022

ความคิดเห็น • 11

  • @miinbou1365
    @miinbou1365 ปีที่แล้ว

    Taliye cali dheere aaa

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste ปีที่แล้ว

    Koonfurta somalia wa meel qasan nabada puntland iyo somliland bey tala walahi dagaal jogta ah wa maxay

  • @ugaazabdullahi5487
    @ugaazabdullahi5487 ปีที่แล้ว

    TV

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste ปีที่แล้ว +1

    Wow👏👏 beesha jareer weyne wey kaceen iska dhiciya moryanta khawarijta diin ma hestane

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO ปีที่แล้ว +1

    Jiinka maxa laga wada

    • @osmaan7523
      @osmaan7523 ปีที่แล้ว

      Aaga wabaigabshabeel inta udhaxeysa jowhar iyo balcad

    • @HOREUSOCO
      @HOREUSOCO ปีที่แล้ว

      @@osmaan7523 tnx

    • @bilesharaf9141
      @bilesharaf9141 ปีที่แล้ว

      @@HOREUSOCO dhulka wabiga aga gaarkiisa ah ama u dhaw

    • @abdillahimuhiyidin3211
      @abdillahimuhiyidin3211 ปีที่แล้ว

      Jiinka wa bank in english

    • @HOREUSOCO
      @HOREUSOCO ปีที่แล้ว

      @@abdillahimuhiyidin3211 ok