Dabo-keen iyo waxa la sameeyn karo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Hooyada iyo uurjiifta.

ความคิดเห็น • 136

  • @abdiazizibrahim1148
    @abdiazizibrahim1148 3 ปีที่แล้ว +7

    walashay macaneey marka hore ilahay baa mahad leh marka labadna adiga ilahay khyr iyo xasanad ha ku siiyo marka hore marka labad meel aan kala soo xidhiho ayaan garan wayay bishan decenber ee dhamatay baa laygu iri waa dabakeen imahagu deedna fidiyowgan banndawaday maalinti iyo habeenkii ban sidaa samaynayay hadaa aan kula hadlayo ban dhakhtarkii ku noqday ilmahagiinwaa isa so rogaa laygu iri ihay nabad qab iyo cafiaad haygu kala.keene

  • @egalmagan3614
    @egalmagan3614 4 ปีที่แล้ว +4

    Xaaskayga ayaa shalay dhakhtarku u sheegay in ay daba keen tahay , runtii waxan bilaabay in aan baris ku sameeyo arintaas , waxaan la kulmay chanalkan . Si wacan ayaan uga FAA'iday muuqaalkan .Aad ayaan kaaga mahad celinayaa, waan u baahannahay muuqaalladda wax ku oolka ah .

  • @ibrahimabdilahi712
    @ibrahimabdilahi712 2 ปีที่แล้ว +1

    ad ban ujeclahay dadka marka ay wax so gudbinayan uso gudbiya si practical ah o markad muqalka dhammaysato anad muqal kale u bahanayn.

  • @shukrixuseen6100
    @shukrixuseen6100 2 ปีที่แล้ว +1

    aniga ilmaha wey dadban yihin la idha sujud samey lanidhahy bisha 7 idhaman rabto

  • @tueenmalapzan6535
    @tueenmalapzan6535 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walaalo iso duceeya ilmihii hore wuu iga sakhiiray kii ku xigayna waxaa laygu dhashay waa dabo keeen qof walba o halkan ku jira hayso duceeyo

  • @CMC760
    @CMC760 8 ปีที่แล้ว +2

    ALLLE YAAAA MAHAD ISKA LEH ALLIHII GABAR IGA DHIGIN WLHY DUMARKU WAA ISKA DHIBANYIIN YAAA ALLAAAH U GARGAR OO HOOYO WALBA OO MUSLIMA U DHIBYAREE ABAAYO MAHADSANID SIDA MUTADAWACNIMADA AH EED GABDHAHA WALALA AH U CAAWINAYSID WIXII AAD CILMI KU DHAANTO ALLE HAKU XAFIDO

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Cabdale Maxamed jazaakallaahu kheyran. Aamiin yaa Allaah.

  • @qadroumueyman5463
    @qadroumueyman5463 8 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah macaanto hoosha aad watit ilaaheey ajar hakaasiyo aamin aamin aamin

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Qadro Umueyman jazaakallaahu kheyran, xbbti. 💖

  • @ishwagkhaalid94
    @ishwagkhaalid94 4 ปีที่แล้ว +3

    jazaakallaah khayr Wllo Maalin Dhawayd Baan Ku daawaday Asagoo Dhakhtarku ii Sheegay inuu Aanu ilmaha Madixiisu Soo Foorarsan Waan Walwalsanaa Maadaama Aan Dhawaa Markaan Ku daawaday Waan Sameeyey Sidan Alxdulilaah Ilaahay Baa Mahad leh Waa igu Guuleeyey Shukran Adiguna

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  4 ปีที่แล้ว

      MashaAllaah tabaarakallah aad baan ugu farxay inaad ka faaiidday casharkan xabibti qaaliya. ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @samlasarah9676
    @samlasarah9676 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ubax mahadsanid waxad caawisay marki xaaskayga dhalaysii

  • @luleymalaay7854
    @luleymalaay7854 7 ปีที่แล้ว +2

    asc xabiibi ubahina wad ku mahadsantay aniga 5 carur ayan dhalay lakiin waxan ogen ayan ka ogaday hadan waxkale illaah isoyo insha Allah waqadan dona sidad nogu fa ideysay illaah hakugu fa ideyo

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 8 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa Allaah walaahi waa aqbaar faaiido ween leh , ilaaheey ha u toosiyo intii aysan u toosneen , adigana ubaxeey mahadsanid abaayo jazaakillaahu kheyran.

  • @haawaluul5328
    @haawaluul5328 3 ปีที่แล้ว

    Walashey ajar badan allah kaa siiyo sida wacan oo aad nogu sharaxday ilmaha daba keenka ah 🤗🤗🤗🤗

  • @deeqaabdulle9115
    @deeqaabdulle9115 8 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalllaah kheer allah ha ku isiiyo abaayo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +deeqa abdulle aamiin yaa Raxmaan. Jazaakallaahu kheyran adigana, mcnto 😙 😍 😍

  • @maryanabukahasan741
    @maryanabukahasan741 8 ปีที่แล้ว +2

    Barakallahu feekum abaayo 💕❤️💕

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว +1

      +Maryan Abukahasan wa'iyaaka quruxeey. 😙

  • @sowdahaji-mohamud6932
    @sowdahaji-mohamud6932 8 ปีที่แล้ว +1

    jazakalaha kheer xabibtii 👍 👏 👏 👏 👏 👏 👏

  • @qadroabdiali8891
    @qadroabdiali8891 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks abyo wan sameynaa insha allah allah i fududeyo cunigeyga waxaa la dhahay waaa dabo keen

    • @nawaaldair311
      @nawaaldair311 2 ปีที่แล้ว

      abayo hada madhashey

    • @ruweydahadem5179
      @ruweydahadem5179 ปีที่แล้ว

      Anina sidokale ee wll gadaal ma iska gediyey ilmiihii mise wa Lagugu qalay

    • @salmosanka7297
      @salmosanka7297 ปีที่แล้ว

      @@ruweydahadem5179 abyo meeqo ayaa tahay anigaba dabakeen waaye lii dhahay

    • @almaaslivechannel2547
      @almaaslivechannel2547 ปีที่แล้ว

      Abayo madhashay makuutoseen irmihii wana dhaqtaradana masamaysay ani daba kenaa la idhahaye

    • @Shayma122
      @Shayma122 7 หลายเดือนก่อน

      @@almaaslivechannel2547wllo ma nabad dhaashay

  • @Snake122
    @Snake122 8 ปีที่แล้ว +2

    Thx thx thx mcntoy allah haka abal mariyo howsha no hayso 😍😍

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +rooda bare 😗😍😗😍😗😍😗

  • @hanihassan8351
    @hanihassan8351 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahyi kheri ha Ku siyo wll wax ficn bada wada

  • @naciimocabdullahi6370
    @naciimocabdullahi6370 2 ปีที่แล้ว

    Masha.alaah apyo aniga 4bilow ayan dhalanahay alx dabokeyn ayey ahayeen wan kurafaday dhawacyo wuu iga sokaray intan dhalin kahor hadan kudawan lahaa waa jijabin lahaa apayo sikastaba jasakalaah xbbti cilmi aan ogen ayan kabartay

  • @anisamacalinabukar5534
    @anisamacalinabukar5534 8 ปีที่แล้ว +1

    jazaka Allah khair abaayo

  • @maryanqorgab4483
    @maryanqorgab4483 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga 7 bil ayn ku jira waxa leygu dhahay ilmahda waa daba keen soco aleygu dhahay iso duceeya allha i saqiro

    • @AsiyaAli-t8j
      @AsiyaAli-t8j 11 หลายเดือนก่อน

      Madhashay Ana SaaS laigu dhahay allh hasahlo

  • @abdulahimohamed5785
    @abdulahimohamed5785 8 ปีที่แล้ว +1

    asc macanto ilaah kheer haku siiyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Abdulahi Mohamed Wcwswrwb qaali abaayo. Ii nooloow in badan. ♡ ♡ ♡ ♡

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 8 ปีที่แล้ว +1

    jazaka allaah abaayo qaliyey

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Faduma Farah wa'iyaaka quruxeey. 😙 😙 😙

  • @shayaansiyad2357
    @shayaansiyad2357 8 ปีที่แล้ว +1

    Ubahina qeer alla ku siiyo,
    20bari dhalanahay, alxamdulilah marhore in aan video arko igu fiicneed.

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Shayaan Siyad quruxeey, haddaadba si fiican u xambaarsan kartaa cunugaaga. Mise dabakeenkaad ka hadlaysaa?

  • @luulibrahin5516
    @luulibrahin5516 8 ปีที่แล้ว

    Masha allaah thanks abayo

  • @madaxweynesodhawoownoonoqo1992
    @madaxweynesodhawoownoonoqo1992 8 ปีที่แล้ว +2

    umada ayad.cawisa
    msha allh
    shaqadada waa caawis

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Nibraas cadeey habo mcn, jazaakallaahu kheyran. 💖

  • @madaxweynesodhawoownoonoqo1992
    @madaxweynesodhawoownoonoqo1992 8 ปีที่แล้ว +3

    illahey ha u fududeeyo ayado nabad qabta alalh kala keno

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Nibraas cadeey aamiin yaa Allaah. 😚

  • @ibrahimabdilahi712
    @ibrahimabdilahi712 2 ปีที่แล้ว

    wll waxa iga talo ah muqallada dambe inad kamaradda iska yara fogayso; hadder waxan is weydinayey marka sida sujudda o kale lo fadhisanayo ma babacoyinka (calacalaha) aya dhulka la dhigaya mise gacmaha laga bilabo suxullada (xusullada) ila faraha ?

  • @laylakhalid7846
    @laylakhalid7846 8 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid walashey

  • @nawelnalka
    @nawelnalka ปีที่แล้ว +1

    Ani hada 9ki igalay waxana lay dhahay ilmaha wa daba ka keen wa qaleen 😢 qaleen wa nacbahay allha iga bad badiyo

    • @asmanuur1950
      @asmanuur1950 ปีที่แล้ว

      Alle ha kaa badbaadiyo wll
      Qaliin waa wax laga cararo
      Aniga hada 1 cunug bn haystaa
      Waana ilmihii 1aad ugub baatey buu I dhahey dhakhtarku dabo keen waad sidaa markaas qaliin bad tay
      In bad ban sodey socdey qadarka alle Lama baajiyee markii u dambeysay qaliin baa laygu qaley
      Bishii9aad dhamaadkeedii ban ogaadey inuu dabo keen yahey naxdin ban ka qaadey markuu yidhi madhali kartid sidkeygiin go'ay fool sax ahina way ii iman waydey
      Alle ha kaa badbiidiyo macaaney
      Ana ii soo duceeya inaan la igu qali mar danbe

    • @faatimaxasan7595
      @faatimaxasan7595 ปีที่แล้ว

      Amiin wll

    • @ruweydahadem5179
      @ruweydahadem5179 ปีที่แล้ว

      Wll aniba anigoo hada 9aad kujira igu dheheen
      Ee ilmahagu gadal ma iska gediyey mise wa Lagugu qalay😢

    • @nawelnalka
      @nawelnalka ปีที่แล้ว

      @@ruweydahadem5179abya cadi ayan udhaly ano laygu dhahay bari aya lagu qala imow ayan waxa utagay mamo oo calosha daligto 2bari lay daligayay alxm cadi udhalay

    • @nawelnalka
      @nawelnalka ปีที่แล้ว

      @@ruweydahadem5179 socdka badi abya galabtii cml so wareeg insha allha ku fududeyo hada is daligi kartidna utag qof yaqano

  • @ibrahimabdilahi712
    @ibrahimabdilahi712 2 ปีที่แล้ว

    ad bad ugu mahad santahay
    walashay sida xilkasnimada iyo masuliyadda leh e ad uso gudbisey taladancafimad.

  • @hamdikhaliif2643
    @hamdikhaliif2643 6 ปีที่แล้ว +1

    Abyo urkii lawad ayan leyahy lix billina ahy cabsi zaid an darema maxad igula talin lehed

  • @fatimamohamed1883
    @fatimamohamed1883 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah walasheey jazakallahu kheyr sharfaye abaayo vidoe ga mala qebtan kara walalah fecbooka igu jiro

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Fatima Mohamed aad iyo aad waad la wadaagi kartaa ehel iyo asxaabta dhammaan video-yadayda. Wixii qof walaalkeey ah wax ka faa'iidaayo waa faa'iidayda, gacalo. Ii nooloow in badan. ♡

  • @ssundus2645
    @ssundus2645 8 ปีที่แล้ว +1

    Aniga iso marte abayo cagaken aad iyo aad xanun badanthay anigo wadanki joga lkn illaah wa ifududeye
    Alxmdulillah

    • @mustaqiim1893
      @mustaqiim1893 6 วันที่ผ่านมา

      Xanun see ah lugaha makala dhaqajin weysay

  • @umanimo1964
    @umanimo1964 8 ปีที่แล้ว +1

    mashallaha wllo thanks

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Hinda Farah soo dhawoow, quruxeey. 😙

  • @shukrixuseen6100
    @shukrixuseen6100 2 ปีที่แล้ว

    jazakallahu kheyran

  • @anisoabdullahi6819
    @anisoabdullahi6819 3 ปีที่แล้ว

    Abyo waad mhdsanthy waxn kuwaydinaa 5bil ano ah masameen kara almitadas

  • @abdikasim4692
    @abdikasim4692 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illahay hanokadayo abayo qaliyay

  • @naimaaadamelmi9188
    @naimaaadamelmi9188 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah walashay ilahey kheeyer haka siyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Naima Cadan aamiin adigana sidoo kale quruxeey. 😙

  • @hibaqmohamud7416
    @hibaqmohamud7416 7 ปีที่แล้ว

    Ubaxa baryahan xageed qabatay ma arag video cusub oo soo saartay wll

  • @kaalaydheelnesoomalikids7987
    @kaalaydheelnesoomalikids7987 3 ปีที่แล้ว +1

    asw abaayo maanta lay sheegay in uu daba keen yahay run ahaan aad ayaan u warwarsanaa laakin hada taladii dr isiitay ayaad adna isiisay markaa waan sameeeyay soo duceeya

  • @abdirahmansheikh2113
    @abdirahmansheikh2113 8 ปีที่แล้ว +2

    abyo qof matano hade yihin oo mid daba keen yahay saas mala samayn karaa ado mahadsan

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +abdirahman sheikh walaahi ma aqaani. Dhalashada mataanaha la mid maaha tan halka cunug marka sidaa darteed waxaa loo baahan yahay taxadar badan. Jazaakallaahu kheyran.

  • @safiyaadan249
    @safiyaadan249 7 ปีที่แล้ว +2

    abaayo uguhoreenti waaku salaamayaa marka labaad waankuu mahad naqaayaa, hal so'aal ayaan rabaa inaa kuwaydiyo canuga meeqa asbuu waaye Markuu isrogaayo? mahadsanid abaayo

  • @nuracabdiraxmaanabdirahman9765
    @nuracabdiraxmaanabdirahman9765 8 ปีที่แล้ว

    Asc walaal ubax Masha aalah

  • @abdirahmanmohamed6236
    @abdirahmanmohamed6236 5 ปีที่แล้ว

    alla aniga hada ley dhahay lugagoda hoseyaan kurbada wey ihesaa

  • @qalbideeq6128
    @qalbideeq6128 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah abyo

  • @fantasticbowy7121
    @fantasticbowy7121 8 ปีที่แล้ว +1

    thanks more and more sad gabdhaha walalahada u caweysid

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +fantastic bowy jazaakallaahu kheyran, walaal qaali.

    • @saadiaahmed826
      @saadiaahmed826 8 ปีที่แล้ว

      Ubahina Musa 7 month malasobi kara sidhas

  • @haweyoali664
    @haweyoali664 8 ปีที่แล้ว +1

    asc abayo waxan ku wedina marka la dhalo sida calosha lo xerto ila meqo malin xernan karta

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Haweyo Ali wcwswrwb quruxeey. Caloosha la xirto wax fiican maaha ayeey gaalo yiraahdeen. Inshaallaah waan kasoo hadli doonaa mcnto. 😚 😙

  • @umanimo1964
    @umanimo1964 8 ปีที่แล้ว

    wllo qali su aal manku weydiin karaaa
    markan dhalay waxa kasoo wareegtay 4 bilood. week ayan xidhay calosha wanan iska dayay kadib oo waxan ka cabsaday inay ifurato lkn hada waa loo jeeda inan calool leeyahay ee wllo sidèn idhahdaaa

  • @fardusjamac8270
    @fardusjamac8270 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo masmayn kara anoo qalina

  • @qadraahmed811
    @qadraahmed811 6 ปีที่แล้ว +2

    asc abayo qali aniga ayaa wadoo dawaken waxana ahey 38 week marka waxa leygu dhahey waso gadineyna abayo ilmaha uurka kujira dhib ameey lakulman gadiska

    • @mustaqiim1893
      @mustaqiim1893 6 วันที่ผ่านมา

      Malaguu soo gadiyay cunuga kuwena kudheheen

  • @shukrixuseen6100
    @shukrixuseen6100 2 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 5 ปีที่แล้ว

    Abayo xage kala so.xarira wan ku bahnhy ubaxe

  • @fadumosharif5688
    @fadumosharif5688 7 ปีที่แล้ว

    as.c abaayo ainga igu dhacaday dabakeen weyna igu qaleen

  • @mamancadde4964
    @mamancadde4964 8 ปีที่แล้ว

    Alla qurux badana hadane dharka ay wadata ku qurxuna qalanjada hablaha hab ma ku siya xabadka ma ku saara mac ma ku siyaa mcnto ma ku dhaha ilove you mcnto ubahina mussa

    • @abdkuuz777abdifataah2
      @abdkuuz777abdifataah2 8 ปีที่แล้ว

      isku xisho walaal fodada kada wax beno faidesa adine wax ka faideso

    • @mamancadde4964
      @mamancadde4964 8 ปีที่แล้ว

      +Abdkuuz777 Abdifataah kkk sxbw fodo ma wado ee qoftan waaba jecelahay

  • @maxamuudahmed6198
    @maxamuudahmed6198 8 ปีที่แล้ว +2

    cunugan aad silcinayso adi ma dhalin miyaa huuno

  • @ayanahmed4817
    @ayanahmed4817 7 ปีที่แล้ว

    abayo tan kale alamintadan bishe subin kara hada 8 bil aan ahay abayo ilah ajir haka siyo sida no cawiso i so diceya aad ban u walwalsanahay all walalaheyga

  • @0721-f7c
    @0721-f7c 8 ปีที่แล้ว +1

    asc abaayo aad baad umahadsantahay

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +0721437299 0721437299 wcwswrwb qaali soo dhawoow.

  • @safiyoabdulahi6770
    @safiyoabdulahi6770 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah wlshey kheyr allah ku siiyo

  • @maarwowanag3527
    @maarwowanag3527 8 ปีที่แล้ว +1

    asc walashay ubahina ala ilahay kheer haku siyo faifada ad nola diyarka tahay mar walba badal kheer qaba rabi haka siyo abayo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +maarwo wanag aamiin yaa Raxmaan, jazaakallaahu kheyran, quruxeey. 😙 😙 😙

    • @maarwowanag3527
      @maarwowanag3527 8 ปีที่แล้ว

      +Ubahina Musa abayo ubahina waxan rabay inan ku weysiyo haday suragal tahay gabdaha makanka ama minka ama dhunta minka oo so gabatay oo so furmo waqtigi ilmaha u dhalan laha on lagarin babyo hadad i fahantay wax iga sheg ikahay haku barakeye qakiyey

    • @abdkuuz777abdifataah2
      @abdkuuz777abdifataah2 8 ปีที่แล้ว

      masha alaah meshas kasiiwad walalo wax badan wanka faiidnaay jisaakalaah qeyr

  • @hanitoali5852
    @hanitoali5852 2 ปีที่แล้ว

    Abayo

  • @muxidinomaribrahim8620
    @muxidinomaribrahim8620 8 ปีที่แล้ว +1

    ransacked in as an ogaaadeee

  • @Snake122
    @Snake122 8 ปีที่แล้ว +1

    Abayo mcntoy allah khyr haku siyo wlhy way ka kugu duceyaa welwel daremayey mcnto meel an kala so cities Gmail anba fb Anna snap chat wa ku bahaney quruxey

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +rooda bare quruxeey jazaakallaahu kheyran. Waxba ha walwalin Ilaah baa macaaga ah. Ubaxiina3@hotmail.com igala soo xiriir, xbbti.

    • @alimaryan1208
      @alimaryan1208 7 ปีที่แล้ว

      Ubahina Musa

  • @nimcomohamud1609
    @nimcomohamud1609 3 ปีที่แล้ว

    alla rabbiyow ii fududeey aniga ley soo dhahay maanta cunugaga madaxiisa wa kor sagaalka ayaana galayaa plz isoo duceeya in ilmaha ey isgidiyaan 😢

    • @umumeymunchanal6683
      @umumeymunchanal6683 3 ปีที่แล้ว +1

      Abayo anigaba hada la isodhahay aad ayan uwalwalsanahay alh nowada fududeyo😰😰😰

    • @nimcomohamud1609
      @nimcomohamud1609 3 ปีที่แล้ว

      @@umumeymunchanal6683 aamiin mcnto rabbi ha inoo fududeeyo insha allh foosha ayey isku gidin donaan

    • @umumeymunchanal6683
      @umumeymunchanal6683 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay hA norumeyo iney fosha isku kadiyaan abayo

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว

      S.kle angba sidas leso dhahy daba ken wye ilhy hano saqro

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcomohamud1609 abyo nbd ilhy mkugu kla kene xbbty

  • @ayanahmed4817
    @ayanahmed4817 7 ปีที่แล้ว +1

    wcs abayo aniga uur ban leyahay waxan ley shegay in ilmaheygu yihin daboken anigo 4 bil ah hadane ano 6 bil ah marka dad ba igu yidhi xiligas mala ogan karo in bish 9 istosiyo laga yaba marka ma runba arinkas mahadsanid

    • @ifraxmacalin4707
      @ifraxmacalin4707 2 ปีที่แล้ว

      Abyo anigane sidas ayaa lagu dhahay bil 4 afar ayaan tagay hada waxaan ku jira bil 9 sagaalad ayaan ku jira Alle hano fudeydiyo

  • @fardowsau8997
    @fardowsau8997 8 ปีที่แล้ว

    😘😘😘😘😘

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Fardowsa Ugaas 😍😍😍😍😍😍

  • @muxidinomaribrahim8620
    @muxidinomaribrahim8620 8 ปีที่แล้ว

    abaayo miskaheygu iney yarhiin

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +muxidin omar ibrahim , waan ku salaamay, xbbti. 💖

  • @qadroumueyman5463
    @qadroumueyman5463 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah macaanto hoosha aad watit ilaaheey ajar hakaasiyo aamin aamin aamin

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  8 ปีที่แล้ว

      +Qadro Umueyman 😍😍😍

    • @amaandhooreychannel5945
      @amaandhooreychannel5945 8 ปีที่แล้ว

      haa

    • @zoyahfosita3579
      @zoyahfosita3579 8 ปีที่แล้ว

      Ma sha allah abaayo ilaahay qerbadan ha ka siyo saa nogu fa idaysay jisaka laah qera xabiibti ilaahay ha ku siyaadiyo cilmigaaga