TOOS U DAAWO Qaabka loo dilay iyo qofkii shirqoolay Gudoomiyihii Hodan, Xog Sir ah oo lahelay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 164

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 ปีที่แล้ว +12

    Qofkii badalay qoryaha waa gacan ku dhiigle maalin aqira Allaha faras Allaha ugu dhiga xaqana Allaha soo iftiimiya Allaha kuwii dilayna kashifa aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaya raxma raaximiin 😭😭😭😭😭ilaahey janada Fardowsa ha ka waraabiyo aamiin wadanka cadaalad hadii laga waayo mucjiso idinku dhaceyso ilaahey ha laga baqo qofkii qof dilo ha la dilo si wadanka dil iga yaraado nabad Waa qaali la aanteed abaar cadaalad la aan nabad ma dhaceyso

  • @aziztualhubiderie730
    @aziztualhubiderie730 3 ปีที่แล้ว +6

    Illahay ha unaxaristo wiilkaas dhalainyarada ahaa waa arin laga xumaado walahi geeridu kala xanuun badan ana Abahay bn hadh iyo habeen u oyaayay oo tiisi utimid wiil dhalainyaro ahna wataa si arxan daran lo dilay subxanallah

    • @naxwahuseen5920
      @naxwahuseen5920 3 ปีที่แล้ว

      6666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666666

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaadka waa lajoojiy lkn illahay waxaan kabaryaa inow gudoobiye c/hakiim illahay ha unaxariisto inowcadaalad heli muhiimku waa intaa.

  • @bishaaroali9877
    @bishaaroali9877 6 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar allow noo naxariiso yaa rabbii

  • @kiinaliahmed6523
    @kiinaliahmed6523 3 ปีที่แล้ว +11

    Wllkey dhagajuun so noqon mayo 😭😭😭😭😭cadalad haduu wayana Allah ayaa cadalad hayo 😭😭😭😭

  • @bishaaroali9877
    @bishaaroali9877 6 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto walalkeen dhagajuun gacan ka xaq daran aya dishay kiidilay allaha soo qabto

  • @najma8198
    @najma8198 3 ปีที่แล้ว +10

    Diintan macaan wixi qabta qofka qof dilo ila dilo qofka sinisada ina dhagax laku dilo hadi gabadha hore guur u soo martahay iyo wiilka waa wuxu rabi keenay cidi ka hor imaan karta male ila qofka qofka laka dilaya inu cafiyo mooyo ti alle na u talo malita qiyamo allahukabar

    • @musenugaal1349
      @musenugaal1349 3 ปีที่แล้ว

      Najma ascww.
      Adeer mcn adigoo sharman oo haddana mahadsan adeer ii sheeg ama ii Tillman adeerow aayadda sheegaysa in dhagax lagu dilo qof sinaystay iyo weliba suuradda ay ku jirto haday xadiith tahayna ii sheeg magaca kitaabkaas. Qofkii qof kas u dila waa sax adeer in la qisaaso, laakiin dadka qisaasta leh weey cafin karaan, ana mag ayay qaadan karaan, diintaana saas qabta.

    • @khalifmohamed7262
      @khalifmohamed7262 3 ปีที่แล้ว

      @@musenugaal1349
      A

    • @delion8418
      @delion8418 3 ปีที่แล้ว

      @@musenugaal1349 waxan Hubaa in uu jiro Hadiith
      Saxiix Al Bukhaari
      Book ka Hudood Hadiith ka Number kisa yahay 6814

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب
    @عبدالقادرعلي-خ8ب 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofweliba oo dil gesta maalinba jirta oo aan ladifaaci karin oo uu Allah cazawajal ciqaab marin doona allow gacan kudhigle hana dhigin

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 6 หลายเดือนก่อน

    Xeer ilaaliyaha waa nin soo shaqaynayay ilaa dowladii siyaad shuute iyo wiil yar oo abukate sheganaya sharciga ha bartaan from ahmad ali dowlada putlan

  • @nimcomaxmud8349
    @nimcomaxmud8349 3 ปีที่แล้ว

    Ilaaahay ha unaxariisto marxuumkas laakiin arinka waxa u eeg yahay mid loola kasay dilka waa mid loo badheedhay walaahu aclam

  • @maxamedcabdiriglerigle9813
    @maxamedcabdiriglerigle9813 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah eelayga waa daacad mada xaad ii saaran tihiin

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 3 ปีที่แล้ว

    islaanta murusadaha ah ayaa u diidey cadaymaha in ay siiyaan dhaawaca staff kii iyo darawalkii oo beerka xabadi dhax jiifto iyadoo u hiilinaysa dilayaashii marxuum dhegajuun iyo staffkiisii. allaha u naxariisto staffkana allaha bogsiiyo.

  • @kadarshomarweyrahweyrah4354
    @kadarshomarweyrahweyrah4354 3 ปีที่แล้ว +1

    ISKU SOO WADA DUUBO
    FALKA DADKII GEYSAYTAY
    WAA KUMA MARKAAS CADALAD waan raadin karna
    inta kale waa qayaali ee Qofkii qof dilo,sharciga is laamka waxu qabaa in ladilo...Abukaate fududeenta
    Ka daa max kamada

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxan ku talin lahaa markasta in lalla xisaab tamo taliyayaasha amarka bixiyey waayo askartu wax denbiya malahan waana dad amar ku shaqeeya lkn ragii gaariga qaadka information kiisa keenay ee amarka bixiyey halla daba galo.
    Wa bilaahi tawfiiq.

  • @liibanali5182
    @liibanali5182 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa.dil qorsheeysan
    Alle Ha Cadaabo kuwii
    Ka danbeeyey
    Aakhiro been ma lagaayelaa

  • @mursaladan7025
    @mursaladan7025 3 ปีที่แล้ว +2

    Xeer ilalinta wa ay dadaleen lakin waxa ka hos baxdey in ay ninkan sualaha laga qorey, cod ahan lagaga dubi laha. Wayo qarennadisa hadalka udidey moye waba u shegey cida gudomiyaha dishey, lakin allah ayeynan wax ka qarsonayn,

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว

      Waa run laba nin waxay sheegeen in shucayb bilaabay xabada shucayb markii la waydiiyay isla qori ma sidatay waxa aw yidhi maya halkaas waxbaa ka soo baxay ilaahay baa og xaqiiqadeeda

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah 30 sano ka hor aa somaaliya iigu danbaysay,lkn halakan waxaa iiga muuqdo horumar iyo cadaalad, isma lahayn sidan ayey cadaalada u shaqaysaa,dhamaantiin hambalyo, guul somaaliya

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 3 ปีที่แล้ว +1

    ninka raxan weynka ah runta ayuu sheegey in shaqadiisa lagu celiyo waaye wiilashan askarta ee garaadaha lagu taxeyna dhibkooda ayey leedahey askar dad ah oo qabiir baa loo baahan yahey garaadaha ma aha in dheel dhel lagu bixiyo ama 4,5 lagu siiyo meel kasta ey shaqo ka qabanayaan waa in lahelaa meel centeral ah oo lalasocdo waxey qabanayaan nimankan taliyaasha ah waa mooryaan ninka markey xabadku dhacdey ma eysan aan bulas maeysan u yeerin waa nimmankan waxey horey u fulin jireen waa group lataliyaal ah sharci aan aqoonin sida taliiyaha wardhiley waa cuuryaan baabuurtow lacag kaqaataa anigaa arkey ey leeyihiin canshuur

  • @caliaadan8953
    @caliaadan8953 3 ปีที่แล้ว +3

    Mar hadii cadaalad laga doono wax Diinteena Islamka kabaxsan foolxumadaan oo kale Imaata Ilaahow U madaan soo hadee.

  • @MohamedMohamed-km8fp
    @MohamedMohamed-km8fp 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc somaliyey waxan weydina hadii askarti oo dhan ey dhehen xabad maridin ya dilay gudoomiyaha dhamantod askarta been ayey shegen walibo makamada horteda kiiskan markale halagu noqdo insha Allah mahad sanidiin

  • @shobtosaid177
    @shobtosaid177 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa idiin baneeyey in gaari jaad wado la rasaaseeyo asagoon cararin dadkaas soow naf maleh mise waa looma ooyaan ilahey ayaana xaqiiqda og allahu aclam

  • @xaajiapple8186
    @xaajiapple8186 3 ปีที่แล้ว +2

    Marka hore illaahey ha loo noqdo oo gudoomiyaha inuu halkaa ku dhinto waxey ahad mid qoran isagoo uurka hooyadii ku jira 120 habeen waxaan oran lahaa illaaheyna uusan ka maqneyn qofkii dilay hadduu kas u dilay iyo hadduu ahaa kama inaan aakhiradiisa laga haleynin allaha u naxariisto reerkii uu ka baxayna ay sidaa ku qancaan

    • @fartunmohamed9845
      @fartunmohamed9845 3 ปีที่แล้ว

      Adiga ma diinta ayaad ka soo horjeedaa in qofkii qof dila la dilo kii diley hadii la daayo soo umad kale dilimaayo waxaa haboon in la dilo kii wax dilo

    • @nuur1269
      @nuur1269 3 ปีที่แล้ว

      @@fartunmohamed9845 7

    • @nuur1269
      @nuur1269 3 ปีที่แล้ว

      X0

  • @farhiyamaalin9986
    @farhiyamaalin9986 3 ปีที่แล้ว +2

    yaan lagu Aakhira seegin arintan illaahay ha looceliyo asaa wax ka dahaneyn

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 3 ปีที่แล้ว

    meeshan fal weyn ayaa ka dhacey mar walbaana askarbaa isdileysa marxuumkan allah u naxariisto waa balaan baa lagu diley midka xeer ilaaliyaha iyo advocatka ey ku wada doonayeen ee hoos fadhiya wasiirkii hore ee abniga waxabadan ayuu ogyahey kan gudoomiyaha qibradaha ayaa kuyar mise meeshaan sheeko kale ayaa kasocota 4,5 baa loo kala baqayaa meehsatanaan ku celiyo physiology qof bartey ayey u baahan tahey meeshatan qeeylo looma baahna laakiin aniga wey ii cada hey cover uo baa jira

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 3 ปีที่แล้ว

    Waa hawiye isdilay ok haddana gar naqsanayaa waa dhexdoodii uun

    • @sahromohamed4715
      @sahromohamed4715 3 ปีที่แล้ว

      Uuuufffff barafa kugu mara miyaa hawiya isdhameyay

    • @gedyhildid193
      @gedyhildid193 3 ปีที่แล้ว

      @@sahromohamed4715 no

  • @somalidhalada1960
    @somalidhalada1960 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah
    Waxaasi ma xeer ilaaliyaa wiilka shucayb ah ayuu rabaa inuu kiiska dusha ka saaro alle ku qabay
    Tankale xabada ku dhacday ninka soow lama yaqaan
    Mise qofkii la rabaa dusha laga saaraa
    Maxkamada ciidamada qarankoow dub iskugu noqda cadaalad daro ma shaqaynayso

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax walaahi waan ilmeeyay sideed xabadood baa lugu dhuftay ilaahay ha cadeeyo kuwii arxan sida arxan darada udilay marxuumka isna ilaahay ha unaxariisto

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 3 ปีที่แล้ว

      Amiin ninka la wareysan baan ka shajiyey hadalkiisu ma fadhiyo .marxumkana allah ha unaxariisto Amiin .

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว

      @@royaltygtm9787 shucayb miyaa ka shakiday mise wiilasha kale

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waxay illa tahay 7 xabadood ayaa lagu dhuftay baa la leyahay taasi kama ma noqoto qofkii ku dhuftay isaga inuu is sheego mooye cid sheegi rabtaa ma arko marka jidkii yarisow iyo siraji ayaa lagu tagan yahay ee iska daaya caruurtan Ama dhalinyaradan waa kuwa lagu kor adeegtay Allaha subxana watacala u daaya Allaha u naxriisto shaqadiisa ayaa laga dilanayaa gorbi fable wuu og yahay i uusan gudomiye noqonay in Allaha u naxriisto iska daya wiilashan cabsida ku jirto ee kala hadlaya

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 ปีที่แล้ว

    Xeer ilaaliyuhu wa xog ogaal

  • @assadmohamed3653
    @assadmohamed3653 3 ปีที่แล้ว +3

    Sharci waa sharcigii illaaheey soo dajiyay waxa kale been iyo wareer qodob hebel iyo qodob hebel wax masheegaayaan waa in illaaheey loo noqdo

  • @moeakadeeq4848
    @moeakadeeq4848 3 ปีที่แล้ว +2

    Cadaalada waalama huraaan karsoorahana waalama huraaan lakiin ilama eka in kas loodilay cidamada waa kuwa dowlada u shaqeynayay hoolgal dowladna kujireen anaga somali hadaa nahay dil dil uun baa unaqanaa qofkaas ma isdifaacayay qabada qalad meey ugu dhacday mala yaqaan lakiin dowlad wanaagsan markaa heshid sida maanta camal ayaaan wada ogeen karnaa allaha u fududeeyo maxkamada iyo cidankaba naf baa meesha ku maqan 🙏

  • @seazry4812
    @seazry4812 3 ปีที่แล้ว

    Waa idiin nacay dhamaantin

  • @fadumoali508
    @fadumoali508 3 ปีที่แล้ว

    Sidedabah qareen hadaamaqashid waasheydaan wuxuu udoodaan qof dilay qof miskiinah hadey kama udileen xataa waadilaa hadeysan cafin familkii marxuumka

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 3 ปีที่แล้ว +3

    QOFKA DHINTAY IYO KAN NOOLBA CADAALAD AYEY U BAAHAN YIHIIN.............

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 3 ปีที่แล้ว +5

    Inaalilaahi wa inaa illeyhi raajicuun. Weligey maan arkin maxkamada tanoo kale ah ma suuqi xoolaha ayayjoogaan ragani? Ragga Soomaaliyeed sharci kala hago maleh dalkeena ALLAAH ayaa umaqan

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 3 ปีที่แล้ว +1

    Taliye shirwac cadalad daro ayaa lagu haystaa cadalada Illaahay hau hiiliso

  • @abwaanburukifilms3093
    @abwaanburukifilms3093 3 ปีที่แล้ว

    Ninkii walaalkeen dilay waa in uu dhintaa qaabkay doontaba haloo maree insha allah

  • @dulmidiidKeynaan
    @dulmidiidKeynaan 3 ปีที่แล้ว

    Xeer ilaaliya ha qaad ayaa dilay muxuu cadaalad ka shaqeyaa

  • @fe8445
    @fe8445 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhegajuun Allah ha u naxariisto. Nin qaaliya buu ahaa.

  • @abuuasmaa9110
    @abuuasmaa9110 3 ปีที่แล้ว +2

    sharci deye waa allaah ilaahey cidaan aheen sharci madejin karto arintaa waa gaaalnimo maxaa u daliil ah hadalka allaah oo ah أم لهم شركاء شرعوا لهم من الدين مالم ياذن به الله

  • @najaad.maxmedismaacil9557
    @najaad.maxmedismaacil9557 3 ปีที่แล้ว

    Masiibo inugu dhacdayilma my ryaan

  • @NawalHarbi-zi5uc
    @NawalHarbi-zi5uc 5 หลายเดือนก่อน

    somaaliya movies caadiya ayaa kasocda qoladaan arsinaalka ah filimada americaanka ah ayee dawadeen

  • @yasindahiraware6272
    @yasindahiraware6272 3 หลายเดือนก่อน

    Wallahi dudadaye cadi maha

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi horta wiilka marxunka ah ma soo noqanayo hadii lagu dilay qori dawlada leeyahay wadanka sharci ka jiro ciidanka sharftiisa la dhowrayo rag cidanka qoryahan watay ileen qof shacab ma wadan qorigan ee waxaa dilay waa cidan ee sheekadan yaa lagu daalin askartan aan si fiican wax loo soo barin ee dareeska iyo qoryaha loo dhibay oo markasta bilaa sharci daro isaga dilaay inasanti people’s kii waxa la waydiiyo xabad baa nagu bilaabatay way xabadah u ridaysaan waa bilaa sharci marka nimankan waa in tiirka la geeyaa oo la sii wareesan marka nindanbe oo cidan ah bilaa iskeerso uma dilaayo maxakamada mar dambe yay waresani wad xuriyad dadka intaa dishan baa leedahay xuriyad ha la isiiyo shame on you waa ciidan education lahayn somali illah baa u maqan

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 ปีที่แล้ว

    aqas waxaan maxkamad maaha waqti ha la ilaaliyo kulaha war xaq ha ka ilaaliyo waxyahow duliga qof dhan dhibtay aan waxba heysan wixii dilay sida ula hadleysay ma istaahilan Somalia iyado dhiig dadka naf walba wax disho qofkii dilay loo dilo W ma hagaageyso lkn waxa balan ah hada dowlad u dilin tolkiisa u aar gudayo wale ninka dheel dheel moodan cidlo lagu xad gudbi karo kama dhalan Dhilo idin dhashe

  • @ju8952
    @ju8952 3 ปีที่แล้ว +3

    Kolay marxum abdihakim ma soo labanaayo, ilaahay ha u naxariisto

  • @shukrinuur1953
    @shukrinuur1953 3 ปีที่แล้ว

    Haday qaad baacsanayaan kuwa qaadka sida ma sidaas ayay u dili lahaayeen tan kale asagoo taliye dhan ah miyuu garan waayay gaariga gudoomiyaha dariskiisa ah

  • @mohamedabdi7033
    @mohamedabdi7033 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa umad walan oo miyaraka beshay horta ya ubaneyey askari inu habad rido,wahan la yabahany askarta nin kamid o leh qof hubeysan ban so qabaney isago la toganin gari qad wadana wa latogan miya?

  • @aminacilmi6103
    @aminacilmi6103 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow.cadaalad.uuu helaaaa.walaakey
    Dhagajuun

  • @AbwaanIlkacase-y5y
    @AbwaanIlkacase-y5y 5 หลายเดือนก่อน

    Bishaar xabadiisaa dishay

  • @aminamaye8166
    @aminamaye8166 3 ปีที่แล้ว +2

    Awey ragii diley yariisow iyo wiilkii kale oo mayga ahaa oo nikii hwelka

  • @rooblerooble2061
    @rooblerooble2061 3 ปีที่แล้ว +2

    Meeshaan waxaa kacadaatay ceebta kuwa maalin walba dad dil kuxuma iyo tayada liita garsoorka handadaada xeer ilaaliha

    • @nuuraadan4465
      @nuuraadan4465 3 ปีที่แล้ว

      Walahi runta aya shegta ninkan marko sogudninayo eda qof danbila ah waxad moda nin kudharakaro in qofkas wax dilay hada waxan arka in cebtisa mesha ay talo ani gudumah alah unaxristo garabo ayaanahay malhi hada kuwa dhibka geysta madhayo intaba wan kamadax banannahy lkin herilaliyah talo maahyo

  • @alnaciimmedia5056
    @alnaciimmedia5056 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc somaaliyey mesharci beey ubaahantahay qabyaalada kadaya فلابد أن توافقوا بشریعةالله
    أولم تعلموا أن الله شرع لناالدین
    وإذا حکمتم بالناس أن تحکموا بالعدل 👉

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 ปีที่แล้ว

    Sharci Yaqaanada Somaaliya Waa Fanoolle Farikama Qodno🥺

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa makamada loo keenay Dadka hadaan su aal la weydiin karin??? Eedey sanayaasha??

  • @nafisoabdimohamuud3925
    @nafisoabdimohamuud3925 3 ปีที่แล้ว

    Allaah u naxariisto

  • @farhiya2410
    @farhiya2410 5 หลายเดือนก่อน

    Harciyo xaalqaado Shimbirayahow heses .

  • @maryanhasan6322
    @maryanhasan6322 3 ปีที่แล้ว +2

    Marayan xasan axmad

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan ayaa wac kasta oog dilaa Ha sheego xanuujiyaa Ninkan isja dilay ninka sure

  • @mohamedshabdullahi8527
    @mohamedshabdullahi8527 3 ปีที่แล้ว

    نعم حاولو أن تكونو عدولا كل أيامكم وشكرا، mahadsanidiin .

  • @aminamaye8166
    @aminamaye8166 3 ปีที่แล้ว +2

    Kii la rabo waa loo hajabaa kii kalena qabiil mooryaan ayaa looga cabsanaa

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 ปีที่แล้ว

    Dilka wadanka Waa soo batay sanadahaan aaway yariisow aaway aaway gen galaal aaway wiilashii abdurahman abdi shakur lagu dilay meeshan hada ka iska qaban sidaas ku soconayaan hal hadii la dilo 10 dila dowlad ma jirto aano ka socoto 91 la aargudana 2021 Maxa war Loo qarqarina

  • @akarimpro
    @akarimpro 3 ปีที่แล้ว

    Cadaalad hada hadii lawaayo alle aktiisa taala

  • @mayzuu6241
    @mayzuu6241 3 ปีที่แล้ว

    Ilaaha cadaalada haayo walaalkeeyn allaha u naxariisto waa iska cadahay kas in loo dilay dhagajuun 😭😭😭

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin wal bow oguw dan beele hadaad qabiil ku difaacdo cadaalada kaaweyn tiirkaana lageen

  • @foos7330
    @foos7330 3 ปีที่แล้ว

    Asc asxaabta umad islaan isku sheegeyso dhiig xalaaleystay shabaab baan la yaabana hadana shirqool ama quuriwayto wof islaan yaa kuu baneeyay dhiigisa 💯☝️

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 3 ปีที่แล้ว

    Xabadi dhacday iyo qorigi ay ka dhacday hadaysan maxkamadu hayn, aqqona u lahayn
    Baarista la xiriirta arrimaha dacwada ay qaadayaan , dacwadu waxay ku dhisan tahay waa uun MALA’AWAAL.

  • @ibrahimdiriye4076
    @ibrahimdiriye4076 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilahow gudomiye dagajun xaqisa usodicii

  • @BashirFarax-gi7yk
    @BashirFarax-gi7yk 5 หลายเดือนก่อน

    ALA HAUNAXARIISTO

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahey ka baq abukate waxba kama ogide cadalada ka hadal si bareo aya lo diley waxana ku cadeynaya xabadaha badan ee lagu furey hadana markii la dhawacay laga cararey oo uu cabaar meesha yaaley???taasna cadeyn uma baahna qaad &kamac looma dilin ha ku ag waregin

  • @saeedasomali8134
    @saeedasomali8134 3 ปีที่แล้ว

    Kuwaa qadka wado iyadaa dhigoda yaa baneyay xitaa wilkas hadi mesha laga saro dilaka kama ma dhihi karan lkn waxa su al ah hadey dhahen kama eyay u dhacday maxey u bedelen qoryahaa o xitaa ey u qiran layihin iney iyaga dilen

  • @MohamedMohamed-ny9rr
    @MohamedMohamed-ny9rr 3 ปีที่แล้ว +3

    #1st

  • @aminamaye8166
    @aminamaye8166 3 ปีที่แล้ว +2

    Awey ninkii diley siraji

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว

    Cadaalad hashaqeyso inshaallah

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 3 ปีที่แล้ว

    Ilahey hortisa marku tago qofkii diley aya qarinaya hadey hada qabilkiisa qariyeen?????

    • @gacalo6709
      @gacalo6709 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo qabiilkiisa hada qariyaan kan la dilay qabiil ka dhashay hadii cadaalad la waayo ha ka is dilo tageysa dad badan y dhimanayo sharci ka suga hada sharci wax qaban waayo Shanta tageysa wale

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 2 หลายเดือนก่อน

    Sharci waxba kam taqnin somli ciyarta naga daaya qabyld aya idin qatay

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 3 ปีที่แล้ว

    Bal maxaa loo dilay marxuunkaas Subxaanallah sidaas bay Soomaalida u dhameeyen allahu Akbar.

  • @hamasjunior2997
    @hamasjunior2997 3 ปีที่แล้ว +5

    Wilashan wala shirqoolay runtii they are innocent

  • @AbwaanIlkacase-y5y
    @AbwaanIlkacase-y5y 5 หลายเดือนก่อน

    Taliye shuceyb aya mas.uuliyadda leh

  • @shanaolli7007
    @shanaolli7007 3 ปีที่แล้ว

    Kuwaan ciidan qaran manoqonkaraan Bakhtiga

  • @khkh-nq9nj
    @khkh-nq9nj 3 ปีที่แล้ว

    Meshan wax run.shega alh aya og

  • @Sulfekarim2020
    @Sulfekarim2020 3 ปีที่แล้ว

    Yaa xabada bilaabay ?

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 ปีที่แล้ว

    Sax waaye inu is illaliyo jasko bir ah gasho Allaha soo saaro xaqa marxunka

    • @munoafrika6755
      @munoafrika6755 3 ปีที่แล้ว

      Cumar shutey waxu xukun dil kuu fuliy jarer iyo raxawen walun fasaxay taratibakin

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan hadl jiida laga bartaa inoo wax dilay

  • @maxamedcabdiriglerigle9813
    @maxamedcabdiriglerigle9813 3 ปีที่แล้ว

    Runta waxaa ah labada taliye waaye dilaaga sax da ah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 ปีที่แล้ว

    Wallee Akhiro warbaa jiro. Maalinta Qiyaame Qori lama bedeli karo, Waxna lama inkiri karro, Insha'Allah

  • @cabdirisaaqmaxamuudhuute9666
    @cabdirisaaqmaxamuudhuute9666 3 ปีที่แล้ว

    Kiiskaan waa kiis yaableh

  • @mohokovichmohoziano3965
    @mohokovichmohoziano3965 3 ปีที่แล้ว

    Seykudacday ini lagaran waayo ninka qoriga xabada kadacday maadama nimanka sarakil yahiin

  • @IdirisCabdiraxman-v2m
    @IdirisCabdiraxman-v2m 6 หลายเดือนก่อน

    kisakan waiska cada hay in lama shimey onalasowaya hogal qor shesan oo ahay wayo baritanka saxda ah wainu waqtigas jad mgubo dhiln yarada kale walagu mashimey ogal aya lo dile ganka laso wacaye waxa kahoreye talefon laga sodiraye dagmada bon dhere intale adigu socadeso

  • @jowhara1000
    @jowhara1000 3 ปีที่แล้ว +2

    qaadkiina aawey maxaa loo keeni waayey

  • @husseinali1367
    @husseinali1367 3 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @mohamedabdi7908
    @mohamedabdi7908 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah guul Somalia

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 ปีที่แล้ว

    Ku talo gal looma dilin bla bla lama Rabo ma dilay Haa mise Maya Waa Haa hadii ka dilay wixii dilay loo dila end of story nacaskan nac nac keynayo Waa loyar loyarna Waa ku shubo lacag dhageysana xaq iyo xaq daraba wuu ku doodaya duliga

  • @abdiabdi7485
    @abdiabdi7485 3 ปีที่แล้ว

    Ogaysiis. Ogaysiis. Kama. In. Loodilay. Waxaa. Cadayn. Ugu. Gilan.
    1. Sababta. Ay. Usoo. Bedeleen. Qoryaha. ?!
    2. Sababta. Taliyuhu. Isaga. Reebay. Askarigii. Qayliyey. Ee. Yidhi. Waad. Na. Shiqooshay. ??!

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 ปีที่แล้ว

    Maqaaxi lagu murmaayo baad moodaa 😢😢😢😢😠😠😠🤔🤔🤔🤔

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan isga dilay ninka wuu jaryeenyaa

  • @cabdiraxmaansuldaan4647
    @cabdiraxmaansuldaan4647 3 ปีที่แล้ว

    Wuu iska cadyahay kiisku
    Waxana loyarku been ayuu
    Sheegayaa

  • @maxamedcabdiriglerigle9813
    @maxamedcabdiriglerigle9813 3 ปีที่แล้ว

    Abuukaa tuhu waatuug

  • @dhalintadubai
    @dhalintadubai 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan filayaa wiilka bacasadka lagu sheegayo in la aasay sidisaba waa rayigayga dilkana uu ahaa qorshe cad gudomiyaha holwadag waliyow cade waberi hodan waa loo wada wacay dhaga juun maxaa wax loo ogaysin waayay mideeda kale dhaga juun anigoon wadanka joogan ayaaa ogaa inuu yimid gudomiye ama taliya cidan sidee buu ku ogaa waayay waxaan cod sanayaa wilka yareee maqan oo markuu dilka dhacay yiri waa na shirqoshay maxaa loo wayay waa la dilay wana la dugay guriga shuceeb halaga raadiyo in lagu duugay