ABDIRISAQ ANSHAX | DUCA QABA | XIDIGAHA GEESKA 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Abdirisaq Anshax, Cabdi Hani, Mursal Muuse, Cirro, Oday, Asma Love, Asma Saban, Hodan Abdirahman, Xidigaha Geeska, Somali song, Hees shidan, Music Video, Waqal Studio
    Barnaminjka Xidigaha Geeska 2020 Presented by Eglan Show
    Abdirisaq Anshax
    Heesta: Duca Qaba
    Erayada & Laxanka: Xasan Dhuxul Laabsaalax
    Music: Furinle
    Camera Crew: Yampro, Shiine, Nuuraadin Dugsiye, Idiris Dabcasar, Cadaani,
    Liibaan Dahir, Mustafe Saleebaan, Caydarus Ismacil, Waqal
    Produced: Afro Waqal Furinle Hawraar
    Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, Production

ความคิดเห็น • 2.2K

  • @cabdirisakanshax
    @cabdirisakanshax 4 ปีที่แล้ว +3796

    Dhamaan taaageerayaashayda halkaadjoogtaan baan dinku salmaay waxaanan kufaraxsanahy sida wanaagsan eed iidhiirigalisaan

    • @mohamedtracking2136
      @mohamedtracking2136 4 ปีที่แล้ว +65

      Walee adiga iyo hobaladii waa bari inuusan fanaan kaleba udhaxaynin
      Heesahaagu waa murti iyo hogotusalayn

    • @maxameddabaakh2107
      @maxameddabaakh2107 4 ปีที่แล้ว +13

      @@mohamedtracking2136 taageroh ku ahy

    • @sirsamale546
      @sirsamale546 4 ปีที่แล้ว +33

      Sxb Abdirisaq anshax wllhi si dhaba ayaan ku taageraa sxb wllhi fankaagii wad hormarisay bro horay u soco 🙏🙏🙏🙏🔥❤❤🙋‍♂️

    • @liibaanoday
      @liibaanoday 4 ปีที่แล้ว +7

      Abdirizak Anshax Hobaalka qarniga

    • @haniilkacaz7573
      @haniilkacaz7573 4 ปีที่แล้ว +5

      Mnzha allh

  • @ummuahmed9991
    @ummuahmed9991 4 ปีที่แล้ว +121

    Waxaan is iri codkaan quruxdabadan hadu quraan ku aqrinlahaa subxanallah kawaran. Inta iila raacsan in uu noqdo shiekh abdirizaaq anshaax oo quran noo aqriyo like iigu qabo.

  • @xaliimocumar2869
    @xaliimocumar2869 4 ปีที่แล้ว +1704

    LIYRICS
    Wallee dumaroow wallee
    Ninkaad la dardaarmeysaan
    Ninkaad la dadaaleysaan
    Ninkaad runta daba wadaan
    Ninkaad caqli daba sidaan
    Dawada guushuu heelaa
    Hadduu ragu doqonsnaa
    Geesiyo diric buu noqdaayoo
    Dushiyo caadduu tagaa
    Haddii uu dulqaad yaraa
    Midaan wax danqabiniyo
    Duqii nabaduu noqdaa
    Dooqana calaf baa hagee
    Haddaad guur dadab gashaan
    Dulqaadiyo samir lahow
    Ninkeed dubatana ha noqon
    Ayaan lagu oran dagdaga
    Ayaan lagu oran dayacan
    Ayaan lagu oran dabshida
    Ahow danaheed ku filan
    Ahow duca qaba asturan
    Illeen darajada haweenku
    Illeen waa wada dulqaadka
    Xishoodku miduu dabaalay
    Illeen ruux kuma danbaabo
    Illeen dabadeed ma caayo
    Illeen daandaansan maayo
    Haddayse habeen dawaafka
    Dadkoo lado suuqa mayrto
    Intay gurigooda diido
    Hadday kolba laba ku daahdo
    Hadday duul jaan la shoorto
    Habsaanshe hadday daneyso
    Halleeye ku daasho
    Wallee darajadu ka wiiqan wallee
    Wallee ceebaha dusheeda wallee
    Wallee kii dagge tilmami
    Warkeeduna dibada yaali
    Haddaad asturnaanta diido
    Dibada xubnahaaga keento
    Intaan kolba daaf baneyso
    Hagoogta haddaad ka deyso
    Jiirkani dusha laga arkaya
    Inuu danbi yahay yaqiinso
    Haddaan cirku kuu darroorin
    Dushaadane roob ku hoorin
    Dugsiga aqalkiyo rugtiina
    Haddaan laga shidin daboogma
    Waqtigu kali kuma daldalin
    Duruuftuna kulama dhalan
    Waayaha dunidiyo lurkiisa
    Dadkuba waa kula qabaaye
    Ka saar noloshaada dayro
    Ha quusane daa'in kaasho
    LIKE

  • @hashiosman4532
    @hashiosman4532 4 ปีที่แล้ว +937

    Markuu 3Million views+ gaadho
    Like igu sharfa 👍👍👍
    Suldanka xidigaha Anzhax

  • @abdirahmanzaylacawi6251
    @abdirahmanzaylacawi6251 4 ปีที่แล้ว +441

    Ilaahay heesaha waxkakhayrbadan ha inoogu badalo inta jecel likesaara

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 ปีที่แล้ว +377

    Waxaan U Rajaynayaa Gabadh Kasta Oo Somali Ah
    Guul iyo Gobonimo
    🥰🥰🥰🥰

  • @rashidmohamedahmed6764
    @rashidmohamedahmed6764 4 ปีที่แล้ว +322

    Waan xanuusanayaa markii ay iga tagtay gabadhii aan dunida ugu jeclaa, 😢😢 bulshadda waxaan ku lahaaa darajo laakiin maanta maya.
    Qabriga allaha u waasiciyo saaxiibtay

    • @ramloabdi6871
      @ramloabdi6871 4 ปีที่แล้ว +4

      Sorry abowe allah naxaristisa jano kawarabiyo wlhi waaa xanun aaad u daraan

    • @yasminomar4982
      @yasminomar4982 4 ปีที่แล้ว +3

      😭😭😭😭😭💔

    • @ikramahmed5218
      @ikramahmed5218 4 ปีที่แล้ว +4

      Ax huno macn sorry qabriga allha uwasiciyo fmilyki ay kadhimtyna samir iyo iman allha kasiyo

    • @khadraahmed1531
      @khadraahmed1531 4 ปีที่แล้ว +6

      Allah hanahristo sadaqada haka iloobin plz

    • @muunafaarah9828
      @muunafaarah9828 4 ปีที่แล้ว +3

      ilaah ha u naxariisto wll

  • @MeeraMeera-gl8ok
    @MeeraMeera-gl8ok 4 ปีที่แล้ว +330

    Ar hadaa re xamar nahay dadkan hargeysa fan kuma gaarnee cumamada kutura ninkan anshax ah😂😂fanan buuxo wa ku tagan nahay from muqdisho💞💙👏👏👏

    • @abdullahihusseinabukar1899
      @abdullahihusseinabukar1899 4 ปีที่แล้ว +4

      Meera Meera hadalkaas ma like bad ku raadineysaa ?

    • @hodanabdi174
      @hodanabdi174 4 ปีที่แล้ว +8

      Meera Meera
      Reer Xamar ayan ahay inaa dhahdo miyaa rabtaa? hana sheegan balaayo been badanee😂

    • @bulbulyare3961
      @bulbulyare3961 4 ปีที่แล้ว

      war wan qoslay

    • @raqad4642
      @raqad4642 4 ปีที่แล้ว +10

      Meera Meera Abdirisaq anshax wa nin shiikhaaal ah eeya xamar ya xiga

    • @farouk5912
      @farouk5912 4 ปีที่แล้ว +1

      Meera Meera salaan sare sxb, been maad sheegin. Hargeysa waa hoyga fanka sidaad sheegtay, ma aha hoy qabiil. Dad bay meeli bugtaa, caafimaad baan u rajaynayaa.

  • @WaliyoowWaliyoow
    @WaliyoowWaliyoow 4 ปีที่แล้ว +40

    Hablaha qaqawan hestan miyey fahmeen mise waa sariig la’aan😱😱
    Eglan big respect hogoog bay donatay kuwana jaskay siiwatan 🤦🏽‍♂️😢

  • @srijanalingdam3633
    @srijanalingdam3633 4 ปีที่แล้ว +113

    Wow Nice song congratulations all timsh I'm Nepali🇳🇵🇳🇵 like somali song music friend sheep n Femly🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somali music I'm new fen

  • @yaxyebaashe7849
    @yaxyebaashe7849 4 ปีที่แล้ว +456

    abdirazak anshax hees kaste oo uusoo qaado hees reality ka hadlysa weeye inta ila aragty like isku muujiyainay

    • @nuuriyoali2323
      @nuuriyoali2323 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa waxaa taas kadaran qabta waxa u qadayo iyo muqalka wa iskumid

    • @omermohamedshire2072
      @omermohamedshire2072 4 ปีที่แล้ว +1

      yaxye baashe aadanow halkana maad soo gaadhaa

    • @yaxyebaashe7849
      @yaxyebaashe7849 4 ปีที่แล้ว +2

      @@omermohamedshire2072 haaa nio odygu TH-camka iska shitaaye

    • @sabahawad7485
      @sabahawad7485 4 ปีที่แล้ว +1

      nuuriyo ali m

    • @abdimuruq7216
      @abdimuruq7216 4 ปีที่แล้ว +1

      aar yaa gurayaw halkna maad jiifta

  • @fihimahusseinaden9616
    @fihimahusseinaden9616 4 ปีที่แล้ว +425

    Iglan show yaa ilaarka inay garbasaar doonatay oo hagoogatay lke dhac iigusiiya inta ila argtay 😊😊👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @sahanmediapro1054
    @sahanmediapro1054 4 ปีที่แล้ว +209

    Walee dumar walee
    ninkaad la dardarmaysaan
    Ninkaad la dadalaysaan
    Ninkaad runta daba wadaan
    Ninkaad caqli daba sidaan
    Dawada guushu helaa
    Ilaahay haynoo xafido habalaha somaliyeed meel kasta oo ay Jogaan Hargeysa hadhwanaag hoyga Murtida ❤️💎💎

  • @shukrisharif8714
    @shukrisharif8714 4 ปีที่แล้ว +128

    LIYRICS😘
    Wallee dumaroow wallee
    Ninkaad la dardaarmeysaan
    Ninkaad la dadaaleysaan
    Ninkaad runta daba wadaan
    Ninkaad caqli daba sidaan
    Dawada guushuu heelaa
    Hadduu ragu doqonsnaa
    Geesiyo diric buu noqdaayoo
    Dushiyo caadduu tagaa
    Haddii uu dulqaad yaraa
    Midaan wax danqabiniyo
    Duqii nabaduu noqdaa
    Dooqana calaf baa hagee
    Haddaad guur dadab gashaan
    Dulqaadiyo samir lahow
    Ninkeed dubatana ha noqon
    Ayaan lagu oran dagdaga
    Ayaan lagu oran dayacan
    Ayaan lagu oran dabshida
    Ahow danaheed ku filan
    Ahow duca qaba asturan
    Illeen darajada haweenku
    Illeen waa wada dulqaadka
    Xishoodku miduu dabaalay
    Illeen ruux kuma danbaabo
    Illeen dabadeed ma caayo
    Illeen daandaansan maayo
    Haddayse habeen dawaafka
    Dadkoo lado suuqa mayrto
    Intay gurigooda diido
    Hadday kolba laba ku daahdo
    Hadday duul jaan la shoorto
    Habsaanshe hadday daneyso
    Halleeye ku daasho
    Wallee darajadu ka wiiqan wallee
    Wallee ceebaha dusheeda wallee
    Wallee kii dagge tilmami
    Warkeeduna dibada yaali
    Haddaad asturnaanta diido
    Dibada xubnahaaga keento
    Intaan kolba daan baneyso
    Hagoogta haddaad ka deyso
    Jiirkani dusha laga arkaya
    Inuu danbi yahay yaqiinso
    Haddaan cirku kuu darroorin
    Dushaadane roob ku hoorin
    Dugsiga aqalkiyo rugtiina
    Haddaan laga shidin daboobna/dab
    Waqtigu kali kuma daldalin
    Duruuftuna kulama dhalan
    Waayaha dunidiyo lurkiisa
    Dadkuba waa kula qabaaye
    Ka saar noloshaada dayro
    Ha quusane daa'in kaasho
    LIKE😇🤗🤗😇😇🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👏👏👊👊👊👊👊👂👂👂👂👂👂👂👂👂✊✊✊✊✊✊👏👏👏👏👏✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍💚💚💚👑👑👑👑👑👑👑👈👈👈

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 4 ปีที่แล้ว +1

      Dugsiga aqalkiyo rugtiina
      Haddaan laga shidin dab oogma

    • @ummuahmed9991
      @ummuahmed9991 4 ปีที่แล้ว +1

      @@amarehadaweh9683 what does that mean walal i grew up in europe i dont understand big somali

  • @Fuaadboqortoyo
    @Fuaadboqortoyo 4 ปีที่แล้ว +139

    Bal ilmaaderayaal isku taga oo fanaaniin kuwan hargeisa la tartamaya soo sheega maanta waan rumaystay hooyada fanka .
    Hambalyo hambalyo .
    From mugdishu

    • @elmiabdi3915
      @elmiabdi3915 4 ปีที่แล้ว +1

      caamir ibroo
      Ana la tarnayno 🇩🇯🇩🇯hdan nahay rer djabouti 😆

    • @hamiiyoqami135
      @hamiiyoqami135 4 ปีที่แล้ว

      caamir ibroo ninkan anshax ahi ba mustaqbalka waa fanan kaxda ay u tahay hoy

    • @abdirahmanmohamud1543
      @abdirahmanmohamud1543 4 ปีที่แล้ว +1

      Xariir axmed iyo suldan seerar.
      Somali galbeed ayaa kula tartarmaysa

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 ปีที่แล้ว +216

    😍😍 hargeisa ilahu mar nabad i gee insha allah waan u xiisay wlhi

    • @saadaqmaxamed3042
      @saadaqmaxamed3042 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan kusoodhaweenayaah aniguna

    • @munasartatiko1893
      @munasartatiko1893 4 ปีที่แล้ว +2

      Inaan ku barto jeclay mlintaan ku barty ilaa manty wan rbaa barashadaada🤗

    • @ubahibraahim2550
      @ubahibraahim2550 4 ปีที่แล้ว

      Welcome inshlah my sister

    • @khalidguntigab1175
      @khalidguntigab1175 4 ปีที่แล้ว

      Isha Allah

    • @maxamedqalbidhaye6313
      @maxamedqalbidhaye6313 4 ปีที่แล้ว

      Suldaanka xidigaha geeska waan salamaynaa taageero weyn baan Ku ahayaa Suldaan anshax

  • @qaranjecelabdilahi228
    @qaranjecelabdilahi228 4 ปีที่แล้ว +64

    Ninkani wlhi 2014 taageeri jirat lkn baryo dhexdaasa oo uu caajisay baan nacay
    Hadase 2020 waxaan uhayaa taageero wayn
    Xasan aadanka qarniga😍😍

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +500

    Fanaaniinta Aamuska Badan Ee Aaan Social media soo Galin Mar Ay Heesayaan Mooyane Ayuu Ka Mid Yahay Dadkuna Wuu Jecelyahay anshax

    • @camaradan5270
      @camaradan5270 4 ปีที่แล้ว +3

      Run weye

    • @cadnanmumin5928
      @cadnanmumin5928 4 ปีที่แล้ว +4

      Sidaas ayaa fiican qofka intuu social media uga badan yahay dadka waa qiiyma yaryahay

    • @mahrizamohamed8422
      @mahrizamohamed8422 4 ปีที่แล้ว +5

      Social mediayaha laguu shegaya waa fidno kaamaqan wallee waxna wcn familkaga io howlagaba ind kala fogato ninka caaqilka ah umbana taa fahmi kara wana caaqilka ugaas bilaash uma aha

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +4

      Mahriza 1010 Wallo Run Wallo Arimahaaaga Inay Gaar Kuu Ahaadaan Baa Fiican Oo Aanad Soo Galin 😍👏 Waad Kanabad Galaysaa Sharka Ka Socda Media Ha 😍

    • @mahrizamohamed8422
      @mahrizamohamed8422 4 ปีที่แล้ว +3

      @@bintiahxmedsaleban9682 si fcn allha nga xijaabo sharoo dhan I.a wll

  • @yaasir-Haji
    @yaasir-Haji 4 ปีที่แล้ว +184

    Anshax caadi ma ahan wlh haduu eglan show ka xishodsiiyay
    Haddaa ila aragtay like sxbtnimo ii saar 👍

    • @r.aa.o8299
      @r.aa.o8299 4 ปีที่แล้ว +2

      Aniga kula arke walle. Inkasto halmar kali ey waxba tareynin

  • @batulaosman8812
    @batulaosman8812 ปีที่แล้ว

    Markuu dahaay "jirkaan duusha laga arkaayo inuu dambi yahaay yaqinso". Kuuwa imaanka kudambeyo waay garbisarten mashaAllah Allow imanka hagaqadhin, subhanaAllah!

  • @khadraomar1
    @khadraomar1 4 ปีที่แล้ว +113

    Taa iglana reer miyinimo uun baa lafta kaga jirta Naa dadka labiskooda u daayoo shaqadaada garo.
    Abdirasaaq anshax fanaanka sanadka cidi kuguma qabsan karto😍😍😍😘

    • @deeqacabdi1202
      @deeqacabdi1202 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤waaw anshax waan sitaa

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 ปีที่แล้ว

      Khadra wlshy pls igu caawi subscribe wall

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqacabdi1202 wlshy pls igu caawi subscribe wall

    • @fatimaabdirisak74
      @fatimaabdirisak74 4 ปีที่แล้ว +6

      Nayaa afkaga edab uyeel iglan hada iyo mar kale toona gaadhimayside
      Sunta laa ilmaysiiisa miyay noqotayna iglan kala bax afkaga dheere kala qalqalooca uf

    • @xamseabdirahman4826
      @xamseabdirahman4826 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 4 ปีที่แล้ว +93

    Anshax waxaan gudoonsiin lahaa jiliinka heesa dhabtaa iyo murtida dhaxal galkaa fanaanka kaliya ee qaada waan aamin sanahay kal iyo laab ✅✅✅✅

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 ปีที่แล้ว +96

    Anshax waa Xasan Aadan ka Qarnigan, cod ahaan, ereyo xulusho iyo dadaalba. Cimaamadda ku tuura fanaanka.
    Boqortooyo

    • @marwaancalicabdi3102
      @marwaancalicabdi3102 4 ปีที่แล้ว

      Boqortooyada Shacraawi♥️

    • @eusom5405
      @eusom5405 4 ปีที่แล้ว +1

      Anshax waa nin akishe ah dhashii boqortooyada

    • @abshirhussein7791
      @abshirhussein7791 4 ปีที่แล้ว +1

      dhambaal tv haa waa runtaa ugaaskiisiina waa aniga cumaamada wn ku tuuray odayga suldaaman tani tu la haysan karo maha

  • @farhiyohassan3758
    @farhiyohassan3758 4 ปีที่แล้ว +71

    Heesaha jaceylka naga daaya yaaqeey kuwaan ookale noosoobadiya hargeysa hooyada fanka sln qiimo badan iga gudooma from puntland

  • @mustafeismaiil9928
    @mustafeismaiil9928 4 ปีที่แล้ว +17

    Markay 3million gaadho like ha ila dhaafin 👏suldanka xidigaha geeska

  • @hibaqladan4411
    @hibaqladan4411 4 ปีที่แล้ว +94

    Eshcalaa fanan Wale Hablihii somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴rag baa usobaxay dhiri Galin ,Amaan ,dardaran🔥 . keep going wllo wlhi wan iska jeclahay anshax ❤❤❤❤❤❤❤ big respect

    • @shakirahmedcn8897
      @shakirahmedcn8897 4 ปีที่แล้ว +1

      Hablahana was boqoradu wlhy mar waa hooyadaan mar waa gabadhaana walamahuuran

    • @galeydhnews36
      @galeydhnews36 4 ปีที่แล้ว +3

      Naaya calanka dhacay ee siyaad bare la dhintay hasoo dhigin calanka barakaysan ee jsl ayaa xaq leh kolay maalin dhaw codka yare ee qarama midoobay waa la idin kala noqonaya

    • @saedali1894
      @saedali1894 4 ปีที่แล้ว +2

      somali buluug kama dhexeeyo baayo caqligii mii mise reer xamarkuun ba somali ya

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 ปีที่แล้ว +1

      Soomaaliyeed😂 tolow somalidu waa ayo ma kuwa koonfureed uunbaa?

    • @garmaqaateofficial7858
      @garmaqaateofficial7858 4 ปีที่แล้ว

      Calanka baluug siyaad bare maleh ee cagaha dhulka dhiga aaan kala xishoono kaa yari nocyada badan idinkuma heesano heesta

  • @yuskamadaxey5315
    @yuskamadaxey5315 4 ปีที่แล้ว +8

    Dumarka soomaaliyeed oo dhan baa lahadlaa ayuu yiri fanan iyo oday qaran wa ku taganahay Anshax from Moqdisho💞💙👏👏

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 ปีที่แล้ว +282

    Walee gabadhihii waa wada xishooden heesahan in laso badiyo hada rabtan like saara😘✋

    • @caabiyuusuf8395
      @caabiyuusuf8395 4 ปีที่แล้ว +1

      Ishwaaq husein anaa kugu raaczan sis ❤️🌷❣️❣️❣️💕

    • @hiboheenahiboheena3692
      @hiboheenahiboheena3692 4 ปีที่แล้ว

      Haa wllhi

    • @chickenhead2185
      @chickenhead2185 4 ปีที่แล้ว

      💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷

    • @chickenhead2185
      @chickenhead2185 4 ปีที่แล้ว

      🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️

    • @chickenhead2185
      @chickenhead2185 4 ปีที่แล้ว

      🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj 4 ปีที่แล้ว +18

    England weeey xishootay walleee . Waxaas aakaa hees ah oo hablaha saameeyn ku yeesha.
    Viewska markuu million gaaro liketa

  • @canabyusuf1505
    @canabyusuf1505 4 ปีที่แล้ว +1

    Rer waqoyiga waynaga murti iyo macana fcnyihin walahi horayna wan u ugaa hadana wan yaqinsaday waa hoyada fanaka somaliya 👍👏

  • @rahmamoh9235
    @rahmamoh9235 4 ปีที่แล้ว +26

    Masha Allah comment waligay ma bixin lkn heestan was hees isoo jiidatay wll abdirizaq anshax horay u soco gabdhaha somaliyedna allaha inoo xafido thanks 😊

  • @somaliupdate4188
    @somaliupdate4188 4 ปีที่แล้ว +55

    Dumarki way wada hagooteen markay maqleen anshax eraydisa wa hees qiimo iyo qiiraba wadata allaha no daayo dumarkeena sharafta badan 🙏🙏🙏

    • @saadaqmaxamed3042
      @saadaqmaxamed3042 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @dhansay4498
      @dhansay4498 4 ปีที่แล้ว

      fanan amar kiise waaa laqadanaa sxb allah ayaa quraankiis kusheega in dumarka asturtaan

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 4 ปีที่แล้ว +2

    All fanan anshax waan Ku wata gar iyo gardaraba fananka aduunka noqotay bro waqal sido kale mahadsanid from qadad wayn

  • @ustaadsiciid6951
    @ustaadsiciid6951 4 ปีที่แล้ว +11

    Abdirisaaq Ismaacil anshax
    Fanaan jiitay oo tagay
    3weaks and 1million views
    ❤️✍️

  • @abdifatahgiire2408
    @abdifatahgiire2408 4 ปีที่แล้ว +44

    Anshax dharkuu xidhay iyo heesta wuu islahelay sababtoo ah waa hees waano iyo dardaaran iskugu jirto viva anzhax 2020

    • @haniyusufilmi9754
      @haniyusufilmi9754 4 ปีที่แล้ว

      GIIRE OFFICIAL Absolutely oday nima xita wu matalay nin weyn o wax waniniya ayu ka dhigan hesti ninkaan jilniin ka xita. Wa yaqan

  • @hanaahmed3824
    @hanaahmed3824 4 ปีที่แล้ว +12

    WOW 😮 heestan waxaan odhan karaa waa heestii sannadka runtii waa heesta kaliya aan barnaamijkan ka qaatay Anshax and Laabsalax well done 👍 👏👏

  • @naimaabdillahielmi9804
    @naimaabdillahielmi9804 4 ปีที่แล้ว +73

    Hablaheygiiii aan is muujino kaligeenbaa 1m ka badanee
    👍💪🌷

  • @AliAhmed-fr8zd
    @AliAhmed-fr8zd 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka dhan fanankay hadal hayan lakin aniga waxa aan amaan badan dusha ka huwinaya abwanka somaliyed laabsalax oo ah nin karti badan leh iyo murti wax ku ool ah ahlanban leyahay👌wiilka yaro Ina furinle ahna cimamadisa wanturay 👏4jeer inkabadan bu musicga bedelay walee ciiltire markay kudhahen wakula heleyn🤭👌

  • @abdimajidgabobe6012
    @abdimajidgabobe6012 4 ปีที่แล้ว +11

    Haddeyse Habeen Dawaafka
    Intey Gurigooda Diido
    Haddey Kolba Laba ku dahdo
    Haddey Duul Jaan la showrto
    Halleeye Ku Daasho
    Wallee Darajadu Ka Wiiqan
    Wallee Ceebaha Dusheeda
    Wallee Kii Dagay Tilmaame
    Warkeeduna Dibedda Yaaale.
    Anshax❤👊

  • @abdilahidangarad1346
    @abdilahidangarad1346 4 ปีที่แล้ว +6

    Anshaxa waan gudoonsin lahaaa bilada xidiga sanadka waaayo wuxu turjumayaaa xaaalada inigu xeeran hadaynu soomaali nahay 👏👏👏👏 bilaaaa caleeeg ninka haloo kaco

  • @Abtidoon466
    @Abtidoon466 4 ปีที่แล้ว +7

    Anigu Horan u sheegay in Kabta Anshax sanad kan 2020 aan la xidhan karaynin ++ Hore u soco mudane

  • @zucaadinappeh6980
    @zucaadinappeh6980 4 ปีที่แล้ว +25

    Anshax waxan ka codsamayah heestan inaad video u sameysid waliba gabar asturan iyo gabar an asturniyn iney matalayan adiguna agtar katahay wlhi waa sugaya

    • @hhh-pd4ie
      @hhh-pd4ie 4 ปีที่แล้ว +5

      zucaadina jcyl ilinteyda dadshay hhhhhh yaawaaa tan ka yeeleyso gabar asturan iyo adoon asturneen hees isla jila heestena gabar asturneen haka hadasho hhhhhhhhhh ma aqaan hadeey mid cadaan jileyso

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hhh-pd4ie hhhhhhh runtaaa weeye yaa yeela bahdilaad

    • @muscabiiofficial380
      @muscabiiofficial380 4 ปีที่แล้ว

      Subscirbe

    • @sadiaabdullahikhalif9054
      @sadiaabdullahikhalif9054 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣ku tusaale qaade Kuwa qaaqaawan ee ag taagan damiir xuma

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 4 ปีที่แล้ว +2

    Esh calaa Hees waa Heestii Sanadka Inaba caadi ma Ahan wlhi Dumarka soomaliyeed wax ku Qaata Heestaan Anshaxna wuu mahad sanyahay 🇸🇴✌️🙏👌❤️👍

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan ปีที่แล้ว +3

    Abwaanka Xasan dhuxul laabsaalax 💯
    Fanaanka Crisaaq Anshax 💯
    Music 🎶 Axmed wali furinle 💯
    Camera 📷 iyo Editing WAQAL STUDIO 💯

  • @daadir__9412
    @daadir__9412 4 ปีที่แล้ว +54

    Jirkan dusha laga arkaayo inu dambi yahay yaqiinso🖐
    hablow hdi aad wx maqleysan wx wlba waa la'idin dhameyay
    #Anshax fanaan buuxo🙏

  • @aarka8204
    @aarka8204 4 ปีที่แล้ว +6

    Anshaxa hobolka sanadka
    Heesba heesta kale ka micno badan oo ka xaqiiqo sheekis og
    Fankii xalaasha ahaa weli hargeyso buu yaalaa❤🎤

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 4 ปีที่แล้ว +9

    C/risaaq anshax fanaan aan hubo hore usoco
    Waqal studio studioyaha ugu shidan wakhtigan la joogo soomalida hore usocoda dhamaantiin poqortoyo 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @aaminashaxshaxley6476
    @aaminashaxshaxley6476 4 ปีที่แล้ว +4

    Abdirusaaq aanshaax heesahiisa dhan waada qatar 2019 ilaa 2020 heesba hees ka daran buu soo saraa horaay u soco wllo fanaan aan tag3eero ❤❤❤❤❤one love 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

    • @zaramohamed5695
      @zaramohamed5695 4 ปีที่แล้ว

      💜💜💜💜💜♥️♥️♥️♥️♥️💋💋

  • @Moi20137
    @Moi20137 3 ปีที่แล้ว +13

    Beautiful song mashAllal
    He is also passing judgment to the ladies without any slips to the side. This song works when the man has open mind attitude

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi5582 4 ปีที่แล้ว +12

    Abwaanka abwaanada xasan dhuxul illhy cimriga haku dheereyoh abwan qiimo leh oo murti badn leh heesba heestay ka qimo badntahay abwanka qoray nooolaw abwan❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏💚💚💚💚💚💭💭💭💭💭❤❤❤❤❤🤴🤴🤴🤴🤴🤴

  • @dhiirigeliyesrs4317
    @dhiirigeliyesrs4317 4 ปีที่แล้ว +9

    Waa hees ay mudan yihiin una qalanta gaari gabdheheen mudan allooooow dhooowr🤲

  • @angelinanenai9695
    @angelinanenai9695 4 ปีที่แล้ว +33

    I don't know what he's singing but I'm very supportive of it anshah.

    • @ahmedeid6009
      @ahmedeid6009 4 ปีที่แล้ว +2

      The song is an inspiration to girls

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 ปีที่แล้ว +169

    1m markaygaadho like isaar❤❤

  • @balgiismohammed2519
    @balgiismohammed2519 4 ปีที่แล้ว +21

    Somali women are the most smartest and greatest of all no matter what,may Allah bless and protect our women 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

    • @yazirmohamoud1833
      @yazirmohamoud1833 4 ปีที่แล้ว

      🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭🇬🇭 somaliland land r

  • @mohamedabdirashid8503
    @mohamedabdirashid8503 4 ปีที่แล้ว +23

    Suldanka fananiinta abdirizaq anshax 💯💯🙏🏻🙏🏻

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed masul igu caawi subscribe masul

    • @hampasaofficialchannel8355
      @hampasaofficialchannel8355 4 ปีที่แล้ว +1

      @@djhophop5487 subscrib igu tuur zhp qali

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 ปีที่แล้ว

      @@hampasaofficialchannel8355 masul waan kusary atigun igu caawi

    • @ikraanilaysaadan5343
      @ikraanilaysaadan5343 4 ปีที่แล้ว

      Suldaanka xidigaha ansha ugaaska mad ka paxsay 20/ 20💘💖

    • @saadaqmaxamed3042
      @saadaqmaxamed3042 4 ปีที่แล้ว

      😍😍😍😍😍

  • @aasiyaaxmed540
    @aasiyaaxmed540 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxan ahay abwaan laabsaalax taagerayaashiisa aad ayaan usalamyaa abwankayga laabsalax alle aakhiro iyo aduunba kuu naxariisay ban leyhy❤❤

  • @ahmeddalxa6582
    @ahmeddalxa6582 4 ปีที่แล้ว +179

    Hhhh
    Anshax Gabadhii weriyaha ahayd buu kaga xishoodsiiyoo ku yidhi noqo mid asturan iyadoo si u yara dayacan ka bacdina way hagoogatay
    Inta ila aragty like

  • @ahmetwajo6985
    @ahmetwajo6985 4 ปีที่แล้ว +6

    Heestan inay qarxayso waan hubaa bil gudahood 2m ayay gaadhi doontaa.
    Walee darajadu ka wiiqan wlee...... inaba caadi maaha heestu dumaroow waanadan qaaata.❤

  • @higgsimedia
    @higgsimedia 4 ปีที่แล้ว +1

    heestan anshaax wlhi dareen aan cadi ahayn aayaan dareemaa maarka aan dhagaysto dumarooow wana waa dhaankina ♥️♥️♥️🙏

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 ปีที่แล้ว +133

    Cod miisaban oo fadhiya lkn nasiib daro fartuun balbalarka iyo mursal faladagan ayaa dadka fanka ka dilaya intii codka ka heshay like thisl

    • @diamondd2246
      @diamondd2246 4 ปีที่แล้ว

      shucayb mohamed
      Adu kuwaa baad ku walatay yaa ku iri waa fanaaniin adaba qiima u yeelayo magacooda haaye

    • @maxamettahmettmahamett3622
      @maxamettahmettmahamett3622 4 ปีที่แล้ว

      90 labadasa dhegsysaa yaab😂

    • @cosobabdule4695
      @cosobabdule4695 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh qosl iguuma hadhiin

  • @ishwaaqdagan4169
    @ishwaaqdagan4169 4 ปีที่แล้ว +8

    Hadad astunata diido dibada xubnahaga keento intaas kulba dah banayso hagoogta intad ka dayso jiinkan dusha laga arkayo in uu danbiyahay yaqiinso 😱
    Waatalo wax ku oo la 👏👏👏

  • @Abdirashedmohamud
    @Abdirashedmohamud 4 ปีที่แล้ว +6

    Hees micno weyn xambaarsan si wacan uqaata dumarka somaliyeedow 2020 anshax 🥰

  • @Gata_only77
    @Gata_only77 4 ปีที่แล้ว

    Hoyadey aya markasta I dihi jirtay waxa tahay duco qabto asturan Abdirizak anshax Shukran xasus I gilisay runta

  • @dmohamed
    @dmohamed 4 ปีที่แล้ว +1

    #AbdirizakAnshax waxuu kamidyahay fanaaniinta kooban ee waaciqa iyo xaalada jirta ku soo tebiya fanka. Fanku iska hees ma ahan ee xaqiiquu ka turjumaa horey u soco Abdirizak Anshax fanaan jira❤❤.
    Jirkani dusha laga arkaaya
    Inuu dambi yahay yaqiinso.
    Dardaaran guud.

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 4 ปีที่แล้ว +23

    #ABDIRISAAQA ANSHAX# soomaalibaa maalaayacniga jecel mooyee ninkan waa fanaanka kalieeta ee heesihiisu murti leeyihiin macnana ay samaynayaa
    Markaasaad guled simba iyo suldaan seeraar nala daba orodaan
    Bal waa ninka ii sheegaa hal heesa oo ay qaadeen guled simba iyo suldan seeraar oo macno usamaynaysa sida heesaha anshax #SOMALI BEST SINGER AFTER WAABARI

    • @falismahad2067
      @falismahad2067 4 ปีที่แล้ว

      wa wano ficn alaha solan siyo inay habluhu asturn jirkoda ab wnka nabada iyo fananitisaba waxan leyahay alah idin xafido

  • @cn7official862
    @cn7official862 4 ปีที่แล้ว +46

    Inta og inuu anzhax baryahan kacsanyey bum kusii👊

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 ปีที่แล้ว +1

      Cn7 masul igu caawi subscribe wall

  • @amalhussein8209
    @amalhussein8209 4 ปีที่แล้ว +68

    Khadra silimo/mohamed bk laantoo waa abaar

    • @boqoreinashabeel1066
      @boqoreinashabeel1066 4 ปีที่แล้ว +2

      2badasi khadka waa lagasaaray alle ha unaxariisto

    • @amalhussein8209
      @amalhussein8209 4 ปีที่แล้ว +2

      2dooda wax dhama lawaa waxaisu hadhay waa xaabo xidigoodii baadhacay

    • @fardowsoabdulahimuhamud8978
      @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 ปีที่แล้ว +4

      YurubYurub genayo khadr silimo bk ugabad aragasan nimcaan hiilac lanatod wabar lakin anashax ba kasii nool

    • @nimcomohammed9896
      @nimcomohammed9896 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi waa run dadki shidayay waa ka tageen

    • @taqwallah8716
      @taqwallah8716 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh shalmadii ayaay kuwasheen soo jiid hhh ala anshaxow wad kucadaysay

  • @cowkeyare1952
    @cowkeyare1952 4 ปีที่แล้ว +2

    Waqtiga kali kuma daldalin duruftuna kula ma dhalan wayah dunidiyo lurkisa dadkuba wa kula qabaye kasaar noloshada deyeo haquusane daa in kaa sho intasa iga gadan wlhy wx kle❤😍

  • @musdafadan
    @musdafadan 4 ปีที่แล้ว +32

    Dumarkina soomaliyeed waanada maqla raaga sharaftiisa waa idinka 🙏❤️💋👸

  • @ashrafhakiimi436
    @ashrafhakiimi436 4 ปีที่แล้ว +38

    Walee dumaroo walee
    Ninkaad ladrdaarmesaan
    Hduu ragu doqonsanaa geesi iyo diric buu noqdaa dusha iyo caad buu tagaa inta dumarka ixtiranta likta igu qabta

  • @Abdifatah3197
    @Abdifatah3197 4 ปีที่แล้ว +3

    Alfanaan anshax waa fanaanka kaliya aan u doortay
    Fananka sanadka 2020
    Waa fanaan tagay ee cilmaamada ku tuura.

  • @maryamo411
    @maryamo411 4 ปีที่แล้ว +11

    Jirkaan duSha laka arkaaYa inuu danBi YahaY yaqiinSo hablaha Jirkooda baneeYo walee waa la idin hadlaY anShax xaSan aadanka sanadkan ❤🥰🥰

  • @anisaahmed9454
    @anisaahmed9454 4 ปีที่แล้ว

    Heestaan burjigeeda Ayey wadataa wa icajabisay waa iskuqajileen gbdha wa is wada eegeen asturnaan maqlaaba hugaa la isasaaray AL- fanaana anshax king taageero wayn❤👏👏👏 👏👏👏👏👏

  • @MrGabiley
    @MrGabiley 4 ปีที่แล้ว

    Abwaankaa heestaan sameeyay abwaan XASAN DhUXUL LABSAALAX oo mar walba xiidigaha heesohoda ugu macaan sameeya
    Ayaa hortaa mudaan sharafta horee oo aynaan la aanti heestan ku raaxaysaaneen. Coodka dahabiga aah ee ANSHAX iyo musiga FURINLE baa waaxaan leyahay hambalyo dhamantin

  • @abdirizaqomerabdilahi9587
    @abdirizaqomerabdilahi9587 4 ปีที่แล้ว +6

    Ahow Danaheed ku filan
    Ahow duca Qaba Asturan
    Ayyyyyyyyyyyy C.Anshax👏👏

  • @EngSharmarke1
    @EngSharmarke1 4 ปีที่แล้ว +4

    Dumarka soomaaliyeen korka ayay noo saaranyihiin 💜❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏 waa geesiyaal ragooda dhaya.

  • @ilwaadali6042
    @ilwaadali6042 4 ปีที่แล้ว +10

    NINKAAN WAXAN U AQOONSADAY TURJUMAAGA DHABTA AH EE BULSHADA KEEP GOING MUDANE ANSHAX HEESTII HOOYO & AABENA WAAN KAA SUGAYNAA❤👌

  • @bastowjunior670
    @bastowjunior670 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha kale heestaan saameen ayey kuyeelatey lkiin. Midoo indha adeek dhamaysay ayaa wali xishoonin. Yaahuu

  • @naamqatar214
    @naamqatar214 4 ปีที่แล้ว

    Inuuu oday yahy anshax waxa kuu muqaneysa inuu dumarka aad u sharfo
    Dumarkana waloo heysa waana la amana noloshada kuma ilaabi donan alla anshaxow dumarka waad hanaty wlle 🥰🥰🥰🥰

  • @xaawoluul7428
    @xaawoluul7428 4 ปีที่แล้ว +6

    Legend fanaaan buuuxa gbdhii bu kwda xishioodsiiyey✋😁

  • @ayushsaet8429
    @ayushsaet8429 4 ปีที่แล้ว +6

    Suldan ka fanka 2020 abdirisaq anshaX oUr singer 👑💝⚘

  • @ayanahmed8433
    @ayanahmed8433 4 ปีที่แล้ว +13

    Anshax allah yacisak huuno afkada caaano lugu qabay halkeed baad dhigtay dumar LA an nolol l. A Rabow haween LA. An hana dhigin

  • @mohamedabdirahman150
    @mohamedabdirahman150 4 ปีที่แล้ว

    C/risaaq Anshax Waa Xasan Aadan Samater Oo Aan Waxba Ka Badalneyn Run Ahaantii Allaa yaacizak Fankiii hore Wuu Soo Noolaadey Walee 💪

    • @eusom5405
      @eusom5405 4 ปีที่แล้ว

      Libaaxaa akishe lagu gaadhi waa luuqda iyo xarago hadalka

  • @abdirahmanhero4307
    @abdirahmanhero4307 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdirisaaq anshax, heesihiisu waa heeso, midiba midda kale ka macantahay waana reality... ❤️❤️.
    Like ta dhac kusiiya intiina ka heshay

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 4 ปีที่แล้ว +5

    fananka sanadka xidigahuu marayaa *ANSHAX* 2020
    *LAABSALAX* ABWAAN JIRA
    *WAQAL* THNKZ FOR SHARING THIS VIDEO

  • @asmaqaali7739
    @asmaqaali7739 4 ปีที่แล้ว +6

    Waaaw ugu danbayn (waqal studio) half million wuu gaadhay congratulations👍 wll💗

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 4 ปีที่แล้ว +3

    Anshax 3disi heesod e ugu danbeyey 1m bey hal week ku garen fanan qimo badan waye wlhi😍😏

  • @mohamedkaysetimir4602
    @mohamedkaysetimir4602 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdirizak Anzhax waxaa tidhi intan odhanlaha
    Talo .....
    Wlshy
    Inbtdy
    Indrty
    Iyo dhaman gabadh muslima🙏🏻

  • @abdilahihusseinofficial2458
    @abdilahihusseinofficial2458 4 ปีที่แล้ว +1

    Hubaal inay ninkasta oo qalooca inay gabdhi toosisa
    Alla noo abuuray
    Ninka shukaansiga kacararaan ahaaa imika se dabacsanaan badan baan dareemay.
    Soft baan ahay alx🤚

  • @NoName-kt1fo
    @NoName-kt1fo 4 ปีที่แล้ว +3

    Habloow Abwaan X Dhuxul laabsalax ❤️💯🙏🏽wle wuu idiinla dardaarmay ee isku daya inaad fahantaan dhagdheer hanoqonina rabi ha idin dhawree

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 4 ปีที่แล้ว +4

    I million waaaaw congratulations heesta abdirizak wee gadantay wlhi ❤♥️👌

  • @yaashman6612
    @yaashman6612 4 ปีที่แล้ว +65

    Ninka kaliya ee xidigihii geeska kasooharay anshax oday somaliyed jcyl millitary jcyl miyi

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว

      Hanaga habaarin anshax iyo xidigihii oo dhamiba way noo joogaane hargeisadii anshaxa laftiisa iyo xidigahaba soo saartay bay joogaanoo kun anshax baa ka soo bixi doonee

  • @Rittwan
    @Rittwan 2 ปีที่แล้ว +2

    Wakhtigu kali kuma daldalin
    Duruftuna kulama dhalan✌🕊

  • @maxamedcilmi7718
    @maxamedcilmi7718 4 ปีที่แล้ว +2

    Walee waa fanaan buuxa codka matalka jaaska alle ha u siyaadiyo amiiin AAmiin AAmiin

  • @najahfaarah9235
    @najahfaarah9235 4 ปีที่แล้ว +11

    Hestan yadoo gabyabaan arky
    Xidigageeska wxn kalapixlahaa
    AnzHax❤💋
    AbdiHani❤💋
    Abdirahmaan 0day💋❤
    Allehadaayo inamada soomaliyeed

  • @ifrahitotoolmon477
    @ifrahitotoolmon477 4 ปีที่แล้ว +15

    Apdirsaaq AnsHax FanaanKa 2020 KoobKa UsiTaa HorE Usoco ❤❤

  • @eng-abdiazizfarah6162
    @eng-abdiazizfarah6162 4 ปีที่แล้ว +37

    Dumar loo hesayo oo aan is ogeyn Ba mesha dhooban heesta Erayadeeda waxaa kamid ah Hagoogta hadiidin wayna madax qawantahay Eglan baba so ha googtay Mida agtaan Erayada ayada kuma socdan miyaa 😎

    • @ugbaadcismaan9162
      @ugbaadcismaan9162 4 ปีที่แล้ว +5

      Ismoog gurigii bay aslaysaa ismana oga kadhacaysa meesha

  • @KhaalidMaxamedcabdilaahi
    @KhaalidMaxamedcabdilaahi หลายเดือนก่อน

    Mar aan dhagayzto waxa igu soo dhac qof aan aad u jecelhy oo saxibady oo iga dhimatay alle ha u naxariste aad u jecelayad heestan. Marka aan maqlo wan iska oga Wlhi 😢💔😭🫶

  • @mohaladane
    @mohaladane 4 ปีที่แล้ว +1

    xidigaha geeska laf dhabarti ba kamqanbla.aantod wa abar boqorada codka halasiga leh ee yurub geenyo io boqoradkle khadaro salim la anto life is not easy xidigaha👍

  • @bahjamohamad7388
    @bahjamohamad7388 4 ปีที่แล้ว +4

    Song of the year♥️🌍
    Abdirizak anshax noolow