“Waxaanu wareejinay $500’000 oo nalagu xukumay..” Suldaan Cadda gude

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 152

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 3 หลายเดือนก่อน +4

    boqorro caadila, Cuqaal talisa, Culimo miisaanleh allahii carshiga nuuriyow kaaga caban mayno

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 หลายเดือนก่อน +9

    Oo ilayn run bay ahayd inaanay magtii bixin ragii buurta gacanlibaax budhcadii Cirro jidgooyada ku laysay. Cajiib ninkiiba ma dhawr iyo afartan kun baa magtiisu? Doorashada soo dhow bay is yidhaahdeen oo ma kolba waxaad iska duubteen iyo maydkii ciidankee madaxa iskaga taagteen sidaa lagu ilaawayaa waa wax idiin yaal

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 3 หลายเดือนก่อน +2

      Doqon doqoni dhashaad tahay ee hadalkaaga hagaajiso, ma hooyadaaba dhashay ragii 11augs la laayey iyo kuwan 25ki la laayey. Xishood oo aflagaadada ka daa beesha.anoo HA ku leh sidaa oo haysgagakaya dirin raga

    • @bashirmohamed474
      @bashirmohamed474 3 หลายเดือนก่อน +1

      Af qadhmuune maye kuwii lascanood ciyaalka dumarku ku ciyaran mayd kooda ma tabliiq ayay ahaayeen

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 3 หลายเดือนก่อน

      Ma kolbay iyagu keenan. Waa lacagtii Qatar 🇶🇦 & Somalia 🇸🇴 soo dhiibtay.

    • @abiibabiib4108
      @abiibabiib4108 3 หลายเดือนก่อน

      Wadani, Ciro, Dibjir Ina Cumar Dool, Buur Madow, Gudcur Gude, Maxamoud Xaashi, Cabdirisaaq Khaliif, Galaal, Somalia 🇸🇴 Talyaani, Huwanta Gudaha, Xirsi iyo Ictisaam MILYAN jeer Cadaabta ha ku GUBTAAN. Cadowga dalka ku soo duulay wadanadii ay ka yimaadeen ayaanu ku celin doonaa. Muwaadan kaalay dagaalka oo dalka nala difaac. Guul dadka reer Somaliland iyo Ictiraafka muuqda.
      Somaliland sadex Cadow ayay leeday:
      1. Huwan Daarood
      2. Ictisaam
      3. Xisbiga Duurgalka ah ee Wadani
      Reer Somaliland indhaa fura oo dalka ka Difaaca Dulaanka Gudaa iyo Dibada. Doorasho Markay Noqoto kala doorta UCID iyo Kulmiye oo dadka iyo dalka u daacada ah. Cadawga Wadani ka foojignaada codna ha siin.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Waa dadkio hooydaa kaa xorayay buule

  • @moodyhype978
    @moodyhype978 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ciidagale waa rag dhuuxa garxajis

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 3 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم اصلح ذات بيننا والف بين قلوبنا واحفظ اهلنا وبلدنا من كل شر

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

  • @fotballontop
    @fotballontop 3 หลายเดือนก่อน +3

    Guul Saldannadda guunka ah ee Garxaajis, weligiinba Taariikh baad lahaydeen, wanaag baad ku suntanaydeen..........

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน +1

    hosta kasii hadanay calaamad munafaq ahayn maxaa magacaaga edaysanayaasha kusoo daray !!!!!!!!! hadii sidaa barawaqadu tahay allah hadinku wado kolay ilaahay lama shidarikaro runtuna isma qarisso gacantaada kugu marqaatifuri umadoo ku maqlaysa iilaahayna xaakumka yahay waa loo wada joogi sidu arinku isku badalo !!!!!!!!! from saylac

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg 3 หลายเดือนก่อน +5

    Arin mag ayaa laga hadlayaa markaasuu ina balkaa makarafoonka sitaa doorasho meeja keenayaa.
    Suxufiyiinta wadan kadhex shaqaystaa malaha anshaxa suxufinimo.

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน

      I am tired of seeing he the comitator, who interviewed him who tells about the amount that was paid today Suldan Cadaa Guude. He doesn't fit the position, unnecessary questions all the time.

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน +1

      Iam tired off him walhi go home wll

    • @sakariaismail4284
      @sakariaismail4284 3 หลายเดือนก่อน

      Those suckers aren’t real news reporters they are camel herders with out ethics

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha-allaah, waa war wanaagsan oo Somaliland-oo-dhami-ku-diirsatay.

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 3 หลายเดือนก่อน +3

    Odayaashu waxay uqabaan in ay caawimo bixiyeen raggii kibirka lagu laayay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Yuhuud rru hooydaa kuu tidhaa adiga

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Kuwa luu dikay kibir in sool dhulbahante and ciyaalkii kibir luu dilay hargeysa iyo burco waa inaa loo aargooyaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Hala guubo yuhuud rru specially dhadiga isaaq viva buurtaa

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaad magtii bixisaan iyo hadiikaleba makolaad kameydhaneysaan ceebtaad sameyseen waxad tihiin cadowgii gudaha yursa harti
    Magtaasna hamoodina inaad cod kuheleysaan reer maryacolooow

    • @bashirmohamed474
      @bashirmohamed474 3 หลายเดือนก่อน

      Yaa kaa raba huuro

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Ceebtii waxaa tihiin dhadiga isaaq dadkaa reer yar dhulbahante Kaz dhigay oromo tihiin

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน +2

    aawat dhalintii garaxjis ee iyaguna la laayaya magtoodii mise iyagu waa looma ooyaan ?!

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 หลายเดือนก่อน

      Kuwii Cirro shafka xabada u dhiga yidhi sow maaha miyaan kuwaa cirro bixin ilayn isagaa xabada isu dhiga yidhiye. Hadaanu bixin inamadiisa casiirkii Finland ku faxay ka daba taga

  • @HargaysaawiMaxamud
    @HargaysaawiMaxamud 3 หลายเดือนก่อน +1

    heshiiska sheegayseeen wakhtigiiisi wuu dhaafay doorashada hadii dib loo yara dhigo yaan la kala cabanin

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Hooydaa tidhii car dib haloo dhigo

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 3 หลายเดือนก่อน +7

    SALDANADA GARXAJIS GUUL IYO GOBONIMO HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah maslaaxa umadda qofka ka shaqeeya waa qeeyr qabe

  • @الصومالاند
    @الصومالاند 3 หลายเดือนก่อน +2

    Toll la hubo wad mahassbtihin beelaha garxajis frm habarjeco

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 หลายเดือนก่อน

      Kaarto xun habarjeclo ha sheegan
      Oofwareen baa kuu adeera mise hebel Kay haybe ilaaladii Cirro

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน

    Arrintan waxa soo dedejay mdxwnaha. Markuu yidhi waa la maxkamadaynayaa gacan ku dhiiglayaashii ayay magtii la soo dedegeen. Shaqo wacan!

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 3 หลายเดือนก่อน

    Allah akbar war nimanku gobsanaa ileen waa gobanimo socoto ❤ respect and love ❤️

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa uga bixineysaan ma idinka dirsadey ? Dadka lacagta laga soo qaadey ma sadaqo ayey u tahey !!? Mise iyaga dhiiri galinaya sharwadaha inuu dhib geysto !!. Nin walba wuxuu geysto haddii lagala xisaabtamo soo kama fududa. Maamulka maxa loo dhistey.?
    dhibaatadaan somali oo dhan bey heysataa. Odoyaal baana ka macaasha. Adduunka waxa kama jiraan

  • @سعيدحسن-ب8م
    @سعيدحسن-ب8م 3 หลายเดือนก่อน

    Guul awoow yal
    Waa idinka
    Somaliland difaacaaaa
    Dhankaaa ciidanka qaranka ee 25 8 2023 wax ka sheegga

  • @الصومالاند
    @الصومالاند 3 หลายเดือนก่อน +3

    Habaryonis iyi ciide gale maalqabeen mnsha allah😂

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 3 หลายเดือนก่อน

      Waar waĺacaga haa qadraska laku soo gataye ee ciiro iyo xiirsi ee somaliland laku buurburinayo aye maaqta kaa biixinayaan

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 หลายเดือนก่อน

      Ma taj mahal bay dhiseen rag islam ah oo ciidankii qarankay ku seexanayeen ah bay jidgooyo intay ku dileen maydkoodii madaxa iskaga taageen oo cadawga qaranka kaga farxiyeene, waaba laysku hambalyaynayaa ragii nagtiidiina half price laga soo qaaday allah ku qabay maalqabeeno ayuu yidhi

  • @abdirahmanshamsu6977
    @abdirahmanshamsu6977 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxba maad wanaajin ee nabadgelyadaada kujirtay cadegudoow hadii kale wlhibaanu nafar dhagarqabayashii Buurtu nabadgaleen

    • @raygalkasim1740
      @raygalkasim1740 3 หลายเดือนก่อน

      Orodoo musacabdalle Doono 😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Hooydaa dhillo tidhii waa kuwa joogaa hargeysa iyo burco yaa laa hadlii karaa

    • @raygalkasim1740
      @raygalkasim1740 2 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk usheeg Baajunta

  • @amalos3435
    @amalos3435 3 หลายเดือนก่อน

    Labadan oday cadegude iyo janbiir hablii hii aygabadka u gufadhisten meday ayaduna

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 หลายเดือนก่อน

    Cadawgii gudaha ayaa isa soo balansaday oo ku amaanaya munaafaq cadaw gude iyo sidekick jaambiir kolkay arkeen sida looga fal celiyay arrinkan allah idin qabay sow Clip kiiba laydiinma hayo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน

    Naftaa ka qaalisn dadkaasi kibir bay ku dhinteen Gudur Gude adiga iyo kuwii goamiyey in buurta la galo akhiro war baa iidin yaala adag

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน

    tolow ma sanad ku dhawad baa ka soo wareegey markii magta lagu xukumey halkaas waxaa kagaa cad dad ciidna ka badan baan nahey

  • @mukhtaryaxya7269
    @mukhtaryaxya7269 3 หลายเดือนก่อน +1

    waa wax fiican laakiin badanaa ma gaarto dadkii xaqa u lahaa waana dhibaatada soomaali heysata odayaal dhaqameed huriya dagaala beeleedka iyo cunsuriyada

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Ninka bukaa qabiilkenay somaliland waa ina biixi

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah ilaahey ilaahey dhibta ha inaga dhameeyo

  • @ibraahimmaxamed6885
    @ibraahimmaxamed6885 3 หลายเดือนก่อน

    Danbilayaashi dadka laayay ha la so qabto

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 3 หลายเดือนก่อน

    🐪 $700 $800 waxay $400 ay sheegayaan?

  • @ibrahimhassan7669
    @ibrahimhassan7669 3 หลายเดือนก่อน

    Hasha qiimaheeda waxaan ku ogaa 700 dollar

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 3 หลายเดือนก่อน

    Lacagtii Qatar iyo jabuuti laga soo qaaday 😂munaafaq Gudur Gude

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Hooydaa sidii buule kuu tidhi waxan dhadiga isaaq dawarsadaa jabuuti

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 3 หลายเดือนก่อน

    Maad haysataan 🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahay ha idin xafido dhamaan Gudida GARXAJIS ee sharaft leh Illaahay ha idin xafido .Ogaadana GARXAJIS la’aantii Somaaliland jirimayso Illaahay ha ina xafido dhamaanteen Somaaliland oo dhan .

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Thanks walaalo sax without garxaajis and ogadeen africa waa 000

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Dofaarkaa Ina biixi dilay ciilkaa lasacanood loo xidhaa taani baasto iyo tuugaa ina biixi nacaskaa casha bac kuu xaar ina kahin

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah

  • @ArahmanShariif
    @ArahmanShariif 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tuug ayaa tihii

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Dhadiga isaaq tihiin wad ahaa munafaaqiin

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 หลายเดือนก่อน

      Guushaadu waa mayd aad gaaday Inaad madaxa iskaga taagto kiinii oo buuhoodle shalay lagu qurbayna iyo kii xiniinyaha maydkiisii naago ka goosteena, carrurtiinii iyo hooyadood dhagta dhiiga loo darayna futo aad kaga hadasho yeelan wayday Allah maxaa sabankan taariikh samaysantay

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 3 หลายเดือนก่อน

    Wllee alle waa idinkala xisaabtami ragi an waxba galabsan ee aad war moogida aad ku layseen sabteedana aad lahaydeen.

    • @AbdiasisOsman-f3p
      @AbdiasisOsman-f3p 3 หลายเดือนก่อน

      Ma adiga la xisaabtami Kara futaada fiiri garxajis Alle uun ba ubaahan yihiin waxna kaqaad likaraa naag

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Dhillo habar awalw

  • @ozzylink
    @ozzylink 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mashalla Guul Guul Guuul. This is how civilised nations do things. They have fulfilled their promise 100%. To all Isaaq, we need eachother more then ever!

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 หลายเดือนก่อน +1

    Oofwareen marki la xukumay
    Baad magta laso carartay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Yaa taaban karaa waa Kaz joogaa burco

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Dhadiga isaaq tahay adigù

  • @CayngalXeroawr
    @CayngalXeroawr 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah guul

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

  • @nimasaid-v5k
    @nimasaid-v5k 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 3 หลายเดือนก่อน

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Orta marka hore Khayran katiiran
    Waxaan jeclaan lahaa inay daris wax lagu qaato inoo noqoto dhamaanteen lacagtaa iyo lacaga kale oo badan haddii aynu dadkeena tabaalaysan aynu siino fakhrigu waa inaga yaraan lahaa…Waa wax laga xishoodo odey dhaqameedka reer Somaliland intay dadkooda dagaal u iclaamiyaan marka ay mashqo timaado hadana yidhaahda lacag ha la soo uruuriyo…..Waa wax laga xishoodo…Midkalena aan ku darsado Ducadoodu ma ka cayso waayo way ka fogaadeen dhaqameedkii Islaamka…Intaa u dhaafi maayo
    Waa Khayran katiiran

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 หลายเดือนก่อน

    OOOFWAREEN CADALADA HALA HORKEENO. AMA QORSH CUSUB XUKUMADU HAW DHIGTO

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 3 หลายเดือนก่อน

    Waad mahdasntin tolkayga gadhxejisa waxad samaysena gobonimo

  • @FadxiyaCabdirsaaq
    @FadxiyaCabdirsaaq 3 หลายเดือนก่อน

    🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝masha Allah masha Allah masha Allah

  • @Halazremo
    @Halazremo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin dhaqar qabe ah umadda inaanu sii dhex joogaynba xukuumaddu waa iney soo xidhaa jabhadii shacabka ahayd ee buurta fuushay wax la iskaga hadhayo maahe hadii kale dilkaa inagu badanaya oo anba magta waan bixin karaa......

    • @Abwaan_Qarayare
      @Abwaan_Qarayare 3 หลายเดือนก่อน

      Dhilaa ku dhashaye bal nin sidaa haloo eego, iga walla inta kun iyo labo aanu layno ayaan hal dollar oo mag ahna laysugu imanayn eeyahow eygu dhalay...

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 3 หลายเดือนก่อน

      Muuse shaani 91 wixi uu dilayna waa in loo qisaasa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน

    Haber jaclo iyo Haber awal maaney aheyn qabiiladii aad u diideen shirkii Garaxajis gunaadkiisi tariikh xumo diwanaka iidn gashey markii danbeyana dhaaber jaabin ciidnakii qaranka

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 หลายเดือนก่อน

    Alle ha idin barakeeyo guul iyo gobonimo

  • @warss11
    @warss11 3 หลายเดือนก่อน

    I am tired of seeing he the comitator, who interviewed him who tells about the amount that was paid today Suldan Cadaa Guude. He doesn't fit the position, unnecessary questions all the time.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      King cadda guda is our king and leader, u don't have to worry about him . He is much better than all your people

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน

      I'm talking about him who works in the TV channel. Do you understand what I'm talking about? He asks unnecessary questions all the time…What do you mean by your people, don't we have the same people?

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 หลายเดือนก่อน

    Tuug illahay ka go,ay munaafiqiin Gucdur Gude iyo Rashiid Bidhi

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Garac dhashay dhillo buule

  • @apdiqadirmohamoud
    @apdiqadirmohamoud 3 หลายเดือนก่อน

    Garxajis waaa gop wlhi nink cadagude ha lagu cimaamado suldaanimad nabad galyada

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 3 หลายเดือนก่อน

      ACCUDUBILLAA

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah

  • @KhadarMuxumed-h8y
    @KhadarMuxumed-h8y 3 หลายเดือนก่อน

    Tuug wee yaan cade gude ina jabiir maha madax dhaqameed waa tuug

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 3 หลายเดือนก่อน

      100% wa waslad xaran ah labada nin

  • @munoosman4713
    @munoosman4713 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 3 หลายเดือนก่อน

    Ok dadkii xukuumadu laysay ee 8 qof ahaa
    Meeye magtoodii

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

      kaalay garxajis ma looma ooyaan baa horta ?!

  • @siciiddauud
    @siciiddauud 3 หลายเดือนก่อน

    lacagtas hub in ku iibstay ba fiican Somaliland dagaal sokeeye ka dhacaya

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

      ala aragti dheeridaaa , war garxajisow maxaa idin ku dhacay muuse Sl ka danben meeso maatana waad tihiin kawran

    • @DeeqaAhmed-f3z
      @DeeqaAhmed-f3z 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Jaalejaale12 😂😂😂

  • @ArahmanShariif
    @ArahmanShariif 3 หลายเดือนก่อน

    Dilka

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 3 หลายเดือนก่อน

    Allah subxaana allah caruur kibir lagu agoomeeyey.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Dhillo habar awale tahay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Waa dadkii kaa xorayay buule

  • @dhamecabdi357
    @dhamecabdi357 3 หลายเดือนก่อน

    Munaafaq nijaash ah gurcud gude

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน

      Bisinka

  • @AAYA23
    @AAYA23 3 หลายเดือนก่อน

    Guulaysta

  • @ArahmanShariif
    @ArahmanShariif 3 หลายเดือนก่อน

    idinka ayaa ka dan beeyay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 3 หลายเดือนก่อน

    Illahay umada idinka qabto bilaa macnee ku laayeen ciidaankii masaakiinta ahayd 😢😢😢😢

    • @Bashaar4
      @Bashaar4 3 หลายเดือนก่อน

      ciidanka la laayey iyaguba inay rag layaan ayayey rabeen iileen caano ma lisayne
      raga laayena deegankoodi bay joogeen oo weerar may ahyn markaa hargysana kumaysoo socon malintaa askarta la laayey

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 3 หลายเดือนก่อน

      Kawaran muse u diraye sidu u cariyo muse cidwalaba waaye nacadaye umadi wuu isku diraye oo jabuti iyo somali oo dhan cadaw ayu kaa dhigtaye reer lasconod tabashdoodi xabad iyo cabudhiin ayu ugu jawabaye cidanki talo xumadiisa ayu ku hayaye bilod ilaa huwan oodhan isa soo arusadeen wax aan qabyalad iyo caye ahayen iyo balan xumo iyo cabdhin maa hayo ilahaye maa so celiyo cidanka aad u ooyaayso horta muse waydi ee ilaa Mikaa sida xolaa ay huwan ku xidh xidheen lasconod

    • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
      @SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Sasqwwgvtggfaqashta daabiyadoodi waa loo soo bxy adiga somali adigay qiimo kula leedee irodo hoos dhigo ha lgu dubeye aaabahaagi basaaska ahaa wasee

  • @xasanmaxamed1208
    @xasanmaxamed1208 3 หลายเดือนก่อน

    Xaajada ninkii galijiray wuu soo gunaanaday ee waxba yaan lagaga saydhin

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 3 หลายเดือนก่อน

    GUN GUNI DHASHAY RAG BAY LAAYEEN OO MAG KA HADLAYSAAN
    REER YUSRA HARTI WALLEE INAAN LAYDIN SAAMAXAYN

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

      noo dhig magaca Harti daciifyahoiw kaalay kabtaad ka cararatay qaado

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน

      Harti Iyo faqash waa same same warya

    • @warss11
      @warss11 3 หลายเดือนก่อน

      Deqa❤

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@warss11 war waad Fashilanteeen 30 sano ayay Soomaali idin dulqadanesey waa dhamatay sheekdasi SSC hirgashay
      Awdal na waa taas ku xigta bal labadada magaalo kula biir hadaad rabto amxaarada itoobiya, khalaas

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 3 หลายเดือนก่อน

    AWALBA ISAGAA DIRAY. MASIIBO IDINKU DHACDAY

    • @maxkamadasare2067
      @maxkamadasare2067 3 หลายเดือนก่อน

      ina lagu siiyo may ahyn maxaa yeeley adigub waxaad dooneysey in aad disho balse libaaxyo u tagteyi

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 หลายเดือนก่อน

      Akhas caleek libaaxyadu ma kuwa mayd ay gaadeen madaxa iskaga taaga mayd kuwa sii garaaca iyagoo caruurtoodii iyo hooyadood laysu lag galiyay iyagoo ninkoodii buu hoodle inta sidii wankii udxiyada u jarjareen xitaa maydkay ninkayaga keena ku dhici waydeen, maydkii naaguhu xiniinyaha ka goosteen juuq ka odhan , jamac dubbad massacre kuwii ina ilay salaanta ugu tagay tiiyoo axmed Siilaanyo dawladii Ethiopia raysal wasaarihii la hadlayaa kuwii u dusay libaaxyadaadu waa kuwaa

  • @engab001
    @engab001 3 หลายเดือนก่อน

    Oofwareen mar kale ku celiya buurtii mar Hadii ad magtii bixiseen😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      Hooydaa kuu celinasaa ina dhillo

    • @engab001
      @engab001 3 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk qofku wuxuu yahay moodaa in dadkoo dhami sidiisa oo kale yahay. haday hooyadaa dhilo tahay ma Waxaad u haystaa in dadku Kula mid yahay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      @@engab001 hooyda baa ahaa only reerkaa somaliland dumarkood laa qabay raceen faqashtaa waa reerkiin snm kuu bilamatay

    • @engab001
      @engab001 3 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk horaan kuu idhi qofku wuxuu yahay buu dadkoo dhan u haystaaye ee taarikhida xaafadaada ha nooga sheekayne wax kale ma haysaa naacda iska daayo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 หลายเดือนก่อน

      @@engab001 hora kuu dhiy dadkii snm kuu bilamtay waa your mother

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 3 หลายเดือนก่อน

    kkkkkk
    waar habar jeclo shirqool ayay waddaaye waxba ha u mahadcelinina😅😅😅

    • @maxkamadasare2067
      @maxkamadasare2067 3 หลายเดือนก่อน

      hj soo maad arag hj markey yaabtey ee dhulbahnte iyo wuxu cago ku qaato ka yeedhsiiye doorashad iyo baryootanka

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@maxkamadasare2067faqash mxaa meesha keenay

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 หลายเดือนก่อน

    Magwaad bixiseen laakiin aakhiro ayay idiin fadhiyaan dadkii aad nafta dhaafiseen magina dhiig mamaysho waa uun sabirsiin ehelkii bal qof qabri sugayo oo dhiig muslim galay ALLAHUMA najaynaa 🤔

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 หลายเดือนก่อน

    Waa guul & GOBANIMO. Muuse saamiri ha ku quusto kkkkk

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 3 หลายเดือนก่อน

    Gudida Garaca Garxajis Allah Harogo

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 3 หลายเดือนก่อน

      War maxaad dadka isugu diri subxaanallah fidmada jooji

    • @maxkamadasare2067
      @maxkamadasare2067 3 หลายเดือนก่อน +1

      oromo looma baahna maalin dhawna waad bixi

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@maxkamadasare2067goormaad ilbaxaysaan wxn foqf isaaq ahi masoi qori karee faqash baa is leh isaaq isky eekaysi

    • @mohamednajax4186
      @mohamednajax4186 3 หลายเดือนก่อน

      Siilka ayad ka hadashay

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohamednajax4186 ma dabadaa ku cuncunaysa wecelow