Aaad ku salaamaya wareeye ileg maanta in aad naagu soo boqatay alberta Edmonton dalka canada In aad uga waraanto shaaqada truck ee aan ku jiirno asxbti joogta africa. In aanay ahayn shaqo sahlan lacag badana lagu heelo warku waaka
Barnaamij aad u wanaagsan buu ahaa, waxyaabo badana waan ka ogaanay oo waala inoo iftiimiyay, Nin Si Wanaagsan Uwarami kara ayaad noo wareysatay weriye ilig..... ty in bdn waa inoo barnaamijyada kale ee soo socda insha allaah..
Qof walba halaadisa illahay aya oog waka runta sheegay walalka somaliyed gadhigu wa kharaash wlh wan daremi kara illahay arzaaqada hano wada barakeyo dhamanteed
DARAWALKAAN WAA RUNTII GOBOLKAAN ALBERTA AYAAN LA JOOGAA. Dadka kale waxaan leeyahay MARKAAD DADKA WAX U SHEEGAYSO HADAL SAX AH OO DHAMEESTIRAN U SHEEG.❤🇨🇦
Aadbaad u mahadsantihiin Wllky mahamed Abdi Ilig Iyo Amiin Alla Bari Iyo film qaade yaasirba Waxaa tahay wariyayaasha Farakutiriska ah ee Aan taageero waxaanan Rajaynayaa Hadii uu eebeheen idmo in aan tago maraykanka dhawaan ana halkaasna waxbaan ka faaiiday
AQooonyahan Mahamed Abdi Sheikh illeg Mulkiilaha MMTV Alle Ha ku Barakeeeyo Suxufi Sare Somalia 🇸🇴 ❤🎉 Wasiirka Warfaafinta JFS insha Allah waaad Noqon Brothers Alle Ha ku Barakeeeyo ❤🎉
@@abdirahman6263maxad ola.yabaysa ine 25 jir tahay baa laga yaaba ma hada 15 sano oo waxbarasha ay gali lahayd adunkan waa side cash loo sameeya ama jif ku sameey ama istag ku samey ama fuundi nimo.ku samee qurbaha fundi iyo waxi an ka faani jirne baa loga shaqeya
Ilig aan ku saxee petróleo lama yidhaa ee waa gas waxaana laga wadaa shidaal ama gaar ahaan waxa lagu shubaa truck ga deasel baabuurta yarauarna waxaa la dhahaa gas
Shaqo iyo waxbarasho mooyee, imika carruurtii waa lagala soo yaacay qaar ka ku xanibay mooyee dugsiyadda ayaa dhaqan xumo lagu dhigaa, ku yar buu aabihii waraystay markaasuu kii yaras yidhi 'sxbkay George, he want to be a girl'. Yaab.
Thanks brother run ka sheegtay about truck business from USA
Nin fican oo qalbi wangsan wye ilhay haku barakiyo mashallah waxksta run bu ka sheegay 👏
Waxan mar un rajynayh inaan mar un an tago halkaa kana shaqeeyo waa hammigeyga alle haygu garab galo ❤ innsha allh
Adoo wadnkaaga ka shaqeystaa 100% Walaahi kaga fiican qurbaa tacliin u doono shaqo iska ilow
Wadankaga ka shaqeyso
Somalia ayad jogta Miya
Maanta wariyihi yimi magaladeydi
@@zahraali9776 ha yaa ka fican wadanka
Aad baad u mahadsan tahay akhii Amiin Alle bari Oo xaqiiqda ka sheegay Nolosha Trucks 🚚
Ku saliya nabiga❤
Aaad ku salaamaya wareeye ileg maanta in aad naagu soo boqatay alberta Edmonton dalka canada In aad uga waraanto shaaqada truck ee aan ku jiirno asxbti joogta africa. In aanay ahayn shaqo sahlan lacag badana lagu heelo warku waaka
@@hoodo9260 Inshaa allah wll dalkaga Hooyo wax dhamaa male haadii wan rajaynayaa ani ahayn
Yaa ku yidhi Edmonton ayuu joga
Hi asc
Aad iyo Aad Ayaa umahadsan tahay Maxamed ilig iyo Warbixinta Fiican uu ku siiyey Amiin Alabari Guuleysta❤❤❤
Waa mahadsantahay waacismaan horo usoco walaal horo usoco waraysi fiican oodhalinyarta Ayaad siisay Adiga iyo wariye ilig❤❤❤❤🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦 3:12
Ilig is very smart,he showed the authority of Berbera Port how they can managed and how the infrastructure is. Very important notice.
Ha ku mashquulin ee hore u soco.
Barnaamij aad u wanaagsan buu ahaa, waxyaabo badana waan ka ogaanay oo waala inoo iftiimiyay, Nin Si Wanaagsan Uwarami kara ayaad noo wareysatay weriye ilig..... ty in bdn waa inoo barnaamijyada kale ee soo socda insha allaah..
Illahy haku barakeyo wll sida indhaha noogu furto io wxad nagu dhantidpa nala wadagto
Waa mahadsantahay waacismaan horo usoco walaal horo usoco waraysi fiican oodhalinyarta Ayaad siisay Adiga iyo wariye ilig❤❤❤❤🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦
Wan salamaya mahamed Ilig iyo mm tv ❤❤👍
MASHA ALLAAH
WARIYE MAXAMED XOG AAD LOOGU BAAHNAA AYAAD NOO SOO DIRTEY
MAHADSANID LABADIINUBA
Mashalah wll tilifonkaga iso tur wll wax badan ay donayan ina kla hadla sxb
Waa maxay dhiidhigu
macluumaad badan baan ka faa’iday waaxaane rajeenaya in aan u mar uun tago america ilahay ha ii sahlo 🙏🏻
Amiin dhagta hoosteeda wuu ku bararay ee dhakhtarka tus ha dhayalsan
Cabdisalaan Hereri Copyright ma ka haysaaa iligow mise mmtv baa xaalad kale ku jira 😂😂
Halkeedaad dhigtey A salaan hereeri Ruug cadaaya miyuu gadhaa waa Copy conforme sidaniye😂
😂👍🏾@@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
Haa he's copying Hereri.
Waa runtii ninkani waa wax garad. Mhdsanid. ilig. Waa barnaamij wacan. .
Sxb waa runtii anaa so arkay everything uu sheeg waa sax waxaa ku sii dheer sometimes lacagti aad shaqeysaty laguma siinaayo ilaa court aad aadit mooyee
Qof walba halaadisa illahay aya oog waka runta sheegay walalka somaliyed gadhigu wa kharaash wlh wan daremi kara illahay arzaaqada hano wada barakeyo dhamanteed
maxamed iligoow mahadsanid waa shaqo wanaagsan ilaahay ha noo rumeeyo i.a ❤
MMTV WAXAN KULA TALIN LAHAA
MM PODCAST INAAD FOLDER GAARA NOOGU SAMAYSAAN VEDIOyda BADAN EE IS DHEXYAALA WAA LAGUBWAREERAYA
Maxamed There too much background noise. If u use a mini microphone would nicer. Thanks
DARAWALKAAN WAA RUNTII GOBOLKAAN ALBERTA AYAAN LA JOOGAA. Dadka kale waxaan leeyahay MARKAAD DADKA WAX U SHEEGAYSO HADAL SAX AH OO DHAMEESTIRAN U SHEEG.❤🇨🇦
Qurbuu waaye Aragnimo badan ayuu u baahanyahay Ilig waxbadan ayuu Ogaan Doonaa
Waa barnaamij wanaagsan
Wllky Amiin Allabari noloshukumaxumayso Horo usoco Ayaakuleeyahy Waxankurajaynayaa Business Quliity❤❤🎉
Adeerow meesha daaro kadhis hadii kale hadalku hayaraado✌️✌️
Macalin shokaar inaa sooqabato ayey aheyd
Mahadzanidiin wllo aadbad u dadalaysan dhalinyarta somali wxba ma oga
Musiga kadaaya
Anoo taraagle ayan daawanaya gadaalan kaxasuuste inaan taraagle aha usa
Ilig wax kasta u sheegay wa run Winter wa Risk Miiran
Taraaga musqul maleeyahay ??
Wll mahamed waxa jira qaylo badan oo asala waxad isticmasha microphone nada yaryar ayaa fiican mahad sanid
Weriye sare sare muxamed c.ilig from buntiland
Koleey visa djiboutiens .
Wu so dawarsada diaspora canada.
Well done
Aadbaad u mahadsantihiin
Wllky mahamed Abdi Ilig
Iyo Amiin Alla Bari
Iyo film qaade yaasirba
Waxaa tahay wariyayaasha Farakutiriska ah ee Aan taageero waxaanan Rajaynayaa Hadii uu eebeheen idmo in aan tago maraykanka dhawaan ana halkaasna waxbaan ka faaiiday
😅😅😅maxmadew raga cidhiiidhso oo mmtv kawad halkaaa
Videoga quality cod iyo muqal ahanba malaha
9:08 ninkasi magalaydii ayuu kuso socda hhhh fortmcmurray
Ilig is jornalist
Waxan ayuu war uga dhigayaaa reer Hargaysa
Waar weriye Ilig goormuu yimid Canada ilaahey ha xafido e
Video-gaan ninka darawalka risk bu kuyahay waayo police ku hday arkan isago gariga wada mobile-na isticmaalaya ganaax baa kudhacaya so lasoco
Adeero sifiican ayaad
Aad uhadashay❤❤❤❤🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦
War macalin shookar hadadn soo qaban Canda wn kaa saraynaa 😅
Codka maxa u kor saari waysay inta Video ga duubato sxb wax laga fahmaayo maleh buuq
AQooonyahan Mahamed Abdi Sheikh illeg Mulkiilaha MMTV Alle Ha ku Barakeeeyo Suxufi Sare Somalia 🇸🇴 ❤🎉
Wasiirka Warfaafinta JFS insha Allah waaad Noqon Brothers Alle Ha ku Barakeeeyo ❤🎉
Qadaadweyneey federal federal halkan lagama aqaano aabo. Jamhuuriyada aya laga aqaana 😊
😂😂😂 faqash ma quusato walle ! You know his father was SNM ??
Dil bay jufadiisa hoose ku xukumi
❤❤insha Allah from hargisa
How did Ilig get visa?
Maxaa kaa galay markaa😂 Aar soomaliya
That is good question
😂😂😂 Bari hore ayuu iska dheebay Ee hada maaha sharci buu haystaa
Waa huwantii muu wayayaa
😂😂😂 waa passeport Djiboutiens... huwantaa gudaha..
Waan rajaynaya inaan tagoo canada oo wadoo taragaa canada
Hammi yaridaa bal maad wax ka fiican oo ka nolol wanaagsan rajeysid.
@@abdirahman6263maxad ola.yabaysa ine 25 jir tahay baa laga yaaba ma hada 15 sano oo waxbarasha ay gali lahayd adunkan waa side cash loo sameeya ama jif ku sameey ama istag ku samey ama fuundi nimo.ku samee qurbaha fundi iyo waxi an ka faani jirne baa loga shaqeya
Qaybta deyrada Ayaa kuu furan.tan kale track istaarnaada bil dhan OO uu taaganyahay ma jiro .hadal iyo dhaman muu daacadnimo waramin
Markuu 7 cisho soconaYo imisa shidaala aYuu isticmaalaYaa Gaadhigu
Anaga reer Somaliland ahaan maxaan albaabka gaadhiga ugu yeedhnaa daaqad
Shaqadan waxaa noo qabilsanaa cabdlan herari adiguna waxaad qaabilsanayd isku dirka reer somaliland iyo dhaleecaynta dawlada sax iyo qaladba 😂😂😂😂😂😂
adoon gafin oon qofna wax ka sheegin , barnaamijka aad daawatay uun wax ka dheh, hadii kale islaan maseyrtay baad noola ekaaneysaa......si asluubeysan uhadal ama golaha raga isaga teg
@@abdimuse7911
Sax
Hadaa islaa imikaa anigaba isku xidhanayay gadhigan wato❤
Anthony Henday south
❤😂😂😂😂
Ilig aan ku saxee petróleo lama yidhaa ee waa gas waxaana laga wadaa shidaal ama gaar ahaan waxa lagu shubaa truck ga deasel baabuurta yarauarna waxaa la dhahaa gas
Ilig nin karmeed goormiu tagay canada muuse wuu ka tagay iyo liintiosa muuse handaraab.
Shaqo iyo waxbarasho mooyee, imika carruurtii waa lagala soo yaacay qaar ka ku xanibay mooyee dugsiyadda ayaa dhaqan xumo lagu dhigaa, ku yar buu aabihii waraystay markaasuu kii yaras yidhi 'sxbkay George, he want to be a girl'. Yaab.
Ninku gobanimo badanaa oo run badanaa.
❤
War keliya maaha ee talo ayuu inoogu daray
Tv dhan o microphone wadanin disgusting
Until Bixi leaves iska jooga Canada lol😂😂. Dad baa aminsanayn in Bixi la mucaradi karo. Sick people
i have been driving Over 10 years North America trucks. Isn’t fun,
I agree with you it is very hard job
Iligoow waxaad copy garaynaysaa herari
Dirawalka aan saxee waxa canada la ogol yahay 13 driving ah iyo 16 on duty ah
Iligoo canada visa aad ku tagto maan garan dhowr jeer bád ku noqnoqotee
😂😂ilaahow maruun Africa naga saarbanu leenahy oo truck nasaaar
Bro labada taayir intaasi maaaha halkaasi ku noqo
kii waday baa ka sheekeeyey, adiga makii waday baad tahay shiki badanidaa, maaha uun la iskama yiraahdo
@@abdimuse7911 WAXAADAN GARANAHAYN HA KA JWAABIN NEEFOW
Qofku markuu Qurbaa ku Cusubyahay inuu waalan yahay ayaa lamoodaa kkkkkk
Cop right cabdi salaan hereri ha la waydiiyo iligoow 😂😂😂
Hadal jileeca ninka Kala tag.
Naf male
Away musqushii
Y
Beenloow El Paso 7 days of driving kulahaa Doqon isaaq
Qaybtii isaaq ku kacdey isaaq waa somali meesha waa Canada illahey qabilka qadhmuun ha kaa daweyo amin
@@abdullahiomarali5241war qabyaalada dheh sow adigan qabilka qadhmun ku haya adoon is ogayn baad reer dhan wax ka sheegeysa
Xarood
iligoow qosol qosol baad ku tahriibtee😂😂😂 ha soo noqon
Dhasland iyo liinteedaba😂😂😂😂😂
faqash lacag teeda kuyaraatay tackle ayuu isbaraya no wariyecaalamiya
La soco canad aad sheegaysid ilig wax ayuu ku so bartay uu ku so noqday wadan kiisa
@@AminamahamedIbrahim huuhaa boowe
ninka reeekiisa dhan qurbe jooga masha allah nin maanta qasri gala weeye haduu qurbe rabo reerkoodu raaci laha wlhi 3guri kaliya no dhaxeeya guriiisa canada dhowr jeer bu tagay hada kaliya ma tagin❤❤