Taariikhdii cali Dhuux Aadan Qaybtii 02

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 65

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah waa loo baahnaa inaan aragno wasiirtii ali dhuux aadan

  • @yubsjeemfcdceec2884
    @yubsjeemfcdceec2884 3 ปีที่แล้ว +6

    Taariikhda abwaan cali adan hala lasii wado aad u jecelahay abwaan cali adan waana ka xumahay in aan meelnaoogu magac darin and from warsangeli tribe

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin Culus ayaa Taariikhdiisa Ka sheekeeneysaa ilhy ha u Naxariisto Cali Dhuux

  • @h.a.baazka9861
    @h.a.baazka9861 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah tiir weyn buu ahaa abwaan cali dhuux

  • @yuusufqaasim5655
    @yuusufqaasim5655 2 ปีที่แล้ว +1

    From burco sifiican bay uwarameen odayaashu

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah ma aabahaa oo mawaxaad ka soo jeedaa reer ali dhuux interessant

  • @ismaaciiljaamac3355
    @ismaaciiljaamac3355 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah ina cabdile xasan dhibta igu badan wuxuu gaadhsiiyay abtiyaashii iyo dadkuu uu la noolaa lkn Taariikhahan dambe waa laga been abuuraa oo nin mac-suuma ayaa laga dhigaa lkn dhinka negative markaad eegto wax badan ayaa kuu soo baxaya

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 3 ปีที่แล้ว +2

    Cali dhuux lagend ahaa balse qamaan bulxan gabayaga xigmada ahaa after sayid maxamed honestly anigoo midna kuqabiil ahayn is my humble opinion

  • @haldoor820
    @haldoor820 ปีที่แล้ว

    Sanadke ayu geriyoday abwanka
    Halke ayaa lagu xabaalay. Qofkii yaqaanow inoo sheek
    Allaah hau naxariisto abwanka

    • @warsamemayele
      @warsamemayele 8 หลายเดือนก่อน

      Cali dhuux goroyo Waxa uu xijaabtay 1960 waxa lagu xabalaay qudhaca buhodle

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 3 ปีที่แล้ว +4

    Tariikhaad cali dhuux soo badi

  • @haldoor820
    @haldoor820 ปีที่แล้ว

    Gabyaagii harti cali dhuux aadan
    Allaah hau naxariisto

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤

  • @shcybshcyb8229
    @shcybshcyb8229 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa barnaamij aad u wanaagsan.

  • @farduuscabdi9662
    @farduuscabdi9662 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal siiwada taariikhdii abwaaan cali dhuux

  • @abucubayr8517
    @abucubayr8517 3 ปีที่แล้ว

    Cali dhuux Aadan waa mid ka mid tiirasha suugaanteena somalida ku suntan waana lagu faani doonaa inta ay aduunyadu jiro

  • @abdimahadmuhumed517
    @abdimahadmuhumed517 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah horay u soco walal

  • @cazuzahmed3691
    @cazuzahmed3691 ปีที่แล้ว

    Somali Taariikh aad u qiimo badan bay leedahay iyo Halyeeyo badan oon taariikhdoodi aan laga sheekayn baa jirta. Taariikhdi Daraawisheed waa taariikhda kaliyo teelteel Naguso gaartay. Wax badanna inaka qarsoonayen.

  • @KadiyeChannel
    @KadiyeChannel 3 ปีที่แล้ว +3

    Saasaa lagaa rabaa

  • @qaraamiqaaci1984
    @qaraamiqaaci1984 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid, walaal inoo sii wad barnaamijka.

  • @raxmoaxmed6057
    @raxmoaxmed6057 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh wll Horya usoco

  • @xusengk1700
    @xusengk1700 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwww. Abwaan cali dhuux

  • @shcybshcyb8229
    @shcybshcyb8229 3 ปีที่แล้ว +4

    Fardaha Miyaa la dhaqaa oo la maydhaa oo la qaboojaa? Waa ii koow. Durba Wanaag sanaanta barnaamijka wakaa .

    • @shcybshcyb8229
      @shcybshcyb8229 3 ปีที่แล้ว +1

      Ascwrb. Mr Qaasim salaan walaal. Ma inoo diyaarin kartaa barnaamij ku saabsan fardaha? Mahadsanid.

    • @WaddaniSomalitv
      @WaddaniSomalitv  3 ปีที่แล้ว

      Suugaantooda waan diyaarin jarnaaa

    • @shcybshcyb8229
      @shcybshcyb8229 3 ปีที่แล้ว +1

      @@WaddaniSomalitv haa Walaaal. Abbe wuxuu taarikhdii Ali Dhuux qabashadiisii soo hadal qaaday in fardihii Daraawiish la maydhay,dhaqday oo la qaboobiyey weligay ma maqal waa ii koow. Guud ahaan waxaan isleedahay waxbadan baa bulshada looga faaideen karraa .

    • @WaddaniSomalitv
      @WaddaniSomalitv  3 ปีที่แล้ว +1

      Mar baan Soo diyaarinayaa dhanka fardaha

    • @shcybshcyb8229
      @shcybshcyb8229 3 ปีที่แล้ว

      @@WaddaniSomalitv Insha Allah. Mahadsanid.

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 2 ปีที่แล้ว

    Waa taariikh been abuur iyo magac reer u samayn u badan
    Inta runta ahina yartahay
    Xikmad iyo faaiido umada ugu jirtana aan lahayn
    Odaygu wuxuu caan ku ahaa diradiraalaha ilaahay haka cafiyo
    Markaa maaha inaad dunuubtiisa sheeg sheegtaane waa inaad u ducaysaan

    • @suhaybjaamac6343
      @suhaybjaamac6343 2 ปีที่แล้ว

      ha iska hadline Wax micno leh ku hadal

    • @xidighanuniye3452
      @xidighanuniye3452 ปีที่แล้ว

      Adigu maxa heysa oo aad soo kordhin waa yaabe

  • @ayubally5248
    @ayubally5248 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @HasanAhmed-py7pi
    @HasanAhmed-py7pi 3 ปีที่แล้ว +3

    Qasiinow noso badi tariikhda

  • @abdisalanmohamud
    @abdisalanmohamud 3 ปีที่แล้ว +8

    Biography qof leeyahay marki la waraysanayo waliba xigto laga waraysanayo sualo lama wadiiyo aabahaa kwrn baa la dhahaa waana loo dhex galiyaa wixi aad is leeday way daahanyihiin ku laabo waraysigan haddii aad u baahantahay qaabka aad u qaadayso inaan kaa caawiyana ila soo xariir

    • @guulwade7078
      @guulwade7078 3 ปีที่แล้ว

      isla qoyskisi weye

    • @saudaabdi3216
      @saudaabdi3216 ปีที่แล้ว

      ​@@guulwade7078pppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp0😊

  • @hawoyusuf8615
    @hawoyusuf8615 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @Deeqa-dcy71
    @Deeqa-dcy71 3 ปีที่แล้ว +3

    Taariikh badan baa duugan soo saar

  • @monaabdi7078
    @monaabdi7078 3 ปีที่แล้ว +2

    Cali gari waxan modijiray ogaden ee ma dhulbahante ayaa

  • @HasanAhmed-py7pi
    @HasanAhmed-py7pi 3 ปีที่แล้ว +1

    Waylunte baadi good

  • @abdikanihassan8092
    @abdikanihassan8092 2 ปีที่แล้ว +3

    "Diiriye nin Habarwaa ah oo hanada weeyaane"
    Diiriye Magan waa Khaaalid. Wuxu ahaa the chief native translator to the British General-consul in Berbera".

    • @حسينمِرى-ذ3خ
      @حسينمِرى-ذ3خ ปีที่แล้ว

      Wan ku salamay wxa dad aha ma ka taagay ?
      Saa khaalid iyo ka aha ?

  • @نورالدينالجبرتيّ-ي9ز
    @نورالدينالجبرتيّ-ي9ز 3 ปีที่แล้ว +1

    Tariikhda abwaanka maxaa gudhacay

  • @farhiyafarah8687
    @farhiyafarah8687 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc rag waa Kee horiy hadalka waa entuu yedhi

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 3 ปีที่แล้ว

    Asc odeyga Caaqilka in loo daayo ahayd Mikirifoonka t waayo waa nin xasuus badan oo taariikhda haya.

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 3 ปีที่แล้ว +1

    Qisadii weyla lagu xidh soo gudbi
    Maadaaba siyaaba kala duwan loo weriyo

  • @yubsjeemfcdceec2884
    @yubsjeemfcdceec2884 3 ปีที่แล้ว +2

    Bar naamijka badi please

  • @mukhtarmaxamud1740
    @mukhtarmaxamud1740 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan idaaja in badan oo taarikhda ah ayu ka been sheegay. waxan isleeyahay sababta waxaa weye kacaanka ayu udeegayay oo ku kalifay inu taarikhda ka been sheego

  • @jawharachannel9241
    @jawharachannel9241 3 ปีที่แล้ว

    laan dheere nimo

  • @suleekhamaxamed957
    @suleekhamaxamed957 3 ปีที่แล้ว +1

    wcs

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 ปีที่แล้ว

    Ruunta sheeg

  • @abdimahadmuhumed517
    @abdimahadmuhumed517 3 ปีที่แล้ว +2

    War nio caqilku wa abwan dhab ah wlhi

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 3 ปีที่แล้ว

    Goormay baraarugeen odayaasgu

  • @axmeddirir8689
    @axmeddirir8689 2 ปีที่แล้ว

    Cadi maha gabyga

  • @abdirahmanismail9800
    @abdirahmanismail9800 3 ปีที่แล้ว +1

    Abti adigaa dhashii daraawish iyo xeedhadeedii jooge , wali man arag cid barnaamin kasamaysay xujooyinkii sayid maxamed cabdalle xasan dadka kulayn jiree bal noo soo ururi haduu wakhtigu kuusamaxo