ogaden traditional dance dhaanto (Danab)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Kooxda Danab ee JWXO iyo Dhaantadii Kudiirso.
    Jidh xuntiyo Wayaanaha Ma u wada Jiraa oo ma wada jarnaa.
    La jihaadoo wayaanaha jiidhoo jarjara Jaajuskana jidhdila.
    waaaaaaaaw

ความคิดเห็น • 488

  • @cosoble
    @cosoble 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waa dhaantooyinkii sababay inaan kusoo koro amxaaro naceeybka, runtii waan umahad celinayaa kuwii sameeyey midaas ❤❤ 2024 July

  • @AhmedAhmed-eu7yt
    @AhmedAhmed-eu7yt 3 ปีที่แล้ว +24

    Dhaaantadu maahan dhaqan ogaadeen ee waa dhaqan soomali weyn inta somali weyn kuweyntahay ban lahadlayaa ❤️❤️🇸🇴💕🎶🎶🤟✌️

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 3 ปีที่แล้ว +3

      Adeer waa dhaqan ogaadeen somalida kale wayku daydaan balse hoyga dhaantadu waa ogaadeen

    • @jamacdheereofficial
      @jamacdheereofficial ปีที่แล้ว +1

      Dhaantada ogaden aya laga so gadhe dhaantada waxay kahadleysaa fahan bro

    • @SundusIlkacasemaxamed
      @SundusIlkacasemaxamed ปีที่แล้ว +2

      😂war dhantada waa ogaden 😂

    • @shukrinuh-jo1dc
      @shukrinuh-jo1dc 6 หลายเดือนก่อน +1

      Dhantada Waa un Ogaden ❤

    • @fanaxeyofficial
      @fanaxeyofficial 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad sxb

  • @mohameddahirfaarah6194
    @mohameddahirfaarah6194 4 หลายเดือนก่อน +3

    marrexaan ogaaden baan ka ahy❤❤

  • @ruqiyoxayle3549
    @ruqiyoxayle3549 ปีที่แล้ว +11

    Ogadenia nolada abid ilma aderayal💪🇬🇲❤️from marexan🇱🇺🖐️

  • @iprozkhaliil7254
    @iprozkhaliil7254 ปีที่แล้ว +8

    Wali waan dhageysanaya 26/12/2022 hadaad iga dambeyso love saar

  • @AhmedHassan-pq6uq
    @AhmedHassan-pq6uq 8 ปีที่แล้ว +50

    jidki gobanimada jwxo nagu hagto rabi nagu jihe Amin

  • @nasriinahmed8319
    @nasriinahmed8319 10 ปีที่แล้ว +40

    I love my people good job guyz free Ogadenia down Ethiopia down dabadhilif. viva Ogadenia

  • @ahmedceyni9344
    @ahmedceyni9344 7 ปีที่แล้ว +6

    Somaliyeey dhaanto Ogaden iskama laha Ee wa hidiyaha iyo dhaqanka somaliyeed. Ogadena wa kuwa kaliya aay kudambeyso hidaheena quruxda badna. Viva Somali Viva Somali. Beesha Ogaden wad asal aah oo had iyo jeer nooleya hidaheeni iyo Dhaqankeeni quruxda badna.

    • @nanah7658
      @nanah7658 4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂 waxaas wax kamajiro cuqdada iskadaf dhanto Ogaden baa iskaleh

    • @ahmedceyni9344
      @ahmedceyni9344 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nanah7658 iskama lahan abaayo ee wayku dambeysaa ciyaarta dhaanto. Ayagana ayaana nuxur u yeelo.

    • @nanah7658
      @nanah7658 4 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Ceyni inte kaakentatay shekgadaas qabil walba dhaqan bulehyahay dhanto ogaden baa sameyaay marka cuqdada intaa iska daftiid iska dhawo ciyarta 🤦🏾‍♀️

    • @SalaanYare
      @SalaanYare ปีที่แล้ว +1

      Wlle ogadenbaa dhantada iska leh dadka kalena way kudaydan cuqdada iskada

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@ahmedceyni9344ogaadeen soo iyaguna soomali maaha xaqiraada daa dhaantada ogaadeen baa iska leh soomaliya soomali baa leh ☝️🇸🇴❤

  • @Villa7700
    @Villa7700 7 ปีที่แล้ว +6

    JWXo jiqdet gashaan ka dhaweystaa janada ,, saas waaye iska dhacsho duliyada daba dhilifka iyo tigreeda xaaraanta ah.. viva JWXO alla leedihiin, nin alla waheshtay walwali maayo anaba huboo go forward ya axbaabii somalidii idin gurmadi laheed waa taas idin ruufyameyseee,, yaan loo joojin ilaa wadankas lasoo xureeyo yaan dib loo noqon . proud of u JWXO

  • @asmamoha6163
    @asmamoha6163 8 ปีที่แล้ว +9

    Aniguna jecliyaa mujaahidiinta Jwxo
    Guul iyo gobonimo insha Allah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 9 ปีที่แล้ว +46

    walaal inkasto aan reer SOMALILAND ahay walaalahay reer ogadeniya quluub taan uga Ducaynaya wanan kadurugsanahay oo qaarad kalan jooga balse maxa kaween baryada ilaahay insha Allah weey guulaysan AmiiiiiN

    • @abdallemahamed7610
      @abdallemahamed7610 4 ปีที่แล้ว +3

      Aamiin wllo qali waajibkaagii waad gudatay sharaftada Allewhadhawro wllo qali ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @frpbypass4845
      @frpbypass4845 2 ปีที่แล้ว

      M.a

  • @kuduskidane2796
    @kuduskidane2796 9 ปีที่แล้ว +28

    Nice melody., Praying for Ogaden peace and peace for our region!

  • @azadhassan3398
    @azadhassan3398 5 ปีที่แล้ว +13

    Viva ogadeina♥️♥️♥️

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhaantadaan markaan dhahaysa jiray TH-cam iyo taleefan wayn midna ma aqoon mana jirin Talefan wayn baadiyana waan jogay xasuus 2021 aan wadanaa😂😂

  • @nehrulshafec9564
    @nehrulshafec9564 5 ปีที่แล้ว +15

    Manshallah my orgin 💚💙❤️

    • @bridgerkenzo8772
      @bridgerkenzo8772 3 ปีที่แล้ว

      @Judson Ishaan definitely, I have been watching on flixzone for since november myself :)

    • @trentrylan882
      @trentrylan882 3 ปีที่แล้ว

      @Judson Ishaan yea, I've been using flixzone for since december myself =)

  • @adanbade9837
    @adanbade9837 8 ปีที่แล้ว +11

    i love ogaden soo much it is the best

  • @SahrosiciidYuusuf
    @SahrosiciidYuusuf 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ala dhaantadan xasuus iga mudan tahay anigoo jira 14 Sano oo badiye joga ayaan dhigaysan mobile niicle ah oo mirimiri ku jiran ka dhagaysan jiray Ani ariga la joga waxay ahayd barigaas 2015 kii xasuus wllhi maantan aan dhagaysayo waxa weye 2024 anigoo magalo joga😂😂😂😊

    • @PUNTPODCAST
      @PUNTPODCAST 3 หลายเดือนก่อน

      Wa tuumba racdey😂

    • @SahrosiciidYuusuf
      @SahrosiciidYuusuf 3 หลายเดือนก่อน

      Maxa kwada tumba rac😂​@@PUNTPODCAST

  • @saytuunabdi207
    @saytuunabdi207 11 ปีที่แล้ว +10

    I Love Ma People, Noolada Ogadenia, Dhaantada Waa Dhaqankeena!

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 7 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allaah,Allow Idin Xafid,Ogaadeenya Way Xoroobi Insha Allaah ❤❤

  • @amintonosman7706
    @amintonosman7706 9 ปีที่แล้ว +5

    Ogaden 4ever it's a good song

  • @Nuurkay21
    @Nuurkay21 8 ปีที่แล้ว +3

    jecliyaaye wayaanha jabee jiraban iyo jaajuska oon jecliyaaye
    viva ogadenia guul wcn

  • @ilhaanm5050
    @ilhaanm5050 4 ปีที่แล้ว +6

    Reer abtigay guul baan idin rajayna🥰

  • @cabdalalamakalaxanaaqaan2223
    @cabdalalamakalaxanaaqaan2223 8 ปีที่แล้ว +6

    alxd Allaah baa igadhigay ogaden guilaysta waligiin I love you so much

    • @shakouraden1853
      @shakouraden1853 8 ปีที่แล้ว

      I love you too
      I love you Ogaden

  • @issamuhamed7952
    @issamuhamed7952 2 ปีที่แล้ว +1

    Jwxo jilbka Mari I used fine comfort this song in rural areas while hearding cattles 7 years agoo

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 ปีที่แล้ว +13

    Beautiful dance with meaningful words.kama xiiso ebad.watching in 2019.

  • @SomaliRoyale
    @SomaliRoyale 10 ปีที่แล้ว +5

    wonderful,nice message,continue all ogaden people,don't give up.

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 2 ปีที่แล้ว +19

    Still 2022🎤 Somalia 🇸🇴🤝

  • @abdinasirmohamed7458
    @abdinasirmohamed7458 ปีที่แล้ว +1

    Anoo yar dhageysan jirey dhantadan jwxo guul❤❤❤

  • @suugaandhaadhi5006
    @suugaandhaadhi5006 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma ihi ogaadeen hadana waan jeclahay qoomiyaadaa ogaadeenka waa gob gob dhashay hal bari oo la joogay ayay si wacan ii sooreen markaa love ayaan idinku ahay

  • @nurayusuf7819
    @nurayusuf7819 9 ปีที่แล้ว +5

    Mashaalah guul iyo gobonimo inshallah.

  • @suldamosuber7834
    @suldamosuber7834 10 ปีที่แล้ว +4

    good job guys keep it up! free Ogadenia viva Og

  • @ogalkacalamka4883
    @ogalkacalamka4883 6 ปีที่แล้ว +4

    Alaa macaan badhanaa dhaantadha illahi dadkeyga cadhowga Abiye Ahmed kaxoree Amiin

  • @IsseApdi
    @IsseApdi หลายเดือนก่อน +1

    2024 jwxo jigjiga 🇸🇴🤞

  • @XareedCigaal
    @XareedCigaal 23 วันที่ผ่านมา +1

    2024 wan dhageestaa❤

  • @haniqali9144
    @haniqali9144 9 ปีที่แล้ว +5

    Ogaden is the best ever

  • @ninweynootagay8838
    @ninweynootagay8838 7 ปีที่แล้ว +27

    ogaden wan ku faana jir oo joog waligaa

  • @SaraAli-ml8kp
    @SaraAli-ml8kp 9 ปีที่แล้ว +5

    i love Ogaden < 3

  • @amirasaid4927
    @amirasaid4927 10 ปีที่แล้ว +7

    Viva Ogaden

  • @fivestarinternationalservi7677
    @fivestarinternationalservi7677 7 ปีที่แล้ว +23

    Proud to be OOOOGGGGAAADEEEN

    • @nourabdallamo2160
      @nourabdallamo2160 6 ปีที่แล้ว +2

      Five Star International Service yes we proud to became ogadenian

    • @MuuseDaamiri
      @MuuseDaamiri 2 หลายเดือนก่อน

      Aakhiro ogaadeen kuu raaci maayo
      Dadkana wax ma dheera qabiil kalana Ogaadeen wax ma dheera ee intaad waxaa ka timaado dhulka jabhadii u dagaalamaysay maxay ku badalatay dad iyo duunyaba waa la soo jihaatamaye

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. 8 ปีที่แล้ว +12

    ilove you ogadeen

  • @nasramohamud8545
    @nasramohamud8545 11 ปีที่แล้ว +3

    Is verry nice dhaanto i really like it go somali

  • @nourabdallamo2160
    @nourabdallamo2160 6 ปีที่แล้ว +6

    Ogaden onlf an ka ahy hhhhh
    viva xornima donka

  • @hadsanisak7714
    @hadsanisak7714 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaha walalaey cadowaga Allah jabayo walal isku dubuni Aya lagu gara midanimo viva Somali galbed viva ogadenia down 👇👇👎 Ethiopia I'm from baydhabo janay Mayland somalia inshallah

  • @mohamedshafi6683
    @mohamedshafi6683 9 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkkkk ogadeniya freee dom jaajuusku ha dhoco khaaatumo xuntu ha dhacdo jowxo guuul onlf inooloow

  • @daganwaabari2676
    @daganwaabari2676 9 ปีที่แล้ว +4

    Viva Onlf Ogadenia 4 ever

  • @amalahmed1544
    @amalahmed1544 10 ปีที่แล้ว +2

    OG....FOR>>>>>>>>>>>>>>>>life

  • @shukriqase2898
    @shukriqase2898 11 ปีที่แล้ว +9

    Long live onlf♥♡♥♡♡♡♥

  • @aliibraahim4538
    @aliibraahim4538 ปีที่แล้ว

    Jecliyaayey jowxada ❤ogadenia dhigayga from mareexaan ❤❤❤❤

  • @mahrezyare233
    @mahrezyare233 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhantadaan. Waxaan xasuusta qofkii lagu arko ayadoo jeel ogadeen loo dhaadhiciyo DDS marka magalada imanayso memory ga ay ku duubantahay waa la iska qarin jiray.

  • @aishahassan8135
    @aishahassan8135 8 ปีที่แล้ว +31

    Viva ilmo adeeraday viva baalcad viva absame oo dhan viva soomali wayn

    • @fahxiyoali608
      @fahxiyoali608 7 ปีที่แล้ว

      ncm

    • @garissatube3388
      @garissatube3388 7 ปีที่แล้ว +7

      VIVA OGADEN,JIDWAAQ,BALCAD & WAYTEEN.VIVA ABSAME

    • @waayeelkajaqafsadaninwayn9831
      @waayeelkajaqafsadaninwayn9831 6 ปีที่แล้ว

      Aisha Hassan

    • @saynabmohamed8983
      @saynabmohamed8983 5 ปีที่แล้ว +2

      Manashalhaa ogadaaniyaa hajirto wallahay anigojoga putland badhaan waanidiinducaayaa cadowginuhajabo amiiin

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว

      Jecliyaad Baalcad absame iyo dhamaan reer absame. 💪🏾❤❤

  • @abshirmohamed405
    @abshirmohamed405 10 ปีที่แล้ว +2

    ax ax ax qira waaye walahi allow itus anoo dalkay farxad ladamashaadaya yaaa allah mansha allah aad ban ugahilay runtii wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww

  • @abdullahiahmed2002
    @abdullahiahmed2002 9 ปีที่แล้ว +28

    waan jecelyahay dhalinyaradaan rer Kenya ragbadanaa kagaranaah lkn waxaan idin leyahay iska dhicinaya cadowga Ethiopia insha allah gool ogadeen ani mahi ugadeyn yaan sikale la ifahmin lkn cidaas waan jeclahay I love Ogaden

  • @manaxaankacashaqa198
    @manaxaankacashaqa198 8 ปีที่แล้ว +1

    karti ulahaada awoodina Waa Ayn gulaysanaynaa Kali somaliwayn oo Shan balsa halaxoreeyo somaliwayn oo dhan waa lahaystaye haka katana dealing Yarta cusub Wada kama war hayaan taarikhda somaliwayn Gaul ayaa gadhaynaa ogadeniya guul guul kuli somaliwayn oo dhan

    • @ubahfarah8448
      @ubahfarah8448 7 ปีที่แล้ว

      Manaxaanka Cashaqa hhhhhh wayab ugadeen o San ah hadan dabo dhilf ah

  • @axmadnuur4168
    @axmadnuur4168 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogaadeen waa laandeere balse waa doqmo

    • @MuuseDaamiri
      @MuuseDaamiri 2 หลายเดือนก่อน

      Waxay isku koobeen ONLF iyada oo Soomaalinimo la helay karay markaasaa la xasuuqay markii ina ilay xukunka qabtayna intii jifadooda ahayd ayuu soo xareeyay intii kale ayuu gam ka siiyay ileen daba dhilif faa,iido ma lahee isagiina oromo ayaa jeelka ku ilawday illaahayaw itoobiya wax naga xoreeya noo soo saar oo aan soomaali kala qayb qaybin

  • @liibaanmaxamedyusuf4087
    @liibaanmaxamedyusuf4087 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus hore 2015
    Hadda 2021 yaa ila dawaya

  • @user-ps4ls1ol5b
    @user-ps4ls1ol5b 9 หลายเดือนก่อน

    I love ogadenia

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 ปีที่แล้ว +19

    It has very important message for the Somali community.

  • @sahracaday2179
    @sahracaday2179 5 ปีที่แล้ว +5

    maansha allah

    • @mohamednoor5098
      @mohamednoor5098 4 ปีที่แล้ว

      Sahra Caday maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad

  • @bayusufibra4501
    @bayusufibra4501 ปีที่แล้ว +1

    Proud of my OGADEEN blood...jarjara wayaanaha

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว +1

    Itopia.ha.dhacdo.ha.burburto.markaas.jigjiga.wey.xorobi.leheyd.somalia.meshay.ka.burburtey.hadey.itopia.boskaas.geli.leheyd.jigjiga.wey.xorbi.leheyd.sida.jabuti.

  • @hamdaali1970
    @hamdaali1970 10 ปีที่แล้ว +41

    Ethiopia ha dhacado

    • @Amalahmed-th6jk
      @Amalahmed-th6jk 10 ปีที่แล้ว

      uuufff bro i feel sorry for u Eth is using u as soon what i see is Eth people they trying to be come friends with Ogaden because they have nothing to eat Ogaden people full bro so shut up u can say nothing

    • @hassmbarara2513
      @hassmbarara2513 10 ปีที่แล้ว

      Amal ahmed
      kkkkkkk go back to class two hehehe

    • @sulekasulee9328
      @sulekasulee9328 6 ปีที่แล้ว

      Hamda Ali j

    • @mohamednoor5098
      @mohamednoor5098 4 ปีที่แล้ว

      Hamda Ali maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad maaxaad

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว

      @@Amalahmed-th6jk Haddii aad toobad keentay waa Ilaahay mahadii wllo. Ogadenia ha guulaysato Goor iyo ayaanba.

  • @raghe-__Essam22
    @raghe-__Essam22 3 ปีที่แล้ว +6

    Viva ogaden 💚💙❤ 15 Aug 2021
    ✌💪🥰🥰🥰🥰🥰💙🤍💙🤍💙🤍💙🤍💙

  • @skellingtonmeteoryballoon
    @skellingtonmeteoryballoon ปีที่แล้ว +1

    this is amazigh dance style too

  • @mukhtarmasoud6692
    @mukhtarmasoud6692 6 ปีที่แล้ว +3

    Ogadenia❤💙🇸🇴

    • @lovedream6921
      @lovedream6921 3 ปีที่แล้ว

      No ❤️💚💙🤦🏾

    • @Tommy-f5t
      @Tommy-f5t 3 ปีที่แล้ว

      @@lovedream6921 ogaden is not country 😭🤣😂

  • @sumayosimaan2241
    @sumayosimaan2241 8 ปีที่แล้ว +7

    manshallah viva ogedenia

  • @samiryare2136
    @samiryare2136 5 ปีที่แล้ว +3

    I love ogdenia

  • @dhuuxlacag
    @dhuuxlacag 11 ปีที่แล้ว

    yaa salaam yaa salaam yaa salaam in badan ayaan sugaynay dhaantooyinkan jecliyaayey wayaanaha jabay ee jiraban iyo jaajuuska ooyi eey halaale jecliyaayey jwxada jiidhay cadawga jabay iyo shacabka jala jecliyaay halaale

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 6 ปีที่แล้ว +4

    2012 iLaa Hada dhageysigeeda kama dhargo
    Xaqiiqo weye Erayada

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ! Qurux.shax shax

  • @abdirisakalibaarri2879
    @abdirisakalibaarri2879 8 ปีที่แล้ว +82

    ani ma ihi ogadeen lknse ayagaan ka jeclahay kuwayga

  • @abdiqanimohamed9767
    @abdiqanimohamed9767 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi wan oyayay Markan dhagestay ples lkie Sara wan idin jeclhy Somali dhamantin sidad udhantihin

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 5 ปีที่แล้ว +2

    Alaa mantay udhowdahay inay xorooban ilahwo Somali midee🤲

  • @ahmedinaugaas8095
    @ahmedinaugaas8095 11 ปีที่แล้ว

    mashaa Allah caadi ma aha dhaantadan jecliyaayey wayaanaha jabey iyo jajuska ooni kooxda danab noolada

  • @Brat_xcx1
    @Brat_xcx1 10 ปีที่แล้ว +10

    I nasra, loves ogaden! lol,, omg sooooooooo good makes me faint. so,sarif,never say the f word.cause allah heard you!ha ha ha!

  • @khadrahargayza1080
    @khadrahargayza1080 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansh Allaah jeceliyaa jiritank reer Abtigay

  • @hodanlovedhalintareerogade3295
    @hodanlovedhalintareerogade3295 11 ปีที่แล้ว

    tiira xuma halgu joogsado jwxo jilibka marii cadi maa aha mansha llah i love u guys keep halganka ilahay haa idin garab gelo

  • @hodanlovedhalintareerogade3295
    @hodanlovedhalintareerogade3295 11 ปีที่แล้ว

    mansha allah halgamayal an kala lidanin ilahay afkina cano ku qabay my beautiful pple boys and girl love u both u guys ilahay cafimad haa idin siyo my diig love uuuuuuuuuuuuuuuuu jwxo

  • @fahmayahya1303
    @fahmayahya1303 3 ปีที่แล้ว +2

    Alihi igaberayoow adigaa mahdlih ogadenya

  • @MariyaAhmed1993
    @MariyaAhmed1993 11 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Ogadeyna nolaada weligiin

  • @nimoahmed9781
    @nimoahmed9781 9 ปีที่แล้ว +10

    long life ogaden

  • @khadrahargayza1080
    @khadrahargayza1080 5 ปีที่แล้ว +1

    Guuuuul Insh Allaah reer abtigay ❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allow xornimo iyo guul jwxo

  • @aminahujaleh4618
    @aminahujaleh4618 4 ปีที่แล้ว

    Dadki laiga berayow noladha inteey nolol jirto big love my dhiga iyo dhuxaa Ogaden

    • @sacdajaamac4104
      @sacdajaamac4104 ปีที่แล้ว

      🤟❤💔💔💔💚🖤💋💋🖤💋💋💋💋❤💔😴😴😴😴

  • @aminobille3793
    @aminobille3793 11 ปีที่แล้ว +1

    manshaalah waa jaacalyha ogadenia allah eekalmayo

  • @fowziamohamed.3345
    @fowziamohamed.3345 6 ปีที่แล้ว +2

    Ogadenia hanolato

  • @khaliif.cali.marwaan
    @khaliif.cali.marwaan 26 วันที่ผ่านมา +1

    somali galbeed wa dad naga maqan

  • @kornelmohamed
    @kornelmohamed 9 ปีที่แล้ว +4

    if not ogaden who else

  • @azadzaed424
    @azadzaed424 5 ปีที่แล้ว +4

    Guul OG❤

  • @nuuryare9338
    @nuuryare9338 11 ปีที่แล้ว

    woooow
    I love my halgama yaashanada liyuu police
    Allaha la jiro ciidanka liyuu police
    maxaa jwxo la faaninaysaan Hadaa yaa haysta jigjiga cadeey
    Waa ciidamada liyuu police
    jwxo liyuugi wakan
    I love halgamayaasha noxoreeyay
    Wadankanaga
    Jijigaa
    amiin
    ameeen

  • @sherinahmedsherinahmes3951
    @sherinahmedsherinahmes3951 ปีที่แล้ว

    Viva Onalif Or Jawxa

  • @AbdiZatar-ez2rt
    @AbdiZatar-ez2rt 5 หลายเดือนก่อน

    M.a jowxo guushii way haysaa

  • @manishpattel5238
    @manishpattel5238 6 ปีที่แล้ว +2

    Viv ogadeen jaceliyaa

  • @fardowsa8466
    @fardowsa8466 7 ปีที่แล้ว +14

    ogaden for life

  • @Buzz-Blitz
    @Buzz-Blitz 7 ปีที่แล้ว +1

    ogadeniya är kung

  • @kalunasir2271
    @kalunasir2271 7 ปีที่แล้ว

    Waan taageeraa onlf laakiin maanta abdi iley baa soo af jaray onlf marka waxaan oran karaa Allah baa u maqan guul baan u rajeynayaa

  • @redaeastbeha2095
    @redaeastbeha2095 7 ปีที่แล้ว +6

    long live Somali regional state of Ethiopia

  • @nalkayoung4640
    @nalkayoung4640 11 ปีที่แล้ว

    jwxo liyuugii waa kan allaha noo daayo halgamada newpolice
    amiin allaha lajiro liyuu bolika jwxo liyugii waakan

  • @user-uk8kb7cy6m
    @user-uk8kb7cy6m 3 หลายเดือนก่อน

    Still listening 19/6/2024😢
    Jawxo rag kuwiisa Adag🔥🥺

  • @hodanlovedhalintareerogade3295
    @hodanlovedhalintareerogade3295 11 ปีที่แล้ว +3

    mansha Allah Afkina cano lagu qabay

  • @mideyeadde1470
    @mideyeadde1470 6 ปีที่แล้ว

    Alloow walaalaheen cadawga ka kor qaad 😭😭😭
    Ciil badanaa Mar hadaanan usoo direyn raggii Garasiani gawracay, rangers raamsaday, maja xume tigre 2006 ku waray wadooyinka Muqdisho .
    Annagaa meesha is dhignay tolbeelay !😠😠
    Tigrey naccalaa dhalay 👊👊
    Wallee marqaati baan ka ahay iney Ogaden gob yihiin
    From walaal Hg ah
    Viva #Somali weyn#