اللهم إنا نسألك بإسمك العظيم الأعظم الذي إذا دعيت به أجبت وإذا سئلت به أعطيت، وبأسمائك الحسني كلها ما علمنا منها وما لم نعلم، أن تستجيب لنا دعواتنا، وتحقق رغباتنا، وتقضي حوائجنا، وتفرج كروبنا، وتغفر ذنوبنا، وتستر عيوبنا، وتتوب علينا، وتعافينا وتعفو عنا، وتصلح أهلينا وذرياتنا، وتحفظنا بعين رعايتك، وتحسن عاقبتنا في الأمور كلها، وترحمنا برحمتك الواسعة رحمة تغنينا بها عن رحمة من سواك وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد.
Haddii ay yahuudu hoggaami kasta dilayso maxaaba lagula diri yaa tirinka inta sargaal ooy yahuudu khaarajisay waa yaab gacanta yahuuda hal hal bay u dilaysaa way ka awood badan tahay ee kolay shiico iyo yahuudi waa isla yahuude may isasoo dhisaan haday wax iska tari sbiico
Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Illaahow raxmaanoow raxiimoow dhacdooyin kaxun usoo dedeji oo gabigoodba isreal ay kaqaxdaa meeshay hada dagan tahay illaahow kanaxi naxdin aynan waligood kasoo kabsan isreal iyo inta lajirta illaahow waan kubaryaynaa raali naga noqo baryahana naga aqbal oo Muslim ka guuleeh oo quwiyee Aamiin Aamiin
Aamiin
Amiiin
Ilaahay kuma maqlayo , naceyb baad ka shaqayn sxb .Ilaahoow kala qabooji dheh .
Aamiin yaa rabi
@@ZakariaAadan-oj5iz Adi gaal maa tahay
Illaahoow hoog iyo hallaaga ku rid yuhuuda iyo kuwa taageersanba
اللهم يا مالك الملك يا ذو جلال و اكرام ، اللهم ارزقنا الرضا والقناعة والعافية والسلامة ، اللهم اجعل قبورنا روضة من رياض الجنة ، 🤲🏽 اللهم آمين
WCS ❤SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
Somalia ✅️ 🇸🇴 Sali calaa nabi scw scw scw scw ❤❤❤
Scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Yamane xiisbuulaah Palestine Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Ku Saliya Rasuulkeena Callehi Sallatu Wasallaam ❤❤❤❤
Ukuntii xaaraanta aheed mala jabiyay sheikh Mohammed
Barakallahu feekuum Sheekh
اللهم انصر اخواننا المجاهدين في كل مكان
Wad kuma hadsan tahy wararka sugan Sheikh Mohammed
Insha alah ilhy wxn ka barynaa inuu yuhuuda jaabiyo iyo mrkyn midna wn ka cod sanyaa Waliba aad ku boriiso culumda muslin ka in loo duceyo Gaza iyo reer lubnan iyo xusbulahaa inkstlo shico yihiin hdna reer qasa ayay uu grgryn plse uu duceyaa
اللهم إنا نسألك بإسمك العظيم الأعظم الذي إذا دعيت به أجبت وإذا سئلت به أعطيت، وبأسمائك الحسني كلها ما علمنا منها وما لم نعلم، أن تستجيب لنا دعواتنا، وتحقق رغباتنا، وتقضي حوائجنا، وتفرج كروبنا، وتغفر ذنوبنا، وتستر عيوبنا، وتتوب علينا، وتعافينا وتعفو عنا، وتصلح أهلينا وذرياتنا، وتحفظنا بعين رعايتك، وتحسن عاقبتنا في الأمور كلها، وترحمنا برحمتك الواسعة رحمة تغنينا بها عن رحمة من سواك وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد.
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Ilaahow uhiili dadka laga awooda badanyahay
Mashaallah guuuul
Dhacadadii ugu wayneed oo aan kufaraxno😅😅😅😅😅😅👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Kkķkkkkkkkkkk
Guriga xamar maasha alaah
First comment 😂😂❤❤❤
I think you are a little boy 😂
😂😂
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Ka xishoow shiiqeena sharafta leh
Allaahu akbar allaahu akbar
Scw
Xisbullaah iyo Xamaas midna ma qariyo Saraakiil iyo askar wixii laga dilo lkn Sahyuuniyadu waa qarisaa dhibkeeda oo dhan waana kalsooni daro waxayna ka baratay maraykanka, balse waa la baabi'iyey Isreal lafteeda
Allahou yaramoux
Dhulka meel dhigaan,Hal laku soo riday macno ma
Leh. Iseal wee dhameysay. Waa in ee ebar ka dhikaan
cadwga alaha khabta
Yahuuud Allaha jabiyo
illaahaay hajabiyo yuhuuda nacalada ab iyo maraaykan kaba
Illhow 😢😢umuuraha sahal 😢😢😢
اللهم اهلك الظالمين بالظالمين ونصر اخوانناالمستطعفين في كل مكان يارب العالمين
Xayey siinta yare
Shekhow waa kudhegaysta Laakiin Dacaayayada kadaa Iraan iyo Turkiga Muslinoo dhan waxaan ka haynaa Hadii laga reebo Muqaawimada waa iraan iyo turkiga kaligood Hadaad wax dhaleecaynaysid Walaalow khaliijka dhaleecey
🙄🤔 ?
Bien fait husboula
Walaal duceeya. Waxaan awoodna duco Cadogana habaara
Waa iga suaale xagee laga keenaa shidaalka ay ku socdaan diyaaradaha
Cadowga
Yahuuda WA cadow wax Ka fuleysan majirte wixi afka jabiyan Aya Iska celin karta
Taas o run aha ayaa n9o fiicnaan laheed
Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤
Sheekhaw wararka iyo dacaayada kaladaa isma qaadan karaane
Asc Carabtaan iyagaa isjaajusi
Asc sheikh baryahaan miyaa laiska ilaway walal lihii reer GAZA.
First like and comment
Am the first
So?
❤❤❤❤
Asc
Asc
Walaalkiis
Wakhtigiiba xayeysiin ayaa kaa qaadatey
As.shiiq ayaantaam ma aniguu iga xirnaay mase wqad maqneyd
☝❤❤
WARYAHUUDA AYAGA WAXBA MA'GARAAN MIYAA? SIDEE WAX U JIRAAN? WAX DHIMASHO IYO DHAAWAC MAJIRO MIYAA????
Sheekh warka waad lasoo daaahday maxaa kugu dhacay
Gaaloy jab
Dulmidiidoow waan Ku sallaamay waxaan ognahay israil wax aan been ahayn masheegto caan ayay Ku tahay talafiif hadii dhulka lalasimo wax kamasheego
15 kiiloomitir haduu ku habsaday waa gantaal xoog leh
Israallil ma sheegto wixii ku dhacay aad ayey u been badan yihiin
👍👍👍👌👌👌👌👌
Illaahy hagubo yahuud
Maxay inaga tageen Gzsa iyo lubnan ba way babisay😭
dabaq laba qol ah miyaa 120 kun oo doolar jooga nayroobi?
Asc xisbulahi hub diyaaradaha ka hortaga ma haaysata miyaa maxaa waa diyaaradahaan iska duqeeynaaya
Aa cabaadaa yahuudeey😂😂
Si xubn bay jaajuus ugu leedahay Luba io Ian turkiga lamba ilaalin karo
Wilson Kimberly Johnson Gary Moore Betty
Waxaan allah kabaryaayaa in uu hiiliyo muslim ka Cadowgana jebiyo
Ayaga waa uun lee la dilayaaye ayaga wax ma dilaan miyaa war carabtaan maxaa ka qaldan
Sirdoonka Mosad banaanka Tel Aviv dheh, not Lubnaan.
waa beenton sheekh waa qarinayan
sh waxaan labarkaga watsabka isodir fafahin ayaan ubahanahay silosameyo lacagta xalasha
Siciudoga waxay isoo wixi doonaan Soomaaliya iyo suudaan ,Imaaraadkana wuu dumayaa.
Waa beenteed waxay banaysanYsa xasuuq iyo in la cawiyo oo lubnan ay baabiso reer dulmi badne xasuuq baay rabtaa belayo kugu dhacday
Muslinkiina way kegayaan😭
Ayagaba sawtan maraykan ciidan iyo hub u keenaya ma dadkan ka fiicanyiin maxaa meesha maskaxda lasyska qabsaday
Dhulkas waligood ciidamadu wajogen iyagodifaaca sigumaystuhu ugudhiiran inusiifidiyo dhulqabsiga xitasuuriya odagalsokeye kasocdo wajogen dhowana wabaticiidamada ruushku imanayen suriyatagera lakin ujeedku wain xukumada natanyahu balaariso dagaalka gobolka siweerar uqaadana warkanocana baahiso iswaydii hadilawaydiiyo agaasi awalmacidlu.ahaa hadise dhaqdhaqaaq aysameyen sowadigu mawerarin oxaqumalaha inaykadiyargaroban maxaykuhadlaysaa isr, waxayhaysataa cawan ilahkadhigatay waruntedkuhaysa
Gogaamiyha shiicada ma daangaa nacalaa shaydaan ku yaal awalbay qeer laheen luwaas
Talabiib gubatey
Yuhudi walagubayda kusoco oiskada ninbaydilenta
Waar sheekhoow waanu ognahay ninka la dilaye ka soco 10 jeer ha noogu cel celinne waayo dhimasho waanu sugayney
Afartan kuun askarood waa prank
War ninyahoow sidee wax kaa yihiin idaacadaha kele waa ka duuwantahay 40 kii kun ciidan waa beenisay iyo gantaalkii ciraaqne waa beenisay dadka waa ku fahmeen buun buuniska israaaail in aad wado
Ninkan markasulfowsan Nin leh waaban nacay
ASC israil markey leedahay afartan kun oo ciidan ah ayaa joogaa siryia ,,,wax ka jiro ma lahan laakiin waxay rabtaa mar marsiyo inay ka dhabeyso magacii israilsha weyn siday hada ugu qaaday duulanka lubnaan ayay rabtaa siiriyana inay ugu qaado kuwa caawiyana ay garab aga hesho sida mareykanka & xulafadisa
waa baqdinta ku jirta yuhuuda in ay mareykan soo galiyaan dagaalka bey rabaan waayo waa fulayaal marka hore laga joogi karo
Wax dhowri meeynee Aloow dhagaxyo soo daadi
Ka
Haddii ay yahuudu hoggaami kasta dilayso maxaaba lagula diri yaa tirinka inta sargaal ooy yahuudu khaarajisay waa yaab gacanta yahuuda hal hal bay u dilaysaa way ka awood badan tahay ee kolay shiico iyo yahuudi waa isla yahuude may isasoo dhisaan haday wax iska tari sbiico
Gabdaxaan.aadsooceegaajiheeysomakufaantaa.waxbakama.kama.aragnee
Waligod ma sheegan wax walba soo gara oo ceb ayey ku tahay
Israël benteeda badan ee Wax ha isqa ceeliso mareykaku u lahadli waacey netanyahu
🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Hawada lagu qabtey
Israel weligaa runta haka sugin,jabkeeda way qarsataaye,missileka wuu gaaray wuuna bur buriyey idaacadaha kale way sheegeen
Wcsw
ISREAL BEENTEEDA LAMA DHEGAYSTO
WAA BEEN, CIIDAMO KUSOO URURAY SUURIYA MA JIRAAN. Y4UH4UDU WAXAY DOONAYSAA IN AY DUQAYSO SURIYA YURUB IYO USA AY USOO GURMADAAN.!!!
Fuck
Muslimiinta been been ayaa lagu dhameeyey iyadoo dagaal galin
Nacasbaa tahay😂srail ayaad buun buunisaa halagu yiraahdo dhaxdhaxaad ayaa tahay
Assalamualaikum shekow cawa kasohadal dilki ninki madowga muslimka ahaa oo ladoho (marcellus williams) fadlan kusodar atho raali ah
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤