AMAARA CALI SHOBARE WAA JECLAANTAA 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

ความคิดเห็น • 96

  • @xaylexoosh4928
    @xaylexoosh4928 3 ปีที่แล้ว +8

    Amara waa fannana buxda waxan kasugnaa waa heestii ismadhanto abwaan c/qadir nuura ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 2 ปีที่แล้ว

    Amara illaah Ha ii kaa dhaafo I love you macaanto nafteeda cid ka war qabto ma jirto naag waa la helaa qalbiga gabartuu jacel yahay lama helo heesta waa iska dhagesanayaa waa wax igu saabsan Amara cadeey illaah Ha ii kaa dhaafo quruxeey amiin

  • @DaganWadani
    @DaganWadani 3 ปีที่แล้ว +4

    Meshaan hadiii eysan xujo joogin anina ma joogi karo salan boqortoyo from muqdisho cadey salamad

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว

      Salaan Sharaf Thanks Walaal

  • @abukarkakuma150
    @abukarkakuma150 7 หลายเดือนก่อน

    Your song makes me feel something walahi from USA

  • @halimoabdi8464
    @halimoabdi8464 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah my amaara quruxleey qaali hablood
    Laakin heestan jaajuumow waaka wentahay ee jahadiin u fahmi maad uwadaa

    • @amarasheikh1544
      @amarasheikh1544 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Abayo wan qoslay wllhy ila soco❤️❤️❤️

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 3 ปีที่แล้ว +1

    CAADI MATIHUD. CODKAADA. WAA SHIDAN YAHAY. MASHA ALLAH AYAA TAHAY

  • @kaafizainamacalin1460
    @kaafizainamacalin1460 3 ปีที่แล้ว +4

    Woow Boqorada codka wan jeclhy amaara ali shoobara🔥💯🔥🤗♥️💎💎🙏

  • @cadnaancabdiwaxid1165
    @cadnaancabdiwaxid1165 3 ปีที่แล้ว +2

    Majiree jaceelkii hore jilbaha kaahaystay heestuba intaas kudhamaatay

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +7

    Also Abukar Mahdi The biggest Somali Producer and Photographer I know your talent Longtime ago keep going Shrffow❤️🙏From Berbera

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว +2

      Allayacizak walaal Abaal Baan Kaaga Hayaa Dhiiri Gilintada Nooloow Walaasheey

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว

      @@AbukarMahdi kaa gaysan Walalo Sharaf badanow thank you Alif mara❤️🙏

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow cod iyo music mansha allah
    From germany

  • @ifraaxifka4174
    @ifraaxifka4174 3 ปีที่แล้ว +5

    beautiful song love from canada 🇨🇦

  • @hassansaas2935
    @hassansaas2935 3 ปีที่แล้ว +1

    Maama amara ali shobare hesahaaga markan dhageysto calosha I hurto runtii wad cod mcnthy mamy keep going

  • @raaxeeye7
    @raaxeeye7 3 ปีที่แล้ว +3

    Mr Abukar Mahdi waa weynka salaan sarre sxb. Keep going n don't look back sxb. Shaqadaada waala la dhacnay sxb. Waxaa codsi ah noo soo badi heesaha reer xamarka. Masha'Allah

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว +1

      Salaan Sharaf Thanks Walaal

  • @azmarahmet8994
    @azmarahmet8994 18 วันที่ผ่านมา

    Amara big fan from Somaliland❤❤

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow Amaara cali Shobare Legend Fananad qiimo iyo Sharaf leh an other level Taagero wayn ayan ku Ahey Sister From Berbera Somaliland❤️❤️🙏

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 3 ปีที่แล้ว +2

      Waaw Amaaro heesta wa cajiib fanad hore 🥰🥰🥰🥰

    • @amarasheikh1544
      @amarasheikh1544 3 ปีที่แล้ว +2

      Thank you walalahey an jeclahay❤️❤️❤️❤️

    • @raaxeeye7
      @raaxeeye7 3 ปีที่แล้ว +1

      @@amarasheikh1544 Allah haku barakeeyo walaashiis. Waxaa tahay qofka kaliya aan ku kolsoonahay jilista ee xujo. La iska ma yeelo ee waa loo dhashaa. Balse adiga waad udhalatay walaashiis. Runtii heestaan aad ayeey ii taabatay. Masha'Allah

  • @saynabmoalem3098
    @saynabmoalem3098 3 ปีที่แล้ว +2

    Amaara cali shoobare gabeedheena waa ka baxsatay waligaa aa ka baxsan jirtay

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah3991 3 ปีที่แล้ว +1

    Amaara horey u soco waad kabaxsatay

  • @yahyeuk1802
    @yahyeuk1802 3 ปีที่แล้ว +3

    Wooow abukar mahad wll keep going cadowgaga lugahaga hoostisa wll
    Next amaara cali shobare hit song wye ❤🥰 hamari asal waa saan dadka cacda haye wax ka barta amara legend waberi wll igu salan amara ✌

    • @amarasheikh1544
      @amarasheikh1544 3 ปีที่แล้ว +1

      Abowe cal iyo laab Ayan kaga qaaday love you brother ❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌🙌🙌

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว +1

      Allayacizak Thanks Walaal Respect

    • @yahyeuk1802
      @yahyeuk1802 3 ปีที่แล้ว

      @@amarasheikh1544 zido wlahi 🌷

    • @yahyeuk1802
      @yahyeuk1802 3 ปีที่แล้ว

      @@AbukarMahdi zido kle 🙏

    • @yahyeuk1802
      @yahyeuk1802 3 ปีที่แล้ว

      Abukar wll inan kula hadlo rapey inten kala soo xirira adi iyo amara cali shobare iyo team xujo waa mahadsan thy 🥰🙏

  • @mohamedabubakar2936
    @mohamedabubakar2936 3 ปีที่แล้ว +1

    😮👋👋🎶🎶🎵🎶 from Baraawe with love 💙💙💙💙🧡🧡💕❣💕

  • @yaaskoos
    @yaaskoos 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaaah amaara cali shoobaro waabaxsatay horay usoco noooow nacabkaa hajabo

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw waa runteed Qof jira la jiisaayo in loola jooga waayaye majirtee jeclaantii horeee

  • @ahmedsanturshifaa1619
    @ahmedsanturshifaa1619 3 ปีที่แล้ว +2

    Jajumow hakugutagnato amara iraxeyso adiga iyo Big show

  • @Nazteha
    @Nazteha 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllkei Abukar mahdi Noolow
    Amaara adine Allh ku xafido abyoh
    Taageero buuxdo idn ahye❤️❤️❤️❤️❤️
    Best song😢❤️

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว +1

      Salaan Sharaf Thanks Walaal

    • @Nazteha
      @Nazteha 3 ปีที่แล้ว

      @@AbukarMahdi Wish u long life insha allh❤️

  • @sacdiyoladan6995
    @sacdiyoladan6995 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa hes macan runti waa fananad cod halasileh ❤

  • @abukarkakuma150
    @abukarkakuma150 7 หลายเดือนก่อน

    So felling song walahi keep going sister

  • @mohamedabubakar2936
    @mohamedabubakar2936 3 ปีที่แล้ว +1

    Please Abukar Mahdi lyrics ta heesta mar kale ha naga iloobin thanks

  • @aaminasahra8480
    @aaminasahra8480 3 ปีที่แล้ว +2

    Amaara iyo abuuja aroos
    Filimka xujo ku Soo dar hee kkk

  • @iiiameliaxxo8534
    @iiiameliaxxo8534 3 ปีที่แล้ว +3

    Anaa ugo horeeyo manta haha 🤣🤟❤

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 ปีที่แล้ว

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..

  • @mohamedsharifproduction2471
    @mohamedsharifproduction2471 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah walshey amara cali shoobaro legend walaahi waayo waayo ayaad na soo xusuusisay horey u soco sowtu dahab rabi haku xafido

  • @abaayosusu3085
    @abaayosusu3085 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees dareemo leh

  • @hassanabukar315
    @hassanabukar315 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah amaara cali shobare

  • @nadiyamaxamed5031
    @nadiyamaxamed5031 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw maash Allah waaka helli heeska amaara maash Allah quruxey

  • @keyseyare9579
    @keyseyare9579 3 ปีที่แล้ว

    Sxb abuukar sidaa heestaan ugu soo jartay hesta nastexiyo maxamed shariif ugu soojar plz 100 jeer ayaa kaa codsanaya I mana tix galinosid sxbow 😭😭🙏

  • @yaaskoos
    @yaaskoos 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaaah abuukar mahdi habka duubista ok waaye alaha kuxafido bro horay usoco

  • @nadiyamaxamed5031
    @nadiyamaxamed5031 3 ปีที่แล้ว +1

    Abukar mahadi thank you

  • @funnytvtv9654
    @funnytvtv9654 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Team Xujo waa nii salamay

  • @nujumabdala4984
    @nujumabdala4984 3 ปีที่แล้ว +4

    This is a timely song for all men. Thank you dear

  • @idilacoof5544
    @idilacoof5544 3 ปีที่แล้ว

    Waaw mahadsanid abuukar mahdi heestan wa ka helay Amara quruxley poqorada codka❤❤

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว +1

      Salaan Sharaf Thanks Walaal

  • @faadimoaadan2643
    @faadimoaadan2643 3 ปีที่แล้ว +2

    Amaraa wan kuhisay mcntoy❤❤❤❤❤

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 3 ปีที่แล้ว +1

    Amara boqorada hablaha thank you

  • @saynabyusuf7667
    @saynabyusuf7667 3 ปีที่แล้ว +1

    caadi ma ahan woah

  • @ciilowofficial1892
    @ciilowofficial1892 3 ปีที่แล้ว +1

    Amaara cali shobare boqorada banadiriga❤❤

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 3 ปีที่แล้ว +1

    Abukar Mahdi Legend always Legend wallky camero and Editing Gacan Fadhida ... Wlky Community gaga igu Casum Sian 10k ugaaro waa iga Codsi🙏

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว

      Salaan Sharaf Thanks Walaal ok

    • @mobulhanlyrics1720
      @mobulhanlyrics1720 3 ปีที่แล้ว

      @@AbukarMahdi insha allah wlky waan Kusugi bi idmillaah

  • @maryamaali5188
    @maryamaali5188 3 ปีที่แล้ว +1

    Fantstik👌😍😍😍😍

  • @ifrahmohamed4462
    @ifrahmohamed4462 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow🥰💯💓

  • @farxiyobocorey2451
    @farxiyobocorey2451 3 ปีที่แล้ว

    wwwwwww waka baxsatay amaro cli runtaa waye

  • @queenshukrina274
    @queenshukrina274 3 ปีที่แล้ว +1

    woooooow🌹🌹❤❤👏👏👏

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 3 ปีที่แล้ว +1

    AMAARA CALI SHOOBARO WAA IGU SOCOTA HEESTAN

  • @omaryareofficial1408
    @omaryareofficial1408 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @queenqali470
    @queenqali470 3 ปีที่แล้ว

    Beautiful song

  • @aishomohamedabdi9831
    @aishomohamedabdi9831 3 ปีที่แล้ว

    Filimka meel macaan buu marayaa abukar mahdi gacanta ma kaaga dhacdoo cawada

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว

      aamiin thanks walaal respect

  • @faadumomohamed4630
    @faadumomohamed4630 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah kooxda xujo

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว +1

      Salaan Sharaf Thanks Walaal

  • @aishomohamedabdi9831
    @aishomohamedabdi9831 3 ปีที่แล้ว

    Wwww ish calaa codo amaar ali

  • @fardowsohussien1326
    @fardowsohussien1326 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh

  • @halimasayid3493
    @halimasayid3493 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanabdiabdillahi9982
    @hassanabdiabdillahi9982 3 ปีที่แล้ว

    Legend abokor mahdie

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว

      Thanks Walaal Respect

  • @nimcomaxamud3551
    @nimcomaxamud3551 3 ปีที่แล้ว

    Walky Abubakar wan ku jecalnay dhamnteen

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว

      Anna Sidoo Kale Wan idin Jecelahay Walalahey noolaada

  • @cumarxaashi1647
    @cumarxaashi1647 3 ปีที่แล้ว

    Qofkii ugu horye

    • @iiiameliaxxo8534
      @iiiameliaxxo8534 3 ปีที่แล้ว

      No Ana Ugo horye adi waa igo xiktay 😅👍

  • @khadragaryar6362
    @khadragaryar6362 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees shidan kal iyo laaab

  • @xafzaahmet8845
    @xafzaahmet8845 3 ปีที่แล้ว

    Ubakar brother marwalba waxanku idhaah heesta nastexo iyo yaxye loo sameyey filimka noogaso dhexsaar oo gooni nooga dhig pls waa codsi

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว

      ok walaal

    • @xafzaahmet8845
      @xafzaahmet8845 3 ปีที่แล้ว

      @@AbukarMahdi shukran wll waan sugaya heestasi incha allaah

  • @officialaisha536
    @officialaisha536 3 ปีที่แล้ว

    First ✌

  • @Taamir
    @Taamir 3 ปีที่แล้ว

    Abokor taagero kuu ahay plZ ishaac zaar riyo ayaan leeyhaye plz wll

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว

      Salaan Sharaf Thanks Walaal

  • @ubahladanmohamed9744
    @ubahladanmohamed9744 3 ปีที่แล้ว

    Aaway xujo😪😪😪

  • @maryamaali5188
    @maryamaali5188 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwww

  • @saidanisa8974
    @saidanisa8974 3 ปีที่แล้ว

    Abuurka Mahdi maanta oo dhan TH-cam kaaga fiirinooyaa ninyoow xayeesiinta naga kala yaree soo tuur filimka xujo gaxwadeey buskud keey mash mash kee kutunboow baalbaaloow shuushuumoow icun caana baraawe aansoo qaatay inaan xujo sugooyo see lagu ogaahaa sanbuus ka xitaa cusbo kasoo iloobay 😂😂😂😂

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ok walaal