HEESTA GUUSHA SOMALIA & MADAXWEYNE FARMAAJO ‘DADAAL & HORUMAR' | XIDDIGTA QARANKA - XAAWO DEGGAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  7 ปีที่แล้ว +19

    Askari Daacadaan Ahay
    Daljir Geesiaan Ahay
    Dugsi Lagu Hirtaan Ahay
    Daacada Muuqataan Ahay
    Dadka Ehelkii Baan Ahay
    Daafacaha Dalkaan Ahay
    Marna Dacar Ayaan Ahay
    Cadow Dile Ayaan
    Daandaansi Ma Ogoli
    Dib U Noqosha Ma Aqaan..
    Halkan Ka Daawo
    Farriinta Ciidanka Xoogga Dalka
    th-cam.com/video/1rwt4i3HxfY/w-d-xo.html

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  7 ปีที่แล้ว +37

     Dadkeygi Dantoodi Bay Garteen
     Ul Iyo Diir Bay Noqdeen
     Dadaal Iyo Hurumar Baa
     Diyaar Loo Wada Yahay
     Wax Qabad Loo Wada Dareer ….
    Heesta Midnimada & Guusha #Somalia
    #Dadaal & #Horumar
    Codka Xiddigta #Qaranka
    #XaawoDeggan
    By #ABDIAskariTUBE

    • @atharali2307
      @atharali2307 7 ปีที่แล้ว +5

      somalia💙💙💙💙💙💙💙💙💙👍❤❤❤😍😍😍😍😍✔✔✔👂👌❤😍❤❤😍🌷⚘

    • @abdihassan9763
      @abdihassan9763 7 ปีที่แล้ว +2

      ABDI ASKARI TUBE 5

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว

      SOMALIA PEACE AND PROSPERITY. #FARMAAJO WILL BUILD EVERYTHING INSHALLAH 🌷⚘🍇🍍🍓🍒🍉🌷🍇🍇🍓🍒🍇⚘💚🍉💚🌷💝😍😗😗🍓😘💖💓🍍💌⚘🌷💚⚘💝💝🍇🍍🍍🍓🍒🍒🍍🍇🍇🍇🍍🍓🍒⚘⚘👌👌💝💝💌💓💖💖💓💌

    • @Abdiasisfahad
      @Abdiasisfahad 7 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI TUBE faqash waligiin meel gaadhi maysaan bari uun bay qarxaysan

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว +4

      Yun Alih cali
      wall maxaad noo caayi ood faqash noo dhihi????.. subxanallah miyadan qof islam ah ahayn. war xishood. nina waad iila muuqataaye. Qooro dooro lahayde😈😈😈😈😳😳😳😳😈😈😡😡😡

  • @kayakaya8675
    @kayakaya8675 7 ปีที่แล้ว +4

    Respect full wlhi farmajo from Hargysa
    Guul Somalia 🇸🇴 ❤💋👏

  • @abdihakimali2052
    @abdihakimali2052 7 ปีที่แล้ว +5

    from #hargeysa
    ineynu midowno wax ka wanagsan ma jirto oo caloosha isku furno bas hada ka dib somalia wey midowday.

  • @salmaqodoowsalmaqodoow916
    @salmaqodoowsalmaqodoow916 7 ปีที่แล้ว +1

    ilaheyo farxada aan heelnay noo hormari aada raxmaan ahe

  • @mohamedabotan9983
    @mohamedabotan9983 7 ปีที่แล้ว +30

    Somalis, write down the 8th of February as our new independence day. We have already won!. We have already won!

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว +2

      Mohd Deere
      exactly. we already won💪😎😎😍😍🍇⚘🍍🍓🍒⚘🌷💌💝

    • @soomaaliweyn215
      @soomaaliweyn215 5 ปีที่แล้ว

      bal waran laba sano kadib guushii aad noo sheegtay hada xaal hakkuu marayaa ??4

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 7 ปีที่แล้ว +9

    ax ax xaada i istaagtay wlh soomaali guuul iyo gobanimo💜💙💜💙👌👌👌👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏

  • @hanishaabdirazakabdirizaq3004
    @hanishaabdirazakabdirizaq3004 7 ปีที่แล้ว +4

    axx guul guul Somalia 💙💙💙💙one lve all Somalia people 💃💃soon am going back to Somalia. l.a .congratulations to our new aabe we lve yh aabe farmaajo 😘😘😙

  • @abukarbadalgarad8189
    @abukarbadalgarad8189 7 ปีที่แล้ว +7

    Msh alah.alow kii somali samata bixiyo ka dheg madaxweyne farmaajo

  • @farxiyafarxiya1690
    @farxiyafarxiya1690 7 ปีที่แล้ว +6

    aniga qabiil majecali walahi weligay maana araga kuman soo korin meela qabiil laga qimeyo waxaanu jecelanahay gobanimad somalia gumastah waan nacana somalia waa mida qudhee aloow guusheen daaa somalia wan jecalahay gobonimad maanta dada baa usoo dhinataya oo ayagu waxay inagu leyihiin duco ale hawa naxariisto dadkaygoow guul iyo gabonimo waxaan ahaya darwiisha guwii didaya gumaste ee xoranimad geenaya

  • @zhimaalicase1865
    @zhimaalicase1865 7 ปีที่แล้ว +17

    amiin allow kii wax weyn iniga badallo iniga dhig

  • @abdishakursabriye4282
    @abdishakursabriye4282 7 ปีที่แล้ว +13

    Wadada guusha ayaan helnay

  • @khadar_so7680
    @khadar_so7680 7 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah wlhi waxan ku dharana somalia iney is midobsatay manta farxad iyo damadhaat noma dhiino wlhi waxaan ku faraxsanahoo kale inan helanay siyad bare mar labaad insha allah somalia waxey noqoon hal is raadsado manshallaah

  • @najuuqalidumar1610
    @najuuqalidumar1610 7 ปีที่แล้ว +6

    somalia guuuul insha allah allow san jclnhy kayeel 👏👏👏👍👌❤❤💋💋💋💪

  • @hakeartecnology4031
    @hakeartecnology4031 7 ปีที่แล้ว +4

    maansha allaah farmaajo alaa noo soon diray

  • @siyadali7811
    @siyadali7811 7 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wadani dhaab Shacabka muqdisho Allaha igama qado

  • @JAY-nc4kj
    @JAY-nc4kj 6 ปีที่แล้ว

    Viva soomalia viva farmaajo iyo kheyre somali ilaahay hamideeyo. From usa never seen somalia n love my people n my beautiful country I am willing to come back and die for my country.

  • @rajuesharamake8596
    @rajuesharamake8596 7 ปีที่แล้ว +1

    argatid ugu horesa ee maxawenhan umaad somali weyaan waa xuga dalka somali oo karo loqadiyo oo tayaddod hersaro lagadhasinayo laakin shacabka somaliyeed waa inaan garba istagno mudane Maxamed Cabdulle Farmaajo waa maxadeynah dhacad ah oo jacel dalakiisa iyo diintisa iyo Shacabka Somaliyeed inshallah barwaqo iyo basha bash

    • @abdirahmankoronto8648
      @abdirahmankoronto8648 7 ปีที่แล้ว

      alle mahadiii
      soomaliya
      qabiilka
      ka saaaray
      ebed looma
      dabaaldagin
      sida maata loo dabaaldagay
      igadaa qabiil way dabar jaree iga daa qabiil way duleeyayee iga daa qabiil qaranbaa ideeqee iga daaa somaliya hanoolaato

  • @edrismo1827
    @edrismo1827 7 ปีที่แล้ว +4

    dadkeeni dantoodii bay garteen somaliwayn guul Iyo gobanimo

  • @zamiraziman4214
    @zamiraziman4214 7 ปีที่แล้ว +1

    somaliya xalay aye dhalate siyad bare woow so laabta wlh viv farmaajo faraxad aan loyae wlh👄👄❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว +2

    mashallah. Farmaajo guul iyo gobonimo Geesi hanoolaado 💪💪👈 🍇🍍🍓

  • @daganedaadaxAfatax
    @daganedaadaxAfatax 7 ปีที่แล้ว

    Masha alaha wadankeygu wuuu
    dagey Masha alaha
    waan imaankaraa wadankaa
    Somalia one
    Somalia one

  • @leylacali1566
    @leylacali1566 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Somalia hadey isracday guul farmajo nolaw mudane madax weyne

  • @ibraahimbuskutchannel
    @ibraahimbuskutchannel 7 ปีที่แล้ว +2

    best wadani hees my fanaanad aan ku faano xaawo qurux 😍😍😍

  • @kaderbudul2373
    @kaderbudul2373 7 ปีที่แล้ว +3

    viva mahamed abdlaahi ramaajo

  • @asmaguhad2422
    @asmaguhad2422 7 ปีที่แล้ว +1

    wooow viva Mudane Mohamed Abdillahi Farmajo 😍❤👏👏👏👏

  • @amranahmed2648
    @amranahmed2648 7 ปีที่แล้ว +2

    nice caadI maaha heestaab👏👏👏👌👌💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +4

    😍Faraaxad darted inan gabyo☚
    😍inyaar uu jiirrraa 😚😚😚😚😚
    😍abbo mcne farmaajo guuL😍😍
    😍somalia one incha allhh 😚✅✅
    😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @fartunmohamud5583
    @fartunmohamud5583 7 ปีที่แล้ว +1

    allahayow noo soo celiyo wanaagii hore iyo quwadeenii hore aamiin Allah umadaan soomaaliyeed meel kasta ay joogaanba xaqa ha tuso qalbigooda Allah mid ha ka dhigo dawladana Allah ha ka dhigo mid shaqeeyso wanaagana iyo qeyrkeeda wata hanooga dhigo aamiin soomaliya wey jirtey wayna Jiri doontaa waligeed soomaali soomlli baa leh aqliga ha shaqeeyo aduunyada horumar ayey ku tartameen anagana Allah hana waafajiyo wanaaga aamiin allaah quwadeenii iyo ciidankii sharaftoodii lahaay allaah ha noo soo celiyo aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @lightofmylife2008
      @lightofmylife2008 5 ปีที่แล้ว

      Amiin labo sano ka dib lightki ba ifaya Alhamdulillah guul somalia

  • @abdihakimali2052
    @abdihakimali2052 7 ปีที่แล้ว +4

    hadaanu nahay reer #somaliland Allah maxaan mantoo kale sugeynay manta waxaan amin sanahay ina Somalia mid tahay. somalia wey is raacday. NO JUBALAND NO SOMALIALAND NO HIRSHABBELE NO GALMUDUG NO KONFUR GALBEED NO KHATUMA STATED
    THIS IS UNITED SOMALIA
    TANI WAA GREAT SOMALIA

  • @khadraahmed65
    @khadraahmed65 7 ปีที่แล้ว +1

    ax ax ax ax walahay wan ilmeyaye somaliya guuuuuuul guuuul guuuull

  • @Ahmedmohamed-jy3no
    @Ahmedmohamed-jy3no 7 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmajo

  • @mariajamac1392
    @mariajamac1392 7 ปีที่แล้ว +8

    wax walba way hagagayan lakin waxaan jeclaan lahaa inay naga saaran ciidamada shisheeye ilayn faaido kuma qabne kuweni baa mushaar la.aan ah marka hana dhaafan un . anaga iyo shabaab aan isla boob bood ne

  • @qaaliluul3415
    @qaaliluul3415 6 ปีที่แล้ว

    Farmaajo ilaahay madaxiisa haraajiyo❤️🇸🇴💕

  • @filsankhan472
    @filsankhan472 7 ปีที่แล้ว

    msha Allah hambalyo mudane madaxweyne mohamed abdilahi farmaajo

  • @sulekamoha8326
    @sulekamoha8326 7 ปีที่แล้ว

    hambalyo hambalyo
    mudane farmajo welcome
    we love
    bring somali togethr

  • @xasan973
    @xasan973 7 ปีที่แล้ว +22

    raggii talin jirey haday taliyaan.wlhi in aan gabyo waxyar ayan u jiraa 😀😁😁😁😂😂😂😂😂🙋🙌🙌👈✊✊💪💪💪✊

    • @lovemom559
      @lovemom559 7 ปีที่แล้ว +3

      LIBAN Adi camal ayaa dadka kala geeya oo isku dira wayoo wali qabiil iyo uqdad ayaa kugu jirto

    • @sucaadahmed9124
      @sucaadahmed9124 7 ปีที่แล้ว +3

      liban bal caqli xumdaada fiiri, war isla yaab ma xilli qolo qolo iyo qabiileysi qurunkiisi ah baa la joogaa. Farmaajo waa wadani dhab ah, Soomaali weyn cid walba laheyd baa dooratay iyaga oo dhan buu matalaa. Alla yaa ogaado waxaa tahay kuwa yiraahdo "walaalahayaga itoobiya ama kenya" oo fidno iyo dhib iminka la wareegaya. Rabbi baa mahad nagu galaday oo na tusay maanta madaxweyne Xassan sheekh oo si sharaf leh xilka u dhiibay marki laga helay doorashadi . Farmaajo Allaha ka dhigo kii u adeego dhamaan Soomaali oo dhan. inta adiga ku la fikirka Allaha ka qabto dalka

    • @xasan973
      @xasan973 7 ปีที่แล้ว +2

      walaalayaal anigu qabiil kama hadal .

    • @lovemom559
      @lovemom559 7 ปีที่แล้ว +1

      LIBAN qabiil hadii aanna ka hadlin maxaa ula jeedaa raggii talin jaray haday taliyaan bal inoo sharax eyaygaas?

    • @xasan973
      @xasan973 7 ปีที่แล้ว +1

      walaalayaal waxan ka hadlayaa .gudoomiyaha dooroshooyinka Dr Bayle . gudoomiyaha gudiga anshaxa prof Abdi samatar. wax hubsada .hadalku waa Margi👋👋👋👋🙋🙋🙋

  • @mariamufs2023
    @mariamufs2023 7 ปีที่แล้ว

    woow farxadi aduunka walahi gabadha qaday iyo abwaankaba 💙💙💙💙😍😍😍😍❤❤❤❤✌✌✌☝☝☝☝👍👍👍💃💃

  • @dekahuka6336
    @dekahuka6336 7 ปีที่แล้ว

    MASHAALLAH .... Somalia Hanolato

  • @A.salammahdi4950
    @A.salammahdi4950 7 ปีที่แล้ว +4

    Maalinkii Dib u midaynta isa saamxaadda iyo dib udhiska ciidanka iyo ummadda somaliyeed .. #Farmaajo# Qlbiga aynu ka ga so Ducayne Mudne
    Askri tube

  • @samatarkhalif4727
    @samatarkhalif4727 7 ปีที่แล้ว

    Mansha allha guullll Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @binticarab6525
    @binticarab6525 7 ปีที่แล้ว

    mudane farmajo guul ilaahow iskudubni ayan kabaryeynaa amiiin

  • @amaanicade402
    @amaanicade402 7 ปีที่แล้ว +1

    way fahmeen runtiii barlamaanka noolaada soomaali guul

  • @habibamohamud9306
    @habibamohamud9306 7 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah guuul wadankeeniii guuul somaali wayn shantii somaliyeed soceli mudane caynaanka hay hay

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 7 ปีที่แล้ว

    xidiga xamar xaawo Dagan xaawo cod macan hambalyo Somali weyn waa ruunteed alla deeqdaa iskaleh

  • @ridwaanabdi5701
    @ridwaanabdi5701 7 ปีที่แล้ว

    guul somali qaranban diyaar u nahy😍😍😍

  • @ferdosaledan2255
    @ferdosaledan2255 7 ปีที่แล้ว

    mnsha allaah madaxwayne farmaajo guuuul

  • @seadaosman8603
    @seadaosman8603 7 ปีที่แล้ว

    I am really happy my grandad won

  • @abdixakimramaas4957
    @abdixakimramaas4957 7 ปีที่แล้ว

    dayaxi horumarka iyo nabada aya sobaxay illahayow khayr nooga dhig

  • @abshirmohamed405
    @abshirmohamed405 7 ปีที่แล้ว +2

    Diyaaar!!!!!

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 ปีที่แล้ว

    #farmaajo 🌻Guuuulayso Waligaa Somali 🌼Cadawgena Allaha Naga Qabto🌻🍀🌷👏👏👏👏👏 amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

    • @sademohamed5516
      @sademohamed5516 7 ปีที่แล้ว

      Shankaroon Cadeey jecliyaa Dadkayga

  • @abdiazizsentina7466
    @abdiazizsentina7466 7 ปีที่แล้ว

    Wlhi hees ta heesha
    waa hees qiiro ldadkygii dantoodii bay garyee

  • @afnaanabdulahi3500
    @afnaanabdulahi3500 7 ปีที่แล้ว

    guuuuuuul farmaajo hogaamiye qaran

  • @mohamedkarama9919
    @mohamedkarama9919 7 ปีที่แล้ว

    mshalah waa alle mahadii manaty somali midowday 💌❤

  • @fadumoabdi1966
    @fadumoabdi1966 7 ปีที่แล้ว

    masha alh guul soomaaliyeed

  • @sacdiyamahamed8745
    @sacdiyamahamed8745 7 ปีที่แล้ว +1

    Yun Ali who are you and why are lessening this song????????

  • @jamacnoorabdullahi2740
    @jamacnoorabdullahi2740 7 ปีที่แล้ว

    somalia guul ayaan lenahay

  • @anhaarhusseinnimcaxuseenma1736
    @anhaarhusseinnimcaxuseenma1736 7 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭 ilaahoow never waraata inoogu deeq😭😭😭

  • @abdiak143
    @abdiak143 7 ปีที่แล้ว

    waaaaaw xaada i kacday guuuuul sonmalia

  • @abshirobashir6613
    @abshirobashir6613 7 ปีที่แล้ว

    wwwwwww xaawo dagana nice songs habmalayo farmajo guul

  • @Goku87698
    @Goku87698 7 ปีที่แล้ว

    Masha aaalah somaliya guuul waarta

  • @zamuucadey4314
    @zamuucadey4314 7 ปีที่แล้ว +1

    ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @jabartihanad26
    @jabartihanad26 7 ปีที่แล้ว

    masha aalllaaah Somalia gul iyo gobanimo

  • @ayanahmed9707
    @ayanahmed9707 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @shukrimohammed2742
    @shukrimohammed2742 7 ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼

  • @muhamedali4701
    @muhamedali4701 7 ปีที่แล้ว +2

    heestaan Oo dhamaystiran xageen ka helaa

  • @hammondmohamed7919
    @hammondmohamed7919 7 ปีที่แล้ว

    hawo dagan iyo abwanka miraha iska leh wxn idin le yahay thank you

  • @hibaaqabdirisaq5012
    @hibaaqabdirisaq5012 7 ปีที่แล้ว +1

    Alloow nosiyadi nabadan iyo gusha manta garne ❤❤❤❤❤Ⓜ

  • @ibrahimmaalim8250
    @ibrahimmaalim8250 7 ปีที่แล้ว

    am glad to see dis

  • @أناواخويدحوم
    @أناواخويدحوم 7 ปีที่แล้ว

    ilove my country ❤🎋

  • @cirohnp9224
    @cirohnp9224 7 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 7 ปีที่แล้ว

    waligaa hay madaxwayne

  • @ahmeddayaxdx9637
    @ahmeddayaxdx9637 7 ปีที่แล้ว

    Manshallaah gbdhan jeclaa

  • @xusenabdirshiid8444
    @xusenabdirshiid8444 7 ปีที่แล้ว

    midnimo cadaalad nabad horumar guul

  • @najmacadey9068
    @najmacadey9068 7 ปีที่แล้ว +8

    walaahi haben aan hilmamayo ma ahan nolow

    • @sacdiyodhagacaleen5340
      @sacdiyodhagacaleen5340 7 ปีที่แล้ว

      wwwwwwww nabad ilhaw noogaa dheig

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว

      Najma Cadey
      ku jecliyaa quruxeey. ⚘🍇🍍🍓💖💓🌷💝⚘💌😎😎😎

    • @najmacadey9068
      @najmacadey9068 7 ปีที่แล้ว

      Xuriyo Mire ana ka daraan xabibti my xuriya mac mac 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👏👏👑👑👑👑

    • @najmacadey9068
      @najmacadey9068 7 ปีที่แล้ว

      Sacdiyo Dhagacaleen aaaaaamin abayadeey

    • @Abdiasisfahad
      @Abdiasisfahad 7 ปีที่แล้ว

      Najma Cadey hhh naaa waad madhanaysaan

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 7 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caadi ma'ahan

  • @abdulkadirhasan3213
    @abdulkadirhasan3213 7 ปีที่แล้ว

    somaliweyn guul iyo gobonimo hanoolato

  • @walaalahasoomaaliyeed473
    @walaalahasoomaaliyeed473 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah heesta wan la qiirooday walaahay its like dream come true

  • @ahmedkassim3982
    @ahmedkassim3982 7 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @iqramohamed9063
    @iqramohamed9063 7 ปีที่แล้ว

    guul somalia guul farmajo

    • @c.raxmaangaabow3929
      @c.raxmaangaabow3929 7 ปีที่แล้ว

      🙋🙌💪💘💛💜💝👌👎👍✋✌🍒🍓🍇🍇🍉🍐🌳🍁🌽🚎💍📘🎵

  • @mahadnuurmahadnuur6371
    @mahadnuurmahadnuur6371 7 ปีที่แล้ว

    waaaaaw esh calaaa

  • @ferdosaledan2255
    @ferdosaledan2255 7 ปีที่แล้ว

    soomaali guuuul

  • @suheybhirsi4395
    @suheybhirsi4395 7 ปีที่แล้ว

    guuuul somali

  • @sakariyekanafaro8377
    @sakariyekanafaro8377 7 ปีที่แล้ว +1

    xaawo dagan waad kbax stay

  • @abdulkadiraadan3021
    @abdulkadiraadan3021 6 ปีที่แล้ว

    Awesome

  • @abdiazizsentina7466
    @abdiazizsentina7466 7 ปีที่แล้ว +1

    nabadna waa lagudagoo alla deeqdaa iska leh

  • @oubahmohamed2990
    @oubahmohamed2990 7 ปีที่แล้ว +3

    mudane farmajo

  • @ayanbulale6722
    @ayanbulale6722 7 ปีที่แล้ว

    manshallah

  • @somaliaman8399
    @somaliaman8399 7 ปีที่แล้ว

    Hampalyo aappe @farmaaajo

  • @mustafayare6299
    @mustafayare6299 7 ปีที่แล้ว

    axsan song

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭

  • @ayanbulale6722
    @ayanbulale6722 7 ปีที่แล้ว

    farmajo guul

  • @sahuurhussain9557
    @sahuurhussain9557 5 ปีที่แล้ว

    Farmaajo noolow

  • @toorayscabdilahe6273
    @toorayscabdilahe6273 7 ปีที่แล้ว

    dad kaygii way hagaageen

  • @raqad4642
    @raqad4642 7 ปีที่แล้ว +2

    Somaali Qaaar badda kudhamadeen qaaar baahi baa leesay iyo abaaar biyo la aan qaar xabad qaaar xabsi bay ku silicsan yihiin Qaar wa laqashay qaar gaalo ba qaadatay hadana qabyaalad baa Wali daba laga wada dadka reer muqdisho wax ka wadanisan maleh madaxweyne kasto yimada wa taageraan laakin dadka cancer ka ku ah somalia wa daarood daba cayuun waliba dhabayacada markay madax noqdan wadani iska dhigo markii nin kale noqda sidii falastiin mudaaharad iyo dibin daabyo bilaabo aniga hawiye waxan leeyahay wax somaalinimo rabo daarood dhul uu leeyahay dhaqaale uu ka keeno cuni mesan madaxna kama noqonesan kenyaati iyo amxaaro wa kuwa so wato kii madax ad kadhigtan qalin bu idinku dhagrayaa ilaa dowlad aad madax katihiin ay taageraan ha u ogaalina inay idin hogaamiyan midkan miskiinka gedo iyo caabudwaaq caga bararka kajira habeen kuma hoyan karo iska dhaaf dhaqaale u idin keeno hadu qabyaalad bilaabo mooshin ka keeena mareykankiisa ha iskaga so laabto abdiqaasin shariif sh axmed prof xasan sh mid ay lashaqeeyen maleh side isaga loola shaqeeya walaahi hawiye wa cawaaaaaaaaaaaan 😂

  • @GelleMeets
    @GelleMeets 7 ปีที่แล้ว

    africa deer waan u aheyn taas been ma,ahan.

  • @mohamedmoaw1081
    @mohamedmoaw1081 7 ปีที่แล้ว

    may GOD gives Somalia nabad

  • @jalaniahmed9987
    @jalaniahmed9987 7 ปีที่แล้ว +1

    maxan dhahi laha Somalia haa noo laa too

  • @somalinature340
    @somalinature340 7 ปีที่แล้ว

    waxan rahaynayaa farmaajo inuu ka dhabeeyo balanqadyadiisa.

  • @ahmedkassim3982
    @ahmedkassim3982 7 ปีที่แล้ว

    wnku tager Sanahay farmajo nolaaw